Aisha Bintu Ahmed
14.3K subscribers
2.22K photos
53 videos
19 files
593 links
"JECLOW naftaada, wax badan aqri, aqligag kaasho , waalidkaga ka duceeyso, unoqo dadka mid naxriis badan..!"😌

Waxa aasaasnay channelkan 27.july.2021

WIXII FIKRAD 👉 @Aishabintuahmed
Download Telegram
"Qur'aanku waa casuumadii rabbi inoogu talo -galey in aan qofna ka qadin- qofkii awooda in uu wax uun ka bartaa haw degdego, guryaha aan lagu xusin kitaabka Ilaahay waa kharaab aan wax khayr ahi dhex oolin. shaydaankuna waa ka carara guriga lagu akhriyo suuratul al- baqara"

-Ibnu mascuud RC

Allahayow Ahlul Qur aan Naga dhig

#Tibyan
Sh. Islaam Ibnu teymiya ;
Qalbiga wuxuu ku tilmaamay sida kalluunka oo kale badda hadii laga soo bixiyo wuu dhimanayaa ,"Qofka qalbigiisa haduu Qur'aanka ka dhex baxana wuu dhimanayaa"

Allow Ahlul Qur aan Naga Dhig.🤲

#Tibyan
وقال العلامة ابن عثيمين -رحمه الله-: "مهما طلبت مِن الأطباء أن يزول عنك ما في قلبك؛ فلن تجد مثل القرآن".

Wuxuu  dhahay  sheekh.ibnu cuthaymiin:" si kastoo  aad  dhakhtarada  uuga  dalbato  inay kaa suuliyaan  waxa  qalbigaaga  ku jira heli maysid  wax  lamida  qur'aanka".

Yaa Rabbi Ahlul Qur aan Naga Mid Yeel🤲🤲

#Tibyan
Qur'aanka saamayntiisa iyo weynidiisu waxay gaadhay in Alle u ku sifeeyo haddii uu buuraha waaweyn kusoo dejin lahaa inay khushuuc iyo cabsi darteed ay la burburi lahaayeen!
﴿لَوۡ أَنزَلۡنَا هَـٰذَا ٱلۡقُرۡءَانَ عَلَىٰ جَبَلࣲ لَّرَأَیۡتَهُۥ خَـٰشِعࣰا مُّتَصَدِّعࣰا مِّنۡ خَشۡیَةِ ٱللَّهِۚ وَتِلۡكَ ٱلۡأَمۡثَـٰلُ نَضۡرِبُهَا لِلنَّاسِ لَعَلَّهُمۡ یَتَفَكَّرُونَ﴾ [الحشر ٢١]
Sow wax la yaab leh maaha in Qur'aanka buuraha sida u gali kara in aadamaha qaarkood uu qalbigooda saamayn ba waayo!

-Hala yaabin..
Ilaahay (subxna watacalaa)ayaa markale inooga waramaya in Qalbigu haddii uu xuska Ilaahay ka qalalo uu dhagxaanta ka adkaan karo!

﴿ثُمَّ قَسَتۡ قُلُوبُكُم مِّنۢ بَعۡدِ ذَ ٰ⁠لِكَ فَهِیَ كَٱلۡحِجَارَةِ أَوۡ أَشَدُّ قَسۡوَةࣰۚ..}

استغفروا الله

Yaa Rabbi Ahlul Qur'aan Naga Mid Yeel

#Tibyan
Ujeedka Akhriska maalinlaha ah ee Qur'aanku keliya maaha in ajar iyo xasanaad laga dheefo, ama weedhihiisa iyo xuruuftiisa ilawshiyaha lagaga dhowro, balse waxa intaasba ka mihiimsan inuu yahay muraajacayn joogto ah oo aad si maalinle ah Qur'aanka ugu bandhigaysid afkaartaada, akhlaaqdaada, dareenadaada, hadafyaadada iyo waxa kaste oo noloshaada ku saabsan si aanay maalin maalmaha kamida u dhicin inaad jidka toosan ka weecato adigoon dhaadanayn!

