Jowharadi qalbiga💡🥀
6.86K subscribers
805 photos
52 videos
36 links
Qora 🖋dhiragalin ereyo jeceyl gabayo hal abuur🖤urahyo wacan
Dajiyaha wadnaha io qalbi deeqa weyo manku daweya 🖇
Download Telegram
#Waan Ku Salaamay Saaxiib#

Hadii Aat I Weydiiso Waa Maxay Dareenka Ugu Wanaagsan Ee Jaceylka Laga Helaa?

Waxaan Ku Leyahay Waa Amaanka

Waa In Aaad Dareento In Uu Qof Qalbigaaga Kuu Haayo Ee Aanu Ku Gacanta Ku Haynin❤️😢