Aisha Bintu Ahmed
15.3K subscribers
2.24K photos
54 videos
19 files
600 links
"JECLOW naftaada, wax badan aqri, aqligag kaasho , waalidkaga ka duceeyso, unoqo dadka mid naxriis badan..!"😌

Waxa aasaasnay channelkan 27.july.2021

WIXII FIKRAD 👉 @Aishabintuahmed
Download Telegram
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
🫧 @somalibooks 🌪
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
Join 👉 @somali_admins
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇 🕋Muslim Channels🕋👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
🎥 @Diinteenna_Macaan
🎥 @Al_xakiim
🎥 @Quruxdaislaamka
🎥 @Hidaayatu_Rabi
🎥 @hogaan_Dumar
🎥 @Dhaqan_wanaag
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇😂JOKES AND FUN😂👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
🎧 @XikmadoSom
🎧 @Dhiiragaliye
🎧 @Mucaashaq_Jacayl
🎧 @AishaAhmed99
🎧 @QalbiDhaye143
🎧 @kalimakariim
🎧 @xaqiiqadanolosha
🎧 @Albaanichannel252
🎧 @Ruuxda
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇📽ENTERTAINMENT📽👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
✍️ @Dareen_side
✍️ @Hasancaashaq)
✍️ @daren_jaceyl
✍️ @Mohametahmed
✍️ @Noqoxiddig
✍️ @FAAIDOCHANEEL
✍️ @guuleyso11
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇 📲 Educations 📲👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
📲 @maanhage
📲 @farsamada
📲 @KobciAqoontaada2

▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇📚 Pdf Books📚👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
📕 @somalibooks
📕 @Somalilibrary
📕 @kobciyebooks

█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
🎯Presented by @zomalibot
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
Waxaad si yaqiin ah u ogaata in haddii qofka muslimka ahi uu kitaabka Alle ku akhriyo niyad wanaagsan isagoo Qur'aanka weyneynaaya oo niyadda ku haya cidda uu hadalkiisa akhrinaayo weynideeda inuu yahay Rabbul caalamiin isla mar ahaantaana uu aayadaha ka baarandego uguna fiir-fiirsado sidii uu ugu hanuuni lahaa, haddii taasi dhacdo... waxa hubaal ah inuu akhriskaas dhamaysan doono isagoo yeeshay qalbi aan qalbigiisi hore ahayn iyo naf aan ahayn tii u ku bilaabay.. waxa uu xaqiiq ka helaa doona iimaan, naxariis iyo degaanansho.

Yaa Rabbi Ahlul Qur'aan Naga Dhig🤲

#Tibyan
Kulankii Aniga Iyo Uukow

Kulan aan qorshaysnayn oo ku bilowday,
- Fiicnaan ma dareemayo shaqo badanna waa ii taallaa.
- Maxaad jeclaan lahayd in aad samaysid.
- In aan badda tago ayay naftu doorbidaysaa.

Bajaaj ayaan raacnay, cabbaar baan ka cabannay nolosha na gu hareeraysan, daqiiqado dabadeed waxa aan joognaa xeebta liido oo aan kula kulmay jawi aanan horay ugu arag. Dadkii oo aad u yar, dayaxii oo badda bartankeeda heehaabaya, neecaw macaan oo aad moodid in ay leedahay ‘kaalay aniga igu illow wax walba oo ku dhibaya.’

Sidii gabar yar oo albaabka ka soo gashay aqalkii hooyadeed oo ay u hilowday ayaan sanka ula raacay carafta badda. Ma qaylisaa oo waxa laabtaada culaysinaya oo dhan bannaanka ma u soo saartaa. Saaxiibkay Abdulkadir oo ila socday ayaan iri ‘Ma qayliyaa?’ ‘Haa qayli, oo ka soo qaad in aysan cidina ku maqlayn.’

Maya go’aan fiican maaha ee deganaan u daawo hirarka is hardinaya ayaan nafta kula faqay. Waxa aan fariisannay xeebta, meel biyaha xoogaa u jirta, ciiddu waa ay qallalnayd, dharka aan wadanayna maahayn kuwo wasakh la ga ilaalinayo oo waan ugu soo talo galnay.

Taleefankaygii ayaan furay. Heeso aan is waydaarsanno ayaan is niri. Mid walba mar ayuu hal hees daarayaa waynu wada dhagaysan dabadeedna jawigaaas ayaan ku dhex dhumaynaa, liido oo cidlo ah, neecaw macaan iyo dayaxa oo korkaaga taagan sidii in uu markhaati ka yahay joogitaankaaga oo uu hubinayo wacnaantaada.

