Albaani ²⁴| قناةالألباني
12.7K subscribers
3.02K photos
36 videos
9 files
448 links
Cid libinta kaa xigto ma jirto🏃 Sacabna sacabkaaga kagama horeeyo👏Aamin in waxaasi suurogal yihn, Qiimaheeda bixi👊

°#BARNAAMIJYADA_ka_baxa_Kanaalka²⁴°
■Xikmado dahabi ah ■ CASIRIYADA JIMCAHA ■ SHEEKO TAXANE ■SUAALAHA JIMCAHA IWM.

SOO DHAWOOW WLLKA
Download Telegram
وَلَلْآخِرَةُ خَيْرٌ لَكَ مِنَ الْأُولَى

"Dambaysada ayaa kaaga khayr badan horeysada."

#Markaawi @Binu_Abdiziiz
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

🤍
Cadaalad darro oo dhan halka ay kasoo bilaabmato!

Dhaqanka suubaan soomaaliyeed dabcan ma ogola ayaan filaa in wiilku isku filnaado howlaha guriga ee hagaajinta iyo cuno karinta ugu muhiimsanyihiin uu qabto.

Ar waan ilaabay wiil soomaaliyeed ma intuu xaaqin qabsado deerka ama gudaha guriga soo hagaajinaayo waa adduunyo gadoon uun baan filayaa..


Lkn aniga xaafadeena waxaas adaa lagu dhahaa 🤣🤣🤣 Qofwalba iyo shaqadiisa

📍 #markaawi @Binu_Abdiziiz
Midkeed xiisaysaa intan ka warankooda
Anonymous Poll
47%
Qisooyinka
4%
Siyaasada
36%
Hormarinta qofka
13%
Dhiirigalin
-Waxaan idiin soo wadaa 11gabdhood oo ka sheekeeyay ragooda iyo mid walba waxa ay ka sheegtay

-Qiso cajiib ah (xathiiska umu zarci)

Waa cajiib waxay ka turjumaysaa rag badan oo hada jogo sida ay dumarkoda ola dhaqmaan
𝑾𝒊𝒙𝒊𝒊 𝒍𝒂 𝒒𝒐𝒓𝒂𝒂 𝒒𝒖𝒓𝒖𝒖𝒎𝒐 𝒉𝒂𝒅𝒉𝒆𝒆 𝒎𝒖𝒙𝒖𝒖 𝒉𝒂𝒅𝒂𝒍 𝒒𝒊𝒊𝒎𝒐 𝒍𝒆𝒆𝒚𝒂𝒉𝒂𝒚
https://t.me/xidigtiimalayka
🤍🖤
𝗤𝗼𝗿𝗺𝗮𝗱𝗮 26 𝗻𝗮𝗮𝗱 𝗲𝗲 𝗯𝗮𝗿𝗻𝗮𝗮𝗺𝗶𝗷𝗸𝗮 𝗾𝗼𝗿𝗺𝗼

𝗖𝗔𝗙𝗜𝗦𝗞𝗔:

Cafisku waa qeyb ka mid ah caafimaadka nolosha aadanaha cafinta qofka aad wax uqabto ama dambi kaa galay waa shay cajiiba oo wanaaga kuwooda waawayn kamid ah , waana qeyb kamida naxariista

cafisku wuxu maydhaa ama dhaqaa qalbiga bani aadanka wuxuuna cusboonaysiiyaa jacaylka, wuxuu horseeda nabadda, jacaylka iyo isku furo qalbiyada labada qof

Cafisku wuxuu nuur ka shidaa qalbiyada kala fogaaday wuxuuna sifeeyaa wixii hore oodhan qofka cafinta baddani wuu ka naxariis iyo karaamo badanyahay dadka kale. Waa wax aad loogu baahanyahay bulshada dhexdeeda.

