Post Files 📖
2.3K subscribers
58 photos
45 files
24 links
@PostFiles
👉waa Madal Aqooneed 📚

● waxaanad ka helaysaa : Dhiirigalin, Kobcinta garaadka, Dhacdooyin hore, Horumarinta Shakhsiyada, Tallaaboyin waxtar leh, IWM.


● Owner/Founder: @HassanAbdikadir

@PostFiles
#Madasha_Aqoonta_iyo_Akhriska
Download Telegram
Wali ma maqashay sharciga loo yiqaano:
"socratic questioning".

go'aan qaadashada qotoda dheer

Hadaba hadaad sharcigan noloshaada ku dabaqdo waxaad gaadhi kartaa: horumar badan, khilaafaad badana wad ka fogaan doonta.

"Socratic Questioning" wuxuu sheegaya:

Markaad go'aan qaadanayso ama gaadhayso waa inad waqti yar qaadata si aad isku waydiiso su'aalaha:

1︎ Waxani ma ii Fiican yihiin waxan aan go'aansanaayo ?

2︎ Waxan aan go'aansanayo cadayn noocman u hayaa ?

3︎ Waxan aan go'aansanayo noloshayda maxay kuso kordhinaysa !?

● Dhowrkan su'aalod hadad is waydiisid waxaad gaadhi doonta go'aan fiican oo caqli gal ah.

Researcher: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Knowledge
👍5🥰21👏1🙏1
7_Tallaabo_oo_aad_ku_Kordhin_karto_awooda_xasuusta_maskaxdaada.pdf
145.4 KB
7 Tallaabo oo aad ku kordhin karto awooda xasuusta maskaxdaada.PDF

Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Knowledge
👍84🙏1💯1