Kobciye Cooperative
10.9K subscribers
139 photos
212 videos
132 files
217 links
Download Telegram
Forwarded from Kobciye Cooperative Chat
Qofkii Mycash u baahan inuu isticmaal fadlan la xiriir WhatsApp no. +252 61 5235404, waa Cali Sheegow oo ka mid ah MAAMULKA Amal Bank
As Aleikum
Walaal kusoo dhowow Amal Bank waxana kula soo wadaagay xogta lagaaga baahan yahay marka koonto iyo mycash laguu furaayo fadlan ila soo wadaag waxa lagaaga baahan yahay
Waxaana laguugu adeegi doonaa Saacado gudahood marka aad nala wadaagto xogtaada oo dhamaystiran ka dib

Copy Passport
Photo Passport size
Email
Next of kin (Magaciisa, Telkiisa iyo Meesha uu degan yahay)
Sidoo kale xiriirka next of kin tusaale waxa aad isu tihiin
Personal Opening Form.pdf
1.1 MB
Document from Abdul Qadir Omar
Formkan iisoo buuxi
No 1 ilaa 5
No 11
Bogga ugu danbeeya No 13
Magaca oo afaran ka dibna saxiix dibna iigu soo celi form ka
Mahadsanid
balance_sheet March 30 2024.pdf
22.3 KB
Lacagta ilaa iyo hada soo xarootay waa $ 10,621.00 oo laga jaray $1,425 oo ah lacagta $5 oo aan la bixinin weli kuna taagan dad badan oo la ansixiyey
Xubnaha iyo lacag bixinta billaha ah
Jinsiga Xubnaha iyo siday u kala badan yihiin
Xubnaha isa soo diiwaan geliyey iyo wadamada ay kala joogaan
Xubnaha iska soo diiwaan geliyey Normalka iyo Sadaqa jaariyada
dadka guud ahaan la aqbalay tiradooda waa 471. Waxayna u kala baxaan 5 qof oo qaybta sadaqa jaariya ah iyo 466 qof oo normalka ah. Dadka lacagta $5 ee diiwaan gelinta bixiyey waa 173 qof. Daka aan bixininna waa 298 qof micnaheeduna tahay inta ka soo hartay ee la aqbalay weili feegii ma aysan bixin $5 ee diiwaan gelinta. Lacagta soo xarootay ilaa iyo maanta oo jimco ah waa
$ 18,774.35
Reportka ugu dambeeyey oo charts ah
Forwarded from Ali Dek Abdi Mohamed
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM