Jowharadi qalbigaโคโ˜˜๐Ÿ’ก๐Ÿฅ€
6.86K subscribers
805 photos
52 videos
36 links
Qora ๐Ÿ–‹dhiragalin โœ…ereyo jeceyl โคโ›“gabayo hal abuur๐Ÿ–คurahyo wacan
Dajiyaha wadnaha io qalbi deeqa weyo manku daweya โ›“๐Ÿ–‡โค
Download Telegram
Noloshu waa Galinba Cayn
Nashaadku Haduu lumana
Nasiib Xumo weeye duni
Nalkii Rajadee Shidnaa
Neecowdii Uu Lahaa
Nusqaan Ku Timaado iyo
Naruuradu way Luntaa
Marnana Wayaha Aduun๐Ÿฅนโค๏ธ
Murugta iyo Farxadaba Waa wax Jiro aduunka dushiisa Adigo Hada Faraxsanaa ayad Murugoon kartaa Adigoo Murug santana Wad Farxi kartaa Lakiin Ayaysan Kula Dheeranin Taladaada alle Udhiibo khayrna Malayso๐Ÿฅน๐Ÿ˜”
Waxa Nolosha Dhadhanka Uyeela waa Jacaylka inta badan Qofka wax Jecel Waa Qof Nugul Naxariis badan Dareenkisana Uu Ku Maqan Yahay Qof Kale Murug Iyo Farxadna U Siman wayo Qofkan wadna Heli Kartaa wadna wayn kartaa๐Ÿฅน๐Ÿ™ˆโค๏ธ๐Ÿซ‚
Forwarded from Midnimo forward via @Midnimo_bot
๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹

Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข
@Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’
@Erayojaceyl23 โค๏ธโ€๐Ÿฉน
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ
https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk
Jacaylku Waa Nolol Aad Ubalaaran Oo Una Baahan Dhowrid Iyo Ilaalin Axdiga Iyo Balantuna waa Waxyabaha Jacaylku Inuu Cimri Dheerado Sababa Ama Inuu Cimri Gaabto Hadii la Ilaaliyo Balamaha jacaylku wuxuu Noqdaa Mid Raago Hadise Balamaha la Ilaalin waayo Jacaylku waa Ku Baaba,aa Qiyaamada Iyo Is daba Marinta๐Ÿฅน๐Ÿซ€๐Ÿ’”/โค๏ธ๐Ÿซ‚๐Ÿฅน
Ninka Wanaagsani Maaha Nin Taajir Ah Ama Qurux Badan. Waa Nin Yaqaan Qiimaha Xaskiisaโค๏ธ๐Ÿซ‚
Qof Ayaa Nasiibkiisu Yahay Waalidiin Naxariis Badan,Qofna Nasiibkiisu Waa Sowj Wanaagsan/Sowjad Wanaagsan , Qof Kalana Nasiibkiisu Waa Awlaad Baari Ah, Qof Walboo Naga Mid Ah Wax Ayuu Nasiib U Helay Wax Kalana Waa Uu Waayay, Waayo Halkan Waa Aduunyo oo Ma Ahan Janno...๐Ÿ˜”โค๏ธ
Dabaylaha Wayahan Daran iyo
Duufaan Xubibaa Idaadihisoo
Qalbiga Adigaa Runtii la Dagoo
Dabiibna Uun waa Adigee
Mcn Idaryeel Xulkii Da,ayartowwโค๏ธ๐Ÿซ‚๐Ÿฅน
Adaan Ku Dakee Ku iri
Quluubtaydiyo Xiskaba
Adaan Dadka Kaa Raboo
Naftaa Ka Raaliyee
Raggaba Usaree Dhamaanโค๏ธ๐Ÿซ‚
Aduunkan Oo dhan wuxuu Ku Egyahay Qorax Soo Baxdo Iyo qorax Dhacdo Sidaas Oo Ay Tahayy Cimrigaagu waa Socdaa Saacadii Ku Dhaaftana Waa Cimrigaaga Qayb ka Mid ah Oo Ka Tagtay Intaad Nooshahay wax Dhigo Oo Aduunka waa laga Tagaaye Aaqiradaada Eego๐Ÿฅนโœ
Alle Inaad Ku Xirnaado Adoomadiisana Aad Nabad Galiso Wixii uu Ka Reebayne waad ka Harto Wixii lagu frayne Aad la Timaado Suno iyo faral intaba Guul Ka weyn Aduunkan ma Taalo Intaan lagu Xisaabin Adigu is Xisaabiโœโค๏ธGalab qurux badan Dadkaygii Salaaman๐Ÿคโค๏ธ
Dhaqamada Cajiibkaa
Dhowrsanantu Waa Hibo
Dhab Ahaan udhalatee
Dhidibada U Taag oo
Kalgacaylku Yuu Dhicin
Yuu Dheelin Abidkiis
Inanyahu Dharaaruhu
Way Dhaqaaqayaan oo
Dhaqso way Soconayaan
Dheehaga Kaliyaa Dhibta
Iga Daweeyee Dhool Dhooli
Cashaqa Oo Yuusan Dhumin abidโค๏ธ๐Ÿซ‚๐Ÿฅน
Waxaa Tahay Dhigaygoww
Dhabtii Inan Haboon oo
Dheeli laga Ilaalshoo
Aabe dhowrsan iyo
Dhabeel wacan Gardadsheen
Geeska aad Ku Dhalataa
Gayigeena Ugu wacan
Gubimaad Ka Dheertahay
Garaadkaagu Waa Hiil
Hanti Weeye lagu Dago
Hodan baad Ka Tahayy Qurux
Qof La Hiishadaad Tahayy๐Ÿซ‚โค๏ธ๐Ÿฅน
Darajiyo Adigaa Mudann
Daa,in Kuu Dhaliyayy
Adigaa Da,adaa Dhaafay oo.
Dunida Ii Dooranโค๏ธ๐Ÿซ‚๐Ÿฅน
Inanyahu Waxaan Kaa Arkaday
Boqol Asaagaa Ah
Kaa Ishaartay Aynigaa Iyo
Inta Ugaas Joogta
Qalbigayga Kugu Aaminoo
Aayar Kugu Deeqay
Ku Astaystay Boqoryahu
Oo Dunida Kaa Eegtayyโค๏ธ๐Ÿซ‚๐Ÿฅน
Suugantu Waa Hibo
Hanka Aadmi lagu Daro
Waa Heego Maansadu
Hal abuurku Tiriyee
Waxaan Hadalku
Koobeyn Hanankiyo.
Wanaagiyo Haybadaada
Inanyahu โค๏ธ๐Ÿซ‚๐Ÿฅน
Hambalyiyo Salaan iyo
Waxaan Hadal Umarina
Hawraar Utirinaa
Inta Hoy Yekleeshee
Guri wada Habeeyee
Ubad Wada Hagaagshee
Har,qaboww Ku Noolee.
Noloshooda Hiifine
Hoygooda Aan Dumin
Oo Samirka Hiil iyo
Hanka Uu Udagay oo
Marna Aan Is Hiifayn๐Ÿซ‚๐Ÿฅน

Noloshaanu Waa Fahan
Naxariis Ku Laran tahay
Qofkastana Naawilo
Oo Nolol Ku Raadshee
Nimcadiyo Baraaraha
Ku waceeya Nabadiinโค๏ธ๐Ÿฅน
Inan Yahu Naftaad Hiil Utahay
Hanasho Kuu Gaar ah
Qalbigana Hugaan baad utahay
Oo waa Ku Haybshaaye
Haybaada quruxdana Indhaha
Haybsha Oon Hurine
Anaad Igu Haboontahayy runtii
Kaama Hari kara,e
Hiilkayga Hadad manta Tahayy
Wayne Mahadii Dhehโค๏ธ๐Ÿซ‚๐Ÿฅน
I Maalinta Jimcaha ee nagu soo aadan 07 jun 2024 / 1/12/1445.(Dul- hijjah ama carafa waxaad u taqaanaba. waxaa inoo bilaabaneysa Bisha Dul -Hijjah waxay kamid tahay bilaha sida gaar ka ah ee xurmada u leh.

