๐Ÿ“š๐Š๐จ๐›๐œ๐ข๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š๐š๐๐š ๐‚๐ก๐š๐ง๐ง๐ž๐ฅ๐Ÿ“š
20.2K subscribers
344 photos
11 videos
508 files
279 links
๐™บ๐š˜๐š‹๐šŒ๐š’๐™ฐ๐šš๐š˜๐š˜๐š—๐š๐šŠ๐šŠ๐š๐šŠ ๐š†๐šŠ๐šŠ ๐™ถ๐š˜๐š˜๐š‹ ๐šŠ๐šŠ๐š ๐š”๐šŠ ๐š‘๐šŽ๐š•๐š’ ๐š”๐šŠ๐š›๐š๐š’๐š
โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽ๐šƒ๐šŠ๐šก๐šŠ๐š—๐šŠ๐šข๐šŠ๐šŠ๐š• ๐™ณ๐š’๐š’๐š—๐š’ ๐™ฐ๐š‘
โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽ๐šƒ๐šŠ๐šก๐šŠ๐š—๐šŠ๐šข๐šŠ๐šŠ๐š• ๐™น๐šŠ๐šŒ๐šŠ๐šข๐š• ๐™ฐ๐š‘
โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽ๐šƒ๐šŠ๐šก๐šŠ๐š—๐šŠ๐šข๐šŠ๐šŠ๐š• ๐šƒ๐šŠ๐šŠ๐š›๐š’๐š’๐š”๐š‘๐š’ ๐™ฐ๐š‘
โ˜ž๏ธŽ๏ธŽ๏ธŽ๐™ฑ๐šž๐šž๐š๐šŠ๐šŠ๐š ๐™ฟ๐š๐š
Download Telegram
Suurada 87aad Al-Aclaa

Suuradan waxaa kaloo loo yaqaan Sabaxa, waana Suurad Makiyah ah, Cadadka Aayadaheeduna waa 19 Aayadood, waxa ayna soo Dagatay Suurada At-Takwiir ka dib, Musxafkana waxay uga Beegan tahay Biloowga Qeybta Labaad ee Juzka 30aad.

Macnaha Guud ee Suurada Adh-Dhaariq:

Suuradan waxey si Guud uga Hadashaa Arimaha kala ah:

1--Allaah Tilmaamo iyo Magacyo uu Gaar u leeyahay.

2--Quraanka iyo waxyiga Lagusoo Dajiyay Nabi Muxamad.

3--Waano aaad u wanaagsan ee wax u tareysa Quluubta Nool, oo ay ka Faaโ€™iidi karaan Ahlu Iimaanka.
๐Ÿซง Somali Community ++ ๐Ÿซง

โฑโ”โ”โ”โ”โ”โฐ๏ฝฅโ‰๏ฝฅโฑโ”โ”โ”โ”โ”โ”โฐ
๐Ÿ’Ž Ku Sali Nebi Mohamed โคต๏ธ
โฑโ”โ”โ”โ”โ”โฐ๏ฝฅโ‰๏ฝฅโฑโ”โ”โ”โ”โ”โ”โฐ

๐ŸŒ€Diinteena Islaamka
๐Ÿ†” JOIN โž : โ–ซ๏ธ Nolosheena
๐Ÿ†” JOIN โž : โ–ซ๏ธ quruxda islamka
๐Ÿ†” JOIN โž : โ–ซ๏ธ dhaqan wanaag
๐Ÿ†” JOIN โž : โ–ซ๏ธ Hidayadi rabi
๐Ÿ†” JOIN โž : โ–ซ๏ธ Hogaan Dumar
๐Ÿ†” JOIN โž : โ–ซ๏ธ Ruuxda Nafta
๐Ÿ†” JOIN โž : โ–ซ๏ธ Diinta Suuban

๐ŸŒ€ Free Courses
๐Ÿ†” JOIN โž : ๐Ÿ”ป udemy courses
๐Ÿ†” JOIN โž : ๐Ÿ”ป somali Courses
๐Ÿ†” JOIN โž : ๐Ÿ”ป Kobci aqoonnta
๐Ÿ†” JOIN โž : ๐Ÿ”ป SomaliEnglish