Waqti walba waa loo baahanyahay waliba habeenkii marka uu qofku hurdada isku diyaariyo lahadal naftaada oo iska cafi itntii aad malinkaaga ku dhex jirtay cidii wax idin dhex mareen , waxad seexan doontaa adoo culayskii iyo walwalkii kaa degay

𝗙𝗮𝗮'𝗶𝗱𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗰𝗮𝗳𝗶𝘀𝗸𝗮

Qalbiga oo kuu xasila
Allah agtiisa ood sharaf ka yeelatid
Ajar oo lagaaga qoro
dadka oo ku jeclaada
qalbiga oo culaysku kaga yaraado
La dhanqankaaga dadka oo wanaagsanaada

Illaahay wuxu leeyahay (swt)

(وليعفو وليصفحو ألا تحبون أن يغفر الله لكم والله غفور الرحيم)

(Ha cafiyaan oo ha saamaxaan miyaadan jeclayn in alle Wayne idiin dhaafo Alle waa dhaafe naxariis badan)

Aynu cafino cid walba oo wax ina dhex mareen hayaraato ama ha badnaatee
۞ قُلْ يَـٰعِبَادِىَ ٱلَّذِينَ أَسْرَفُوا۟ عَلَىٰٓ أَنفُسِهِمْ لَا تَقْنَطُوا۟ مِن رَّحْمَةِ ٱللَّهِ ۚ إِنَّ ٱللَّهَ يَغْفِرُ ٱلذُّنُوبَ جَمِيعًا ۚ إِنَّهُۥ هُوَ ٱلْغَفُورُ ٱلرَّحِيمُ﴿٥٣﴾

“ Waxaad dhahdaa, Nabiyow, Eebbe wuxuu yidhi, “Adoomadayda ku xad gudbay Naftooda.  Ha ka quusanina naxariista Eebe, illeen Eebe waa ka dhaafa dambiyada dhammaanteed, waana dambi dhaafe Naxariista ”

Aayda rajada u ah DanbiiLayaasha

Tani waa dhibrinta dadka xad-gudbay ka warran hadaba dadka xil-kasey ee qabtey hawsha la faray

Kalmada ah "ياعبادي" Waxay rajo usoo celineysaa dadka danbiyada galey sababto ah naxriista rabi kama ceydhin Ee wuu isku nisbeeyay Rajada ugu fiican ee ku jirtana waa kalmada ah "haquusanina" Danbi kasta oo aad gashey tawbadu wa ka furan tahay inta aysan waqtiga logu Tala-galey dhincin ee tawbad keen hada ayad waqti haysata inta aad dhalin yaro tahay.

WQ:: Ustaad Machett
It's not the end of a book. It's the start of your best chapter 💭

ليست نهاية الكتاب. إنها بداية أفضل فصل لديك💭

Ma aha dhammaadka buug. Ee Waa bilowga cutubkaaga ugu fiican

#Moonlight🤍🖤
#Markaawi
@Binu_Abdiziiz
@Albaanichannel252
𝗫𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝗸𝘂 𝗷𝗶𝗿𝘁𝗼 𝗸𝘂𝗺𝗮 𝘄𝗮𝗮𝗿𝗶 𝗱𝗼𝗼𝗻𝘁𝗶𝗱, 𝗵𝗮𝗱𝗱𝗮𝘆 𝘅𝘂𝗻𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝘀𝗮𝗺𝗶𝗿 𝗵𝗮𝗱𝗱𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗰𝗮𝗻𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆𝗻𝗮 𝗮𝗹𝘅𝗮𝗺𝗱𝘂𝗹𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵 𝗱𝗵𝗲𝗵
‏شهرٌ حافلٌ بنـيل الهبـــات
‏ورفـــعــة الـــدرجـــــــات
‏وعظــــيم الـحــســنـــات

‏قال ﷺ :
‏(أفضل الصيام بعد رمضان شهر الله المحرم)
𝗡𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝘂 𝘀𝗶𝗱𝗮𝗮𝗱 𝗿𝗮𝗯𝘁𝗮𝘆 𝗵𝗮𝗱𝗱𝗮𝘆 𝗸𝘂𝘂 𝗻𝗼𝗾𝗼𝗻 𝘄𝗮𝘆𝗱𝗼,𝗸𝘂 𝗿𝗮𝗮𝘅𝗮𝘆𝘀𝗼 𝘀𝗶𝗱𝗮𝘆 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝗴𝗮𝗮𝗱𝗵𝗮𝘆𝘀𝗼 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝗿𝗮𝗯𝘁𝗮𝘆
Ayeeyo ayaa waxay inanteeda ku tiri:
Inanteydiyeey zowjka wanaagsan waa aabo labaad, aabaha kadib ee si fiican u dooro zowjkaaga mustaqbalka 🌷

