Tallaaboyin aad ku horumarin karto awooda Xasuusta Maskaxdaada. PDF
β Ilaahay wuxu ina siiyay "SW" maskax uu inagaga Fadilay makhluuqadka kale.
β Daraasad la sameeyay ayaa sheegaysa in culayska maskaxda lagu qiyaaso 1330 gram ama 1.5 kilo !.
β Waxa kaloo la sheega in maskaxdu ay qaadi karto 20 million oo book (volume)waxa ku qoran !.
β Halkan waxa kugula wadaagi doona Tallaaboyin aad ku horumarin karto awooda xasuusta maskaxda.
β ππFadlan Linkiga chanel ka La wadaag asxaabtada si ay uga Faa'idaystaan
π Https://t.me/PostFiles
#PowerOfTheBrainπ§
Halkan ka akhriso oo kala deg
πππππππππ

π8π2π―2β€1β€βπ₯1π1
7_Tallaabo_oo_aad_ku_Kordhin_karto_awooda_xasuusta_maskaxdaada.pdf
145.4 KB
7 Tallaabo oo aad ku kordhin karto awooda xasuusta maskaxdaada.PDF
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Knowledge
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Knowledge
π8β€4π1π―1
2024 Ka Dhigo Sanadkan Sanadkii Aad guulaysan lahayd. PDF
β Waxaad ogaata akhriste mar walboo uu sanad kuu kordho waxa is bedelayaa noloshada, garaadkaga, iyo waliba qaab Fikirkaga.
β Waxaad mar walba kasii durkaysaa dhalinyarnimada adigoo usii dhawaanaya marba marka kasii danbeeya waayeelnimada.
β Hadaba maadaama aynu taaganahy bilowga sanadka 2024 qof walba waxa looga baahan yahay inuu naftiisa ku sameeyo xisaab xidh ah: intee in leeg ayaad guul gaadhay.
β Halkan waxn kugula wadagaya PDF hadii aad si wanaagsan u akhriso wax ka badalaya qaab nololeedkagi hore iyo waqtigii Kaa kala daadsana iyo waliba Qorshayashaadi Fashilmi jiray.
βππ»Linkiga chanel keena aynu la wadaagno asxaabtena si ay uga Faa'idaystaan.
π Https://t.me/PostFiles
Halkan ka akhriso oo kala deg
πππππ

β€2π2π₯2π₯°1π―1
2024 Ka Dhigo Sanadkan Sanadkii Aad guulaysan lahayd. PDF.pdf
223.4 KB
2024 Ka Dhigo Sanadkan Sanadkii Aad guulaysan lahayd. PDF
Qoraga:@HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#NewYear.
Qoraga:@HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#NewYear.
π8β€βπ₯3β€2π₯1π1π―1
@PostFiles Chanel: "Maaha Goob Aad Ugu Iman Doonto Talooyin Bilaa Tayo Ah Iyo tacab Waxtar Lahayn, Balse waa madal aad ka Heli Karto Farsamoyin
waxtar Leh sida Horumarinta Shakhsiyada, Kobcinta garaadka iyo hab Fikirka kuwaas oo si wayN wax Uga Badali Doona Noloshaβ.
Ku Biir Hadda: πHttps://t.me/PostFiles
Oo La wadaag Asxaabtada.π
Madasha: @PostFiles Madasha akhriska
Qoraaga: @HassanAbdikadir
#Subscribe
#Share

π5β€1π₯°1π1π―1
Qaabkeed Ku Horumarin kartaa Naftaada iyo Shakhsiyadada.PDF
β Horumarka iyo guushu waxay kamid yihiin waxyaabaha ugu badan uguna muhiimsan uu qof kastaa doonaayo.
β inaad noqotid qof horumar ka sameeyay noloshiisa, ku tiirsan naftiisa, gacan qabtana dadka ku hareeraysan, sidoo kale wax kusoo gudbiya bulshadiisa waa riyada aynu ka wada simanahay dhamaanteen.
Laakiin nasiib daro 10% oo kaliya aadmaha ayaa gaadha horumarka Nolosha ay ku taamayaan halka inta soo hadhay ay ku fashilmaan.
β Hadaba maxaa dib inoo celiya, sidoo kale maxay tahay sababta fashilka nolosha !!
β mawduucan waxaan
kaga warami doona 10 Qodob oo sababa fashilka qofka.
#Halkan_Kala_deg
πππππππππππ

