Albaani ²⁴| قناةالألباني
14.3K subscribers
3.12K photos
39 videos
9 files
477 links
Cid libinta kaa xigto ma jirto🏃 Sacabna sacabkaaga kagama horeeyo👏Aamin in waxaasi suurogal yihn, Qiimaheeda bixi👊

°#BARNAAMIJYADA_ka_baxa_Kanaalka²⁴°
■Xikmado dahabi ah ■ CASIRIYADA JIMCAHA ■ SHEEKO TAXANE ■SUAALAHA JIMCAHA IWM.

SOO DHAWOOW WLLKA
Download Telegram
Ila sawiro :
Nin dariskaada ah ayaa kugu qabsaday gurigaada gaarigaada iyo mid kamid ah caruurtaada asagoo xoog adeegsanaayo laakiin halkii lagaa rabay in aad is difaacdo aad ugu jawaabtay mmm okey ... waxaan diyaar u ahay in aan ka wada hadalno hantidayda taasoo ka dhigan qirashada in uu xaq u leeyahay qayb kamid ha hantidaadaas wada hadalku wuxuu dhex maraa dad wax isku haysto ! shay uu mid walba sheeganaayo ee ma ahan hanti aad adiga si 100% u leedahay aqbalida wada hadalkaasna waxay ka dhigantahay jab iyo khiyaano .

Midaas waa xaalka maanta .
Afar Gabdhood oo wax haysta intay wax isku darsadaan haku heshiiyan Wiil.

Sheekh xasan Alwajidi ayaa yidhi “Afar Gabdhood oo wax haysta intay ayuuto isku darsadaan haku heshiiyaan hal wiil oo qurux badan Guurkiisa saas ayey liibaantu ku jirtaa"


MARKAAWI 👊
@ALBAANICHANNEL252
Labadaan nin ee sawirka idinkaga muuqda oo aan filayo inaad magacyadooda taqaanaan isku darka lacagta ay haystaan qiyaas ahaan waa 355Bilyan oo dolar, waa lacag u dhiganta miisaaniyada maaliyadeed ee Soomaaliya 355sano, waxey ka dhigan tahay iney 300 oo sano iyo ka badan ay Soomaalida oo dhan ay biili karaan.

Hadana saas ay tahay kuma socdaan gaari bulletproof ah, ma xirtaan dhar qaali ah, isuma haystaan iney aduunyada kala haayaan, isuma arkaan laandheere cirka laga soo riday.

Waxey u nool yihiin si fudud oo simple, xigmada ku jirta ayaa ah: muhiim ma aha inaad wax walba u iibsato si ay dadka kuu dhahaan lacag ayuu haystaa, ee waxaa muhiim ah inaad u fikirto sidii aad xoolo ku yeelan laheyd adiga oo caadi iska dhigaya.

Labadaan nin horta waa ayo 🤣? Koley inaan qaraabo nahay ayey ila tahay.

@Binu_Abdiziiz ♡ ALBAANI
Walaahinta ayaa hadal hayso ilaa shalay in Dowladda Kuwait ay 3 diyaaradood ugu deeqday shirkadda Duulimaadyada ee Yemen iyo labo motoor diyaaradeed oo cusub..
Si loo tayeeyo shirkadda duulimaadyada dalkaas laga leeyahay..

Soomaaliya shirkadeeda duulimaad waa lasoo noolaynaa sida loo lahaa wakhtiga weli wax ma suurtagelin, ugu yaraan farsamo tan ookale ah wax way ku heli lahaayeen si wax uun ay u bilaabaan .

Inkastoo dad arimahaas indha indheeya waxay sheegayaan in howshaas qorshe iyo howl adag ayay ubaahantahay , dowladda soomaaliyana hada uma diyaarsano in qolo hantiilayaal ah loo xiro ayayna isugu soo biyo shubanaysa aakhirka..


