𝗗𝗔π—₯π—˜π—˜π—‘ 𝗗𝗔𝗛𝗦𝗒𝗑
6.98K subscribers
152 photos
3 videos
1 file
17 links
🌷Bismillaah🌷

Xanuunka ugu weyn waa inaad Rabi ka barido inuu ku ilowsiiyo qof

Aad shaleytoole illaaah ubaryeysey in uu kuu illaaliyoπŸ˜₯πŸ˜ͺ



Admin: @........
Download Telegram
Intaan lagu xabaaline
iilkaaga lagu xaadhin
Waa xilkas qalbiguye
Haxagxagan aadmiga
Xurmadu kamudnaa
Qofkastaba ku,xeeri
Ka murugoo wixi hore ee aad
Beerdareysay hana kusii dheeraan.πŸ’”
"Waxaan uurka ka,leyahy
Usaree asaagaaga.🫨"


- saalax sanaag
- Ψ§Ω„ΨͺΩΩƒΩŠΨ± Ψ§Ω„Ψ²Ψ§Ψ¦Ψ― ΨΉΩ† Ψ­Ψ―Ω‡ Ω…Ψ€Ω„Ω… Ψ¬Ψ―Ψ§Ω‹.πŸ’”

Fikirka xad dhaafka ah aad buu u xanuun badan yahay.πŸ’”
أيوجد ΩˆΨ³ΩŠΩ„Ψ© ΩŠΩ„Ψ¬Ψ£ Ψ₯Ω„ΩŠΩ‡Ψ§ Ψ§Ω„Ψ₯Ω†Ψ³Ψ§Ω† Ω‡Ψ§Ψ±Ψ¨Ψ§Ω‹ Ω…Ω…Ψ§ يشعر.؟

Ma jirtaa dariiq uu qofku uga baxsan karo waxa uu dareemayo?

Is there a way for a person to resort to escaping from what he feels?
Only 30 qof oo 30k gaarsiisa loo bahan yahay
"Liibaanteeda adduunyada
Ruuxna laasan maayee
Maxaa luray naftaadii."?

-Hibo nuura
Ψ§Ω„Ω„ΩŽΩ‘Ω‡ΩΩ…ΩŽΩ‘ Ψ΅ΩŽΩ„ΩΩ‘ ΩˆΩŽΨ³ΩŽΩ„ΩΩ‘Ω…Ω’ ΩˆΩŽΨ¨ΩŽΨ§Ψ±ΩΩƒΩ’ ΨΉΩ„Ω‰ Ω†ΩŽΨ¨ΩΩŠΩΩ‘Ω†ΩŽΨ§ Ω…ΩΨ­Ω…ΩŽΩ‘Ψ―.


❀️
Waa jimcihii udambeeyey ee bisha shacbaan ilaahay badqab iyo badhaadhe ha inagu gaadhsiyo ramadaan.🀲❀️
Marka qof Mudo Raadinaysay si fudud kugu Aqbasho ama kugu aqbalo, Wa xaqiiq in Rabitaanki mudo kahor aad u Haysay uu hoos u dhacaayo...πŸ§ πŸ‘β€οΈ
Dhammaan tiirarku waa kuwo toosan sow maaha?πŸ˜‚
ilaaliya dareemada kuwa aad jeceshihiin waayo iyagu wey tagayaan bilaa balan πŸ˜’πŸ’”
"Guursada jacayladiina oo hanooga tagina jidh qalalan oo aad kala baxdeen quluubtii".

πŸ«‚πŸ’”
Ifka caano iyo nabad
Cillad li'kunoolow.😭❀️

-Lafoole
"ΨΉΩ†Ψ―Ω…Ψ§ ΨͺΨΉΨ·ΩŠΩƒ Ψ§Ω„Ψ­ΩŠΨ§Ψ©Ω Ψ³Ψ¨Ψ¨Ψ§Ω‹ Ω„Ψͺيأس أعطِها Ψ£Ω„ΩΩŽ سببٍ Ω„Ω„Ψ§Ψ³ΨͺΩ…Ψ±Ψ§Ψ±ΨŒ فـ Ω„Ψ§ شيؑ Ψ£Ω‚ΩˆΩ‰ Ω…Ω† Ψ₯رادةِ Ψ§Ω„Ψ₯نسانِ ΨΉΩ„Ω‰ Ω‡Ψ―Ω‡ Ψ§Ω„Ψ£Ψ±ΨΆ."πŸ‚πŸ–€




- Ψ―ΩŠΩ„ ΩƒΨ§Ψ±Ω†ΩŠΨ¬ΩŠ || πŸ“œ




"Marka ay noloshu ku siiso sabab aad isku dhiibto sii adigu kun sababood oo aad ku sii socoto waayo ma jirto aduunkan wax ka xoog weyn doonitaankaga adiga..!"πŸ‚πŸ–€





Dale CarnegieπŸ“œ
"Ruuxa akhriya Suuradda Al-Kahfi maalinta Jimcaha waxaa loo ifiyaa nuur inta u dhaxaysa labo Jimce."



-Nabbi Muxamed