👳‍♂️ JIILKA WACYIGA👳‍♀
6.32K subscribers
2.12K photos
6 videos
1 file
175 links
‏﷽
Waa kanaal lagu talo galay jiheenta tubta toosan , dhiiri galinta iyo qofkasta oo raba inuu noloshiisa meel wanagsan gaadhsiiyo.
Cᴏɴᴛᴀᴄᴛ ᴜs 𝑇𝑒𝑙𝑒𝑔𝑟𝑎𝑚 :: @Binu_Abdiziiz
Fadlan ku biir :
╭══💜═══ღ❦ღ══╮
👉 @jiilka_wacyiga1
╰══ღ❦ღ═══💜══╯
Download Telegram
تَتَجَافَىٰ جُنُوبُهُمْ عَنِ الْمَضَاجِعِ يَدْعُونَ رَبَّهُمْ خَوْفًا وَطَمَعًا وَمِمَّا رَزَقْنَاهُمْ يُنْفِقُونَ

Kuwaa dhinacyadoodu jiifka uu diida iyagoo baryiada Ilaahay iyo cabsi iyo rajaynba le waxaan ku arzuqnayna wax ka bixiya.

U kacaa Qyamlaylka .

#NASRA🧕
@jiilka_wacyiga1
فَلَا يَحۡزُنكَ قَوۡلُهُمۡۘ
"Yaanu ku murug gelin hadalkoodu"

Waxa ay kugu sheegi wax aanad ahayn ee dheg jalaq ha u siin; maxaa yeelay dadkii kaa horreeyay, kaana wanaagga badnaa ayay eedayn jireenm. Muxammad, waxa lagu sheegay sixiroole, nin waalan iyo beenaale. Yuusuuf, waxaa lagu tuhmay xatooyo, maryantii dhowrsanaydna waxa lagu shaabadeeyay gogoldhaaf. Xaqiiqadaan aammin: si kasta oo aad u qumman tahay, ka badbaadi maysid carrabbada dadka. Kitaabka Xilayatu awliyaa waxaa ku soo aroortay sheekadan: Muuse ayaa Ilaahay ku yiri; "Rabbiyow waxaan ku waydiistay in aan qofna xumaan iga sheegin" Alle ayaa ugu warceliyay; Muusow, arrinkaan naftayda uma aanan yeelin ee ma adigaan kuu yeelayaa?" Dadku waxa ay yiraahdeen; Alle ooru iyo ubad ayuu samaystay ee ma adiga ayaa ja badbaadaya?!

Buugga: Dhambaallada Quraanka.

Qoraa : Ad'ham sharqaawi.

#NASRA🧕
@jiilka_wacyiga1
1. Indhahaga saabuun kuma maydhi kartid
2. Timahaaga ma tirin kartid
3. Sanka kama neefsan kartid isagoo carabkaagu dibada yaalo
4.qodobka 3aad ayaad samaysay
6. hadaad samaysay qodobka 3aad waxad shabahday ay camal
7. Qodobka 5aad ayaad ka booday
8. Waxaad dib ugu noqotay qodobka 5aad lkn maba jiro
9. Waxa laga yaaba in maruunaad dhoola cadaysay maxaa yeelay waan ku badawsaday
10. Waxaad sugaysa qodobkale lkn waxan kuleeyahay hakugu taagnaato


#NASRA🧕
@jiilka_wacyiga1
"Carafta cawa hawada kabuuxda
"Jah ileyn jimcee eheed 😁

JIMCO Wanaagsan
@jiilka_wacyiga1
Gormee Dareentay Inaa Qurux Badan Tahay Runta Sheeeg ?.🤣😂
Reer iskaabulo seelayahay Caawane wa jimcee Roob Roob wangsan
Asc Duhur wanaagsan

JIMCO Wanaagsan
Xijaabka Cowrada bas laguma qariyo ee Waa Diin waana Cibaado dumarka u gaar ah waa dhufeyska dumarka ka ilaaliyo isha iyo Xasadka Jinka iyo sixirka.

Qaata xijaabka oo qurxoonaada


#NASRA🧕
@jiilka_wacyiga1
𝗧𝗼𝗽 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺

