Ciidanka Daraawiishta Dowlad Goboleedka Puntland ayaa saaka jab culus gaarsiiyay kooxda Khawaarijta Daacish oo doonaysay in ay dhagar u maleegaan ciidanka xaq u dirirka ah, kuwaas oo shalay kala wareegay argagixisada saldhigyo ay ku lahaayeen Togga Miiraale.
Ciidamadu waxa ay cagta mariyeen dhammaan xubnihii argagixisada ahaa ee Daacish, waxaana maydadkooda oo intooda badan ahaa ajaaniib ay daadsan yihiin Togga Miiraale, halkaas oo saaka cashar adag loogu dhigay argagixisada.

Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
"Askarigii lagu qabto isagoo duubaya ciidanka, si toos ah ayaa maxkamad loo horgeyn doonaa." Taliyaha Guutada 27-aad ee Abuudujaanah, Gaashaanle Saalim Cumar Axmed.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
“Waxaan qoriga qaatay labo sano ka hor, si aan ugu aaro Aabbahay oo ay Khawaarijtu nolol ka dhaafiyeen,” ayuu yiri Axmed Nuur Cabdulle Raage.