𝗗𝗔π—₯π—˜π—˜π—‘ 𝗗𝗔𝗛𝗦𝗒𝗑
6.87K subscribers
161 photos
3 videos
1 file
17 links
🌷Bismillaah🌷

Xanuunka ugu weyn waa inaad Rabi ka barido inuu ku ilowsiiyo qof

Aad shaleytoole illaaah ubaryeysey in uu kuu illaaliyoπŸ˜₯πŸ˜ͺ



Admin: @........
Download Telegram
Kuwee xidhiidhada kadoorbiday kallinimada sidee tihiin?😞

@bahjasooyaalka
Asalamu,calaylkum saaxibayaal halkan kuxidhen mudo dheer oo aanan chanelkeenan waxba soo dhigin sababo ciladooyin jira awgeed

Alx chanelkeena wuu soo noqday dadbadana waa ay kabaxeen i.a dib uhabayn ayaan kusamaynaynaa

Wixii tallo iyo tusaale waxaad jeceshihiin inaan idin soo gudbin fadlan waano muhiim commen nagula wadaag


I.a idinkuna nadhiirigaliya ❀️
Maalin maalmaha kamid ah arimuhu wey hagaagi doonaan dhamaan waalaga gudbi doona dhibaato kasta kani waa balankii ilaahay ❀️😭

Culeyska lajirankiisa fudeydbaa ahaaday🀍

@bahjasooyaalka
Kuwa marwalba daacad ahi wakuwee tarbiyada fiicanayd waalidka dhaxlay qiyaano ma aqaanaan waayo gurigii lagu soo koriya kudhisnaa wanaag😘

Salaan sare
Farxad gaar ah ayaa laabta kugu hayaa tan iyo maalintii ugu horreysay ee aan isu nimaadno oo aad noqotay gacaliyahaygii.πŸ’—πŸ’‘
Jaliilba igu ogoo
Hadaan jooji kareyo mowdka
Jidhkaaga xarirta ah
Xabaal looma jeexeen.πŸ’”
Dadka adunka ku nol waa 7,987,743,7898

Qofki aadan rabin is kaga indha tir sida aad tirada is kaga indho tirtay.😭😁
"Si badbaado loo helo, diinta Islaamku waa qalabka Ilaahay ugu talagalay in lagu dhaqmo,"

-hadraawi ahun.
Ibnu Taymiya (Ψ±Ψ­Ω…Ω‡ Ψ§Ω„Ω„Ω‡) waxa uu yidhi: β€œDucooyinkaan eegay waxaan ogaaday ducada ugu nafciga badan inay tahay in la yidhaahdo: 
βͺΨ§Ω„Ω„Ω‘Ω‡ΩΩ€Ω…Ω‘ΩŽ Ψ£ΩŽΨΉΩΩ€Ω†Ω‘ΩΩŠ ΨΉΩŽΩ„Ω€Ω‰ Ψ°ΩΩƒΩ’Ω€Ψ±ΩΩƒΩŽ ΩˆΩŽΨ΄ΩΩƒΩ’Ω€Ψ±ΩΩƒ ، ΩˆΩŽΨ­ΩΨ³Ω’Ω€Ω†Ω ΨΉΩΨ¨Ω€Ψ§Ψ―ΩŽΨͺِـك❫

Kaddib markaan u fiirsaday waxaan arkay in wax la macne ahi ku suganyahayba Salaadda gudaheeda.
{Ψ₯ΩΫŒΩ‘ΩŽΨ§ΩƒΩŽ Ω†ΩŽΨΉΫ‘Ψ¨ΩΨ―Ω وَΨ₯ΩΫŒΩ‘ΩŽΨ§ΩƒΩŽ Ω†ΩŽΨ³Ϋ‘ΨͺΩŽΨΉΩΫŒΩ†Ω}
Nabi aadam illaahy wuxu ka abuuray dhoobo ama ciid, kadibna hilib laf yo dhiig.....sidaa awgeed ibnu-aadamka asal ahaan abuurtiisii ciidnimada ahayd ayaa dubaaqiisa ku daabacan, oo ciiddu waxay caan ku tahay waxsoosaar, waxtar iyo waxbixin, dadkuna waxay isku qiimeeyaan oo halbeeg u ah hadba inta ay hal-abuur iyo waxsoosaar leeyihiin.
____
Waxaynu uqaabaysannahay hab waafaqsan wixii uu waynuhu inoo abuuray , doorarkii iyo kaalmihii aynu nolosha ku kala lahayn

___
XIGASHO: BUUGGA CASARIYE
sawirka qaadaha ayaa yiri " Sawirkaan maahan
jiliin waxaan ku dhex qaaday tareenada lstanbul
xilli dambe oo habeenkii ah.
llaahay SWT baan ku dhaartaye, waxay ku
nagaadeen
/taagnaayeen booskaas lamaane
yaashaan saddex Saac,Ninka dhalinyarada wu
daalnaa walibo si saaidaa.
mar kasta 00 uu damco in uu aayar garabka uga
qaado madaxa, intay dhabarka u salaaxdo ayay si hoose ugu tiri: "Naso, naso, waan kula jooga.

" jacaylku waa risiq"

@bahjasooyaalka
Ψ§Ω„Ω„ΩŽΩ‘Ω‡ΩΩ…ΩŽΩ‘ Ψ΅ΩŽΩ„ΩΩ‘ ΩˆΩŽΨ³ΩŽΩ„ΩΩ‘Ω…Ω’ ΩˆΩŽΨ¨ΩŽΨ§Ψ±ΩΩƒΩ’ ΨΉΩ„Ω‰ Ω†ΩŽΨ¨ΩΩŠΩΩ‘Ω†ΩŽΨ§ Ω…ΩΨ­Ω…ΩŽΩ‘Ψ―.

🀍
MAXAAD SAMAYN LAHAYD HADAY SIDANI KUGU DHACDO

Saaxiibkaa oo aroosa ayaad gurigiisa booqatay waad cashayseen cashadii kadib ayuu sxbkaa ku yiri iska fadhi suliga anne musqusha ayaan gelayaa

Talefankiisii oo bilaa lock ahna agtaada ayuu kaga tegay wax yar kadib ayay xaaskiisii oo qol kale ku jirtaa fariin usoo dirtay fariintii ayaad furtay

Waxaana ku qornayd xabiibi dameerkan cuntadii naga dhameeyay goormuu kaa tegayaa πŸ˜­πŸ˜‚
maxaad samayn lahaydna hoos noogu reeb
πŸ‘‡πŸ˜‚
Ukala horeysii sidey muhiim uyihiin.!

1. jacayl
2.caafimaad
3.sharef
4.dhaqaale

Bal aan aregno Qofwalba😁❀️
Cumar binu khadaab,wuxuu ka cabsoon jiray naarta isaga Oo loogu bishaareeyay Jannada.!

Innaga waa sidee xaalkeenu😒?
"Laangaabku,waaka jannada laga waayey."πŸ™ŠπŸ«°