๐——๐—”๐—ฅ๐—˜๐—˜๐—ก ๐——๐—”๐—›๐—ฆ๐—ข๐—ก
6.87K subscribers
161 photos
3 videos
1 file
17 links
๐ŸŒทBismillaah๐ŸŒท

Xanuunka ugu weyn waa inaad Rabi ka barido inuu ku ilowsiiyo qof

Aad shaleytoole illaaah ubaryeysey in uu kuu illaaliyo๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ˜ช



Admin: @........
Download Telegram
"Aqoonta dhabta ahi sinaba ugama hor timaaddo diinta ee waa u cadayn iyo xaqiijin."

-dr mustafe mohamuud.
"Hanka la,isku dhaafay
Dadkuba haybta guud siman."

-abwaan shube
Hambalyo ummad islaamka 1446 alle haka yeelo sanad barwaaqo leh.๐Ÿค
Ukala horeysii sida,ay ukala qiimo qiimo badanyihiin.!

1 Cilmiga
2 Nasabka
3 Aqlaaqda
4 iyo Maalka
Marka uu Ilaahay i nooga sheekaynayo Fircoon,waxa uu ina barayaa in uu u kaadiyo ce aanu hilmaamin,taag darro isaga laga dareemayna aan loo caasiyin, ee uu
arlada ka dhigay imtixaan, kii caasiyayaa uu waqtigiisa u
helayo, kii hoggaansamayaana uu waqtigisa iyorabitaankiisa oo buuxaba u helayo.

- ad'ham shaqraawi
Buuga casariye
.
sir naageed lagama sar gaalo๐Ÿ˜‚๐Ÿ‘๐Ÿ˜
"Wacnaan lahayde in aynu waydiino karnno waddooyinka halka ay ku dhammaadaan ka hor inta aynaan qaadin."
"Laba dhaxal kumuranta
Dhalashada illowdee
Laba dhaqan wadagoo
Kalkacayl dhexyaalaa
Miyey kala dhaqaaqaan"

__ yuusuf-shaacir
ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ุตูŽู„ูู‘ ูˆูŽุณูŽู„ูู‘ู…ู’ ูˆูŽุจูŽุงุฑููƒู’ ุนู„ู‰ ู†ูŽุจููŠูู‘ู†ูŽุง ู…ูุญู…ูŽู‘ุฏ.

๐Ÿค
Wuxuu yidhi rasulku๏ทบ: waxaan lakulmay habenkii la idheelmiyay nabi ibraahim wuxuu igu yidhi Mohamedow umadaada igu salaan waxaadna u sheegtaa janadu iney tahay meel ciid wanaagsan biyo macaan caro siman,waxaana lagu beertaa
Subxaana allh walxamdu lilaah walaa ilaaha ilaa allhu walaahu akbar)
ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ ๏ทบ
( ู„ูŽู‚ููŠุชู ุฅูุจู’ุฑูŽุงู‡ููŠู…ูŽ ู„ูŽูŠู’ู„ูŽุฉูŽ ุฃูุณู’ุฑููŠูŽ ุจููŠุŒ ููŽู‚ูŽุงู„ูŽ : ูŠูŽุง ู…ูุญูŽู…ู‘ูŽุฏูุŒ ุฃูŽู‚ู’ุฑูุฆู’ ุฃูู…ู‘ูŽุชูŽูƒูŽ ู…ูู†ู‘ููŠ ุงู„ุณู‘ูŽู„ูŽุงู…ูŽุŒ
ูˆูŽุฃูŽุฎู’ุจูุฑู’ู‡ูู…ู’ ุฃูŽู†ู‘ูŽ ุงู„ู’ุฌูŽู†ู‘ูŽุฉูŽ ุทูŽูŠู‘ูุจูŽุฉู ุงู„ุชู‘ูุฑู’ุจูŽุฉู ุนูŽุฐู’ุจูŽุฉู ุงู„ู’ู…ูŽุงุกูุŒ ูˆูŽุฃูŽู†ู‘ูŽู‡ูŽุง ู‚ููŠุนูŽุงู†ูŒ ุŒ ูˆูŽุฃูŽู†ู‘ูŽ ุบูุฑูŽุงุณูŽู‡ูŽุง : ุณูุจู’ุญูŽุงู†ูŽ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูุŒ ูˆูŽุงู„ู’ุญูŽู…ู’ุฏู ู„ูู„ู‘ูŽู‡ูุŒ ูˆูŽู„ูŽุง ุฅูู„ูŽู‡ูŽ ุฅูู„ู‘ูŽุง ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูุŒ ูˆูŽุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ุฃูŽูƒู’ุจูŽุฑู ))
ุตุญูŠุญ ุงู„ุชุฑู…ุฐูŠ๐Ÿ“š)
Fadlan Nagu taageer (โค)ama (๐Ÿ‘)
Na dhiirra geli si aan u soo badino
Xitaa (๐Ÿ‘Ž) si aan isbadel u sameyno.
"Naftu seeto yey waayin
Hana fallin sidaad doonto."

__ Hadraawi
ุงู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†.

Hogaamiyihii Xamaas ee Ismaacil Haniya ayaa lagu dilay Magaalada Tehraan ee Wadanka Iiraan,Eebe ha u Naxariisto janno haka waraabiyo๐Ÿ˜ญ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