@Binu_Abdiziiz ALBAANI
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
🫧 @somalibooks 🌪
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
Join 👉 @somali_admins
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇 🕋Muslim Channels🕋👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
🎥 @Diinteenna_Macaan
🎥 @Al_xakiim
🎥 @Quruxdaislaamka
🎥 @Hidaayatu_Rabi
🎥 @hogaan_Dumar
🎥 @Dhaqan_wanaag
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇😂JOKES AND FUN😂👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
🎧 @XikmadoSom
🎧 @Dhiiragaliye
🎧 @Mucaashaq_Jacayl
🎧 @AishaAhmed99
🎧 @QalbiDhaye143
🎧 @kalimakariim
🎧 @xaqiiqadanolosha
🎧 @Albaanichannel252
🎧 @Ruuxda
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇📽ENTERTAINMENT📽👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
✍️ @Dareen_side
✍️ @Hasancaashaq)
✍️ @daren_jaceyl
✍️ @Mohametahmed
✍️ @Noqoxiddig
✍️ @FAAIDOCHANEEL
✍️ @DunnidaSuugaanta
✍️ @guuleyso11
✍️ @TAMARSIINTARUUXDA
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇 📲 Educations 📲👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
📲 @maanhage
📲 @farsamada
📲 @KobciAqoontaada2
📲 @somalienglish3

▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇📚 Pdf Books📚👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
📕 @somalibooks
📕 @Somalilibrary
📕 @kobciyebooks

█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
🎯Presented by @zomalibot
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
Albaani ²⁴| قناةالألباني
Photo
"Marwa Hassan - Aswan , Masar 🇪🇬

Mudo 10 sano kahor ayay ahayd sheekadaan.. waa gabar yar oo Marwa la yiraahdo ; waxay ahayd inan wadooyinka ku iibisa tiishka ama mandiilka , maalin ayadoo tiishkii ku iibinaysa meel lagu nasto oo garden ah , waliba wakt salaaddii jimcaha laga soo baxay ah ayay aragtay meel dad badan ay isugu soo baxeen oo ilmo badanna ay meesha joogaan , durbadiiba way u tagtay waxayna kawar heshey in meesha tartan oroddo ah uu goobta ka socdo ; isla durbadiina waxay codsatay in laga qaybgeliyo maadaama ay orodka jeceshahay ..

Teamka howsha mas'uulka ka ahaa ayagoon wax shuruud ah ku xirin ayay u ogolaadeen inay ka qaybgasho, ayadoo sideedi ah oo waliba kabo la'aan ah ayay orodka gashay , ugu dambaynna waxay gashay kaalinta 1aad ayadoo aad ugu faraxsan .. xataa ayada abaalmarinta iyo xogta orodka kusaabsan midna ma ogayn, wali a waxaan laga qaadin lacagta ka qaybgalka orodka maadama ay inan danyar ah tahay.

Waxaa la gudoonsiiyay billad iyo lacag dhiiragelin ah , warkeedana warbaahinta oodhan ayuu kuwada baahay .. waraysiga laga qaaday Marwa waxay ku sheegtay inay gaajaysnayd markay orodka galaysay laakiin inay caruurta ka guulaysato ayaa u cadayda oo ay ku iliowday waxwalbo .

Hal Xikmad laga qaadan karo qisadaan ila wadaag ?

NAGU SOO BIIR
@Albaanichannel252
Qormada 25aad ee barnamijka {QORMO}
📌𝗚𝗼𝗼𝗿𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗻𝗼𝗹𝗮𝘀𝗵𝗮 𝗸𝘂𝗿𝗮𝗮𝘅𝗲𝘆𝘀𝗮𝗻𝗮𝘆𝗮𝗮 ?
Nolasha sideedaba waa mashaqo socoto fikirka ah in maalin uun aan nolasha kuraaxeysaneysid neh waa fikir aan waligii run noqon doonin .
Majiro nolashaan aduunka qof dareemayo dhamees tirnaan 100%ah

𝐓𝐮𝐬𝐚𝐚𝐥𝐞 =Aniga xiligii aan wax barashada iskuulka kujiray waxaa ii sawirneed in wax barashada kadib. Nolashu dhan waliba iiga dhameestirmi doonto ,markaan waxbarashada qeebteedi hore bogtay neh aragtidii waa ay is badashay oo hadana waxaa ii sawirmatay in kaliya waxa iga maqan ay yihiin shaqo oo hadaan shaqo helo aan qabyo dareenka ka gudbi doono
Shaqadii baan helay kadib baahiyihii ayaaba batay maskaxdii waxa ay ii tiri may shaqaalanimo horumar lagama gaarayo talow hadaad mar uun wadamadaas horumaray tagi laheed is badal ayaat sameyn laheed , anigoo isbadal raadis ah hadafkeyguna yahay inaan nolasha kuraaxeysanayo maalin uun ayaa. Wadankeygii kasoo dhoofay maantoon qormadaan qorayana waxaan joogaa wadan kamida wadamada horumaray hadana si xur ah ayaan ushaqeestaa oo qof uma shaqeeyo walina maskaxdeyda baahiyo boqolaal ah ayaa kadhex guuxayo oo madareemayo xaalad dhameestirnaan ah .

Waxaan Marka ogaaday oon kabartay cashirada nolasha in nolasha tan aanba loogu Tala galin raaxo iyo dhameestirnaanta aan karaadineyno .
In nolashaaan aanu jirin qof kudareemayo dhameystirnaan .
𝗬𝗮𝗮 𝗸𝘂 𝗿𝗮𝗮𝘅𝗲𝘆𝘀𝗮𝗻𝗮𝘆𝗼 𝗻𝗼𝗹𝗮𝘀𝗵𝗮 𝘁𝗮𝗻 ?

Waxaa kuraaxeysanayo nolashaan hal qof qof kaas waa qofka fahamkiisu gaaro in sababta loo abuuray aysan aheyn inuu halkaan kuraaxeysto
In halkaaan uu katagayo qofka si dhab ah uyaqiinsan .
Qofka markuu dhibka lakulmo aanan kashalaynin aanan kamurugoonin lkn aamino in dhibkaanu yahay qeeb kamida imtixaanka nolasha
Qofka fahma in nolashan ay tahay nolal ciyaar ciyaar ah
︎Qofka ushaqeysto inuu baahidiisa daboolo ee aan ushaqeysan sida inuusan waligii dhimaneynin oo kale

Bal ufiirso allah swt quraankiisa
" اعْلَمُوا أَنَّمَا الْحَيَاةُ الدُّنْيَا لَعِبٌ وَلَهْوٌ وَزِينَةٌ وَتَفَاخُرٌ بَيْنَكُمْ وَتَكَاثُرٌ فِي الْأَمْوَالِ وَالْأَوْلَادِ "
"Ogaada nolasha aduunku waa uun ciyaar ,maaweelo iyo is qurxin iyo isku faan xoolo iyo ubad dhexdiina aat iskugu faaneysaan "

Aduunyada ilaahey oo ah kabiirka ugu ogaalka badan uu kutilmaayo ciyaar iyo maaweelo kawrn hadaan dhaxdeeda karaadino nolal dhameestiran

Nolasha kuraaxeyso intaad heesato qofbaan heysan intaad haysato adiguye

maanta ninka billion dollars heesto wuxuusan heeesan ayaat adigu heesataa
Nolashaan waa mid isku dheeli tiran majirto nolal wada mugdi ah mana jirto nolal wada iftiin ah

Wq: Ismail Abduweli>@ismaildheere
Noloshu waa cajiib 🤔
Habeenba qofbaa murugsan
Halka mid kale faraxsan yahay silsilada noloshu waxay dhamaataa markaa aduunka ka tagto ee u samir wareega wakhtiyada is Dabo maraya☝️rabi ha u naxariisto qof waliboo muslin ah oo inaga hooyeeya darajadiisa jano meesha u saraysa ha ka dhigo aamiin,ilaahayna ha caafiyo kuweena xanuusan qaliyan iyo jismiyanba aaamiin rabi danbi dhaaf ha uga dhigo aamiin
لا تحزن ان الله معنا


Alleh wuxuu ogyahay waxaynu ogayn ☝️🌾
Ninkaaga oo duruufeysan ama shaqo la'aan noqday maku saacidi laheyd dahabkaaga si uu shaqo ugu abuurto?
'''

- Dumar yahow Qurxooni
- Dahabka io luulka ahi
- Duni markaan idinka Xulano
- oo daacad idin noqono
- maxaad noogu daneysataan
- oo cidlada nagu daysaan 💔😢

'''
Yaa ku casuumi laheyd?
Mar walba ku duceyso xarafka miim:
Milyaraad 💸 iyo Marcedes 🚘
Maxamad 🤵 iyo Miftaax guri 🔑🏡
Madaarka ✈️ iyo Maldives 🏖
Maka 🕋 iyo Malaysia 🏞

😄😄😄
Miskiin caawiyihii haddii la xiray maxaa haray Soomaaliyeey?🤔👀😳
" Dhibaatooyinka iyo mixnadaha hadii ay qof ahaan lahaayeen hantidayda kala bar ayaan siin lahaa "
- Ganacsade .

