𝗗𝗔π—₯π—˜π—˜π—‘ 𝗗𝗔𝗛𝗦𝗒𝗑
6.91K subscribers
160 photos
3 videos
1 file
18 links
🌷Bismillaah🌷

Xanuunka ugu weyn waa inaad Rabi ka barido inuu ku ilowsiiyo qof

Aad shaleytoole illaaah ubaryeysey in uu kuu illaaliyoπŸ˜₯πŸ˜ͺ



Admin: @........
Download Telegram
Kaliya markaan Kula hadlaayo waxaan ka Hadlaa Qalbiga si Aan kuu Dareensiyo Qiimaha Aad ku leedahay Qalbigeyga Xataa Qoraalada Aad ii soo qorto waxaan moodaba iney Qalbiga taabanaayaan waan kula jeclahay nafteyda maxaa yelay Daacadnimad Aan kaa arkay Ayaan Aniga Hogaan unoqday Adiga ii noqo Hooyadii jaceylkaπŸ’•πŸŒπŸ”βœ”οΈβ€οΈ

@dareen_dahson
"Mararka Qaar Dad Kaa Fog Kumanaan Mayl Ayaa Ku siin Kara Farxad Aanad ka heli Karin kuwa Dhinacaaga Jooga".!πŸ’žπŸ˜°
"Quruxda oo kali ahi iguma filna inaan gabadh ku guursada.. qof aan caalamkayga waxba ka ogeyn anna aan kiisa mooganahay nolol ma wada qaadan karno"

~Leo Tolstoy
Sida aad ii dhagaysato baan aniga kuu maqlaa, dhaayaha aan kugu eegaayo ka duwan kuwa lagu eego dadka kale β™₯️ dareenkayga waa inaad fahantaa, inta aan hadal.

Waan ku jeclahay πŸ’ž
Qasri Waxaa Dhisi Kara 🏘️
Qof Qibrad UlehπŸ› οΈ
Qalbina Waxaa Dagi KaraπŸ«€
qof Qiimihisa Yaqaan,πŸ«‚πŸ‘©β€β€οΈβ€πŸ’‹β€πŸ‘¨
Ω„Ψ£Ψ¬ΩŽΩ„ΩƒΩ Ψ£Ω†Ψͺِ ΩΩ‚ΩŽΨ· ، أفرغΨͺُ كُلّ Ω‚ΩŽΩ„Ψ¨ΩΩŠ Ψ­ΨͺΩ‘Ω‰ ΨͺΩŽΨ³ΩƒΩΩ†ΩŠΩ‡Ω ΩˆΨ­Ψ―ΩŽΩƒΩ !πŸ₯Ί

Adiga daraadaa ayaan qalbigayga oo dhan ufaarujiyey si aad keligaa ugu noolaato!πŸ₯Ί
Hadii gabar ay wiil u oyso, aad ayay u jeceshahay.
Hadii wiil uu gabar u ooyo, waligiis gabar kale sidas uma jeclaanaayo.πŸ₯ΊπŸ˜’
QalbigaπŸ«€
Wa sida beerta oo kale wixi lagu beerto uunba laga helayaπŸ₯Ίβ‰οΈ
#dareen_dahson
Maalinta bari ee nagu soo aadan 19 jun 2023 waxaa inoo bilaabaneysa Bisha Dul -Hijjah waxay kamid tahay bilaha sida gaar ka ah ee xurmada u leh.

Ilaahey wuxuu ku dhaartay Tobankaan maalmood,
Wuxuuna yiri :
(ΩˆΨ§Ω„ΩΨ¬Ψ± ΩˆΩ„ΩŠΨ§Ω„ ΨΉΨ΄Ψ±)
Nabigeena Muxamed Ψ΅Ω„Ω‰ Ψ§Ω„Ω„Ω‡ ΨΉΩ„ΩŠΩ‡ ΩˆΨ³Ω„Ω… wuxuu yiri ma jiro maalmo uu ilaahey ilaahey ka jecel yahay acmaal la sameeyo tobanka maalmood ee ugu horeysa bisha Dul-Hijjah.

Faaidooyinka 10-ka Maalin ee ugu horeyso bisha Dul-Hijjah.

1) Maalinta 1aad ee Bisha Dul-Hijjah waa maalintii loo dambi dhaafay Nabi Aadam CS, Qofkii sooma dambiyadiisa oo dhan waa loo dhaafa.

2) Maalinta 2aad ee Bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la aqbalay ducada Nabi yoonis CS isla markaasna laha soo bixiyey calooshsha malaayga, qofkii sooma waxay ula mid tahay sida isagoo hal sano caabudaayey ilaahey oo aan ilBiriqsi ku caasin.

3) maalinta 3aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la aqbalay ducadii Nabi zakariya CS, qofkii sooma ducadiisa waa la aqbalayaa.

4) maalinta 4aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la dhalay Nabi ciise CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka dheeraanayaa Quusitaan iyo Faqri.