🕌 Dɪɪɴɪ 🕌
✹: @Diinteenna_Macaan
✹: @Daarul_hidaya
✹: @Kalimakariim
✹: @Quruxdaislaamka
✹: @Daarulkheyr
⊱⋅ ──────────── ⋅⊰
📚 Bᴜᴜɢᴀᴀɢ 📚
✹: @Somalibooks
✹: @Somalilibrary
⊱⋅ ──────────── ⋅⊰
📲 Sᴏᴍᴀʟɪ Tᴇᴄʜ 🖥
✹: @Liibaanpro
✹: @Somali_tech
✹: @Somsoft
✹: @ABDIRISAQEDITOR
✹: @Freepreset13
⊱⋅ ──────────── ⋅⊰
💎 Xɪᴋᴍᴀᴅᴏ 💎
✹: @Som_Motivation
✹: @Al_xakiim
✹: @Albaanichannel252
✹: @AishaAhmed99
✹: @Xigmadoiyoxaqiiqo
✹: @Dareen2021
✹: @Dareen_side
✹: @daren_jaceyl
✹: @DhamBaal123
✹: @xaqiiqadanolosha
✹: @Maskaxmaal1
✹: @Xikmadosom
✹: @ZamzamSooyaal
✹: @Nololifeysa
✹: @KobciAqoontaada2
⊱⋅ ──────────── ⋅⊰
👨‍🦱 Qɪsᴏᴏʏɪɴ 🧑‍🦰
✹: @OgaalkaNolosha
⊱⋅ ──────────── ⋅⊰
📽 Aғʟᴀᴀᴍ 📽
✹: @Som_Flims
✹: @Musalsalo1
⊱⋅ ──────────── ⋅⊰
😂 Qᴏsᴏʟ & Qᴀʀᴀᴀxᴏ 😂
✹: @Ilaqosal
⊱⋅ ──────────── ⋅⊰
🎤 Dʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ 🎤
✹: @Cilmiraadis
✹: @Dhiiragaliye
✹: @Hogaan_Dumar
✹: @Hagaha_Nolosha
✹: @xafso143
✹: @Jiilka_wacyiga1
✹: @Hogaan_bulsho
✹: @Waayahanolosha
✹: @bqgrsh
✹: @Noqoxiddig
✹: @Rajadenna
✹: @QalbiDhaye143
✹: @Hidaayatu_Rabi
✹: @Fajru_Somali
✹: @Ruuxda
⊱⋅ ──────────── ⋅⊰
🎓 Aǫᴏᴏɴ & Fᴀsᴀʟᴏ 🎓
✹: @Hasancaashaq
✹: @Faaidobadan
✹: @Farsamada
✹: @baroafkaga
✹: @TilmameCafimad
✹: @DunnidaSuugaanta
✹: @Somalonline
✹: @haqabtire1
⊱⋅ ──────────── ⋅⊰



🔰⌚️🔰
⊱⋅ ──────────── ⋅⊰
❢ Midowga ༎

❢ Telegramerska Soomaalida
1 Team Somali Admins.
_❂_


╔═ ══ ══•| ⎉ |•══ ═══ ═╗
⎉↬Channel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg

@Somali_Admins↫⎉
⊱⋅ ──────────── ⋅⊰

⎉↬Haddi Aad Rabto Inaad Wax
ku xayaysiisato Ka Eeg wixii warbixina
@SomTelegramAds↫⎉
⊱⋅ ──────────── ⋅⊰
•━━━ ◍ ⎉🔝⎉ ◍ ━━━•
ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
@Somalibooks
@Cilmraadis
@Xikmadosom
@Hidaayatu_Rabi
@somalilibrary
↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫
Sawirku Waa macallin dugsi Qur'aan iyo Ardaydiisa oo dalka Suuriya ku nool.

Subax walba carruurtaas uu macallin ka u yahay ayuu mootadiisa kusii qaadaa si uu u geeyo dugsiga oo masaafo dheer u jira, iyo inuu Qur'aanka Kariimka ah soo baro.


#NASRA🧕
@jiilka_wacyiga1
Walaalayaal sii faafiya

Salaad Cabdullaahi Mukhtaar, wuxu ku nool yahay Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Salaad, maanta ayaan ku dhax arkay Magaalada Baardheere, wuxuna ka so jeeda qoys dan yar ah, wuxu ii sheegay ama ila wadaagay inuu tagay Magaalada Muqdisho, si loo caawiyo.

Lkn Isbitaallada iyo Dhakhaatiirta qaar waxay u sheegeen in dalka aan waxba looga qaban karin balse dibedda in si Deg deg ah, loo qaado ayay u sheegeen wuxuuna dib ugu so laabtay Magaalada Baardheere.

Salaad waa wiil 12 sano jir ah, sida aad aragtaan afka ayaa buro ugu taallo muddo dhowr sanno ayuu la xannuunsan yahay wuxu nooga baahan yahay caawin deg deg ah, waa wiil yar oo garab nooga baahan waana rajeyna inaad caawin doontaan.

Kala xiriir: 0613119552
👳‍♂️ JIILKA WACYIGA👳‍♀
Photo
Dalka Jarmalka🇩🇪

JACAYLKII KU HUNGOOBAY MADAARKA💔

Wiil Dhalinyaro ah oo Isla markaana ah Suuriyaan kuna nool Dalka Jarmalka ayaa waxaa khiyaamaysay, Gabar uu Jeclaa oo ay ku heshiiyeen inay isguursadaan oo ay Qos iyo nolol cusub yagleeleen.

Wiilkan Suuriyaanka ah ayaa waxay wada sheekasan jireen Gabar Suuriyaan ah oo ku nool Dalka Turkiga, aad bayna isku jeclaayeen
Wiilka iyo Gabadhu waxay ku heshiiyeen in ay Jarmalka isku guursadaan, wiilku waxa uu go'aansaday inuu Soo qaado Gabadha oo uu Jarmalka keeno.

