Waan jeclahay gabadha aan ka khajilin dumarnimada ee ku faanta, gabadha jecel fidrada uu Alle ku abuuray ee uu kaga duway ragga.
♥️
Gabadha akteeda lagu dareemayo naxariista oo gurigeeda laga dareemayo in ay gabar joogto, gabadha quruxdeeda, naxariisteeda, jiljilcanaanteeda iyo codkeeda dabacsan ay astaanta u yihiin ee ay waayuhu ka dhigin mid ad adag oo sidi ragi laga baqo.
♥️
Mana jecli dumarka nimanka isku ekeysiiya ee la tartama ee doorkoodi dafira, ee raadiya waxay ula baxeen xuquuqda dumarka ee meelaha taagan ayaga oo ree galbeedka ku dayanaya.
#marwo

Forwarded from Dhiiragaliye (Muhammad Bin Faarax)
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Statuska waad saaran kartaa😁
Markaad dareento inaad gubanayso,
waa laguu ogolyahay inaad qirato.
Uma baahnid inaad iska dhigto inaad fiican oo aad noloshaada u waddo sidii caadiga ahayd. Uma baahnid inaad ka walwasho inaad dadka kale ku qanciso runtaada. Waxaad si daacad ah uga sheegi kartaa xaaladdaada maskaxeed. Waxaad si nadiif ah uga soo bixi kartaa wixii aad soo martay. Ma jirto sabab aad uga xishootid halgankaaga gudaha. Qof kastaa wuxuu soo maraa waqtiyo walaac ah laakiin uma baahnid inaad la dagaallanto raaxo la'aanta. Uma baahnid inaad sii wadato ilaa aad ka dunto. Waxaad u ogolaan kartaa naftaada inaad qaboojiso
hoos Muddo ayaad shaqada ka bixi kartaa. Waxaad naftaada siin kartaa nasasho aad u baahan tahay.
Markaad dareento inaad gubanayso, waxaa laguu oggol yahay inaad tiraahdo maya eex. Waxaa laguu ogol yahay inaad diido saaxiibada markay ku waydiiyaan inay ku arkaan.
Waxaa laguu oggol yahay inaad u sheegto dadka kale inaadan hadda haysan meel saxankaaga ah. Waa inaadan ka xumaan inaad naftaada wax ka hor mariso. Ma aha danaysi inaad hubiso inaad ku taagan tahay dhul adag.
Sida ugu wanaagsan ee aad ula dhaqanto naftaada, ayaa waxa aad noqon doontaa karti aad u taageerto kuwa kale mustaqbalka marka ay ku weydiiyaan caawimadaada. Laakin imminka, yuusan qofna eed kugu saarin inaad sameyso wax ka badan oo aad ku qanacsan tahay inaad sameyso.
Ha u ogolaan qofna inuu kaa xumaado daryeelka caafimaadka maskaxdaada. Waxaad mudan tahay inaad naftaada ula dhaqanto sida mudnaanta koowaad. Waxaad mudan tahay inaad nasato markaad u baahato inaad nasato.
Markaad dareento inaad gubanayso, waa inaadan si adag naftaada u riixin. Waa inaadan dareemin guuldarro. Waa inaadan dareemin inaadan haysan waqti kugu filan oo aad ku nasato.
Waa in aad joojisaa, oo wax walba oo kale dhinac dhigtaa, oo aad daryeesho naftaada.
Xigasho

Waxay ku leeyihiin, qofka aad xidhiidhka la leedahay weliba aad ka rajaynayso in aad nolol danbe la wadaagtaa, haddii uusan saddexdan qodob lahayn immikaad dhawdahee katag!
1= Naftiisa majecla; waxaad ku ogaan kartaa qodobkan habdhaqanka ama nolol maalmeedka qofkaagu qaabka ay u maaraysantahay, haddii daldaloolo badan oo dayacan uu qofkaasu leeyahay, weliba in uu beddelana aanu doonayn ka tag ayay ku leeyihiin.
2= Waa qof aan hammi fog nolosha kalahayn; qodobkan sidaad uga ogaanayso qofkaagu waa fudayd oo afkaartiisa ayaad ka dhex ogaan kartaa.
3= Dhaqaalaha sida loo dhigto ama lexjeclo malahan; qodobkana si fudud ayaad ku ogaan kartaa, haddii uu yahay mid aan lahayn qodobkaa isagana katag ayaa lagu leeyahay.
Haddaba qofkaagu/qoftaadu 3dan qodob haddii aad ka weydo waad isaga tagi kartaa walaal.😅