- Podcastiyo badan ayaan dhagaystay gaar ahaan dad leh tijaabooyin la taaban karo waxa ugu cajiibsan ee aan diiwaan galiyo waa in ragga ganacsatada waa weyn ah sida ninkaan iyo kuwo kale ay isku raaceen in dhibaatooyinka iyo fashilka khasaaraha ayba yihiin nimco weyn oo ayna dadku ogayn !!
Hadal uu yiri Dhalaal Abu ghazal taajir weyn urduni falastiini ah " Shaqaalaha markay i dhahaan dhib weyn ayaa nahaysto waan faraa !! anigoo og in dhib walba uu dhinaciisa wanaagsan wato "!
" Ha fiirin waxa aad khasaartay ee fiiri kunka cashir iyo kunka darsi ee aad ka qaadatay fashilkaas "
Sacad : Ganacsade .


Xigasho : Tuxtux Alhaadi
Forwarded from Xiddigtii Malayka
عَسَى رَبُّنَا أَنْ يُبْدِلَنَا خَيْرًا مِنْها

"Waxa dhab ah rabbigayo inuu noogu beddelayo wax ka wanaag badan yada"

Aayaddan sare kaga naso xanuunkasta oo ka dhashay fursad kaa dayacantay, shaqo walba oo aad wayday, jacaylkasta oo aad kala irdhawdeen, iyo saaxiib kasta oo aad uhaysatay daacad, balse gadaal kaaga xumaaday.

Illaahay wax kasta oo uu kaa qaado xikmad ayuu ka leeyahay, waxa uu kuu daayana waa naxariis xaggiisa ka ahaatay ee haddii aad fahanto xikmadda mahadnaq, haddii kalana iska adkayso maxaa yeelay guud ahaan qorshayaashiisu waa wada wanaag haba ku xanuunjiyaane

B.dhambaalada qur'aanka
Asc walaalayaal wiilkaas ii soo dhaweeya, channelkiisa booqda ku biira i.a

HALKAAN GUJI / RIIX
https://t.me/cfitax
Socod xumo haqandhaw ayuu leeyahay,
Haqandhawna qanjir barar ayuu leeyahay,
Qanji barar qandho ayuu leeyahay,
Qandho wad dhaw ayay leedahay....😳🤔

📍 #markaawi
@Albaanichannel252
🧩💎 Somali Promotion
❱━━━━━❰・❉・❱━━━━━━❰

118k+ 📚Somali Books 📙
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

57k+ 📘Somali Library 📒
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

33k+ Xikmado iyo murti🗣
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

32k+ 📘Kobciye Books📗
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

23k+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

21k+ 🪴Dhiirigaliye nolol🍀
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

21k+ ⚙️Hoyga Farsamda💭
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

19k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

16k+ 🧠 Dunida suugaanta👅
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

16k+ 👤Quruxda islaamka🫂
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

14k+ 🪢 alxakiim channel 👔
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

14k+ xaqiiqada Nolosha🪜
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

14k+ 🌱Dareen Side channel🪴
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

13k+ 🧚 Som Motivation🤳
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

13k 💹 Hassan Caashaq ❇️
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

13k ♨️ Qalbiyadeena
💢
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

13k 🔴 Guulaayso bet 🟢
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

13k 🧩 Faiido Channel🪝
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

13k 👩 Hogaan Dumar
🧕
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

12k 💬 albaani channel
🗯
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

11k 📒 Qoraalo kooban 👀
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

10k 🍇 Nuxur Side
🌬
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

07k 🫧 MaanHage School 🏫
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

06k 💨 Ruuxda channel 🛋
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

01k 🫧 Dareen Bulsho 💫
➽➽ █⬜️ JOIN NOW ⬜️█➽➽

━━━━━━━━━━━━
⭐️ All Channels ➡️
JOIN ALL ⬅️
━━━━━━━━━━━━

❱━━━━━❰・❉・❱━━━━━━❰
💎 Ku Sali Nebi Mohamed ⤵️
❱━━━━━❰・❉・❱━━━━━━❰
anti-delete 🔝12hrs in channel
"Aqoonta dhabta ahi  sinaba ugama hor timaaddo diinta ee waa u cadayn iyo xaqiijin."

-dr mustafe mohamuud.