This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
baqtiyada Khawaarijtii laxasuuqay oo daadsan Aboorey
Forwarded from Liibaan Lugcad
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Geesiyaasha dadka deegaanka ee hubka u qaatay inay dalka ka xoreeyaan Khawaarijta.
Forwarded from Liibaan Lugcad
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Bulshada degmada Halgan ee gobolka Hiiraan oo caanaha, biyaha iyo cuntada u daabuleysa aagga deegaanka Aboorey oo Ciidamada geesiyaasha ah ay ku baacsanayaan cadowga Khawaarijta ah oo halkaas ku go’doonsan.
Forwarded from Liibaan Lugcad
S/Guuto Axmed Suleymaan Dafle oo ku Geeriyooday Belgium-ka.
Allaha u naxariistee Sareeye Guuto Axmed Suleymaan Cabdalla (Dafle) oo ahaa Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha iyo xubin ka tirsan Guddiga Sare ee Siyaasadda ee Dowladdii Milateriga ayaa ku geeriyooday magaalada Brussels ee dalka Blegiumka.
Sareeye Guuto Axmed Suleymaan Cabdalla (Dafle) oo sidoo kale soo noqday Taliyihii ugu horreeyay ee Ciidanka Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed, ayaa waxaa soddog u ahaa Madaxweynihii Dowladda Milateriga Marxuum S/Gaas Maxamed Siyaad Barre.
General Axmed Saleebaan Dafle ayaa ku dhashay magaalada Burco ee gobolka Togdheer ee Waqooyiga Soomaaliya, sanadkii 1937-kii, waxaana 1971-kii loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Sirdoonka Qaranka (NSS) xilkaasi oo uu muddo dhowr sanno ah hayey, intaan loo magacaabin xilal kale oo qaran, intii ay dalka ka talineysay Xukuumaddii Milateriga.
Burburkii dowladii dhexe kadib, Allaha u naxariistee Sareeye Guuto Axmed Suleymaan Cabdalla (Dafla) waxa uu ku noolaa dalka Eritrea, kadibna waxaa uu uga sii gudbay magaalada Brussels ee dalka Belgiumka oo uu caawa ku geeriyooday.
Allah ha u naxariisto, Jannatul Fardowsa Allah ha ka waraabiyo, Qoyskii, eheladii, iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxayna, samir iyo iimaan Allah ha ka siiyo. Aamiin
INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN

WAR SAXAAFADEED GEERIDII XUKUNSANE MARXUUM SHEEGOW AXMED CALI. AUN.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Qaar ka mid ah Dhakhaatiirta gobolka Hiiraan oo ku biiray furimaha dagaalka si ay u garab istaagaan Ciidamada Qaranka iyo xaq u dirirka deegaanka.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ahna caasimadda Maamulka SSC-Khaatumo.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
CIIDANKEENIYOW CAGTA MARIYA.
#JabkaKhawaarijta
#JabkaKhawaarijta
War-Saxaafadeed
Ciidamada Qalabka Sida iyo Saaxiibada AFRICOM oo Duqeyn Ka Fuliyay Aadan Yabaal lagu Laayay Khawaarijta
Muqdisho, 17 Abriil 2025: Xalay fiidkii, waxaa degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe laga fuliyay howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), si loo ciribtiro khatarta kooxda Khawaarijta Al-Shabaab.
Duqeyntan oo lagu beegsaday goob ay Khawaarijtu isku uruursanayeen si ay uga dhigtaan gabbaad, ayaa xogta hordhaca ah muujinaysa in lagu dilay 12 xubnood oo isugu jira maleeshiyaad iyo horjoogayaal ka tirsan kooxda Khawaarijta ah. Waxaa xusid mudan in uusan jirin wax khasaare ah oo soo gaaray shacabka.
Howlgalladan ayaa qeyb ka ah dadaallada isdaba joogga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay wado, iyadoo kaashaneysa saaxiibadeeda caalamiga ah sida Mareykanka, si loo labo jibaaro gulufka ka dhanka ah cadowga Khawaarijta ee isku dayaya in ay carqaladeeyaan deegaanada laga xoreeyay.
Ciidamada Qaranka iyo howlgalka AFRICOM waxa ay wali wadaan qiimeynta khasaaraha gaaray cadowga. wixii faahfaahin dheeraad ah oo kasoo kordha howlgalada oo si xowli ah ku socda, waa idiin soo gudbin doonaa mar walba.
-DHAMMAAD-

Ciidamada Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa jab xooggan Khawaarijta ku gaarsiiyey howlgal qorsheysan oo saakay ay ka fuliyeen aagga deegaanka Daynuunaay ee gobolka Bay.
Saraakiisha hoggaamineysa howlgalkaas ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay inay dileen in ka badan 10 Khawaarij ah oo horjoogayaal iyo maleeshiyaad isugu jira, isla markaana ay sii haacsanayaan firxadka Khawaarijta.
Meydadka Khawaarijta lagu laayey aagga deegaanka Daynuunaay ayaa loo soo bandhigay warbaahinta, waxaana ka daawa kartaan baraheena Telegram-ka, sidoo kale jira khasaare intaas ka badan oo gaaray cadowga Khawaarijta ah, saraakiisha ayaa noo sheegay in meydad iyo dhaawacyo kale ay horay u qaateen.
Wixii ka soo kordha howlgalka oo weli socda kala soco Warbaahinta Qaranka.