π5β€2π₯°1π―1
Qaabkeed_Ku_Horumarin_kartaa_Naftaada_iyo_Shakhsiyadaada_Hasan_Abdikadir.pdf
286.9 KB
Qaabkeed Ku Horumarin kartaa Naftaada iyo Shakhsiyadaada.PDF
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Horumarinta_shakhsiyada
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Horumarinta_shakhsiyada
π5π₯°1π1π―1
Qaabkee_U_Horumarin_Kartaa_Shakhsidaada_Una_gaadhi_kartaa_waxaad.pdf
139.6 KB
Qaabkee U Horumarin Lahayd Shakhsiyadaada una gaadhi lahayd waxaad rabto nolosha.PDF
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Personal_Development
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Personal_Development
π8π₯°1π1π1
Ramadan Mubarak π
.... .... .... .... .... .... ..
Waxaan idinku hambalyaynaya curashada bisha barakaysan ee π₯ππ ππππ‘ guud ahaan umadda muslimka ah ee ku nool dacalada dunida gaar ahaana aqoonyahanada Ku jirta Madashan @PostFiles.
ALLE ha inaga yeelo kuwii bishaas barakaysan loo danbi dhaafo, Acmaasha wanaagsan ee aynu la imanaynana ALLE ha inaga aqbalo, Allena ha inaga dhigo kuwii naarta uu ka xoreeyo.
β Intaynu ku guda jirno Bishan barakaysan ee ramadan waxaad halkan kala socon doontaan Maqaalo " Articles" " Documents" taxane ah oo diini ah.
β La wadaag asxaabtada Linkiga Chanel keena si ay uga Faa'idaystaan kheyrka
π Https://t.me/PostFiles
Madashan Ku biira Waa madal aqooneed ood ka Faa'idi doonto:
πhttps://youtu.be/LJQ0Xxc_2FU?si=r4HQ1tyGaTCxsopS
#π₯ππ ππππ‘_π π¨πππ₯ππ
#Madasha @PostFiles

π5β€3π₯1π1π―1
β Wuxuu ahaa hogaamiye ku suntanaa Geesinimo, Go'aan adag iyo Cadaalad.
β Wuxuu ahaa dagaalyahan hogaamiyay in ka badan 120+ dagaal aan midna laga guulaysan !
β Khaalid binu waliid ayaa aad u necbaa islaamka kahor intaanu soo islaamin !
β Ninkii u qabay islamka nacaybka intaas leeg ayaa mar kaliya isku badalay geesi kamida geesiyaashi islaamka, seef kamida seefihii sharafta lahaa ee guulaha usoo hoyay diinta islaamka.
β ilaa markii danbe uu nabigu "CSW" uu ugu magac daray "Seeftii alle ee galka laga saaray"
β Khaalid ibnul-waliid ayaa soo islaamay bishii safar sanadkii 8aad ee Hijriga.
β Khaalid binu waliid wuxuu ku suntanaa shakhsiyad u saaxiiba xeelado dagaal oo aan xiligiisi la aqoon.!
β Akhristayaal Mawduucan ayaynu ku eegaynaa xeeladihii dagaal ee u ku caan baxay khaalid ibnul-waliid
iyo waliba sababta uu u shahiidi waayay isagoo goob dagaal ku sugan, waliba isagoo goob joog u ahaa in ka badan 120+
dagaal.
Taariikhda Halyaygan Halkan ka akhriso oo kala deg

β€7π1π―1
Khaalid binu waliid. saxaabigii aan waligii guuldaraysan.pdf
179.9 KB
Khaalid Binu waliid, Saxaabigii Aan Waligii Goob Dagaal Ku Guuldaraysan.PDF
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Ramadan_Mubarak
#Taariikh
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Ramadan_Mubarak
#Taariikh
β€7π1π₯°1π€1π―1
Qissada Nabi Aadam Iyo Abuuritaanka Dadka.PDF
β Qisada Nabi Aadam calayhi-salaam, markaynu ka sheekaynayno waxay la micno tahay inaynu ka sheekaynayno bilowga taariikhda insaanka !.
β Waa aabaha dadka iyo sidoo
kale qofkii ugu horeeyey ee uu alle u doortay inuu noqdo halka ay ka bilaabmayso tafiirta aadmaha.
β Durriyadiisa, waxa uu alle SW ka fadilay noolaha kale oo idil.
β Waxaynu ku lafaguri doona mawduuceenan: Sida uu alle SW u abuuray Aadam, Sidee looga soo saaray Jannada, iyo waliba sidee se u dhacay dilkii ugu horeeyey ee uu banii aadamku isku gaysto.
β Fadlan Akhriste La wadaag Linkiga Chanel keenan asxaabtada si ay uga Faa'idaystaan oo ay wax uga bartaan diintooda :
ππ Https://t.me/PostFiles
Halkan ka Akhriso oo kala deg
ππππππππππ

