Kobciye Cooperative
9.7K subscribers
124 photos
167 videos
132 files
190 links
Download Telegram
Forwarded from Ali Dek Abdi Mohamed
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Adeegga MY-CASH
Inta is diiwaan gelisay ee la aqbalay waa 544 xubin
Inta feega isdiiwaan gelinta ($5) bixisay waa 224 xubnood
Inta lacagaha maal gelinta sanadka oo dhan ($182.5) soo dirtay waa 87 xubnood
Inta lacagta maal gelinta 1 bil ($15 ) soo dirtay waa 40 xubnood
Inta lacagta maal gelinta 1 bil ($15.20 ) soo dirtay waa 77 xubnood
Inta lacagta maal gelinta 2 bilood ($30 ) soo dirtay waa 1 xubin
Inta lacagta maal gelinta 2 bilood ($30,4 ) soo dirtay waa 2 xubnood
Inta lacagta maal gelinta 3 bilood ($45) soo dirtay waa 1 xubin
Inta lacagta maal gelinta 3 bilood ($45.6 ) soo dirtay waa 3 xubnood
Inta lacagta maal gelinta 6 bilood ($90 ) soo dirtay waa 1 xubin
Inta aan ilaa iyo hada soo dirin lacagaha feega iyo maal gelinta waa 36 xubnood
Dadka aan bixinin feega diiwaan gelinta ($5) waa 311
Dad yar ayaa jira oo lacagaha meelo qaldan ku bixiyey sida Salama Bank, Dahabshil iyo Premier
Dad yar ayaa jir oo bixiyey lacago yar yar $4, $0.5 IWM oo aan fahmin waxa aya ka wadaan.
Lacagta total ilaa iyo maanta soo xarootay waa $25,114.35
Live stream scheduled for
Waa shirkeenii caawa ee linkiga kore taabo
Live stream started
Live stream finished (1 hour)
Live stream scheduled for
Live stream scheduled for
https://t.me/Iskaashatadakobciye?livestream


بسم الله
WALAALAYAAL DHAMAANTIIN

‎السلام عليكم ورحمة وبركاته

BERRI IN SHAA ALLAH WAA KULANKEENII 100AAD EE SU’AALAHA IYO JAWAABAHA AHAA, JIMCA KASTA OO SABTI SOO GELAYSO YUU KU DHAAFIN EE KA FAA’IIDAYSO.
APRIL/26/2024, @8:30pm ILAA 9:30p SOMALIA
IN SHAA ALLAHU.

SOO DHAWAAD
‎جزاكم الله خيرا
Live stream started
Live stream finished (1 hour)
Live stream scheduled for
https://t.me/Iskaashatadakobciye?livestream


بسم الله
WALAALAYAAL DHAMAANTIIN

‎السلام عليكم ورحمة وبركاته

BERRI IN SHAA ALLAH WAA KULANKEENII 101AAD EE SU’AALAHA IYO JAWAABAHA AHAA, JIMCA KASTA OO SABTI SOO GELAYSO YUU KU DHAAFIN EE KA FAA’IIDAYSO.
MAY/03/2024, @8:30pm ILAA 9:30p SOMALIA
IN SHAA ALLAHU.

SOO DHAWAAD
‎جزاكم الله خيرا