MAAN SHIIL 📝
4.13K subscribers
1.4K photos
42 videos
10 files
65 links
𝘒𝘢 𝘹𝘪𝘳𝘰 𝘪𝘯𝘥𝘩𝘢𝘩𝘢 𝘥𝘩𝘢𝘮𝘢𝘢𝘯 𝘢𝘳𝘢𝘨𝘵𝘪𝘺𝘢𝘩𝘢 𝘢𝘺 𝘥𝘢𝘥𝘬𝘢 𝘬𝘢𝘢 𝘢𝘢𝘮𝘪𝘯 𝘴𝘢𝘺𝘪𝘩𝘪𝘪𝘯, 𝘴𝘪 𝘢𝘢𝘥 𝘶 𝘨𝘶𝘶𝘭𝘦𝘺𝘴𝘢𝘵𝘰.
𝘏𝘢𝘬𝘢 𝘤𝘢𝘣𝘴𝘢𝘯 𝘵𝘢𝘭𝘢𝘢𝘣𝘢𝘥𝘢 𝘩𝘰𝘳𝘮𝘢𝘳𝘬𝘢𝘢𝘥𝘢😊
@Marwomahamedabdullaahi
Download Telegram
𝘞𝘢𝘹𝘢 𝘭𝘰𝘰 𝘩𝘢𝘭𝘨𝘢𝘮𝘢𝘺𝘢𝘢
𝘕𝘰𝘭𝘰𝘴𝘩𝘢 𝘭𝘰𝘰 𝘩𝘪𝘳𝘥𝘪𝘯𝘢𝘺𝘢𝘢
𝘥𝘶𝘯𝘪𝘥𝘶 𝘬𝘶 𝘬𝘢𝘭𝘢 𝘩𝘰𝘳𝘮𝘢𝘳𝘵𝘢𝘺
𝘏𝘢𝘥𝘢𝘧 𝘸𝘦𝘦𝘺𝘦 𝘳𝘶𝘮𝘦𝘺𝘯𝘵𝘪𝘪𝘴𝘢
𝘏𝘶𝘳𝘥𝘢𝘥𝘢 𝘳𝘢𝘢𝘹𝘰 𝘭𝘰𝘰 𝘥𝘪𝘪𝘥𝘦𝘦
𝘈𝘥𝘯𝘢 𝘩𝘢𝘬𝘢 𝘣𝘢𝘢𝘲𝘢𝘯 𝘬𝘢𝘢𝘨𝘢 🫶

Qore: #Sagal_abdi ✍🏻

Ku soo biiristaada wa ii dhiirigalin @HOYGAJACAYLKA❤️
Eegmada indhahaaga
Jaceyl igu beerta 🙈🫶

Jion @HOYGAJACAYLKA ❤️
𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂 𝗶𝗿𝗶:

Waxaad rajeysaa wanaag
Niyada wanaajisaa inbadan
Wahabka ka qaadaa riyooyinka
Dhab waxaad yeeshaa yoolka
Qofnimada ruux walaala haku digan🫶

Ku soo biir @HOYGAJACAYLKa❤️
𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂 𝗶𝗿𝗶:

Waayeelkiyo wax garadka waanadiisa qaado waa lagu hodmaayee Waligaa haka tagin 🥰

Jion dheh @HOYGAJACAYLKA❤️
Dhamaanteen hamiyaasheen ilaahey mid aaqiro iyo mid aduunba ha noo aqbalo aamiin .

Waa habenkii kala barka habeen ducooyinka la aqbalo aan duceysano dhamaanteen yeysan ciyaar ciyaar kugu dhaafin .
𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂 𝗶𝗿𝗶 :

Waxaad dooneyso
Da’daal aad ku bixineyso
Dhaliilaha dhagaha uga dadeyso
Dadka uga soocan tahay
Dulqaad samir u dhiibto
Durba waad gaariyee
Daa’in kaasho kolna qasaari meysidee dowladaada dhiso🫡🥰

𝗤𝗼𝗿𝗲: #𝗦𝗮𝗴𝗮𝗹_𝗮𝗯𝗱𝗶

jion dheh @HOYGAJACAYLKA
Soon qaad wanaagsan bahdeydii aan jeclaa ❤️

Illaahey ayaa na jeclaaday haddii anaga oo nabad qabno soo gaarney
Bisha barakeysan ee ramadaan alxamdulilaah .

Adiga oo laguu furay albaabada janada dhamaan lagaana xiray kuwa naarta shaydaankiina ilaahey kaa xiray
Ilaahey aayaa ku jeclaadey kulana jeclaaday janadiisa ,
Adigana waa inaad edbisaa naftaada kana adkaataa bisha ramadaan maalintii kaliya maaha intaad af-xirantahay habeenkiina waa inaad dhowrsato oo cibaadeysato .

Ducadana ha hilmaamina mida taqanaana ku duceysta “Yaa mujiibad dacwaad istajib ducaa’ii .
Alah naga aqbalo dhamanteen cibaadadeena aamiin 🤲🏻
Mararka qaarkood waan iska aamusaa sababtoo ah ma jiraan erayo sharxi kara waxa qalbigayga iyo maskaxdayda ka socda

Nagu soo biir @kabtanhaaraxikmawi🌸
Sadaqadu waxba matareyso marba haday tahay i arka ee ka tahay

Nagu soo biir @kabtanhaaraxikmawi🌸
Ka fiirso sida ay u adag tahay naftaada beddesho oo waxaad fahmi doontaa inta yar ee fursada oo aad isku daydo inaad dadka kale beddesho
@kabtanhaaraxikmawi🌸
Asc bahdeydii aan jeclaa inaad wada fiicantihiin ayaan rajeynayaa

Dhamaantiin maantoo dhan ale dartii ayaad u soomaneydeen qaarkiina xiligaan waa xiliga afurka
Waxaan si biniya ah idinka wada codsanayaa inaad ii soo duceysaan
In illaahey subxaanahu watacaalaa muraadkeyga ii sahlo .
Aamiin 🤲🏻

#Sanyaniisay 🤍
Forwarded from Kooxda Waaberi (Kooxda_Waaberi)
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@noloshuwaaguul
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

Adduunyada ay dad badan ku sugan yihiin waxa ugu fiican ee aad samayn karto waa ilaalinta sirtaada

Nagu soo biir @kabtanhaaraxikmawi🌸
Forwarded from Kooxda Waaberi (Kooxda_Waaberi)
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@noloshuwaaguul
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha
Si kasta oo uu qalbigaagu u wanaagsan yahay mar walba ma heli doontid wax la mid ah beddelka
Nagu soo biir @kabtanhaaraxikmawi
😍 Hadii aadan awoodin in aad dadka quluubtooda kaga tagto raad wanaagsan haku beerin xanuun aysan iloobin😍