Intaan baro intaadan noqon 20 jir:
1. Familkaaga hakuu ahaadaan number 1 oo ka fikir oo maqal talooyinkooda oo waqti badan sii.
🪷
2. Noloshaada adigaa 100% mas'uul kq ah qofna hadda kadib kulama talinaayo qofna qaladkaa gasho haku eedin naftaada un eed.
🪷
3. Haddaa aragto qof kaa caqli badan la shaqey ama wax la baro lkn hala tartamin.
🪷
4. Ka bax xeyndaabka degenaanta ah ee raaxada ah oo wax ka badal rootiinkaaga nolosha adiga oo kusoo kordhinaya is badalo cusub oo qaadaya tilaabooyin aad dib u dhigi jirtay ama ka cabaoon jirtay.
🪷
5. Abuuro fursado oo adiga raadso waayo fursad socota kuuma imaaneyso.
🪷
6. Talooyin ka qaado dadka caqliga badan ama khibradda badan ee aad isleedahay wax badan ayaad ka faa'iideysaa.

Safiya Bintu Cabdi Mudalib | Qisada Marwo Geesinimadeeda ay ragga ka yaabeen
👉 https://youtu.be/z4U6fuPxD6Q
👉 https://youtu.be/z4U6fuPxD6Q
Forwarded from Dhaqan_wanaag ꨄ
113k🌐Somali Books 📚
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
54k 😎Somali Library⚡️
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
33k 💭Xikmado iyo murti 💙
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
31k 💰Kobciye Books 📚
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
24k 💞Mucaashaq Jacayl 🌸
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
22k 💰Dhiiragaliye 📚
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
19k 🆓 Free Udx Courses🈚️
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
19k 🆓 somali english🈚️
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
17k 📖 Aqoon Kobciye 📒
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
16k 👩🦰 Hidaayatu Rabi 🧕
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
15k 🍎 Quruxda Islamka 🍀
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
15k 🌹Xaqiqada Nolosha🥀
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
14k 🪴Al-Xakiim Channel🌼
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
14k 🌻Ereyo jacayl ah 🌸
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k ✨Dareen Side🔥
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k 💹 Hassan Caashaq ❇️
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k ♨️ Qalbiyadeena 💢
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k 👩 Hogaan Dumar 🧕
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
12k 🧩 Faiido Channel🪝
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
12k 💬 albaani channel 🗯
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
12k 👳♂️ Dinteena suuban💚
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
11k 📒 Qoraalo kooban 👀
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
10k 🍇 Nuxur Side 🌬
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k 🌎 guulayso bet⚡️
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
06k 🫧 Ruuxda channel🌖
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
06k 🫧 MaanHage course ⌨️
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
500 🫧 Dareen Bulsho 💫
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
━━━━━━━━━━━━
⭐️ All Channels ➡️ JOIN ALL ✅
━━━━━━━━━━━━
anti-delete 🔝12hrs in channel
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
54k 😎Somali Library⚡️
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
33k 💭Xikmado iyo murti 💙
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
31k 💰Kobciye Books 📚
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
24k 💞Mucaashaq Jacayl 🌸
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
22k 💰Dhiiragaliye 📚
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
19k 🆓 Free Udx Courses🈚️
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
19k 🆓 somali english🈚️
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
17k 📖 Aqoon Kobciye 📒
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
16k 👩🦰 Hidaayatu Rabi 🧕
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
