Albaani ²⁴| قناةالألباني
14.2K subscribers
3.07K photos
36 videos
9 files
455 links
Cid libinta kaa xigto ma jirto🏃 Sacabna sacabkaaga kagama horeeyo👏Aamin in waxaasi suurogal yihn, Qiimaheeda bixi👊

°#BARNAAMIJYADA_ka_baxa_Kanaalka²⁴°
■Xikmado dahabi ah ■ CASIRIYADA JIMCAHA ■ SHEEKO TAXANE ■SUAALAHA JIMCAHA IWM.

SOO DHAWOOW WLLKA
Download Telegram
Shalay : diyaarad Darooon ah oo sida calanka Falastiin oo dul heehaabeysa hawada Masjidka Al-Aqsa oo ay hareerihiisa buuxaan Yuhuuda oo sita calankooda.

Sida calanka Falastiin uu uga sarreeyo calanka Sahyuuniyada, Allaha uga sareysiiyo sidaas oo kale mar walba. 💪

#المسجد_الاقصى #لن_تمر_مسيرة_الاعلام #لنرفع_علم_فلسطين #ارفع_علمك

#MARKAAWI

JOINED US
@Albaanichannel252 @Albaanichannel252
wuxuu Yiri Shan Sano Kahor Waxaa Dhintay Saaxiibkeyga,Maanta Waxaa La Iga Soo Wacay Lanbarkiisa,Wiilkiisa Oo 10sano Jira Ayaa Iga Codsaday Inaan usoo Gado Baaskiil,Waxaan Iri Waan Kuusoo Gadayaa Waana Kuu Keenayaa Ee Laakiin Ma I Taqaanaa Qofkaan Ahay?

Wiilkii Yaraa Wuxuu Yiri Maya Kuma Aqaano Laakiin Waxaa Jira Sawir Guriga Yaalo Oo Aad Aabahay la Sawirantahay,Qeybta Gadaalna Waxaa Kaga Qoran Lanbarkaaga, Waxaana Kusii Qoran Haddii Aad Wax u Baahanataan Anigoo Idinka Maqan Asaga Ka Codsada!😢

Majiraa Saaxiib Aad Kalsooni Intaas La’eg Aad Kuqabto? 🔥🔥

#MARKAAWI


JOINED US
@Albaanichannel252 | @Albaanichannel252
@Albaanichannel252
Kshama Bindu waa gabar Hindi ah, waxaa u qorsheysan in 11-ka bishaan ay is guursato.
Haa, keligeed ayaa is guursan rabto, xafladna way dhigan rabtaa. Balse wuxuu war yaalaa maalinta ay is furto. 😁😂🤣🙄

Galab wanaagsan. #MARKAAWI


JOINED US
@Albaanichannel252
TODOBADA BISHA RAMADAAN (7) #7da

Dhacdooyinka dunida ka dhacay maanta oo kale oo ku beegan #7da_bisha_barakeysan ee Ramadaan.

1. #Maanta_oo_kale_7da_Ramadaan sanadkii 361 hijriyada waxa markii ugu horreysay la furay masjidka jaamaca ah iyo jaamacadda Al-Azhar oo ka mid ah jaamacadaha ugu horreeyay uguna weyn dunida, waxay ku taal magaalada Qaahira. Maantoo kale ayaa salaadii ugu horreysay lagu dukaday

2. #Maanta_oo_kale_7da_Ramadaan sanadkii 596 hijriyada waxa la caleemo saaray suldaan Jalaaludiin Khawaarizmi hogaamiyaha dowladdii Khawaarismiyiinta oo si weyn ula dagaalamay Tataarkii duullaanka ku ahaa dhulka Muslimiinta.

3. Maanta oo kale 7da Ramadaan sanadkii 960 hijriyada halyeeygii lagu magacaabi jiray Dhaqral Bika oo ahaa taliye sare oo ka tirsan ciidamada badda dowladdii Cuthmaaniyiinta wuxuu furtay jasiiradda Saqliya oo ku taalla koofurta yurub halkaasi oo lagu haystay tiro dhan todobo kun oo muslimiin ah oo xorriyadooda dib u helay.

Soo Saare :    #Markaawi
Waqtiga        :  8:05 Fiidnimo geeska Afrika
Kanaalada    :  @Jiilka_wacyiga1
                             || @Jiilka_wacyiga1
                             || @Albaanichannel252
Socod xumo haqandhaw ayuu leeyahay,
Haqandhawna qanjir barar ayuu leeyahay,
Qanji barar qandho ayuu leeyahay,
Qandho wad dhaw ayay leedahay....😳🤔

📍 #markaawi
@Albaanichannel252
وَلَلْآخِرَةُ خَيْرٌ لَكَ مِنَ الْأُولَى

"Dambaysada ayaa kaaga khayr badan horeysada."

#Markaawi @Binu_Abdiziiz
Cadaalad darro oo dhan halka ay kasoo bilaabmato!

Dhaqanka suubaan soomaaliyeed dabcan ma ogola ayaan filaa in wiilku isku filnaado howlaha guriga ee hagaajinta iyo cuno karinta ugu muhiimsanyihiin uu qabto.

Ar waan ilaabay wiil soomaaliyeed ma intuu xaaqin qabsado deerka ama gudaha guriga soo hagaajinaayo waa adduunyo gadoon uun baan filayaa..


Lkn aniga xaafadeena waxaas adaa lagu dhahaa 🤣🤣🤣 Qofwalba iyo shaqadiisa

📍 #markaawi @Binu_Abdiziiz
It's not the end of a book. It's the start of your best chapter 💭

ليست نهاية الكتاب. إنها بداية أفضل فصل لديك💭

Ma aha dhammaadka buug. Ee Waa bilowga cutubkaaga ugu fiican

#Moonlight🤍🖤
#Markaawi
@Binu_Abdiziiz
@Albaanichannel252