Ilaahey wuxuu ku dhaartay Tobankaan maalmood,
Wuxuuna yiri :
(ูˆุงู„ูุฌุฑ ูˆู„ูŠุงู„ ุนุดุฑ)
Nabigeena Muxamed ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู… wuxuu yiri ma jiro maalmo uu ilaahey ka jecel yahay acmaal la sameeyo tobanka maalmood ee ugu horeysa bisha Dul-Hijjah.

Faaidooyinka 10-ka Maalin ee ugu horeyso bisha Dul-Hijjah.

1) Maalinta 1aad ee Bisha Dul-Hijjah waa maalintii loo dambi dhaafay Nabi Aadam CS, Qofkii sooma dambiyadiisa oo dhan waa loo dhaafa.

2) Maalinta 2aad ee Bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la aqbalay ducada Nabi yoonis CS isla markaasna laha soo bixiyey calooshsha malaayga, qofkii sooma waxay ula mid tahay sida isagoo hal sano caabudaayey ilaahey oo aan ilBiriqsi ku caasin.

3) maalinta 3aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la aqbalay ducadii Nabi zakariya CS, qofkii sooma ducadiisa waa la aqbalayaa.

4) maalinta 4aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la dhalay Nabi ciise CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka dheeraanayaa Quusitaan iyo Faqri.

5)Maalintii 5aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la dhalay Nabi Muuse CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka badbaadiyaa cadaabta Qabriga

6) Maalinta 6aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii uu Alle Nabigiisa u furay albaabada kheyrka , Qofkii sooma wuxuu Alle ku fiiriyaa il naxariis leh.

7)Maalinta 7aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la xirayo Albaabada Naarta, lamana furo ilaa ay ka dhamaato Tobanka maalin ee bisha Dul-Hijjah, Qofkii sooma ilaahey wuxuu ka xiraa 30 Al baab oo dhibaato ah, wuxuuna u furaa 30 Al baab oo Fudeed ah.

8) Maalinta 8aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta loogu magac daray (Tarwiya) Qofkii sooma wuxuu Alle siinaayaa ajir uusan ogeyn ilaahey mooyee.

9) Maalinta 9aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta la istaagaayo Banka carafa,Qofkii sooma ilaahey wuxuu u dhaafaa dambiyada sanadkii hore iyo sanadka soo sacdo, waana maalinta ay soo dagtay aayada Qu'aanka ee ( ุงู„ู’ูŠูŽูˆู’ู…ูŽ ุฃูŽูƒู’ู…ูŽู„ู’ุชู ู„ูŽูƒูู…ู’ ุฏููŠู†ูŽูƒูู…ู’ ูˆูŽุฃูŽุชู’ู…ูŽู…ู’ุชู ุนูŽู„ูŽูŠู’ูƒูู…ู’ ู†ูุนู’ู…ูŽุชููŠ ูˆูŽุฑูŽุถููŠุชู ู„ูŽูƒูู…ู ุงู„ู’ุฅูุณู’ู„ูŽุงู…ูŽ ุฏููŠู†ู‹ุง)
10) Maalinta 10aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta ciidul adxaa, qofkii Alle qurbaan ugu dhawaadana
wuxuu u dhaafaa dambiyadiisa.

Lawadaag wll aad qeryka ka jeceshahy

Walal qoraalka lawadag umada Musliminta Ah โคโคโคโค dhamaantiina waan idin jaclahay Allaha caafimaad nagu gaarsiiyo Aamiin aamiin ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ sanadkaan sanadkiisa cumri dheer caafimaad leh Allaha nagugaarsiiyo Aamiin Aamiin ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒโคโคโค
Daryeelkii Ruuxda Iyo
Qalbiga Midka Iidagoww
Adaan Dadka Kuu Jeclahay
Laabtaada Ayaa Dugsoon
Dabiibka Adaa yaqaan
Adaan Idayicin Mar Qura
Adaa Runtii Xaajiyoww
Xiskayga Dagoo Hantee
Xumaha Ka Fogee Xubiga
Xalal baan Kuu Ahee
Xanaano Jacayl Isiii
Macan Xasilooni Beer
Xalkii Noloshaa taheeโค๏ธ๐Ÿ’๐Ÿซ‚๐Ÿฅน