KANAALKA ALBAANI
@Binu_Abdiziiz
𝗬𝗮𝘆 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻𝘁𝘂 𝗸𝗮𝗮 𝗱𝗶𝗱𝗶𝗻
𝗱𝗮𝗺𝗻𝗮 𝘆𝗮𝗮𝗻𝗮𝘆 𝗸𝗮𝗮 𝗼𝗱𝗵𝗮𝗻
𝗔𝗮𝘆𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗱𝗮𝗹𝗶𝗶𝗹𝗸𝗶𝘆𝗼
𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗱𝗶𝗶𝗻𝘁𝘂 𝗸𝗮𝗮 𝗹𝘂𝗺𝗶𝗻
𝗗𝗮𝘄𝗼 𝗺𝗮𝗹𝗲 𝘅𝘂𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝘂𝘆𝗲
𝗫𝗮𝗾𝗮 𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗹𝗮𝗴𝗮𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗶𝗻
𝗺𝗮𝗹𝗮𝗮'𝗶𝗴𝘁𝗮 𝗱𝘂𝘂𝘀𝗵𝗮𝗮
𝗱𝗮𝗺𝗯𝗶 𝘆𝗮𝗮𝗻𝗮𝘆 𝗸𝗮𝗮 𝗾𝗼𝗿𝗶𝗻
𝗔𝗮𝗸𝗵𝗶𝗿𝗮𝗮 𝗱𝗮𝗺𝗯𝗮𝘆𝘀𝗲𝗲
𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗶𝗶𝗹𝗸𝘂 𝗸𝘂𝘂 𝗱𝘂𝗺𝗶𝗻
𝗥𝗮𝗯𝗯𝗶 𝗱𝗮𝗮'𝗶𝗺 𝘄𝗲𝗲𝘆𝗲
𝘆𝘂𝘂 𝗻𝗮𝗮𝗿𝘁𝗮 𝗸𝘂𝘂 𝗱𝗶𝗿𝗶𝗻
𝗱𝗮𝗯𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗰𝗮𝗱𝗮𝗮𝗯𝘁𝘂𝗻𝗮
𝗵𝗶𝗹𝗯𝗮𝗵𝗮𝗮𝗴𝗮 𝘆𝗮𝘆 𝗱𝘂𝗯𝗮𝗻

𝗮𝗯𝘄𝗮𝗮𝗻 𝗝𝗶𝗵𝗲𝗲𝘆𝗲
Hadey murugo ku qabato: waxaa haysataa salaad
🌷🌱
Haddey meeli ku xanuunto: waxaa haysataa qur'aan
🌱🌿
Haddaa ceriiri dareento: waxaa haysataa istiqfaar
🌷🌿
Haddaa waxyaabo badan aduunka ku waysay: waxaa jirta Janno

@Binu_Abdiziiz
𝗗𝘂𝗺𝗮𝗿𝗻𝗶𝗺𝗼 𝗵𝗮𝗱𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗿𝗮𝗯𝘁𝗼 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗱 𝗸𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗻𝘁𝗼 𝗱𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗿𝗼 𝗼𝗼 𝗳𝗮𝗵𝗮𝗻
🫧 Somali Community ++ 🫧

❱━━━━━❰・❉・❱━━━━━━❰
💎 Ku Sali Nebi Mohamed ⤵️
❱━━━━━❰・❉・❱━━━━━━❰

🌀Diinteena Islaamka
🆔 JOIN ➠: ▫️ Nolosheena
🆔 JOIN ➠: ▫️ quruxda islamka
🆔 JOIN ➠: ▫️ dhaqan wanaag
🆔 JOIN ➠: ▫️ Hidayadi rabi
🆔 JOIN ➠: ▫️ Hogaan Dumar
🆔 JOIN ➠: ▫️ Ruuxda Nafta
🆔 JOIN ➠: ▫️ Diinta Suuban

