Telefishinka Qaranka
120K subscribers
4K photos
842 videos
36 files
1.65K links
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.
Download Telegram
Forwarded from Liibaan Lugcad
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Doorka Fanka iyo Suugaanka ee dagaalka Khawaarijta | Warbixin.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ayaa howlgal barakaysan kula wareegay degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeellaha dhexe kuwaasi oo hadda Khawaarijta kusii baacsanaya dhulka howdka ah.


#Jabka_Khawaarijta
Forwarded from Liibaan Lugcad
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Shacabka Muqdisho oo caawa isugu soo baxay Isgooyska Taleex ayaa dowladda ku garab istaagtay dagaalka Khawaarijta.
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa si rasmi ah ula wareegay deegaanka Aboorey ee gobolka Hiiraan halkaasi oo saaka aroornimadii Ciidamadu ku qaadeen weerar saf ballaaran ah.


Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ayaa u daatay godad ay Khawaarijtu gudaha deegaanka ka qoteen saacadihii u danbeeyay.

Saraakiisha Ciidamada ee howlgalka hoggaaminayay ayaa xaqiijiyay maydadka Khawaarij tiro beel ah oo daadsan gudaha deegaanka, waxayna xuseen in kuwooda badbaaday ay duurka u fikadeen halkaasi oo wali lagu sii baacsanaayo firxadka Khawaarijtii lasoo qalday.

Warbaahinta Qaranka kala soco faahfaahinta howlgalka oo dhamaystiran.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Kuwaani waa Shacabka degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan oo ciidamada la garab istaagay Gurmad isugu jira raashin, caano, iyo biyo si ay u taageeraan, una dhiiri galiyaan Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ku jira Cirib tirka Khawaarijta.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Haweenka iyo dhalinyarada Gobolka hiiraan ayaa u kala harin gurmadka iyo garab istaagga Ciidamada Qaranka ee dagaalka kula jira Khawaarijta.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Xildhibaan Yaasiin Fareey oo dhiiragelin ugu tegay Ciidamada Qaranka ee ku sugan degmada Xarardheere.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Ismaaciil Xasan Ducaale oo ka mid ah Ciidanka Xoogga Dalka ayaamaanso dhiiri galin ah lawadaagay Ciimada Qaranka ee ku jira xoreynta dalka.
Forwarded from Liibaan Lugcad
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Taliyaha Qaybta 21-aad CXDS, Gaashaanle sare Maxamed Dhagaweyne ”Qofkii ii keena madaxa qof Khawaarijta ah, waxaan siinaa laba qori iyo $3,000 (saddex kun oo doollar).”
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Wararkii ugu dambeeyay: Ciidanka Xoogga iyo kuwa deegaanka oo maalintii labaad khawaarijta ku baacsanayo nawaaxiga deegaanka Aboorey ee gobolka Hiiraan
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Dagaal toos ah: Geesiyaasha Qaranka oo maalintii shanaad Hiiraan ku baacsanaya cadowga Khawaarijta ah.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Qiirada Colka Illaalo Qaran Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Forwarded from Liibaan Lugcad
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Meydadka Khawaarij lagu soo laayey howlgallada ka socda Sh/Dhexe ayaa caawa lagu soo bandhigay degmada Aadan-yabaal.
Forwarded from Liibaan Lugcad
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Masuuliyiin ka tirsan dowladda iyo ciidamo ka qeyb galaya dagaalka Khawaarijta oo ku wajahan Galgaduud ayaa caawa ka ambabaxay magaalada Muqdisho.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Macawiisley soo dishay horjooge ka tirsanaa Khawaarijta oo abaal-marin lacageed lagu gudoonsiiyey degmada Aadan-yabaal.
Forwarded from Liibaan Lugcad
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
“Geeri waan u joognaa, laakiin waxaa noo asal ah guul,” Geesiyaasha Qaranka oo soo bandhigay meydadkii Khawaarijta.