Wan ku jecelahay Boqorkeyga 💖
Kalmad Lammaanaha u roon 👌
Singlada u daran 😂😂😂
#NASRA🧕 | @jiilka_wacyiga1
Kalmad Lammaanaha u roon 👌
Singlada u daran 😂😂😂
#NASRA🧕 | @jiilka_wacyiga1
Mid reer mudug ah baa la weydiiyay Qare maka baxaa dhulkiina yacnii gobolkiina ???
Markaas buu yiri Haa gurigeena hortiisa buu ka bixi jiray waana Harsan jiray 🤣🤣😂😂
#NASRA🧕 || @jiilka_wacyiga1

Asc Asxaabay inay isniin tahay iima sheegin waayo waxaa iloownay barnaamijkii SUAALAHA ISNIINTA EE doorashada ahaa...
Cafwan caawa Waaba iloownay Raali ahaada 👏👏👋👋

Gabar walpa saxiipkeedi hore (Ex love) wuxuu ahaa nin xun oo jacaylka iy○ ixtiraamka aan waxpa ka aqoon🤔 iyaduna miskiin yar oo la dulmiyay lana khiyaameeyay
😔
_cajiip miyaanu ahayn arinkaasi_🤭
@Binu_Abdiziiz
JOINED US
@jiilka_wacyiga1
Si kastoo aad u tahay qof wanaagsan qofbaad qisadiisa qeyb xun ugu jirtaaa 🙄🤔😳😲
DUNI LAYAAB LEH😚🤔🙄
SUBAX WANAAGSAN ||
#NASRA 🧕 @Jiilka_wacyiga1
DUNI LAYAAB LEH😚🤔🙄
SUBAX WANAAGSAN ||
#NASRA 🧕 @Jiilka_wacyiga1
-Noqo Qof Qurux Badan :
-Noqo Qof Caqli Badan, oo Fakar Wanagsan.
-Noqo Qof Hadal Yar,oo Xikmad Badan.
#NASRA🧕 || @jiilka_wacyiga1
-Noqo Qof Caqli Badan, oo Fakar Wanagsan.
-Noqo Qof Hadal Yar,oo Xikmad Badan.
#NASRA🧕 || @jiilka_wacyiga1
~Noqo Qof caqli badan :
-Noqo Qof Waji Fur Furan, oo Bashaash Ah.
-Noqo Qof Qalbi Wanagsan,oo Xaasidka Aqoon.
#NASRA🧕 || @jiilka_wacyiga1
-Noqo Qof Waji Fur Furan, oo Bashaash Ah.
-Noqo Qof Qalbi Wanagsan,oo Xaasidka Aqoon.
#NASRA🧕 || @jiilka_wacyiga1
Bal kawaran Haday malaa'igtu dhahdo Nabi Muxammedow Hebal hebal ayaa kugu Salinayay
Yaa Allaah !!!
Waxaa darajadaa lagu gaadhaa ku Salinta Xibiibkeena
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين 🌹❤️
#NASRA🧕 ||
@jiilka_wacyiga1
﷽
[ آلَلَهم آجعـل آلقــرآن آلكَريـــــم آلعـظـيـم ربــــيـع
قـــلوبـــنا ]●●●●
Hami baa iga dhexguuxaya gubaya laabteyda,
waxa daxaya saaran baan gaar is leeyahay,
𝐍𝐚𝐠𝐮 𝐒𝐨𝐨 𝐁𝐢𝐢𝐫 :
╭══💜═════ღ❦ღ══╮
👉 @albaani_fariimo
╰══ღ❦ღ═════💜══╯
https://t.me/Albaanichannel252

Telegram
Albaani ²⁴™| قناةالألباني
Cid libinta kaa xigto ma jirto🏃 Sacabna sacabkaaga kagama horeeyo👏Aamin in waxaasi suurogal yihn, Qiimaheeda bixi👊
°#BARNAAMIJYADA_ka_baxa_Kanaalka²⁴°
■Xikmado dahabi ah ■ CASIRIYADA JIMCAHA ■ SHEEKO TAXANE ■SUAALAHA JIMCAHA IWM.
SOO DHAWOOW WLLKA✌

"Quruxdu Waa Qalbiga!"
- Qiyaastii qof foolxun ayaa oraahdan hindisay.

