Kaaba Network
2.32K subscribers
15 photos
Waa gole loo aasaasay kor u qaadista wacyiga akhris ee bulshada gaar ahaan dumarka.
Download Telegram
Hadan yar dhex galno
#Dhibaatada cadada
Sedex meelod meel cumrigooda dumarku waxay ku qaatan is badbadel moraal ahaan marmarka qaar cadho , marmarka diiqad , marmarka qaaar oohin
# dhibaatada hooyanimada
3 meelodo meel waxay ku qaatan inay hooyo noqdaaan .inay caruurta daal badan kala kulman .inay stress qaadan intay marxaladaas hoyonimo marayan
Sida daraaded aduunka inoma joojiyo .oo waxbarashada laynama fasaxo .xata exam waa laynaga qaada oo dib loma dhigo .shaqaduna la mid fasax ma leh lkn ilaahayba fasax ina siiyey oo salada inaga dulqaaday .oo inaga cafiyey inaynu qaleeno .inaga dulqaad soonka . Misey ina dhahayan gabadhu xaquuq ma laha ninka haisla sinto ilaahay sidi fudud inoo dooray wxyaabo badan ayey nafsad ahaan uxamili karin oo ragga saaran
الحمد الله خلقنا مسلمات
By : yasmin