π3β€1π―1
Qisada_Nabi_Adam_Cs_Iyo_Abuuritaanka_Dadka_By_Eng_Hasan_Abdikadir.pdf
99.9 KB
Qissada Nabi Aadam Calayhi-salaam Iyo Abuuritaanka Dadka.PDF
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Ramadan_Mubarak
#Taariikhda_Ambiyada
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Ramadan_Mubarak
#Taariikhda_Ambiyada
π4β€1π₯°1π1
Qissada Nabi Idriis Calayhi salaam.PDF
β Waa Nabigii ugu horeeyay ee adeegsada qalin si uu wax ugu qoro, sidoo kalena waa qofki ugu hor bilaabay toloshada dharka.
β Waa Nabigii Sedexaad ee uu Alle usoo diray bani-aadamka kadib Nabi aadam iyo nabi shiis gadaashood.
β Nabi Idriis wuxuu dhashay 308 sano kahor geerida nabi aadam, dabcan wuxuu nolosha kusoo gaadhay Nabi Aadam.
β Culimada tafsiirka ayaa Nabi Idriis ku sheega inuu ahaa caalim dadka bara culuumta kala duwan,
sidoo kalena wax badan ka yiqaana cilmiga xidigiska iyo xisaabta, oo ahayd karaamo
iyo tirmaam ugooni ah oo uu kaga duwanaa dadkii uu la noolaa.
β Mawduucan waxaynu kaga warami doona Qissada Nabi Idriis Calayhi salaam.
β π Fadlan la wadaag asxaabtada Linkiga Chanel keena:
π Https://t.me/PostFiles
Halkan ka akhriso oo kala deg.
πππππππ

β€5π2π―2π₯°1
Qissada_Nabi_Idriis_Qofkii_Ugu_Horeeyay_Ee_Dhar_Tola,_Qalinna_Wax.pdf
127 KB
Qissada Nabi Idriis | Nabigii Ugu Horeeyay Ee Dhar Tola, Qalinna Wax Ku Qora.
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Taariikhda_Ambiyada
#Ramadan_Mubarak
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Taariikhda_Ambiyada
#Ramadan_Mubarak
β€3π1π1π―1
Ciid Wanaagsan β¨π
CaaFimaad iyo cimri dheer ayaan idiin rajaynayaa dhamaan bahwaynta qiimaha leh ee ku xidhan madashan aqooneed ee @PostFiles
Ψ£ΨΉΨ§Ψ―Ω Ψ§ΩΩΩ ΨΉΩΩΩΨ§ ΩΨΉΩΩΩΩ Ψ¨Ψ§ΩΩΩ Ω ΩΨ§ΩΨ¨Ψ±ΩΨ§ΨͺΨ
ΨͺΩΨ¨Ω Ψ§ΩΩΩ Ω ΩΨ§ ΩΩ ΩΩΩ Ψ΅Ψ§ΩΨ Ψ§ΩΨ§ΨΉΩ Ψ§Ω
@PostFiles
#Eid_Wanaagsan

π6β€1
Qorshee Noloshaada !
β Waxaad ogaataa akhriste Aduunyadan aad maanta joogtid hadii aanad naftaada u kicin, qof wax kuu qabanaya ma jiro, hadii aad damiir yeelan oo Naftaada u Halgamin cid kaa naxaysa ma jirto.
β Waxanad ogaataa Qofka banii aadamka ahi inta uu wax yaraysanayo Nolosha
waxba kama noqdo.
β hadii wax uun nolosha ku
fashilantahay Akhriste micnaheedu maaha inaad Rajo goβdid, Wa inaad cashar ka barataa oo aad dib iskugu daydaa.
β Mawduucan PDF ka hoose ka akhriso oo kala deg ππ
Hana ilaawin inaad share Tidhaahdo Linkiga Chanel keenan @PostFiles
π Https://t.me/PostFiles
ππππππ

β€3π1π―1
Qorshee Noloshaada. Post Files Articles.pdf
82.8 KB
β€2π2β1π1π1π1π―1
π Ramadaan Mubarak β Fursad Dahabi ah oo Qurβaanka Lagu Dhamaystiro
π Hordhac
Bisha barakeysan ee Ramadaan waa fursad weyn oo loo baahan yahay in si wanaagsan looga faaβiidaysto. Waa bil cibaado, Qurβaan akhris, soon, duco, iyo dembi-dhaaf. Asxaabta Rasuulka (SCW) waxay Qurβaanka dhamayn jireen toddoba maalmood gudahood, taas oo ah qaab aad u fiican oo lagu badin karo akhriska Qurβaanka bishan barakeysan.
π Faa'iidooyinka Qurβaan Akhriska Ramadaanka
β Helitaanka ajar badan, maxaa yeelay xasanaadka waa laban-laabmaa.
β Qurβaanka oo qalbiga nadiifiya oo iftiimiya nafta.
β Xiriir dhow oo lala yeesho Allah (SWT) iyada oo loo marayo kitaabkiisa.
β Fursad lagu gaadho Laylatul Qadr, habeen ka kheyr badan 1000 bilood.
πΉ Gunaanad
Ramadaan waa bil kheyr badan oo aan si fiican uga faaβiidaysan karno. Haddii aad rabto inaad Qurβaanka dhamayso usbuuc gudihiis, raac jadwalka ay asxaabtu raaci jireen. Ha moogaanin fursaddan qaaliga ah!

β€3π1π₯°1π1π―1
Fadliga_Bisha_Barakaysan_iyo_Sida_Qurβaanka_Loogu_Dhamayn_Karo_7.pdf
139.1 KB
Qaabka Qurβaanka 7 Maalmood Loogu Dhamayn Karo. PDF
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Ramadan_Mubarak
Qoraaga: @HassanAbdikadir
Madasha: @PostFiles
#Ramadan_Mubarak
β€5π1π₯°1π1