Kaaba Network
2.32K subscribers
15 photos
Waa gole loo aasaasay kor u qaadista wacyiga akhris ee bulshada gaar ahaan dumarka.
Download Telegram
Hadan yar dhex galno
#Dhibaatada cadada
Sedex meelod meel cumrigooda dumarku waxay ku qaatan is badbadel moraal ahaan marmarka qaar cadho , marmarka diiqad , marmarka qaaar oohin
# dhibaatada hooyanimada
3 meelodo meel waxay ku qaatan inay hooyo noqdaaan .inay caruurta daal badan kala kulman .inay stress qaadan intay marxaladaas hoyonimo marayan
Sida daraaded aduunka inoma joojiyo .oo waxbarashada laynama fasaxo .xata exam waa laynaga qaada oo dib loma dhigo .shaqaduna la mid fasax ma leh lkn ilaahayba fasax ina siiyey oo salada inaga dulqaaday .oo inaga cafiyey inaynu qaleeno .inaga dulqaad soonka . Misey ina dhahayan gabadhu xaquuq ma laha ninka haisla sinto ilaahay sidi fudud inoo dooray wxyaabo badan ayey nafsad ahaan uxamili karin oo ragga saaran
الحمد الله خلقنا مسلمات
By : yasmin
Caawa insha”Allaah hablo.❤️
By:- Dr. Barwaaqo Colujoog.
By:- Dr. Idil Osman Ahmed
Xasuusin yar.

وَقَالَ رَبُّكُمُ ادْعُونِي أَسْتَجِبْ لَكُمْ ۚ(غافر)

"I barya aan idiin ajiibee ( illaahay wuxuu yidhi kuwa iimaanka laga helayow aniga i barya oo weydiista aan idin siiyee, idinaka oo iigu soo dhawaanaya duco daacad rajana iga qaba, anniguna idinku khasaysiin maayo ee waan idin siin)

Illaahaybaa sidaas ku leh ee maxaad uga caajisantay ducada? cibaadadka waaweyn ayay kujirtaa ee nolosha hagaajisa ducadu ee aad haloo ogaado illaahayna hayno fudaydiyo dhammantenba.

By: Sureer Mohamed.
Waxa jira dumar aqbalaya in lala guursado iyo qaar aan aqbaleyn.inyar hadan arinka dhex galo
saxaabadi waaweyneyd waxay dhahen gabadha way ubanantahay ina heshis ka qoran karto ninka aan lugula guursaneyn
Nabigu dumar badan buu guursaday iyaguna way aqbaleen
Nebiga inantiisu way diiday in lala guursado wuuna ugu hiiliyey oo ku difaacay rayigeedi
Inaad ogaato dadka doonistoda waa muhim .waxa jira waxanu aqbali karin qof dhan kasto laga maro .halka qaarka kalana waxas si fudud uaqbali karan.qofba shakhsiyad gaar ah ayuu leeeyhy
# waxa la aaminsanyahay in ragga 4 ay niyada kaga wada jirto .gabadh kastana ay la guursiga necebtahay
Lkn ragg hal gabadh ku kaaftoomay ayaa jira .iyo dumar ragooda uogolaaday dumar kale
Dhammaan inta reer Burco ah ee halkan ku jirta way noogu casuuman yihiin bandhiga buuggan haddii Alle idmo.
Sixid: waa habeenka sabtidu soo gelayso maaha jimcaha.
Buuganba burco inoo yaala hablo
Qiimuhuna waa 8$
Kala xidhidhi call number :0634055179-
watts app number :0659366767
KULANKA BIDHAAN

Ururka Kaaba Network, waxa uu hablaha Burco si weyn ugu martiqaadayaa KULANKA BIDHAAN, ee Buugga (BIDHAAN, Hagaha guurdoonka iyo habraaca qoyska), oo uu tarjumay Sakariye-Haaruuni.

kulanku waxa uu ka koobanyahay:

1. Falanqayn
Amal Mawliid
2. Iibinta buugga, oo fursad qiimadhis leh.
3. Saxeexid.
Asc hablo group-kan baynu leennahay qofkii su’aal iyo xog kaleba haya. Inan kastoo rabta inay kusoo biirtana channel-keenan u tilmaama iyo group-kaba
Halkaa hoose ee leave comment ku qoran tahay baad kasoo hadli kartaan oo group-ka kaga soo biiri kartaan qalbiyaal.
Hana na raagsanina barnaamijyo wacan baynu idiin soo wadnaa oo aannu jeclaan lahayn idinka laftigiinnu inaad nagala qayb gashaan.
Berri subaxa waxa innoo daaran haddii Alle idmo barnaamijka hagaha ardayga, oo ujeedadiisu tahay; in ardayda dhammaysay dugsiyada sare ee bilaabaysa jaamacaduhu, macluumaad kooban kasii fahmaan kulliyadaha jaamacadaha, taas oo u fududaynaysa doorashada kulliyada ardaygu rabo. Waxa sidoo kale la socda barnaamijka talooyin anfacaya arday jaamacadeed oo ay siin doonaan aqoonyahanno loo soo xulay. Fadlan u share garee arday kastoo xogtani anfacayso.