๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข
6.69K subscribers
2.2K photos
7 videos
1 file
188 links
‏๏ทฝ
Waa kanaal lagu talo galay jiheenta tubta toosan , dhiiri galinta iyo qofkasta oo raba inuu noloshiisa meel wanagsan gaadhsiiyo.
Cแดษดแด›แด€แด„แด› แดœs ๐‘‡๐‘’๐‘™๐‘’๐‘”๐‘Ÿ๐‘Ž๐‘š :: @Binu_Abdiziiz
Fadlan ku biir :
โ•ญโ•โ•๐Ÿ’œโ•โ•โ•แƒฆโฆแƒฆโ•โ•โ•ฎ
๐Ÿ‘‰ @jiilka_wacyiga1
โ•ฐโ•โ•แƒฆโฆแƒฆโ•โ•โ•๐Ÿ’œโ•โ•โ•ฏ
Download Telegram
"Bal ka warran ilmadii hore nooga qubatay haddii ay la mid tahay biyihii waraabinayey miraha aan dooneyno in ay noo soo go'aan sanadkan?"

Aad bey ii soo jiidatay weydiintan oo lagu daabacay bogga Truth Theory. Su'aal kaliya ma aha, sidoo kale waa rejo iyo hummaag fiican oo loo sawirayo dadka soo dhibtooday ee waayuhu ciileen, duruuftuna ku adkaatay. Sanadkan sanadkii guusha Allaha kaaga dhigo.

HALGANKU WAA JOOGTAYN.

Subax wanaagsan .
6:30kii_#AROORNIMO

Diyaarintii
#Team_waano

@Jiilka_wacyiga1
Forwarded from ๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข (โœจ๐Ÿ†ƒ๏ธŽ๐Ÿ…ด๏ธŽ๐Ÿ…๏ธŽ๐Ÿ…ผ๏ธŽ_๐Ÿ…ฆ๏ธŽ๐Ÿ…๏ธŽ๐Ÿ…๏ธŽ๐Ÿ…ฝ๐Ÿ…ž๏ธŽโœจ)
Ilaahayaw:
Wali waxaan sugayaa gargaarkaaga, waxaana kaa filanayaa wanaag, waxaana ogahay in aada hoojinin qof wanaag kaa fishay. Waxaana igu filan inaan habeen walba kuu sheegto waxa aan rabo, adiguna aad i maqlayso.

#6:30kii_#AROORNIMO

#Team_waano
@Jiilka_wacyiga1
Wallaahi wallaahi Xaqa ninkii ka aamusa ayuu Nabiga scw yiri "Way shaydaan "

" Baadilkaan maanta meel walba ka muuqdo , hadaanad ducaad noqon , adigaa baadilka lagu yeeri "....
ุฅู† ู„ู… ุชูƒู† ุฏุงุนูŠุง ูุชูƒูˆู† ู…ุฏุนูˆุง
ยฐยฐ Hadaan Umada kheyrka ugu yeerin adaa sharka lagu yeeri ogoow ยฐยฐ

#6:30kii_#AROORNIMO

#Team_waano
@Jiilka_wacyiga1
Hadii aan si dhab ah ugu fiirsano awoodaha Eebbe ina siiyay, waxa aan soo saari karnaa waxqabad ka badan waxa aan hada filaneyno.

Awooda, kartida, garshada iyo caafimaadka Eebbe kuugu deeqay ugu faa'idee naftaada iyo bulshadaada adiga oo ugu faa'ideynaya sida Alle raali kaaga yahay.


#6:30kii_AROORNIMO | SUBAX WANAAGSAN ๐Ÿค

#Team_waano

@Jiilka_wacyiga1
Forwarded from ๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ JIILKA WACYIGA๐Ÿ‘ณโ€โ™€โ„ข (โœจ๐Ÿ†ƒ๏ธŽ๐Ÿ…ด๏ธŽ๐Ÿ…๏ธŽ๐Ÿ…ผ๏ธŽ_๐Ÿ…ฆ๏ธŽ๐Ÿ…๏ธŽ๐Ÿ…๏ธŽ๐Ÿ…ฝ๐Ÿ…ž๏ธŽโœจ)
Maxamed iyo Abuu Luqmaan ayaa waxa ay arkeen, gabar aanan yara asturneyn. Waxa ay jecleysteen in ay waaniyaan oo u nasteexeeyaan.