🌀 Free Courses
🆔 JOIN ➠: 🔻 udemy courses
🆔 JOIN ➠: 🔻 somali Courses
🆔 JOIN ➠: 🔻 Kobci aqoonnta
🆔 JOIN ➠: 🔻 SomaliEnglish


🌀 xikmado
🆔 JOIN ➠: ♦️ xikmadosom
🆔 JOIN ➠: ♦️ nuxurside
🆔 JOIN ➠: ♦️ Albaani
🆔 JOIN ➠: ♦️ xaqiiqda saxda
🆔 JOIN ➠: ♦️ kalimat karim

🌀 dhiirigalin
🆔 JOIN ➠: ◾️ dhiiragaliye
🆔 JOIN ➠: ◾️ Qalbi dhaye
🆔 JOIN ➠: ◾️ Qalbi jileec

🌀Oraahyo
🆔 JOIN ➠: 🔺 faido channel
🆔 JOIN ➠: 🔺 fikraheena
🆔 JOIN ➠: 🔺 Runta sheeg
🆔 JOIN ➠: 🔺 kaydka qormada

🌀 jacaylka
🆔 JOIN ➠: 🔹 jacaylside
🆔 JOIN ➠: 🔹 hassan caashaq
🆔 JOIN ➠: 🔹 dareenside
🆔 JOIN ➠: 🔹 Qalbiyadeena

🌀Bugaag
🆔 JOIN ➠: 🔸 Somalibooks
🆔 JOIN ➠: 🔸 Kobciye books
🆔 JOIN ➠: 🔸 Somalilibrary

Ⓜ️ VIP channel :-
Dareen Bulsho

🟢-—---------✴️---------🟢
▪️ Powered By : 
@Somalibooks
🔴-------------✴️---------🔴
𝗤𝗼𝗳𝗸𝗮 𝗸𝗮𝗮 𝗹𝗶𝗶𝘁𝗮 𝗰𝗮𝗮𝘄𝗶, 𝗵𝗮𝗱𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗵𝗮𝘆𝘀𝗮𝗻 𝗹𝗮𝗰𝗮𝗴 𝗮𝗺𝗮𝗯𝗮 𝗰𝘂𝗻𝗻𝗼 𝗮𝗮𝗱 𝗸𝘂 𝗰𝗮𝗮𝘄𝗶𝘀𝗼 𝗴𝗮𝗿𝗮𝗯𝗸𝗮 𝗾𝗮𝗯𝗼 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗹 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻 𝗸𝘂 𝗱𝗵𝗲𝗵 𝗾𝗼𝗳𝗸𝗮 𝘄𝗮𝗱 𝗰𝗮𝗮𝘄𝗶𝘀𝗮𝘆
BARNAAMIJKA QORMO

QORMADA 27AAD

TAWBAD KEEN BADHAX TIRAN OO KHAALIS


Culimadu waxay dheheen Tawbadu waa waajib in danbi dhamaantii laga tawbad keeeno
👇Hadii danbigu ama macsidu tahay mid alle iyo adoonka u dhaxeeya oo aan xaq aadami ahayn 3 shardi ayay leedahay
1= danbiga in qofku uu ka fuqo yacni ka dhaxbaxo lkn inuusa dhihin asagoo danbigi ku dhax jira ilaahayoow ii danbi dhaaf aya la rabaa ee waa inu ka dheeraada ugu horayn

2= in qof uu ka qoomameeyo ama shalaytoodo samaynta uu danbiga sameeyay oo uu ka murugoodo

3= inuu go'aansado inuuna ku laabanayn danbigaa waligii
Sadexda mid kamida hadii la waayo qofka tawbadiisu ma ansaxayso

