𝗗𝗔π—₯π—˜π—˜π—‘ 𝗗𝗔𝗛𝗦𝗒𝗑
6.91K subscribers
160 photos
3 videos
1 file
18 links
🌷Bismillaah🌷

Xanuunka ugu weyn waa inaad Rabi ka barido inuu ku ilowsiiyo qof

Aad shaleytoole illaaah ubaryeysey in uu kuu illaaliyoπŸ˜₯πŸ˜ͺ



Admin: @........
Download Telegram
Xiriir bilaa dhibaato ah ma jiro raadso qof kuu dulqaata kuuna Naxriista sbb la,aan"❀️πŸ₯ΊβœŒοΈ
Gabar aan shukaansin jiray waxaan uqoray
wan ku jeclahay oo carabi ah
kulahaa Aamiin ppe Yaab πŸ˜­πŸ˜‚πŸ˜…
Cawada iyi messenger update cusubπŸ˜‚πŸ‘†πŸ˜…
Markaa niyeda kufure
Nabdigu kujeclaado
Maxaad naxli beena
Niyeda igu dhistaa ?
Noloshu waa ayaame
Nafsigu yuu kuhelin

@bahjasooyaalka
ilaashada kuwa idin jecel waayo mahubtiin kuwaad jeceshihiin inay idin jecelyihiin🫰

πŸ‘‡inoo booqdo chenalkana saaxibayaal
@bahjasooyaalka
Yaan naawiladeydii
Dabaday naaqusmin
Naruuraan kurajeeye
Kunagoow waligaaba
Noloshaad jecleydoo
Nabarkale ha ibadin
Nasribaa isoo curane
Qofkalaan kunasane
Nasiib wacan walal



@bahjasooyaalka
Erey qudha isku seegi mayne
Yaan aadmigu burin axdigeenii
Alifnay xidhiidhkeene ha aasin
Ayaan qudha xasuusihii asaligi
πŸ˜”

@bahjasooyaalka
Jaahilka dhabta ahi maaha kan aan waxba aqoonin balse waka garanaya halka ay qibladu kaxigto een halmar alle usujuudeyn 😭


Chanelkan subscribe inoo dhaha saaxibayaal
πŸ‘‡
@bahjasooyaalka
Haduu xidhiidhki wacnaa
Iyo wanaagii dhexdeena
Dhankaaga kulaweynayn
Anigu mawiiqiin xubigiye
Wali waan xushmeynayaa


@bahjasooyaalka
Naxariis,iyo nabadgalyo korkooda ha,ahaato kuwa maanka kuhaya wuxuusan alle uQorin.πŸ˜”


@bahjasooyaalka
Maalin maalmaha kamid ah arimuhu wey hagaagi doonaan dhamaan waalaga gudbi doona dhibaato kasta kani waa balankii ilaahay ❀️😭

Culeyska lajirankiisa fudeydbaa ahaaday🀍


@bahjasooyaalka
Jacaylka dhabta ahi waa marka aad seexan kariweydo adigoon salaadi cishaahi tukan😒

@bahjasooyaalka
xillima ayaad sabirka baranaysa? hadii aadan dhibaatoyinka nolosha usabrayn

Xillima ayaad ilaahay umahadnaqaysa? hadii aad wali cabanayso 😭❀️


alxamdulilaah❀️

@bahjasooyaalka
Wuxu yiri "murugyahay fadlan qiimo dhimis isamee waayo waxaan ahay macaamiishada joogtada ah"πŸ˜”

@bahjasooyaalka
Kuwee xidhiidhada kadoorbiday kallinimada sidee tihiin?😞

@bahjasooyaalka
Kuwa marwalba daacad ahi wakuwee tarbiyada fiicanayd waalidka dhaxlay qiyaano ma aqaanaan waayo gurigii lagu soo koriya kudhisnaa wanaag😘

Salaan sare
- ‏Ψ§Ω† Ω„Ω… Ψͺفهم Ψ΅Ω…Ψͺي، فلن Ψͺفهم ΩƒΩ„Ω…Ψ§Ψͺي.

‏If you don’t understand my silence, you won’t understand my words.

- Haddaad aamusnaantayda fahmi weydo, ma fahmi doontid erayadayda.πŸ’”
Hadii mawdku iqaado inaga oo aan kulmin ha ilaawin in badan inaan rajeeyay lakulankaadaπŸ₯ΊπŸ˜”

@xikmadbadan
@bahjasooyaalka