Waxaan halkaan ka cadeynayaa in caawa wixii ka dambeeya aan ahay gudoomiyaha ‘wiilasha Somaliyed walaalshood ’ 😀 xilkaas cidna iguma heysato.
Walaal waad iigu yeeri kartaa hada kadib.
#NASRA🧕
|@jiilka_wacyiga1

Forwarded from 👳♂️ JIILKA WACYIGA👳♀™ (NASRA🧕)
🤔Bal suureyso adigoo safar 🚶♂️u socda ayaa waxaad soo gaartay meel uu ka taagan yahay boor ⚠️(tabeelle) ay ku qoran tahay (🚷 Waa khatar ee joogso, miinooyin ayaa meeshan ku Aasan!). si tartiib ah ayaad uga laaban laheyd meesha halista ah adiga oo u mahad celinaaya🙏 dadkii digniinta meesha ku qoray ee naftaada badbaadiyey, ma aadan dhihi laheyn xoriyaddeydii ayaa layga hor-is-taagay, waxaad u garwaaqsan laheyd in nabadgelyadaada laga fekeray.
Tusaalehaas waxaa lamid ah xuduudda Alle iyo waxyaabaha uu kaa xarimay, marka lagu leeyahay waxaas waa xaaraan ee ha u dhawaan, ha u maleynin in xoriyaddaada laguu diidan yahay ee waxaad u fahamtaa in naftaadu ku badbaadeyso🦺.
Ilaahay (SWT) wuxuu yiri:
(وَمَن يَتَعَدَّ حُدُودَ اللَّهِ فَقَدْ ظَلَمَ نَفْسَهُ ۚ.)
Qofkii xuduudda Alle ka gudba naftiisa ayuu dulmiyey.
W/Q: Mustaf Awil Hassan