Agagaarka Wadnahaa ee uu Qaado Awais lillahi ayaa nasiib u yeelatay heesta koowaad, oo aniga doorashadayda ku timid.
Dhawr kale oo dhex taal ah, waxaa ku xigtay Abdi diini - Dawadii Naftaydaay . Buuga Cusub ee uu Soo wado Dhawaan Ee Naafada Caashaqa ayaan ku dheeraannay ka sheekaynta qisadooda. Heestii Amina Sahra ee Waa dab iyo naar caashaq ayaan ku soo gabo gabaynay jawi aan la ga sheekayn karin.

Kadib waan iska soo dhaqaaqnay oo Bajaaj ayaan soo raacnay, inta wadada kusoo jirnay Bajaajlihii oo ahaa saaxiibkeyga ayaa inoo shiday Hees uu si cusboonaysiis u qaadey Cabdi diini oo Ereyadeeda aan ka xasuusto : "Kuwa Nala da'da ahna way is doonanayaan Anagana duleedka iyo darbiyada wareegnaa Doqonimo weeyaan" Gurigeena ayaan nimid ugu dambayn
💎يا أهل باب الريّـــــان💎

📍‏صيام الأيّام البيض 💬

‏12 ذو القعدة - الإثنين 20/5/2024m
‏13 ذو القعدة - الثلاثاء 21/5/2024m
14 ذو القعدة - الأربعاء 22/5/2024m
15 ذو القعدة - الخميس 23/5/2024m

Ilaahey Hanaga Dhigo Kuwii Ka faaideysta 🤲
Dumar jeceylnimo waxaan maraa heer ninka shukansado in aan ka xanaqo marku idhaho dumarka wax dheertahay.!

aniga wax dumarka ma dheeri wllo 🥴😂
Nebigu ﷺ wuxuu yidhi:" ma idiin ka warramayaa wax tagsiiya oo baabiiya kulayka laabta(murugta..)-waa- in bil kasta 3cisho laga soomo"

#Axadith
#r2024
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Tacsida qofka iyo sawirkiisa kala reeba oo alle ka cabsada.!
Aniga markaa dhinto ma doonay ama ma rabo sawir aan leeyahay amaa qof la galay in la rajeeyo lagu soo dul qoro tacsideyda . Inta sawir leeyahay wareejin laheed isoo duceey oo alle ibary inuu inaxriisto walal.
Quraan joogta inaa leedahay isku day maalmahaga ❤️ wardi
"Qur'aanka waa barako waa shifa"
"Quraanku waa sheyga kaliya aan ku hilmameynin aduna iyo aqiro "

Alle hanaga dhigo ehelka quraan 🥺
Forwarded from Dhiiragaliye (Muhammad Bin Faarax)
Waxaan jeclahay jacayl aan xitaa geeridda uga cabsado 🥺🥲
Nin Hduu Tago Uu Kuso Laabto Waa Nin ku Jecel, Gabadh Hdy kaa tagto Ay Kuso Laabato Nin Kaa Fcn Bay Weysy, Nimanku Hdy Wx Jecelyihiin Ma Socon Karaan Wxuu Jecelyhy Wa Inuu Helaa, Amaa Gabadha Nin Kaa Fcn Hdy Hesho Wey Kaa Raceysa Xitaa Hdy Ku Jeceshahy👌

#xaqiiqa
Maku baraarug santahay codka gudaha ee qofka la hadlaa in uu ka qaato qaybta ugu weyn ee nolosheena?

Codka gudaha kasoo baxaa waa mid aanay kula maqlayn cidna illaa addiga iyo illaahay mooyee, waa codka qofka liidnimadiisa iyo iinhihiisa oo dhan tusiya, khaasatan dadka negative-ka u fekera halis daran buu ku hayaa haddii ayna ku baraarug sanayn oo canaan badan iyo kalsooni daro ba'an ayuu mar walba uga waramaa, codkanu waa cod ay badanka ku loolamaan caqliga iyo qalbigu waana is diidooyin ay labadaasu ku dagaal galaan mar kalana waxaabad moodaysaa qof kula socda siduu marwalba kuugu waramayo ee kuula sheekaysanayo. Haddaba khatarta codka gudaheena ka imaadaa wuxuu u baahanyahay ku baraarug-sanaan iyo awoodd aad iskaga celiso oo mar kasta oo uu ku canaanto amma kutusiyo meelaha aad ka jilcantay aad iskaga celiso.

