๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข
6.46K subscribers
2.15K photos
7 videos
1 file
180 links
‏๏ทฝ
Waa kanaal lagu talo galay jiheenta tubta toosan , dhiiri galinta iyo qofkasta oo raba inuu noloshiisa meel wanagsan gaadhsiiyo.
Cแดษดแด›แด€แด„แด› แดœs ๐‘‡๐‘’๐‘™๐‘’๐‘”๐‘Ÿ๐‘Ž๐‘š :: @Binu_Abdiziiz
Fadlan ku biir :
โ•ญโ•โ•๐Ÿ’œโ•โ•โ•แƒฆโฆแƒฆโ•โ•โ•ฎ
๐Ÿ‘‰ @jiilka_wacyiga1
โ•ฐโ•โ•แƒฆโฆแƒฆโ•โ•โ•๐Ÿ’œโ•โ•โ•ฏ
Download Telegram
Mintid noqo abaabulan
Iyo la ga ma maarmaan
Marwadiisu jeceshahay
Ubadkiisu meel dheer
Uga soo mushxaradaan!

โ€” Hadraawi


Wiilasha la hadlayaa


#NASRA ๐Ÿง•
@Jiilka_wacyiga1
Dadkeenu waxa ay dulqaad u yeesheen busaaradaha baahsan,sicir bararka waalida ah, siyaasad xumada iyo fashilka siyaasiyiinteena, waxaanay waxaas oo dhan dulqaad ugu yeesheen waa xasiloonida, haynu yar iyo waynba wada ilaashano "Nabada"

Nabadeey warkaa Sheelan
Nin ku wayaaybaa sheegga
Nasanoon habeen seexan
Nolosha ku guulseega
Nabadeey nalkaa daaran
Waxaad tahay nimcada Eebbbe
Shaydaanku kaa naaran.

#nabad

#NASRA ๐Ÿง•
@Jiilka_wacyiga1
Dhidid aabe iyo dhafar hooyo baa igu dhiibsan i dhalaaliyay ,
ha u maleen dhib yari in laygu dhalay .
Dhidib reerahoo isku dheeli tiran
baa dhasha koow ka ahay.
Magac dhowr baan dhab u leeyahoo
mid waa dhameys midna dheeli tiran
midka kalena dhildhilan..
โคโคโคโคโคโคโค

#NASRA ๐Ÿง•

JOINED US
@Jiilka_wacyiga1
@Jiilka_wacyiga1
Raga & Dumarka waxaa Qiyaano badan ๐Ÿ’ฏ Raga Xaga Xiriirka Jacaylka ama hasawaha Gabdhuhu Mar walbo waa Daacad.

Gabdho sax soo mahanoo๐Ÿ˜‚

#NASRA ๐Ÿง• | @Jiilka_wacyiga1
Mustaqbalkan wanaagsan, iyo wax kasta oo wacan oo aad ilaahay ka baryaysaa, suuro gali-maayaan haddii aanad fal ku darin.
Bal'ee Go'aanka ama Go'aanfulinta ayaa laga horraysiiyay tala-saarashadda Rabbi.
"ูุฅุฐุง ุนุฒู…ุช ูุชูˆูƒู„ ุนู„ู‰ ุงู„ู„ู‡".
"ูˆู‡ุฒูŠ ุฅู„ูŠูƒู ุจุฌุฐุน ุงู„ู†ุฎู„ุฉ"
"ุฃุฑูƒุถ ุจุฑุฌู„ูƒ"

#NASRA ๐Ÿง• | @Jiilka_wacyiga1
Gabarey Si kasta oo aad isku dhaqdo Farax lugo baasto inu ku jeclado haku fikirin๐Ÿฅด marka wxa smeysa Rabbigaa ka xishoow๐Ÿฅด oo maqaarkaga ha fiiqin qurx kama horeyse๐Ÿคญ

#NASRA ๐Ÿง• | @Jiilka_wacyiga1
Daraasad cilmi-nafsi ah ayaa xaqiijinaysa in la joogitaanka haweenka quruxda badan ay dabci nacasnimo ku kiciyaan ragga.

#NASRA ๐Ÿง•
@Jiilka_wacyiga1
Nin xoogle, xamaali waa galaa, xarago waa galaa, xambaar waa galaa xilana waa galaa maahoo.๐Ÿ™ˆ

#NASRA ๐Ÿง•
@Jiilka_wacyiga1
Qofkii ku tiirsada gabadh uu dhab u jecel yahay iyaduna jecel, ma daali doono. Ma dhici doono. La dulaysan maayo. Ma duqoobayo, lagana adkaan maayo, mana caajisayo shayna ma dhaawici doono.๐Ÿฅบโค

๐Ÿซ‚๐Ÿ”

#NASRA ๐Ÿง•
@Jiilka_wacyiga1
Qofkii ugu horeeyay Ee Nabiga scw Diinta ka qaatay Abuu Bakar ma aheyn ee Waa Hooyo Khadiija Bint Khuweylid๐Ÿฅฐ๐Ÿฅฐ

