TEAM HALGAN
150 subscribers
4 links
Download Telegram
Channel created
Channel name was changed to Β«Team WadajirπŸ₯°Β»
Asc dhamaantiin.
Halkaani waa madasha TEAM HALGAN . Waa madal ula jeedkeedu yahay kulminta channelska qaarkood iyo is dhaxgal bulshadeed .

Dhamaan channelska madashani ka tirsan waxay lee yihiin xaquuq iyo sharci qabta .

Ku soo biirista iyo waxii faah-faahin ah waxaad kala xariiri kartaa @Sagal_abdi 🌸
Channel photo updated
Asc bahdeydii sharetii waa ay inooo soo idlaatey ugu dambeen.

Waxaan idinku wargalinayaa in shareta loo badaley habeen dhamaan channelskana hal mar la isku wada sharegareyn doono .
Shuruudaha KOOXDA HALGAN

____


1: in ugu yaraan channelka waa inuu heestaa 400 iyo wixii kabadan

2:In admin aad ugu dhigta @Sagal_abdi🌸


3: habeenkii 7:00pm markii la soo galiyo ilaa 7:00 subaxnimo wax post
Ah kama dabo keeni kartid.

4: In linkiyadu Ay labo Cisho dhex yaalaan kanaalkaaga, Aadan delete karin, wixii labo maalin ka danbeeya Aday ku jirtaa ama dayso ama tirtir.

5:: In channelka waa inuu heesto 500 iyo wixii ka badan .

6: in channelka barnaamijyada looga hadlo ay yihiin barnaamijyo wax tarleh dhanka anshaxana suuban .

7: Kama maqnaan kartid channelkaada mudo ka badan 1bilood .


Wixii dheeri ah dib ayaa lagaga Soo dari doonaa.


Qof walba waxa Uu leeyahay 3 digniin haduu sedexda qaato, Xeerilaaliyuhu isagoo La tashanaya G. Iyo G. Ku xigeenka wuxu Awood u leeyahay inuu guruubka ka Saaro.

Habeenka isniinta

Xeerilaaliye
@Abdullahi_Shoosh
TEAM HALGAN pinned Β«Asc bahdeydii sharetii waa ay inooo soo idlaatey ugu dambeen. Waxaan idinku wargalinayaa in shareta loo badaley habeen dhamaan channelskana hal mar la isku wada sharegareyn doono .Β»
Qabashada channelska waa ay furantahay 600 ilaa wixii ka sareeyo

πŸ₯°
TEAM HALGAN pinned Β«TEAM HALGAN πŸ’ͺπŸ₯° Fadlan aqriste channelka aad ka heshay jion dheh #jion Jaceyl channels @kabtanhaaraxikmawi @LAMAANe24h @Erayojaceyl23 @Geeraarjacayl @hano_quluuptooda @aadan123 @faalo_jacayl @wadnojacayl Xigmado channels @QALINKA24…»
Waan idin salaamey bahdeydii
Waxn rajenaa inaad wada fiicantihiin

Habeena dhaxdaasa shareta waa naga baaqatey howla soo kor dhay awgood ,Taas ka raali ahaada .

Dhaamaantiin waxan idin sheega groupka teamka waa kaas linkiga hoose jion dhaha , si aad shareta isku wee daarsataan wixii rayi aad qabtaana aad ugu soo gudbisaan .



πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ» jion dhaha



https://t.me/TeamHalgann
TEAM HALGAN pinned Β«Waan idin salaamey bahdeydii Waxn rajenaa inaad wada fiicantihiin Habeena dhaxdaasa shareta waa naga baaqatey howla soo kor dhay awgood ,Taas ka raali ahaada . Dhaamaantiin waxan idin sheega groupka teamka waa kaas linkiga hoose jion dhaha , si aad shareta…»
WARGALIN

CHANNELADA caawa markii shareta la soo galsho lagama bixin karo .

Fadlan sharciga aan wada i laalino