๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข
6.32K subscribers
2.12K photos
6 videos
1 file
175 links
‏๏ทฝ
Waa kanaal lagu talo galay jiheenta tubta toosan , dhiiri galinta iyo qofkasta oo raba inuu noloshiisa meel wanagsan gaadhsiiyo.
Cแดษดแด›แด€แด„แด› แดœs ๐‘‡๐‘’๐‘™๐‘’๐‘”๐‘Ÿ๐‘Ž๐‘š :: @Binu_Abdiziiz
Fadlan ku biir :
โ•ญโ•โ•๐Ÿ’œโ•โ•โ•แƒฆโฆแƒฆโ•โ•โ•ฎ
๐Ÿ‘‰ @jiilka_wacyiga1
โ•ฐโ•โ•แƒฆโฆแƒฆโ•โ•โ•๐Ÿ’œโ•โ•โ•ฏ
Download Telegram
Waaaw m.a

" Gabar waxbaratay waa bulsho waxbaratay "

Markasta aynu dhiiri-gelino una istaagno sidii Barbaarteenu dugsiyada u aadi lahaayeen si Siman.

Gaar ahaan gabdhuhu waxay mudan yihiin in Si gaar ah loo garab istaago loona dhiiri-geliyo Xili kasta. Waayo waa laf-dhabarta bulshadeena.

Qoriga ma dhignaa qalinka ma qadanaa ๐Ÿ•Š๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐ŸŽ aan dunida kale hore u gaarnee โžก๏ธ๐ŸŒ

Aqoontu Waa Tiirka Nolasha

ุงู„ุนู„ู… ู†ูˆุฑ ูˆุงู„ุฌู‡ู„ ุธู„ุงู…


#NASRA๐Ÿง•
@jiilka_wacyiga1
@jiilka_wacyiga1
12 Magaalo oo Somalia kamid ah soo qor adigoo google eegin iyo comment ga.
Dhar la dhaqay waa dhalaala.

Maah maah waaye aa lagu yiri.

Af soomaaliga adigaa lehe wax ku darso๐Ÿ˜‚.


#NASRA๐Ÿง•
@jiilka_wacyiga1
"Dadku waxay jecel yihiin qofka hortooda ku qosla , eebana (SWT) waxa uu jecel yahay addoonka hortiisa ku ooya.๐Ÿฅฐ๐Ÿค

Eebbe laabaheena haka buuxiyo cabsidiisa๐Ÿคฒโค๏ธ

#NASRA๐Ÿง•
@jiilka_wacyiga1
Waabarigii ilaa hada halmar allah ma uga mahadnaqday nimcooyinka uu kusiiyay oo caafimaadku kow kayahay.

Alhamdulillahโค๏ธ๐Ÿ‘


#NASRA๐Ÿง•
@jiilka_wacyiga1
Muse Mohammeddi wuxu ahaa saxafi ka caan ah warbaahinta muuqaalka ee dalka Afgaanistaan, balse waayaha iyo wakhtiga cusub ee dalkaasi galay ayaa saamayn ku yeeshay shaqadiisii isaga oo camal la'aan noqday.

Muse Mohammedi oo gacanta ku haya hooyadii oo xanuusanaysa ayaa galay xaalad nololeed oo ka dhalatay shaqo la'aanta soo wajahday. Isaga go'aansaday in uu raadiyo shaqo uu nolol maalmeedkiisa kula soo boxo, taas oo ugu dambayntii noqotay in uu dariiqyada ku iibiyo cuntooyinka fudud.

Waxana intaa ka dib laga qaaday sawir muujinaya isaga oo jidadka magaalada wax ku iibinaya. Kaas oo oo soo jiitay dareenka dadkii yaqaanney. Wararka ayaa sheegaya in hadda shaqo laga siiyey TV ga Qaranka Afgaanistaan.


