dhabar adayg 🌏
7 239 subscribers
Wixi aad joogteyso wey ku joogteyaan 🧠📚🕯️🤍✍️✍️✨

3 ku sal dhigan hormarin nafeed 👀

1. Go'aan dhab ah ( helayna fulin qorsheed maalin la' ah ).
2. Ficil ( inaad dhaqaaqdo isla waqtigaaba).
2. Joogteyn ( haba yaraadee in aadan joojin ).




@oNolosha
If you have Telegram, you can view and join
dhabar adayg 🌏 right away.