Aisha Bintu Ahmed
17.3K subscribers
2.3K photos
55 videos
19 files
642 links
"Jeclow naftaada, wax badan aqri, aqligag kaasho , waalidkaga ka duceeyso, unoqo dadka mid naxriis badan..!"😌

Waxa aasaasnay channelkan 27.july.2021

WIXII FIKRAD 👉 @Aishabintuahmed
Download Telegram
HORTA KUMA AHAY ANIGA MA IS GARANAYA ? 🤔

Waxaan ahay mid jeceyl badda ,bunka,buugaagta,banooniga iyo dalxiiska dhul marka ah .

Waxaan ka mid ahay dadka waydiimaha badan, mawduuc kasta oo laga faallonaayo waxan jecelahay in wax badan oo dheeri ah ka ogaado.

illaa iyo markii ay yaraa dadku waxa ay i aqoonsanaayeen mid madax adag oo madaxeeda ku socta

waxan jecelahay hadda xariir sameynaayo in hal qof aan xiriir la sameeyo, mana ka helo haasaawaha iyo shukaansiga dadka kala duwaan ama gedisan .

Waxaan ahay mid markey safreyso ama ay raacayso gawaarida ama baabuurta xigsatan dhinacyada daaqadaha leh .

marka aan raacaayo koox dad ah oo dal-xiis si tamashle ah, waxa aad u jeclahay ina ay gaar ahaado wakhtigeyga qaato.

Waxaan aad ujeclahay la sheekaysiga dadka waayeelka ah , ubadka yar yar iyo kuwaa dhimarka wax logu daray

midabada aaan aadka u xiiseeyo waa madawga ama midabka cad.

Meelaha dhirtu ay ku badantahay, buuralayda, xeebaha, iyo jawi-roobaad yada aad ayaan u jecelahay .

Waxaan ahay mid dadka qiimaysa , aadna ugu fiirsata wax kasta, kala xulashada iyo doorashadana si fiican ugu dheeraahay

WAAD KU MAHADSANTAHAY AKHRISKAAGA 😊

#LIKE #SHARE #COMMENTS