Aisha Bintu Ahmed
14.2K subscribers
2.19K photos
52 videos
19 files
589 links
"JECLOW naftaada, wax badan aqri, aqligag kaasho , waalidkaga ka duceeyso, unoqo dadka mid naxriis badan..!"😌

Waxa aasaasnay channelkan 27.july.2021

WIXII FIKRAD 👉 @Aishabintuahmed
Download Telegram
"dhagaysiga badan ee Qur'aanku waxa uu dib u kulmiya qalbigeena mushkiladaha noloshu kala firdhiyeen..🫀
.. waxa uu sidoo kale buuxiya gudaheena banaan.. Qur'aanka dhagaysigiisu wuxu dib u cusboonaysiiya nafaheena duugoobay!"

-Dr. Axmed Cabdi Muncam

#Tibyan

Yaa Rabbi Ahlul Qur aan Naga Dhig 🤲
Rajadada Si aad Ugaarto Wxy Ku Xeranthy Rajada aad Ilaahey ka Qabto Intuu La egyhy. 👌❤️🥰

#AdoontiiRabbi
Cilmu Nafsiga Wuxu  leeyahay.........!!!

1-Hadii Aad Aragto Qof Adeegsanaya Kalmada "Een,Een" inbadan Ogow inu Yahy Qof Wax Qarinaya.

2-Qofka Kaaga maseeraya waxyabo aad u yar Ogow waa Qof ka baqayo inuu ku Waayoo.

3-Hadii Aad tahay Dadka ciyow xanaqa hadhowna iska ilooba Xaqiiq waxaad tahay qof qalbi wanaagsan.

4- Ma ogtahy in Qof aad uga farxin karto ficil yar oo aad sameyso.

5- Hadi aad aragto qof marka u horeyso ee aad isbaratan horey jaceyl kaa weydiya ogow qofkas
inuu jecel helo aya ku adag.

#AdoontiiRabbi
@AishaAhmed99
Tagtada lama tiirsado ee walaga tagaa 🥴❤️


Ma fahanteen .?
"فمن عفا وأصلح فأجره على الله"

Dadka Mar-walba

Dadka Saamaxa Waa Dadka Ugu Farxada Badan Aduunka

Sababto Ah Waxay Garteen Qiimaha Aduunka Umaynana Fiirsan Khaladaadka Dadka Kale

alle ha nagu daro kuwa cafiska badan 🥰
Forwarded from Dhiiragaliye (Muhammad Bin Faarax)
عَنْ أَبِي هُرَيْرَة رَضِيَ اللَّه عَنْهُ، ان رسول الله ﷺ  قال:
(إِيَّاكُمْ وَالظَّنّ فَإِنَّ الظَّنّ أَكْذَبُ الْحَدِيثِ) متفق عليه.

Abuhurayra wuxuu ka wariyey Nabiga ( ﷺ) inuu yidhi: iska jira malaha, maxaa yeelay malaha waa been sheegis mida ugu daran.
Nabiga "scw" ayaa maalin waxa uu galay beer ay lahaayeen dad Ansaar ah, waxa uu ugu tagay neef geel ah, neefkii geelka ahaa ayaa markii uu arkay Nabiga ooyay oo indhihiisa ilmeeyeen!

Nabiga "scw" ayaa usoo dhawaaday madaxa ayuu ka salaaxay heer neefkii uu aamusay.

Waxa uu yiri; Nabiga "scw" yaa leh geelkaan?!

Waxaa u yimid wiil Ansaari ah waxa uu yiri; aniga ayaa leh rasuulkii Alloow!

Waxa uu yiri; Nabiga miyaadan Alle uga cabsaneynin neefkaan uu Allaah "swt" gacantaada galiyay waa uu iisheegay in aad baahi ku dishay wax uusan qaaddi karina aad dusha ka saartay!

Rasuulka Alle "scw" kuma uusan raali noqon neefkaas geela ah in uu baahdo wixii uu xaqqa uu lahaana aan la siinnin wax uusan qaaddi karina dusha laga saaro.

Diinta islaamka waa midda kor u qaaday dadka aaminsan gaarsiisayna heerka ugu sarreeyo ee banii'aadamnimada, waxa ay ku boorrisay in ay xayawaannada u naxariistaan kawaran dadka?!


Buug waxaad tahay saxaabiyad 📚📖
Qofkii qur’aanka la jira..
Qur’aanku wuxuu u noqon saaxiibka xilida kalinimda,dawada xanuunka, wehelka xiliga cidlada , iyo kuhagaha jannada

Carabkeena aan kayeelno mid marwaliba uu kaqoyanyahy xuska allh🤍.

Jimco wanaagsan 😊❤️

Saliga nabiga ha ilaawinaa .
[Cilmu nafsi dumarka ku saabsan.]👇

1- Gabadha way dhoola cadaysaa marka ay aragto qofka ay sida dhabta ah u jeceshahay dhoola cadeyntaas farxad ayaa ka keentay.

2- Gabdhaha saaxiibada dhabta ah waxbo ma kala qarsadaan midkood hadduu qof naco ama ay is dagaalan tan kalena way la nacdaa.

3- Cilmu nafsiga wuxuu leeyahay gabdhaha 95% way naxaris badan yihiin balse uma naxristaan qofka aan iyaga u naxrisan.