Yaa Rabbi Ahlul Qur'aan Naga Dhig. 🤲
#Tibyan
🍃‏﴿ ولمن خاف مقام ربه جنتان ﴾ [الرحمن] .

🔹قال مجاهد رحمه الله:"هو من يهمُّ بالذنب ، فيذكر مقامه بين يدي الله فيتركه ، فله جنتان" .

Wuxuu dhahay mujaahid:" waa qofka ku haminaya denbi, xasuusanaya is hortaaga alle kadib kategaya denbigaa wuxuu leeyahay labo jano".

📚 تفسير الطبري [٢٣٦/٢٢] .

Yaa Rabbi Ahlul Qur'aan Naga Dhig. 🤲

#Tibyan
Ibnu aljawzi wuxuu yidhi :"Qofkaan caafimaad ka raadsan kitaabka Alle, kama suulo inuu xanuunsnayahay).

Yaa Rabbi Ahlul Qur aan Naga Dhig 🤲🤲

#Tibyan
قال الحافظ ابن الحجر رحمه الله: "القراءةُ بالتدبُّر أعظم أجرًا"

Wuxuu dhahay ibnu :alxajar " akhrinta qur'aanka oo loo akhriyo si dhugasho leh ayaa ajar badan".

Yaa rabbi Ahlul Qur aan Naga Dhig 🤲

#Tibyan
Ibnu Rajab wuxuu yiri " Imisa ayaa dusheena lagu aqriyaa aayaatka qur'aanka, quluubteenana ay lamid tahay sidii dhagaxyada ama ay kasii darantahay xagga adeega"🥺

Yaa Rabbi Ahlul Qur'aan Naga Dhig🤲

#Tibyan
"dhagaysiga badan ee Qur'aanku waxa uu dib u kulmiya qalbigeena mushkiladaha noloshu kala firdhiyeen..🫀
.. waxa uu sidoo kale buuxiya gudaheena banaan.. Qur'aanka dhagaysigiisu wuxu dib u cusboonaysiiya nafaheena duugoobay!"

-Dr. Axmed Cabdi Muncam

#Tibyan

Yaa Rabbi Ahlul Qur aan Naga Dhig 🤲
قال أبو سعيد الخراز رحمه الله: مَنْ أحَبَّ اللهَ أحَبَّ كلامَ الله، ولم يشبع من تلاوته.

Wuxuu dhahay abu saciid al-kharaaz " qofkii illaahay jeclaada wuxuu jeclaadaa hadalka alle ( qur'aanka) kamana dhergo akhrintiisa".

Alle ha inaga yeelo kuwo alle iyo quraankiisa jecel, aan marnaba ka daalin akhrinta kitaabka alle.

#Tibyan
‏قال العلامة ابن عثيمين - رحمه الله:(إذا رأيت مِن نفسك أنك كلما تلوت القرآن ازددت إيماناً ؛ فإن هذا من علامات التوفيق ).
Wuxuu yidhi ibnu cuthaymiin:" Hadaad naftaada ka aragto markasta aad qur'aanka akhrido inaad iimaan siyaadsatay , taasi waxay kamid tahay calaamadaha tawfiiqda

Yaa Rabbi Ahlul Quraan naga dhig🤲

#Tibyan
Waxaad si yaqiin ah u ogaata in haddii qofka muslimka ahi uu kitaabka Alle ku akhriyo niyad wanaagsan isagoo Qur'aanka weyneynaaya oo niyadda ku haya cidda uu hadalkiisa akhrinaayo weynideeda inuu yahay Rabbul caalamiin isla mar ahaantaana uu aayadaha ka baarandego uguna fiir-fiirsado sidii uu ugu hanuuni lahaa, haddii taasi dhacdo... waxa hubaal ah inuu akhriskaas dhamaysan doono isagoo yeeshay qalbi aan qalbigiisi hore ahayn iyo naf aan ahayn tii u ku bilaabay.. waxa uu xaqiiq ka helaa doona iimaan, naxariis iyo degaanansho.

Yaa Rabbi Ahlul Qur'aan Naga Dhig🤲

#Tibyan