15k 🍎 Quruxda Islamka 🍀
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
15k 🌹Xaqiqada Nolosha🥀
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
14k 🪴Al-Xakiim Channel🌼
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
14k 🌻Ereyo jacayl ah 🌸
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k ✨Dareen Side🔥
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k 💹 Hassan Caashaq ❇️
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k ♨️ Qalbiyadeena 💢
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k 👩 Hogaan Dumar 🧕
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
12k 🧩 Faiido Channel🪝
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
12k 💬 albaani channel 🗯
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
12k 👳♂️ Dinteena suuban💚
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
11k 📒 Qoraalo kooban 👀
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
10k 🍇 Nuxur Side 🌬
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
13k 🌎 guulayso bet⚡️
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
06k 🫧 Ruuxda channel🌖
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
06k 🫧 MaanHage course ⌨️
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
500 🫧 Dareen Bulsho 💫
➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░
━━━━━━━━━━━━
⭐️ All Channels ➡️ JOIN ALL ✅
━━━━━━━━━━━━
anti-delete 🔝12hrs in channel
Telegram
Dareen Bulsho
Wacyi galinta bulshada somaliyeed
~qabyaalada
~diinta
~dhaqanka
~qabyaalada
~diinta
~dhaqanka
Is cajabin sababtay....
Meel waliba wey dhextaagan tahay . Xaflad qalin jebin , aroosyo , martiqaad .
Hadda waxay ku darsatay Dalxiis .
Sidey isu laheyd Ilbaxnimadu ka daba tag , wey is calaf xirtay , dhamaan wiilashii xaafadda , qaraabada , fasalkii iyo FB -ga wey ka baxday liiskii damaca ay ka qabeen .
Gabdhahii xaafadda , saaxiibadeeda waa la wada guursaday , waa hooyooyin guuleystay.
Welwel ayaa ku dhacay , marar badan ayadoo muraayada isu eegeysa ayey nafteedu weydiisaa sababta ay u daahday , " Ma caddid , ma qurux badnid , ma dhuubnid ,,bashaash ma tihid " .
Nafteedu been bey u sheegtaa , ma jirto xarun Burkuyeeri ayan booqan , waxay ku biiryay xarun jir-dhis . Xilliga dalxiiskana wiilal ayey dhexda kaga jirtaa , sacabka iyo heesta iska daa.
Dhamaan su'aalahii naftu weydiisay wey ka jawaabtay , weliba dheeri ayey ku dartay , wax soo damco wey la'dahay.
Rag badan ayaa ka digay in Qurux kaliya la doorto , lacag badana kaga baxday ugu dambeyna guuldareystay . Waxayna tilmaamaha guusha ka dhigeen XISHOODKA.
Wiilashii dhexjoogeyda ku badnayd , haddana ah Aabayaal guuleystay , ayaa la weydiiyay sababta ay heblaayo u guursan waayeen ,
Dhamaan waxay isku raaceen xishood la'aanteeda.
Hadda waxay gashay qaanadii damaca fanaaniita iyo wiilasha Tiktoka iyo Youtubleyda , waxaana dhici karta haddii ayan karaamadeyda soo ceshan inay sii gasho qaanado kale.
Waxaan kula talin lahaa inay xishooto , ilbaxnimaduna u aragto in dhaqankeeda u hiiliso.
Calafka guurka kuma yimaado sida aad hadda ku socoto ee ISBEDEL ,ISBEDEL.
Fiiro gaar ah
Sawirka iyo sheekada shaqo iskuma lahan
Xigasho:- Burhaan Warsame Xirsi

waqtiga ugu sharafta badan waa marka qof ku yiraahdo:
Abahaa waan garanayaa, waa nin wanaagsan. 🤍🥺
Illahayow ugu naxriiso sidey nagu naxriisteen 🥺

You can’t change what has already happened, so don’t waste your time thinking about it. Move on, let go and get over it.
Aisha Ahmed hassan ❤️✨📖
Aisha Ahmed hassan ❤️✨📖
Darajo kii dadaala leh dumarna kii daryeela leh 🫣😊🤐
Gabdhuhu badanaa ragga waxa ay ka eegaan, kabaha, tinta, labiska iyo carafta, waxaa intaa u dheerna waa in uu sheeko yaqaan yahay ee uusan kaga sheekayn waxa xaafadda ka dhacay, dagaalkii Siyaad Barre, muranka Hiirshabeelle, koobka adduunka iyo musuqmaasuqa Soomaaliya.🙈
Waa fahamteen maahoo?
Waa fahamteen maahoo?