Ugu danbayn aan ku celiyee dadka Negative-ka u fekera hadaad tahay caddawga ugu weyn ee aad leedahay waa codkaa gudaha, ee aad ugu baraarugsanaw walaw aanu cidnaba u wacnayn oo in lagu wada baraarugsanaado fiicantay.
Wanaaga aad u rajayso qof walaalkaa ah oo Muslim ah hadduu rabo yaanu kuuba ogaane waa wax addiga uun kugu soo laabanaya, mid kasta oo inaga mid ahi wuxuu guran doonaa midhaha wixii uu sii hor marsaday.💝
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
        🫧 Community ++ 🌪
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
Join 👉 @somali_admins
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
📮Somali Free Books ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Somali Librarians   ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Xikmado iyo murti ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Kobciye Books        ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Mucaashaq Jacayl↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Dhiirigaliye nolol   ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Hoyga Farsamda    ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Aqoon Kobciye      ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Hidaayatu Rabbi   ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Dunida suugaanta ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Quruxda islaamka   ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 jacaylside channel ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 alxakiim channel    ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮xaqiiqada Nolosha  ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Dareen Side channel↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Som Motivation       ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Hassan Caashaq       ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Qalbi Dhaye               ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Qalbiyadeena          ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Guulaayso bet         ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Kalimat Kariim        ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Aisha bin Ahmed    ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Faiido Channel       ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Hogaan Dumar       ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 albaani channel
     ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Dhaqan Wanaag     ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Dinteena suuban   ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Qoraalo kooban    ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Nuxur Side FXV      ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Kaydka Qormo     ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Ruuxda channel    ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 MaanHage School ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
🎯Presented by @zomalibot
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
anti-delete 🔝12hrs in channel
Qisada gabadhii ugu horreeysay oo nin gaal ah dishay

Daawo 👉
https://youtu.be/z4U6fuPxD6Q
“Waxa aan jecelahay in aan dadka oo dhan u jirsado masaafo aamin ah, ma noqdo mid aad ugu dhaw oo la dhibsan karo, mana ihi mid aad uga fog heer la ilaawi karo. Waxa aan ahay mid jooga haddana maqan sida cadceed dhaca oo kale. Waxa aan ahay mid jooga inta loo baahanyahay, sidoo kale tegi kara marka aan joogitaankiisu qiimo weyn lahayn.

– Charles Bukowski
HORTA KUMA AHAY ANIGA MA IS GARANAYA ? 🤔

Waxaan ahay mid jeceyl  badda ,bunka,buugaagta,banooniga iyo dalxiiska dhul marka ah .

Waxaan ka mid ahay dadka  waydiimaha badan, mawduuc kasta oo laga faallonaayo waxan jecelahay in wax badan oo dheeri ah ka ogaado.

illaa iyo markii ay yaraa dadku waxa ay i aqoonsanaayeen mid madax adag oo madaxeeda ku socta

waxan  jecelahay hadda xariir sameynaayo in hal qof aan  xiriir la sameeyo, mana ka helo haasaawaha iyo shukaansiga dadka kala duwaan ama  gedisan . 

Waxaan ahay mid markey safreyso ama ay raacayso gawaarida ama baabuurta xigsatan dhinacyada daaqadaha leh .

marka aan raacaayo koox dad ah oo dal-xiis si tamashle ah,  waxa aad u jeclahay ina ay gaar ahaado wakhtigeyga  qaato.

Waxaan aad ujeclahay la sheekaysiga dadka waayeelka ah , ubadka yar yar iyo kuwaa dhimarka wax logu daray

midabada aaan aadka u xiiseeyo  waa madawga ama midabka cad. 

Meelaha dhirtu ay ku badantahay, buuralayda, xeebaha, iyo jawi-roobaad yada aad ayaan u jecelahay .  

Waxaan ahay mid dadka qiimaysa , aadna ugu fiirsata wax kasta, kala xulashada iyo doorashadana si fiican ugu dheeraahay

WAAD KU MAHADSANTAHAY AKHRISKAAGA 😊

#LIKE  #SHARE  #COMMENTS

Aisha Bintu Ahmed
Qalbiga waa dhalo aan qaadi karin qaxar iyo culeys ka dhawr xuman oo idil .
Ha dhawicin kan ku nugul hana dhaleysan midka ku jeceyl hana ceebeynin kan ku aaminay oo sirtiisa kugu qarsaday ciseey oo dhaw qof walbo 🥰

#dacadnimo

@aishabintuahmed