TEAM HALGAN
150 subscribers
4 links
Download Telegram
Asc bahdeydii waxaan rajeynaa inaad wada fiicantihiin .

Caawa waa sharetii ayaa la sameynayaa saad ogtihiinba
Somaliduna waxey tiraahdaa โ€œDadaan xeer ka dhaxeen xero kamaa dhaxeyso โ€œ
Sharciga waad wada taqaanaan aan wada ilaalino . Labo digniin kabadan ma jirto teamka waad iskaga baxeysaa la socda .


Hadii ay fariintaan ku soo gaartey subscriber noo soo saar youtubekena. ๐Ÿ‘‡๐Ÿป๐Ÿ‘‡๐Ÿป๐Ÿ‘‡๐Ÿป

https://youtube.com/@OGAALBULSHO?si=hW_GBrPhmOvkvEKy
WARGALIN

Asc bahda team halgan insha alaah maalmaha aan shareta leenahay ee soo socda share ma jiri doonto .

Teamkana update ayaa lagu sameyn doonaa i.a isla socod wanaagsan.
OGAYSIIS

ASC dhamaan bahdeydii waxaan rajeynaa inaad wada fiicantihiin.

Teamka is bedel ku yimid gadoomiyaha waxaad ku badaleysaan gadoomiyaha cusub @Timow1 adminka waa inaad wada saartaan dhamaantiin soo dhaweyn wacan .

Thanks ๐Ÿฅฐ
Fadlan Qof Walba Ee Mesaj kan Arka Adminka Haku warejiyo, @Timow1 Dhamaan Channelska Joined Wuu Dhahay, Qofkii Aan Adminka Warejin Shareta Wey Dhafeysaa..

@Timow1
TEAM HALGAN : Isbadal Ayaa Ku yimid Sida Aan Hore Idiinku Sheegnay, Isbuuca Soo Socda Share Weyno Bilawaneysaa, Cidii Adminka Warejisay Un Baan Share U Sameyneynaa Cidii Aan Warejin Walina Adminka Ha Warejiso Fadlan.

Channel walba Ee Teamka Ka Mid Ah, waan Ku Biiray, Kaliya Adminka Isaar

@Timow1
Fiid Wanagsan Aqyaarta. Malmahaan Sharta Waanka Yara Mashquulnay Cilado Jira Awgeed Sidaa Darted Sherta Waxaan Sameyneynaa Haneenka Jimcaha Soo Galeysa.
Majiraa Kalaan Kamaqan Liiskan.
Intii Adminka Furtay Caawa Sherta Waanu U sameyny,