👇Hadii danbigu ama macsidu tahay aadami xaqii 4 shuruud ayuu leeyahay

Sadex waa Sadexdii aan ☝️kor kuso xusnay
4= waa in qofku iska bari yeelo yacni uu cafis waydiisto ama uu u celiya xaqiisa
Hadii danbigu ama macsidu ay tahay maal
hanti ama wax lamida inuu u celiyo qofkii u saaxiibka aha yacni lahaa
hadii macsidu tahay qadaf ama wax lamida iga oofso ama iga gudo ayuu dhahaya ama cafis ayuu waydiisanayaa hadii macsidu xan ay tahay qofki uu xantay ayuu u tagayaa Cafis ayuuna ka dalban waana inuu u sheego wixii uu ku xantay lkn hadii dhib ka imaanayo u sheegi maayo
Waxa waajib ah in qofku ka tawbad keeeno danbiyada dhamaan kuwa waa wayn iyo kuwa yaryar ba
𝗸𝗶𝘁𝗮𝗮𝗯𝗸𝗮 𝗾𝘂𝗿'𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝘀𝘂𝗻𝗮𝗱𝗮 𝗻𝗮𝗯𝗶𝗴𝗮ﷺ 𝗶𝘆𝗼 𝗶𝗷𝗺𝗮𝗮𝗰𝗮 𝘂𝗺𝗮𝗱𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝘄𝗮𝗮𝗳𝗮𝗾𝗲𝗲𝗻 𝗶𝗻 𝘁𝗮𝘄𝗯𝗮𝗱𝘂 𝘄𝗮𝗮𝗷𝗶𝗯 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆.
قال الله تعالى(وَتُوبُوا الى الله خَمِيعاََاَيُه المؤن مِنُو لَعَلَكُم تُفلِحُونَ Tawbad keeena xaga eebe u noqda dhamaan mu'miniineey waxaad mudan tihiin inaad liibaantiin
وقال الله تعال(: اسـتَغـفِرُوا رَبَكُم ثُمَ تُوبوا اليه)
Danbi dhaaf waydiista rabigiin dabadeedna u tawbad keena

وقال الله تعالى :(يَأيها الذين ءامنوتوبوٓاالى الله توبةنصوحاََ ) Kuwa alle iyo nabi rumeeyoow ilaahay u tawbad keena Tawbad badhax tiran
Oo khaalis ah


وعن أبى هريرة - رضي الله عنه قال سمعت رسول الله - صلى الله عليه وسلم - يقول: "والله إني لأستغفر الله وأتوب إليه في اليوم أكثر من سبعين مرة".رواه البخاري
Abuu Hurayre-Alle haka raalli noqdee-:-wuxu yidhi Waxaan maqlay Rasuulka (scw) oo leh:- “Ilaah baan ku dhaartaye waxaan dambi dhaaf waydiistaa Eebbe oo
aan u toobad keenaa in ka badan todobaatan jeer maalintii”. Waxa wariyay bukhaari
?و? عن الأغر بن يسار المزني رضي الله عنه قال:
🍁 قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:
((يا أيها الناس، توبوا إلى الله واستغفروه، فإني أتوب في اليوم مائة مرة)).
🌹 رواه مسلم. 🌹Waxaa laga wariyay Al-Aghar bin Yasar Al-Muzaani llaahay haka raalli noqdee inuu yiri:
🍁 Rasuulku (scw) wuxuu yidhi: Dadow u toobad keena ilaahay oo dambi dhaaf waydiista, anigu waxaan toobad keenaa boqol jeer maalintii.
🌹 Waxaa wariyey Muslim. 🌹

وعن أبي هريرة رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: "من تاب قبل أن تطلع الشمس
من مغربها تاب الله عليه" رواه مسلم
Waxaa laga wariyay Abuu Hurayre RC, inuu yiri: Rasuulku (scw) wuxuu yidhi: “Ruuxii toobad keena intaan qorraxdu ka soo bixin meesha ay u dhacdo ama galbeed, Eebbe wuu ka toobad aqbalayaa. ”

Waxaa wariyey Muslim.
وعن ابن عمر رضي الله عنهما أن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال: "إن الله يقبل توبة العبد ما لم يغرغر" رواه الترمذي حديث حسن

Waxaa laga weriyey Ibnu Cumar, Eebbe raalli ha ka noqdee labadoodaba, in Rasuulku (scw) wuxu yidhi: ilaahay wuu ka tawbad qabalaa adoonka inta uusan dhuun yeedhin

yaci naftu kalxamaha gaadhin

Alle aan u tawbad keeno oo aan danbi dhaaf waydiisano inta aan jaaniska haysano wuu inaga aqbaliye

W'Q wllkiin👇 mohamed garane