Kobciye Cooperative
9.7K subscribers
124 photos
167 videos
132 files
190 links
Download Telegram
https://t.me/Iskaashatadakobciye?livestream


بسم الله
WALAALAYAAL DHAMAANTIIN

‎السلام عليكم ورحمة وبركاته

BERRI IN SHAA ALLAH WAA KULANKEENII 111 EE SU’AALAHA IYO JAWAABAHA AHAA EE JIMCA KASTA OO SABTI SOO GELAYSO AYNU LAHAYN, YUU KU DHAAFIN EE KA FAA’IIDAYSO.
JULY/19/2024, @8:30pm ILAA 9:30p SOMALIA
IN SHAA ALLAHU.

SOO DHAWAAD
‎جزاكم الله خيرا
Live stream started
Live stream finished (1 hour)
Asc. Reer Kobciye Cooperative dhammaantiin khayr badan oo Adduun iyo Aakhiraba ah ayaan Alle idiinkaga baryeynaa. Intaas kadib FADALAN HADDII AAD ISDIIWAAN GELISAY BIXI 5 DOOLAR EE ISDIIWAANGELINTA IYO WIXII AAD AWOODDO OO MAAL GASHI AH.
Si guud farriintaan qofwalba hasii gudbiyo ajar ayuu ka heli INSHAA'ALLAH
Photo from Abdul Qadir Omar
Waxaan u baahanahay qof reer kobciye oo jooga Sweden oo ka hadla mu'tamarkaas oo kobciye faahfaahiya. Waxaa nala siiyey waqti aan dadka u sharxi karno waxa ay tahay Kobciye, warqado la qaybiyana waan ku diyaarinay. Waxaa joogaa oo aad u dadaalaayo walaalkeena C/casis Xaashi oo warqadihii daabacay lkn 2da maalin ugu horeeyo shaqo ayuu leeyahay waxaadna kala xiriiri kartaan +46760000720
Live stream scheduled for
Live stream started
Live stream finished (1 hour)
Live stream scheduled for
https://t.me/Iskaashatadakobciye?livestream


بسم الله
WALAALAYAAL DHAMAANTIIN

‎السلام عليكم ورحمة وبركاته

BERRI IN SHAA ALLAH WAA KULANKEENII 113 EE SU’AALAHA IYO JAWAABAHA AHAA EE JIMCA KASTA OO SABTI SOO GELAYSO AYNU LAHAYN, YUU KU DHAAFIN EE KA FAA’IIDAYSO.
AUG /02/2024, @8:30pm ILAA 9:30p SOMALIA
IN SHAA ALLAHU.

SOO DHAWAAD
‎جزاكم الله خيرا
Live stream started
Live stream finished (1 hour)
240531_0945
My Recording
Audio from Abdul Qadir Omar
Waa radio kulmiye
240531_0848
My Recording
Audio from Abdul Qadir Omar