Waxaa la gaaray Wakhtigii ay iman lahayd Jarmalka, wiilka oo aad u faraxsan ayaa tagay Madaarka ay ka soo dagaysay, isaga oo Ubaxyo Sita si uu u soo dhaweeyo Jacaylkiisa, waxaanu madaarkaasi la taagnaa Ubaxyo Qurxoon, qalbiga iyo niyadana wuu ka faraxsanaa

Balse Nasiib daro, Wakhti badan ayuu sugayay, wakhtigiina waa la gaaray, Gabdhiina muu arag muuuqeedii, waa uu waayay.

Aakhirkii waxa uu u tagay Qolooyinka amaanka (Security-ga) siiba kuwa maamulka Kamaradaha ku xidhan Madaarka si uu u ogaado dadka Ka soo dagay diyaaradaha, Kadib markii uu u sheegay in Qof ka maqanyahay.

Markii Kamaradihii la tusay waxa uu arkay arin Qalbi Jab ku noqotay, Gabadhii dhamayd ee uu sugayay Waxay Raacday NIN KALE. oo Suuriyaan ah 😲 oo isna halkaasi ku sugayay.

Gabadhii waxaa Madaarka ku sugayay Nin kale sidaas ayayna ku Raacday, waxaayanay Isla aadeen Dalka BILJAM, halkaasoo Ninka kale ka yimid.😢😢

Ninkii Suuriyaanka ahaa ee gabadha Jeclaa ee ay isaga u soo socota ayaa dacwad ku furay oo Laamaha Amaanka Jarmalka ogaysiiyay Arintaasi, waxayna ogaadeen inay Dalka ka baxeen oo ay galeen Dalka Biljam.
Arintan oo lala kaashaday Laamaha Amaanka Yurub ayaa waxaa lagu soo celiyay Dalka JARMALKA Gabdhii.

Ugu danbayn JARMALKA ayaa Gabadhii waxa uu ku celiyay Dalka TURKIGA.

Wiilkii Suuriyaanka ahaa ee Jarmalka joogay ee gabadha Jeclaa ee Soo qaaday Gabadhaasi Kuna sugayay Madaarka,ee ay ku balansanaayeen Inay is guursadaan ayaa sheegay in uu ku qarash gareeyay LACAG DHAN 30, 000 oo Euro Isla markaana ay kaga baxday Gabadhaasi.

Hada wiilkii Gabdhiina ma hayo, Lacagtiina waa ka khasaartay, Jacaylkiina warkiisaba daa.

KA warama Lugooyadaas iyo Khiyaamadaas?

Maxaad samayn lahayd hadii Arintani kugu dhici lahayd?

#NASRA🧕
@jiilka_wacyiga1
Qofka markuu qof kale been ku qancinaayo waxaa la culus qofkaas oo waxa uu muhiim u arkaa qanaacadiisa, Balse Alle ayaa la fududaaday oo caradiisa wax wayn uma arko.

Allow rabbinimo ayaan raali kaaga nahay❤️👏


#NASRA🧕
@jiilka_wacyiga1
Dumarka amaanta badan majecla 😌

Ma sax baaa 🙄🙄🙄🙄
Gabadha buuran waa sida basbaaska buuran oo malahan kuleel saa'id ah waana gabar dabeecad wanaagsan.
Halka gabadha gaaba dhuuban ay tahay sida basbaaska dhuuban wax ka kulul malahan 🔥.

#NASRA🧕
@jiilka_wacyiga1
Maalmaha xuriyada bay leeyihiin intee Xoriyad taalaa Dadkaaga baa Gaajo u dhimanaayo 😭😥
عش ما شئت فانك ميت
Forwarded from Albaani ²⁴| قناةالألباني (❥🅽🅰🅰︎🆂🅸🆁𖣔ꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋꠋ ꧁ ✿ M o h a m e d ✪)
Asc Subax wanaagsan

Maalmuhu kala wacan 😘😘🥰
@Albaanichannel252
Amanda Turner 10 week ka hore ayey turkey u tagtay in ay sameysato Qosolka Hollywood smile waxay bixisay lacag dhan 2800 pound UK una dhiganta 3430 Us dollar 💵.

Amanda sidan ayey noqotay ilaa haddana xal looma helin. Cajiib waye

Wax badso wax beel ayaa ku dhacday.
Abuurta Alle ku qanac❤️👏

Dr Cadceed

JOINED US
@jiilka_wacyiga1
Tiktok caan bey ka tahay , xaafadeeana caasi waalid , ma xishooto maalin waxay la soo taagan tahay wax aan dhaqanka ku fiicneyn.
Ruux aan Alle caan ka dhigin , caan ma noqon karo.

Allow xaqa waafaji


Xigasho #NASRA🧕


#Team_waano
@jiilka_wacyiga1