Sidan ayay waanadii u kala dhigeen:-

โ–ถ๏ธAbuu Luqmaan: "Walaal sow qof muslim ah ma tihid, maxaad isla qaawineysaa? Subxaanallaah. Naa is astur oo ilaahey ka cabso".

โ–ถ๏ธMaxamed: "Walaashey qaali badaney, timahan quruxa badan iyo jirkaan Alle kuugu deeqay inoo astur. Ilaahey sidan raalli kama ahan. Ogow il biniโ€™aadamna waa jirtaa. Dhammaanteen Allaha inoo wada dambi dhaafo".

Labadaas nin midkee ayaa gabadha qalbigeeda saameyn ku yeelan kara?

Subax wanaagsan
#6:30kii__#AROORNIMO

#Team_waano
@Jiilka_wacyiga1
Sanadkii 10aad ee hijrada, ayay sida maanta meelaha qaar ka dhacday oo kale qorraxdu u madoobaatay. Ilaahey amarkiis waxay ku soo beegantay, oo maalinkaas dhintay wiilkii nebiga scw ee Ibraahiim ahaa. Waxaa jirtay khuraafo waagaas shaacsanayd oo ah in qorraxda iyo bishu haddii ay madoobaadaan uu qof weyn dhashay ama dhintay. Sidii ayay dadku isugu fasirteen in madoobaadka qorraxda ay u sabab tahay dhimashada wiilka suubbanaha scw.

Nebigu scw asaga oo ay tacsiyi u taallo, oo wiilkii wiilashiisa u dambeeyay uu maanta dhintay, ayuu markuu dadkii tujiyay la hadlay oo ku yiri: โ€œQorraxda iyo bishu waa labo calaamad oo calaamadaha Alle ka mid ah, uma madoobaadaan qof dhimashadii iyo dhalashii midna, ee haddii aad wax ka aragtaan Alle tuuga, oo tukada ilaa ay ka faydmayaanโ€ Bukhaari iyo Muslim.
โ€ุฅูู†ู‘ูŽ ุงู„ุดู‘ูŽู…ู’ุณูŽ ูˆูŽุงู„ู’ู‚ูŽู…ูŽุฑูŽ ุขูŠูŽุชูŽุงู†ู ู…ูู†ู’ ุขูŠูŽุงุชู ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ู„ูŽุง ูŠูŽู†ู’ูƒูŽุณูููŽุงู†ู ู„ูู…ูŽูˆู’ุชู ุฃูŽุญูŽุฏู ูˆูŽู„ูŽุง ู„ูุญูŽูŠูŽุงุชูู‡ูุŒ ููŽุฅูุฐูŽุง ุฑูŽุฃูŽูŠู’ุชูู…ููˆู‡ูู…ูŽุง ููŽุงุฏู’ุนููˆุง ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูŽ ูˆูŽุตูŽู„ู‘ููˆุง ุญูŽุชู‘ูŽู‰ ูŠูŽู†ู’ุฌูŽู„ููŠูŽโ€œ

Xadiiskaani wuxuu ka mid yahay axaaddiista ay culimmadu u daliishadeen runnimada nebi Muxammad scw. Waayo, haddii uusan ahayn nebi run ah, ee uu yahay qof nebinnimo been ah sheeganaya, oo magac ka samaynaya, iskama uusan ciideeyeen weyneynta iyo buunbuuninta wiilkiisa loo sameeyay, ee intuu hoos ka qoslo ayuu dhihi lahaa: โ€œWallaahi waan marsiiyay kuwaan in aan nebi ahayโ€ waa haddiiba uusan asagu kala hormareen, oo uusan dhihin: โ€œQorraxdu waxay u madoobaatay dhimashada wiilkaygaโ€.

