Jowharadi qalbigaβ€β˜˜πŸ’‘πŸ₯€
6.67K subscribers
791 photos
52 videos
36 links
Qora πŸ–‹dhiragalin βœ…ereyo jeceyl ❀⛓gabayo hal abuurπŸ–€urahyo wacan
Dajiyaha wadnaha io qalbi deeqa weyo manku daweya β›“πŸ–‡β€
Download Telegram
Jacayl Dhuuxa Raaco
Xididada dhex Qaaado
Dhab ahaan Ihelay ban
Baryahan la Dhuubtoo
Dhamac Cashaq leeyhy
Ilma Iga Dhacaysee
Waxaan Dhowrayaa wali
Dhaayahiisa Quruxda leh❀️πŸ₯Ή
Aduu Dooqayga Iyo
Dareenkey Kula Jiraa
Adaa Ku Dakeya oo
Qalbiga Dakin Kuuba taal
β€οΈπŸ«‚
Qalbiga adigaa Dagoo
Quluubta Ku Soohanoo
Qandhada Cashaqa watee
Mcn Qarqaryada Xubiga
Qasriyo Guri iiga yeel

Ragaan ka Qaayiboo
Qiyaas li ibaan ku iri
Qorshiyo Nolol ii horsed
Adaa Qumanoww mcn
Xiskii qufushoo xirtee
β€οΈπŸ«‚πŸ₯Ή
Dagananta Noloshiyo
Dooqaygu Waa Hibo
Hal,dhaa dumar ayan ahay
Hanka igu Jiraa iyo hamigaygu
Waa Nolol Haybteedu Dheer tahayy❀️
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Dhulka Cirif ilaa Cirif
Oo Cagaarku Soo baxay
Caleemuhu Is gaareen
Cirkoo soo Onkoday iyo
Caraftiyo udgoonkaa
Lagu Caana Dhamayaan
Ku Caraabayy Galabtoo
Cisi iyo Baraariyo
Waa Caynad Gooniya❀️

Cuudkiyo Wanaagaas
Cashaq igu abuuryoo
Cawayskaygu Waa hibo
Waa Calaamad Sharafeed
Yarkii Aan Calmaday iyo
Jawigaan casuuman
Suugan ka Curiyaaβ€οΈπŸ«‚
Midka aan Ku Sadayee
Noloshyda Siiyoww
Zowjkan Jeclaayoww
Adigaan Ku Saanyaday
Kaana Socdayy kheyrkaa
Samankan Aan joognee
Macan Samirka ii badi.
Aan Sees YakleelneeπŸ₯ΉπŸ«‚❀️
Subaxnimadu Waa Saad
Alle Uu Nasiiyee
Samo iyo wanaag badan
Salaad iyo Adkaar badan
Ku Saldhiga wanag badan
Saadirkaa Raxmaanana
Sacabada Usara qaada
Sacaadiyo Sareediyo
Wanaag uun ku Sama,Fala❀️πŸ₯Ή

