Hanti iyo Horumar๐Ÿค‘๐Ÿฅ‡
16K subscribers
709 photos
58 videos
50 files
54 links
Halkaan Waxaad Ka Heleysaa cilmi nafsiga , Cilmi-nafsiga iyo horumarinta nafta.

Sido Kale Waxeynu Bixina Laba course oo Free Ah Hadii Aad Rabtid igala soo Xariir :

@Mrxoosh
โ•ญโ”€โ•โ”…๐ŸŒทโ”…โ”…๐ŸŒทโ”…โ”…โ•โ”€โ•ฎ
https://t.me/cilminafsi
โ•ฐโ”€โ•โ”…๐ŸŒทโ”…โ”…๐ŸŒทโ”…โ”…โ•โ”€
Download Telegram
Jawaabo

Kow hadii aad dooratay Libaaxa :- Waxaad tahay qof Waxkasta jecel inuu xoog ku qaato oo dagaal badan

Laba Hadii aad dooratay gariga:-waxaad tahay qof Markasta sida ugu wanaagsan u fikira sababtoo ah Waa xayawaan aad u dheer.

Saddex hadii aad dooratay daanyeerka:- waxaad tahay qof waayo arag ah oo meel dheer wax ka arka sababtoo ah daanyeerku aad buu u jecelyahay muuska.

Afar hadii aad dooratay dabagaalaha:- Waxaad tahay qof positive ah oo dhanka wanaagsan wax ka eega .


FG: masoo badinaa #pysology test#
#pysology test

Kabtan 2 midab bay ka koobantahy laakiin dadku waxay u arki doonaan 4 midab oo kala duwan oo waliba labo labo isku raacaya.

Tusaale ma Waxaad aragtaa pink khafiifa iyo cadaan mise Waxaad aragtaa sibidhi iyo akhtar jabis.



Nala wadaag waxa kuu muuqda si aan kuugu sheego aragtida ku duugan.