Dumarka wanagsan Waa Sirta Nimankooda๐Ÿ˜˜

#NASRA ๐Ÿง•
@Jiilka_wacyiga1
Dadkeenu waxa ay dulqaad u yeesheen busaaradaha baahsan,sicir bararka waalida ah, siyaasad xumada iyo fashilka siyaasiyiinteena, waxaanay waxaas oo dhan dulqaad ugu yeesheen waa xasiloonida, haynu yar iyo waynba wada ilaashano "Nabada"

Nabadeey warkaa Sheelan
Nin ku wayaaybaa sheegga
Nasanoon habeen seexan
Nolosha ku guulseega
Nabadeey nalkaa daaran
Waxaad tahay nimcada Eebbbe
Shaydaanku kaa naaran.

#nabad

#NASRA ๐Ÿง•
@Jiilka_wacyiga1
Dadkeenu waxa ay dulqaad u yeesheen busaaradaha baahsan,sicir bararka waalida ah, siyaasad xumada iyo fashilka siyaasiyiinteena, waxaanay waxaas oo dhan dulqaad ugu yeesheen waa xasiloonida, haynu yar iyo waynba wada ilaashano "Nabada"

Nabadeey warkaa Sheelan
Nin ku wayaaybaa sheegga
Nasanoon habeen seexan
Nolosha ku guulseega
Nabadeey nalkaa daaran
Waxaad tahay nimcada Eebbbe
Shaydaanku kaa naaran.

#nabad

#NASRA ๐Ÿง•
@Jiilka_wacyiga1
Daraasad cilmi-nafsi ah ayaa xaqiijinaysa in la joogitaanka haweenka quruxda badan ay dabci nacasnimo ku kiciyaan ragga.

#NASRA ๐Ÿง•
@Jiilka_wacyiga1
Si kastoo aad u tahay qof wanaagsan qofbaad qisadiisa qeyb xun ugu jirtaaa ๐Ÿ™„๐Ÿค”๐Ÿ˜ณ๐Ÿ˜ฒ

DUNI LAYAAB LEH๐Ÿ˜š๐Ÿค”๐Ÿ™„

SUBAX WANAAGSAN ||

#NASRA ๐Ÿง•    @Jiilka_wacyiga1
Dadka qaar waa sida ubax ..
Markasta oo aad u dhowaato si aad u waraabiso, waxaad dareemaysa uduga macaan ee ka soo baxaya moolkiisa ..!!


Qalbiyadu way badan yihiin wejiyaduna way kasii badan yihiin!!

Si fiican u fiiri hareerahaaga si aad u ogaato kuwa wanaagga iyo kuwa xumaanta


#NASRA
@Jiilka_wacyiga1
Waxbarashadda nooc walba ay leedahay, hadday tahay barashadda diinta ,Afafka , Xisaabta iyo Sayniska waxa ay kaaga xidhan yihiin wax akhriska. Cilmigu wuxu ku kaydsan yahay buugta sida kaliya ee aad kala soo dhex bixi karto Aqoontaa ku duugan buugaagta waa adiga oo akhris badan sameeya
Akhris laโ€™aantii wax ma baranaysid , aqoontaad leedahay waxay ku xidhan tahay kolba inta aad akhriday, inta aad akhriday ayaad taqaan.

Akhrisku waa nafaqadda la siiyo maskaxda biniโ€™aadamka, akhrisku wuxu balaadhiyaa garaadka, garashadda iyo qofka.
Haddii cuntadu jidhka quudiso, akhriskuna wuxu kobciyaa caqliga iyo fahanka qofka.


Si fiican u akhriso insha Allah waa waa
xeerar Wax badan kaa badali doona insha Allah
Waana soo gudbin yaa insha Allah

Like ๐Ÿ‘ & love โค๏ธ waa noo dhiirigalin


#NASRA ๐Ÿง•

JOINED US
@Jiilka_wacyiga1
Seddex dumarka ma jecla.

1) Aamusnaanta
2) kelinimada
3) la xisaabtanka

Dumaroow warkaa mxaa ka jira aragtidiina๐Ÿค”๐Ÿค”

โœ๏ธ #NASRA โฃโฃโฃ

โ—โ—โ— @Jiilka_wacyiga1โ—โ—โ—
โ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ข
"Maanta Oo Kale Jaceeylkaaga Haddii Aad Hadiyad Siiso Waligii kuma Iloobaayo Waa Xaqiiiq ๐Ÿฅบโค๏ธ๐Ÿซ‚๐Ÿซถjaceylkaaga maanta Maxaad Hadiyad ahaan Usiisay/Usinee? ๐Ÿซถ Mise Dhagax Ayaad Taahay Jaceyl Mataqanid?๐Ÿ˜” War Isku Hadiyeeya Waad Is Jeclaneysane โค๏ธ๐Ÿ‘ฉโ€โค๏ธโ€๐Ÿ‘จ๐Ÿฅน

#NASRA