4- Gabadhu inta badan way ka caajistaa markii shaqo loo diro balse mar hadday hawsha faraha la gasho wax kasta way sii dhamaystirtaa.

5- Gabdhaha way xishood badan yihiin wayna aamusnan badan yihiin marka ay ka ag dhaw yihiin wiilal aysan aqoon balse wax ka qaylo badan ma jiraan markay la joogan wiilal ay yaqaanan sida saxiibadood walalahood.

#AdoontiiRabbi
⭕️❗️ Community ++ ⚪️
━━━━━━━━━━━━━━━━
🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋
@Diinteenna_Macaan
@Al_xakiim
@Quruxdaislaamka
@Hidaayatu_Rabi
@hogaan_Dumar
@Dhaqan_wanaag
━━━━━━━━━━━━━━━━
🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆
━━━━━━━━━━━━━━━━
@XikmadoSom
@Dhiiragaliye
@Mucaashaq_Jacayl
@AishaAhmed99
@QalbiDhaye143
@kalimakariim
@xaqiiqadanolosha
@Albaanichannel252
@Ruuxda

━━━━━━━━━━━━━━━━
🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸
━━━━━━━━━━━━━━━━
@Dareen_side
@Hasancaashaq)
@daren_jaceyl
@Mohametahmed
@Noqoxiddig
@FAAIDOCHANEEL
@DunnidaSuugaanta

━━━━━━━━━━━━━━━━
🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓
━━━━━━━━━━━━━━━━
@maanhage
@farsamada
@goodirfx
@KobciAqoontaada2
@guuleyso11
━━━━━━━━━━━━━━━━
📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚
━━━━━━━━━━━━━━━━
@somalibooks
@Somalilibrary
@kobciyebooks
@somalienglish3

━━━━━━━🔺━━━━━━━━━
https://t.me/addlist/ZJjScjKEQNYxNTFk
━━━━━━━🔻━━━━━━━━━
Hal maalin yeysan ku dhaafin /ka tagin adigoon qur'aanka aqrin xataa hal bogna ha ahaadee wax uun ka aqriso qur'aanku waa nolol raaxo iyo qabow badan waana saaxiibka kaliya ee aanan kaa tagynin..

#quraan

@aishabintuahmed
Wali ma maqashay qaabka loo burburiyay sanamkii ugu weynaa hindiya

Daawo 👉
https://youtu.be/P788D_WlE2A
Mararka qaar Waxaa jiraan xasuuso uu Qofka diidayo Xitaa inuu naftiisa U qirto.😐👌

#AdoontiiRabbi
Sometimes, you can strongly feel when someone is making dua for you. Sometimes, you can strongly feel when someone is missing you. Alhamdulillah, Allah has blessed us with intuitions and senses. Sometimes, the strong urge for something is guidance from Allah. Don't ignore these!
قال أبو سعيد الخراز رحمه الله: مَنْ أحَبَّ اللهَ أحَبَّ كلامَ الله، ولم يشبع من تلاوته.

Wuxuu dhahay abu saciid al-kharaaz " qofkii illaahay jeclaada wuxuu jeclaadaa hadalka alle ( qur'aanka) kamana dhergo akhrintiisa".

Alle ha inaga yeelo kuwo alle iyo quraankiisa jecel, aan marnaba ka daalin akhrinta kitaabka alle.

#Tibyan
‏قال العلامة ابن عثيمين - رحمه الله:(إذا رأيت مِن نفسك أنك كلما تلوت القرآن ازددت إيماناً ؛ فإن هذا من علامات التوفيق ).
Wuxuu yidhi ibnu cuthaymiin:" Hadaad naftaada ka aragto markasta aad qur'aanka akhrido inaad iimaan siyaadsatay , taasi waxay kamid tahay calaamadaha tawfiiqda

Yaa Rabbi Ahlul Quraan naga dhig🤲

#Tibyan
Aisha , i jecelow jacayl aan waarayn, jacayl aan ballamo lahayn, jacayl aan masuuliyad lahayn. Jacayl farxad iyo qosol ku dhisan filashana ka maran.

Jacaylkaygii waxa aan ku jeclaanayaa jacayl aysan berri jirin, jacayl aan lihi la isu qaadanayn, jacayl daqiiqad walba dhammaan kara, jacayl wadnuhu la garaacmo hubanti la’aanta dhexdeenna dhooban.

Jacaylkaygii, isii jacayl aan ku illaawo wax walba oo horay ii soo maray, jacayl illintu indhahayga soo buuxiso markasta oo aan kula qaato waqti u qalma xasuusasho.

Jacaylkaygii, waxa aan ku siinayaa jacayl aad ku illowdid in aad tahay, qof wayn oo leh masuuliyado waawayn, jacayl dib kuugu celiya carruurnimadii, iyo xilligii qar iska xoornimada. Jacayl xasuustaada ka buuxsama, si le’eg sida ay kuu xanuujinayso iswaayitaanka daqiiqad walba imaan kara.

Jacaylkaygii, waxa ay dhahaan noolow inta aad nolosha helayso, jacaylkeennu waxa uu ahaanayaa jacayl astaan u ah isu dhawaansho, si le’eg kala fogaansho iyo wax walba oo labadaas u dhaxeeya. Qabo gacantayda oo ila dhex lugee duni wayn oo lama yaqaan ah.
Clear rejection is better than fake promise