Naagti cajiin qasowga iyo canjeero dubowga soo saartay waxan leeyahay aakhiro kuma cafin doono 😕😂😂🤣🤣
Caawa cajiin qas maa i leedihiin ar xaliimooyinkaanaa 😂😂 igama Xishoonin 😂🤣😂
@Binu_Abdiziiz
JOINED US
@jiilka_wacyiga1
Caawa cajiin qas maa i leedihiin ar xaliimooyinkaanaa 😂😂 igama Xishoonin 😂🤣😂
@Binu_Abdiziiz
JOINED US
@jiilka_wacyiga1
يقول ابن الجوزي رحمه الله;-
"ان مشقة الطاعة تذهب و يبقي ثوابها
وان لذة المعاصي تذهب ويبقي عقابها".
Wa labo sadar oo si xeeldheer kuutaabanaya . Allow aduunyadena iyo akhiradeenaba ku hagaaji daacadaada🤲.
#NASRA🧕
@jiilka_wacyiga1
"ان مشقة الطاعة تذهب و يبقي ثوابها
وان لذة المعاصي تذهب ويبقي عقابها".
Wa labo sadar oo si xeeldheer kuutaabanaya . Allow aduunyadena iyo akhiradeenaba ku hagaaji daacadaada🤲.
#NASRA🧕
@jiilka_wacyiga1
"Waa dabeecad fiican tahay haddii aad wali wada xiriirtaan, qofkii kuugu horreeyay oo aad la haasaawdo. "
Maxaad ka garanaysaa faa'idooyinka ay leeyihiin 10ka Maalmood ee bisha Dhul-hijjah ?
Assalamu Calaykum
Salaan ka dib Ilaahey wuxuu ku dhaartay Tobankaan maalmood
ee bisha dhul-hijjah wuxuuna yiri:-
(وَالْفَجْرِ.)( وَلَيَالٍ عَشْرٍ.)
"(Eebe wuxuu ku dhaartay Waabiriga) ( iyo habeenada tobanka ah 《Carafo》).
Nabigeena Muxammed (NNKH) wuxuu yiri:- Ma jiro maalmo uu Ilaahey ka jecel yahay acmaal la sameeyo tobanka maalmood ee ugu horeysa bisha Dhul-Hijjah.
Nebigu (scw) wuxuu yidhi: “Qofkii akhriya warqad kitaabka Alle (SWT) ka mid ah, wuxuu leeyahay ajar. Abaalkaasna waxa lagu dhufsan doonaa 10. Ma odhanayo Alif, Laam, Meem waa xaraf, ee waxaan leeyahay “Alif” waa xaraf, “laam” waa xaraf, “meem” waa xaraf. ” [Tirmidi]
Faaidooyinka 10-ka Maalin ee ugu horeyso bisha Dhul-Hijjah.
1) Maalinta 1aad ee Bisha Dhul-Hijjah:- Waa maalintii loo dambi dhaafay Nabi Aadam CS, Qofkii sooma dambiyadiisa oo dhan waa loo dhaafaa.
2) Maalinta 2aad ee Bisha Dhul-Hijjah:- Waa maalintii la aqbalay ducada Nabi yoonis CS isla markaasna laga soo bixiyey caloosha Nibiriga qofkii sooma waxay ula mid tahay sida isagoo hal sano caabudaayey ilaahey oo aan ilbiriqsi ku caasin.
3) maalinta 3aad ee bisha Dhul-Hijjah:- Waa maalintii la aqbalay ducadii Nabi zakariya CS, qofkii sooma ducadiisa waa la aqbalayaa.
4) maalinta 4aad ee bisha Dhul-Hijjah:- Waa maalintii la dhalay Nabi ciise CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka dheeraanayaa Quusitaan iyo Faqri.
5)Maalintii 5aad ee bisha Dhul-Hijjah:- Waa maalintii la dhalay Nabi Muuse CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka badbaadinayaa cadaabta Qabriga.
6) Maalinta 6aad ee bisha Dhul-Hijjah:- Waa maalintii uu Alle (SW) Nabigiisa u furay albaabada kheyrka , Qofkii sooma wuxuu Alle ku fiiriyaa il naxariis leh.
7)Maalinta 7aad ee bisha Dhul-Hijjah:- Waa maalintii la xirayo Albaabada Naarta, lamana furo ilaa ay ka dhamaato Tobanka maalin ee bisha Dhul-Hijjah, Qofkii sooma ilaahey wuxuu ka xiraa 30 Al baab oo dhibaato ah, wuxuuna u furaa 30 Al baab oo Fudeed ah.
8)Maalinta 8aad ee bisha Dhul-Hijjah:- Waa maalinta loogu magac daray (Tarwiya) Qofkii sooma wuxuu Alle siinaayaa ajir uusan ogeyn ilaahey mooyee.
9) Maalinta 9aad ee bisha Dhul-Hijjah:- Waa maalinta la istaagaayo Banka carafa, Qofkii sooma ilaahey wuxuu u dhaafaa dambiyada sanadkii hore iyo sanadka soo sacdo, waana maalinta ay soo dagtay aayada Qu'aanka ee
( الْيَوْمَ أَكْمَلْتُ لَكُمْ دِينَكُمْ وَأَتْمَمْتُ عَلَيْكُمْ نِعْمَتِي وَرَضِيتُ لَكُمُ الْإِسْلَامَ دِينًا)
10) Maalinta 10aad ee bisha Dhul-Hijjah:- Waa maalinta ciidul adxaa, qofkii Alle qurbaan ugu dhawaadana wuxuu u dhaafaa dambiyadiisa.
Ilaahow naga dhig kuwa loo denbi dhaafo lagana dheereeyo cadaabka Naarta 🥺🤲☪️
Sii share garey wll si qofkasta ugu faa'ideyto faa'idooyinka ay leeyihiin 10ka Maalmood ee bisha dhul-hijjah ☪️
Xigasho
✍Ilyas Hussien