Qof nebinnimo been ah sheeganaya asaga oo tacsiyi u taal xil iskama uusan saareen in uu caqligaaga khuraafaad asaga lagu weyneynayo kala dagaallamo, ee jaanis buuba ka dhex arki lahaa.

In dhacdadaan loo daliishado runnimada nebi Muxammad scw, kuma eka keliya culimmada Muslimiinta, ee xataa gaalada qaarkood ayaa daliil cad ka dhex arkay, waxaana ka mid ah Mustashriqii faransiiska ahaa Emile Dermenghem, oo yiri: โ€œMuxammad waxay Maariya Alqibdiyah u dhashay wiilkiisii Ibraahiim, markaas buu dhintay asaga oo ilmo ah, aad buu uga murgay, wuuna soo aasay asaga oo ilmaynaya, waxaana geeridiisa ku soo beegantay qorraxmadoobaad, markaas ayay Muslimiintu dheheen: waxay la madoobaatay geeridiisa. Laakin, Muxammad naf-samaantiisu waxay gaarsiisay in uu arrinkaas diido, markaas ayuu yiri: qorraxda iyo bishu waa labo calaamad oo Alle, umana madoobaadaan qof geeridiis... Hadalkaas oo kalena kama soo fulo qof beenhawaas ahโ€.ยน
ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ุนู„ูŠู‡.
โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”
ยน. ุธุงู‡ุฑุฉ ู†ู‚ุฏ ุงู„ุฏูŠู†
Daud Ali


#TEAM_WAANO
@Jiilka_wacyiga1
Wallaahi wallaahi  Xaqa ninkii ka aamusa ayuu Nabiga scw yiri  "Way shaydaan "

" Baadilkaan maanta meel walba ka muuqdo , hadaanad ducaad noqon , adigaa baadilka lagu yeeri "....
ุฅู† ู„ู… ุชูƒู† ุฏุงุนูŠุง ูุชูƒูˆู† ู…ุฏุนูˆุง
ยฐยฐ Hadaan Umada kheyrka ugu yeerin adaa sharka lagu yeeri ogoow ยฐยฐ


#Team_waano
@Jiilka_wacyiga1
Naxariisto wa qeyb kamida nolosha๐Ÿฅบ๐Ÿฅฐ
Naxaris la,aani waa nolon la'aan โคโค


#TEAM_WAANO


NAGU SOO BIIR
@Jiilka_wacyiga1
โ—Subaxyada qadhaadhkaa marbaa laga sifoobaayฤ“.
โ—Waxa saaryo dabatood intaa surino soo xaabto.
โ—Mar un baad sarkaalnimo heshaa lagu salaamaayฤ“.
โ—Raxada safkeedii marbaad saami ka heshaayฤ“.
โ—Ma uun baad siraadkii wacnaa saanta dhigataayฤ“.
โ—Waxaad samartaaba kol buu sagalku hooraayฤ“.

SUBAX WANAAGSAN ASXAABTA ๐Ÿ˜˜

#6:30_ AROORNIMO


#Team_waano
@Jiilka_wacyiga1
Shahaadada Dugsiga sare, mida jaamacadaa, ee Digriiga, Mastarta iyo mida P.h.d ahi ba

dhammaantood habeenka 1-aad ee qabriga waxa ay noqon doonaan waraaqo La'firdhiyo/La'tuuro

Waxaana soo hadhaya darsigii FasaLka koobaad ee:-

1= Waa kuma rabigaa?
2= Waa kuma nebigaa?
3= Waa tee diintaadu?

AlLow khaatumada khayr noogu khatin.๐Ÿคฒ๐Ÿ˜ฅ

Isku soo laabasho wacan reer Team waano๐Ÿ‘‹๐Ÿ‘‹

#Team_waano
@Jiilka_wacyiga1