#NASRA๐Ÿง•

@jiilka_wacyiga1
Qabyaaladdu waa qurun waxayna sii qurmuuntahay markay dumarka gasho๐Ÿ˜€
Dadkeenu waxa ay dulqaad u yeesheen busaaradaha baahsan,sicir bararka waalida ah, siyaasad xumada iyo fashilka siyaasiyiinteena, waxaanay waxaas oo dhan dulqaad ugu yeesheen waa xasiloonida, haynu yar iyo waynba wada ilaashano "Nabada"

Nabadeey warkaa Sheelan
Nin ku wayaaybaa sheegga
Nasanoon habeen seexan
Nolosha ku guulseega
Nabadeey nalkaa daaran
Waxaad tahay nimcada Eebbbe
Shaydaanku kaa naaran.

#nabad

#NASRA ๐Ÿง• @Jiilka_wacyiga1
Waa macalimiinta Gobalka Nangarhar ee dalka #afghanistan๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ซ oo ka gudbaya wabi iyagoo isticmaalaya qalab ay farsameysteen si ay wax u baraan Ardayda Gobalkaas.

Sida ay sheegeen Macalimiintaasi mushahar aad u yar ayey qaataan, balse dhibka intaas leeg waxay u marayaan si ay wax u baraan jiilkii berito iyaga bedeli lahaa.


#NASRA๐Ÿง•
@jiilka_wacyiga1
Daraasad iyo cilmi baaris la Sameyey aya waxay sheegeysa in gabdha hurdada/caajiska badan ay mustaqbalka aroosi doonto nin hantile aho magac leh .

Adiga akhrinaya sde isku tihiin hurdada Lol๐Ÿ˜ฌ๐Ÿ˜ฌ

Team Gacanta Taagta ๐Ÿคš๐Ÿคš


- #NASRA๐Ÿง•
@jiilka_wacyiga1
Guurso ama ha guursan labadaba waad ka shallaayi doontaa! ~ Soren Kierkegaard

Xikmadaan waan ku wareeray ee adiga maxaa kaaga baxay!? ๐Ÿค”๐Ÿ˜Ž


#NASRA๐Ÿง•
@jiilka_wacyiga1
Ogow!; Hadaadna wali Guursan waxa aad tahay faqiir baahane ah ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
Asc axbaabii maqal ma jiraa

Subax wanaagsan ๐Ÿ˜˜
Ruux aan Alle caan ka dhigin , caan ma noqon karo , lagamana dhigi karo.
Kuwii Rafaadka haysta fiiriya.
Allow xaqa waafaji.


#NASRA๐Ÿง•
@jiilka_wacyiga1
Samafalku wuxuu dhalinyaradu ku abuuraa wadaninmo , wadajir , howl uu qeyb ka yahay . Samafalku wuu mashquuliyaa dhalinyarada , balwad iyo tahriibna wuu ka fogeeyaa.
#SOYVDA ma idiin iloobi karno.
waa tusaalaha samafalka


#NASRA๐Ÿง•


JOINED US
@jiilka_wacyiga1
"Lax daas yariista eh gabdhaha waaye ladhahay "yeeydaasne wiilasha waaye ee gabdhow
"Iska ilaaliya yeeyda oo xijaabta ๐Ÿ˜ญ

Xigasho.


#NASRA๐Ÿง• @jiilka_wacyiga1
Gabadha raaliyada ah waa midda sodohdeed dahab u gaddda oo gacmaha iyo madaxa ka dhunkataa maalin walba oo ay ka duceysataaโค๐Ÿ™‚

Qaar baa horayba ka qosolaya oo dood ka qabo ๐Ÿ˜…

Yaa waaye Taas ๐Ÿค”๐Ÿค”

#NASRA๐Ÿง•
@jiilka_wacyiga1
Noloshu qiimo maleh qofkuna yadiidilo ma yeelan karo haduusan heysan lamaane daacad u ah nolosha โฃ๐Ÿ’ฏ

Subax wanaagsan


#NASRA๐Ÿง•
@jiilka_wacyiga1