SUBAXNIMO WANAGSAN ASXBTA
Jacaylka Dhuuxa Gaaraa
Dhaqso igu abuurmoo
Dhaayahayga Eegmada
Waxay Dhawrayaan oo
Ay U dhololayaan waa.
Dhaqsi Aragtidaadee
Qalbi Soo dhaqaaq oo.
Dhinicayga soo Joogso❀️πŸ₯Ή
Fiiri Qof walba Meesha uu Ku Dhigay Dhig Dareensii In illahey mooye. Cid kale wax uga baahnayn❀️πŸ₯ΉNaftaada ood Ixtimaanto Iyo alle ood Tala saarato Wax kaaga Ficn Ood samayn laheed ma jirtee Marna aadmi haysku Dhaginin✍❀️
Buugii Xubiga Baryahan ma qorin
Jacaylkii Bogiyo beerkayga dagayy
Oo Bilayska Iyo Bukaankan ibadayy
Burhaantii Cishqiga Baylah igu rido.
Waxaan baafiyaba wan ka baaqday oo
Buur Aan Jabayn baa Na kala xirtee.
Byy byyy wllπŸ₯ΉπŸ’”
Isirkaagu waxa uu galaa.
Odaya waa,weyne❀️🫢
Adigaa Suldaankii Arliga
Iyo Ahaa Aarka Dunidane🦁❀️
Waxaan Kuu Ahaan oori iyo
Aaya NololeedeπŸ‘ΈπŸ«‚β€οΈ
Adigaa Mcn Noo Arimin
Oon Ku Eegtaaye✍❀️
Kumanan Anaa Kala Baxay
Waygu kaligaayeβ€οΈπŸ«€
Hadii Aad Afqaadayso ood
Ehelkq Gaarayso😘❀️
Ood Aabe iyo Utagi Odayadeeniba❀️🀴
waa eebe Mahadii hadad
Noo Ariminayso❀️C❀️
Jacaylku Waa Nolol Qurux badan Markii Kalsoonidiisu Buuxdo LakiN MAR Hadii Kalsoonidu Lunto Waa Rafad Iyo DhibπŸ₯ΉπŸ’”
Wax Aqrisku wuxuu Kordhiyaa Maskaxda Bini,adamka Sido kale Garaadkaaga Iyo waya Aragnimadaada way Siyadee Hadii aad Tahayy mid wax Aqriyo✍❀️
Waxaan Uxiisa qabaa inan Mar uun laabtaada galo Cidlada Iyo Gali Ahaanshaha wan Ku Daalayyy Jacaylkuna Qalbigayga ayuu Dab Ku Shidaya Aan Damaynin la,aantaπŸ˜’β€οΈπŸ«‚
Jacaylkuβ€οΈπŸ«‚
Cajiibsanaa walee Cisi Ficana
Markay labada is Calmaday
Colaada ka dhowrayaan
Muxuu Cirib raagta iyo
Calafkoo Samaada iyo Nasiib wacan laga dhaxlaaπŸ₯ΉπŸ’žβœ
Jacaylku Dun Fiicanaa
Daryeel Ku wanagsana
Markay laba wada sidan
Sirtiisa uruuriyaan
Danayn Ku astaysan yahay
Dabeecad wanagsan iyo
Ku daadihiyaan wanaag
Axdigu Ma dumee ogowπŸ₯Ήβ€οΈ
#Waan Ku Salaamay Saaxiib#

Hadii Aat I Weydiiso Waa Maxay Dareenka Ugu Wanaagsan Ee Jaceylka Laga Helaa?

Waxaan Ku Leyahay Waa Amaanka

Waa In Aaad Dareento In Uu Qof Qalbigaaga Kuu Haayo Ee Aanu Ku Gacanta Ku Haynin❀️😒
Adaa Mudanow qalbiga Mulkiyoo
Naftayda adaa Musbaax unoqdo
Adaa Maamuusan mabluuqa DhamanπŸ₯ΉAdaa Muxubada Jacaylka i Miray Naftayda Ku Maaxday Malin Qura ❀️Sidii Mayal Da,ay adaa Imirtoo Adaa Maskaxdayda Maasheeyayy Jacaylka
Sidii roob Soo Mirtow Igu MaaxdayπŸ«€β€οΈπŸ«‚
Jamashadu Cudoona
Cashaqu haboona
Markay labada is Calmaday
Wanaag Ku Cimaamadaanβ€οΈπŸ«‚πŸ«€
Masuulkayga Noloshiyo Mudanahan Jeclaayoww❀️Adigaa Imaamuusayy Marwadaada Iga YeelayπŸ’žMuhashada Jacaylkaaga Miyirkiyo Xiskaba GaarayπŸŒŽπŸ«€Adigaa Macan Meershayy Maankyga Qaadsiiyayy Waxaa Tahay suldaan Muuqleh πŸ₯ΉπŸ«€β€οΈWaxaa Tahay Garaadow Garashada Qof QiimaysanπŸ«ΆπŸ’β€οΈ Qunyar Socod Asluub Ficn Walidkii Ku Abaabshaa Diinta Kugu Adimayoo❀️πŸ₯ΉAdmigiyo aduunko dhan πŸ«€πŸ«ΆAnaa Adiga kaa Doortay❀️🫢