5)Maalintii 5aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la dhalay Nabi Muuse CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka badbaadiyaa cadaabta Qabriga

6) Maalinta 6aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii uu Alle Nabigiisa u furay albaabada kheyrka , Qofkii sooma wuxuu Alle ku fiiriyaa il naxariis leh.

7)Maalinta 7aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la xirayo Albaabada Naarta, lamana furo ilaa ay ka dhamaato Tobanka maalin ee bisha Dul-Hijjah, Qofkii sooma ilaahey wuxuu ka xiraa 30 Al baab oo dhibaato ah, wuxuuna u furaa 30 Al baab oo Fudeed ah.

8) Maalinta 8aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta loogu magac daray (Tarwiya) Qofkii sooma wuxuu Alle siinaayaa ajir uusan ogeyn ilaahey mooyee.

9) Maalinta 9aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta la istaagaayo Banka carafa,Qofkii sooma ilaahey wuxuu u dhaafaa dambiyada sanadkii hore iyo sanadka soo sacdo, waana maalinta ay soo dagtay aayada Qu'aanka ee ( Ψ§Ω„Ω’ΩŠΩŽΩˆΩ’Ω…ΩŽ Ψ£ΩŽΩƒΩ’Ω…ΩŽΩ„Ω’Ψͺُ Ω„ΩŽΩƒΩΩ…Ω’ Ψ―ΩΩŠΩ†ΩŽΩƒΩΩ…Ω’ وَأَΨͺΩ’Ω…ΩŽΩ…Ω’Ψͺُ ΨΉΩŽΩ„ΩŽΩŠΩ’ΩƒΩΩ…Ω’ Ω†ΩΨΉΩ’Ω…ΩŽΨͺِي وَرَآِيΨͺُ Ω„ΩŽΩƒΩΩ…Ω Ψ§Ω„Ω’Ψ₯ΩΨ³Ω’Ω„ΩŽΨ§Ω…ΩŽ Ψ―ΩΩŠΩ†Ω‹Ψ§)
10) Maalinta 10aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta ciidul adxaa, qofkii Alle qurbaan ugu dhawaadana
wuxuu u dhaafaa dambiyadiisa.

Falad sher dheh si dad badan u ogeen ugu faaidaysataan
#mahadsanid
#xusuusin
@xikmadbadan
KOBCIYE BOOKS Waa channel cusub waxa lagu soo gudbina donaa in ka badan 4000 book pdf kuwa ugu caansan Soomaalida dhexdeeda kama marno Axaddiina iyo tafsiirka quraanka fadlan joina dhaha oo ka faaidaysio fiirsada dahabiga ah

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
https://t.me/kobciyebooks
https://t.me/kobciyebooks
https://t.me/kobciyebooks
Qalad weyn ayey kaa galayaan kadibne waxey ku dhahyaan na cafi maekaad cafisana waxey kugu darayaan liiska doqonimada
Berri dambe oo Jimco ah waa maalinka 10aad ee bisha Muxarram. Waa maalinkii uu Alle Nabi Muuse CS ka badbaadiyay Fircoon iyo ciidankiisii.

Nabi Maxamed ο·Ί waxa uu soonkeeda ka yiri β€œSoonka maalinkan waxaan Alle ajir uga xisaabsanayaa in uu iigu dhaafo dambiga sannadii ka horreeyay.”

Waxaana sunno ah in aan soonka maalinkaan raacinno maalinka ka horreeya oo Khamiista ah ama maalinka ka dambeeya oo Sabtiga ah.

Aan ka faa'iideysanno fadliga maalinkaan barakeysan, aana xusuusinno ehelkeenna iyo asxaabteenna.

#Caashruuraa
#10kaMuxarram
#xusuusin
Nolasha sideedaba waxey ubaahan tahay daryeel waxaana daryeeli karo qof ku jacel jaceylkuna waa naxariis β€οΈπŸ’πŸ’
Runta ayaa ah in aad adiga tahay qofka kaliya aan sida dhabta ah ugu xiisay mararka qaar wxn arka anigo meel cidla cad ah fadhiyo halka Qalbigeyga uu xagaaga ku maqan yahayπŸ₯°
Maxa Wali u haysa xasuusaha
qofka nolsha kugu cidleeyey πŸ§πŸ€”
Gabadhii iqososhaba inay ijeceshahan
moodaya heer an qalpi wanag kagaryπŸ’”πŸ˜…πŸ€£
Jacaylku uma dhexeeyo gabar qurux badan iyo wiil Qurux badan.❀ Jacaylku wuxuu udhaxeeyaa laba
Qalbiβ€πŸ’•πŸ’‘

@noloshu waaguul
Si walboo aanku jeclahay marba hadaad qiimaheyga garan weyday
Nolol qurux badan kuu rajeynaπŸ’”πŸ˜ͺπŸ‘‹