Cid libinta kaa xigto ma jirto🏃 Sacabna sacabkaaga kagama horeeyo👏Aamin in waxaasi suurogal yihn, Qiimaheeda bixi👊
°#BARNAAMIJYADA_ka_baxa_Kanaalka°
■Xikmado dahabi ah ■ CASIRIYADA JIMCAHA ■ SHEEKO TAXANE ■SUAALAHA JIMCAHA IWM...
Aniga Hadaadan igaraneyn xita igu karaamee maladaada Wanagsan🥺
SOO DHAWOOW WLLKA✌️
https://t.me/+2hiuMysiMxA4ZDdk

Telegram
HOYGA SHEKOYINKA
Kanalkan Hoyga Shekoyin waa kanal aad ka heli donto Shekoyin isugu jira /Jacayl❤️ /Qosol😁 /Taxane↪️ iyo Qoraalo xiiso badan😘
✨inaad nagu soo biirto waxay noo tahay wehel😍❤️
💫👉. Fadlan JOIN DHEH
Owner👉 @Ina_Husein
³⁰\ˢᵉᵖ\²⁰²¹

Meeshani waa xabaalaha ugu caansan muslimiinta {BAQIIC} waxaana ku aasan 10kun oo asxaabi. ❤
~NAASER_MOHAMMED
💚✌
~NAASER_MOHAMMED
💚✌
BARNAAMIJKA CASARIYADA JIMCAHA
🖼 Barnaamijka maanta waxaa kusoo qaadan doonaa qeybta dhacdooyinka....
Waqtiga Geeska afrika : 5 : 15PM
LOVE IYO LIKE NAGU DHIIROGELIYA...
~NAASER_MOHAMMED
✌💚

Maalin wanaagsan.
Waxa laguu dhiibay warqad cad, waxa kale oo aad gacanta ku haysaa qalinkii aad ku qori lahayd. Waxa lagaa codsaday in aad farriin u dirto Ilaahay subxaanahu wa tacaalaa.
Maxaad u qori lahayd Ilaahay? Farriinta duco waad kusoo xidhi kartaa, se farriin ama dhambaal mahadnaq ah, dareen sheegasho ah ama xaal warran ah in uu noqdo oo aad nala wadaagto ayaan jeclaan lahaa.
Ilaahay ha idin karaameeyo.
NAGU SOO BIIR OO HALKA SOO GUJI
ALBAANI قناة الألباني

Albaani ²⁴™| قناةالألباني
Photo
Magaciisu waa Jeremy ahna nin indhoole ah kana soo jeeda dalka Kanada wuxu ku dhawaaqay inuu qaatay diinta islaamka.
Mar isagoo ka warramaya maxaa sabab u ahaa inuu qaato diinta islaamka wuxuu yidhi;
waxaan maqlay aayaddan
(فإنها لا تعمى الأبصار ولكن تعمى القلوب التي في الصدور )
Markaas baan idhi waa tan xaqa aan raadinayey ee maaha indhuhu kuwa laga indho beelo ee waa quluubta meesha aad ka noqonaysid qof indho la',
Kuwa iyagu aan waxba maqlayn ee aan arkayn fariinta uu islaamku xambaarsan yahay waa kuwa ay quluubtoodu daboolan tahay.
Mar haddii ay maskaxdaadu awood u leedahay inay fikirto, qalbigaaguna uu nolosha u garaacmayo oo aad awoodid inaad ilaahay mar walba baryi kartid oo aad salaad walba xidhiidhka idinka dhaxeeya uu sii xoogaysanayo, markaas miyaanad ahayn qof uu caafimaad qabo qalbigiisu.
Marnaba arki maysid dhiirigeliye ka wanaagsan ilaahay, xaalada aad doonto ku sugnow mid indho la' ama mid ku fadhiya kursiga curyaanka, dhibaato walba oo kusoo wajahda nolosha ilaahay wuxuu laabtaada ku abuurayaa rajo aad kaga gudubto dhibtaas kuna dareento farxad.
Abdul malik claire (abuu xafsa) waa magaca uu la baxay kadib markii uu soo islaamay, imika wuxuu ka dhex shaqeeya arimaha bulshada islaamiga ah ee Kanada hadafka noloshiisu waa inuu faafiyo uuna gaadhsiiyo diinta islaamka dadka oo dhan.
Xigasho Xudeyfi Abdirahman
Jimco wanaagsan

Subax wanagsan
Mar kale waxaynu Allah uu na siiyay fursad kale oo cusub oo nolosheena wax kaga bedeli karno maalintaan cusub..
Sidoo kle Arooryo Suuban kuwa riyooyinkooda ku dadaalaya ee wali waddadii ku taagan oo aan joogsan xataa haday lumaan.
♧ HALKAAN GUJI
💙💚✌

Sakariyoow annaga ayaa kuu bishaaratnayna wiil
BUUGA : |2| DHAMBAALADA QURAANKA📒
#ABDINAASER_MOHAMMED
◇GUJI HALKAAN
💚💙✌
BUUGA : |2| DHAMBAALADA QURAANKA📒
#ABDINAASER_MOHAMMED
◇GUJI HALKAAN
💚💙✌
《
``Cadaab daran ayaannu marin``
Xikmadaha ugu quruxda badan ee aan ka akhriyay kutubta tafsiirka ayuu ka mid tahay hadalka uu imaam Qushayri ka yidhi tiraabtii uu Nabi suleymaan ku yidhi Hud-Hudkii :
" Cadaab daran ayaannu marin."
Cadaab darani waa in uu kala kexeeyay isaga jaceylkiisii ...
BUUGA : |4| DHAMBAALADA QURAANKA
#ABDINAASER_MOHAMMED
◇HALKAAN GUJI
💙💚✌
لأعذبنه عذابا شديدا
》``Cadaab daran ayaannu marin``