๐ŸŒ€ xikmado
๐Ÿ†” JOIN โž : โ™ฆ๏ธ xikmadosom
๐Ÿ†” JOIN โž : โ™ฆ๏ธ nuxurside
๐Ÿ†” JOIN โž : โ™ฆ๏ธ Albaani
๐Ÿ†” JOIN โž : โ™ฆ๏ธ xaqiiqda saxda
๐Ÿ†” JOIN โž : โ™ฆ๏ธ kalimat karim

๐ŸŒ€ dhiirigalin
๐Ÿ†” JOIN โž : โ—พ๏ธ dhiiragaliye
๐Ÿ†” JOIN โž : โ—พ๏ธ Qalbi dhaye
๐Ÿ†” JOIN โž : โ—พ๏ธ Qalbi jileec

๐ŸŒ€Oraahyo
๐Ÿ†” JOIN โž : ๐Ÿ”บ faido channel
๐Ÿ†” JOIN โž : ๐Ÿ”บ fikraheena
๐Ÿ†” JOIN โž : ๐Ÿ”บ Runta sheeg
๐Ÿ†” JOIN โž : ๐Ÿ”บ kaydka qormada

๐ŸŒ€ jacaylka
๐Ÿ†” JOIN โž : ๐Ÿ”น jacaylside
๐Ÿ†” JOIN โž : ๐Ÿ”น hassan caashaq
๐Ÿ†” JOIN โž : ๐Ÿ”น dareenside
๐Ÿ†” JOIN โž : ๐Ÿ”น Qalbiyadeena

๐ŸŒ€Bugaag
๐Ÿ†” JOIN โž : ๐Ÿ”ธ Somalibooks
๐Ÿ†” JOIN โž : ๐Ÿ”ธ Kobciye books
๐Ÿ†” JOIN โž : ๐Ÿ”ธ Somalilibrary

โ“‚๏ธ VIP channel :-
Dareen Bulsho

๐ŸŸข-โ€”---------โœด๏ธ---------๐ŸŸข
โ–ช๏ธ Powered By : 
@Somalibooks
๐Ÿ”ด-------------โœด๏ธ---------๐Ÿ”ด
Suurada 88aad Al-Qaashiyah

Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 26 Aayadood, waxa ayna soo dagatay Suurada Ad-Daariyaat ka dib, Musxafkana waxay kaga Beegan tahay Biloowga Qeybta Labaad ee Juzka 30aad.

Macnaha Guud ee Suurada Al-Ghaashiyah:

Suuradan waxay Guud haan ka hadashaa Sadax Arimood oo Aaas aas ah.

1---Maalinta Qiyaamaha iyo Dhibaatooyinka ay kala kulmi Doonan Gaalada sidoo kalana
waxey soo Gudbisaa Suuradan Nicmooyinka ay Muโ€™miniinta ku heli Doonaan Maalintaas.

2---Xujooyin iyo Daliilo Tusiya Allaah (Cw) Waaxid ahaanshihiisa, iyo Awooda weyn ee Alaah leeyahay ee ka Dhex Muuqata Abuurka Geela, Cirka Quraxda Badan, Dhulka Balaaran ee Fidsan.

3---Suurada waxey Dadka Xasuusisaa in ay u Laaban Doonaan Allaah (Cw) so loola Xisaabtamo looguna Abaal Mariyo Qof walba waxuu Kasbaday Shar iyo Kheyr.
Suurada 89aad Al-Fajri

Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 30 Aayadood, waxayna soo dagatay Suurada Al-Leyl, Musxafkana waxay kaga Beegan tahay Biloowga Qeybta labaad ee Juzka 30aad.

Macnaha Guud ee Suurada Al-Fajri:

Suuradan waxey si kooban uga Hadshaa sadax Qodob oo Muhiimna ah:

1--waxey Sheegtaa qaar ka mid ah Umadihii Horeeyay ee Beeniyay Rusushii Alaah (Cw) sida Reer Caad, Thamuud, Qoomkii Fircoon, waxeyna Cadeysaa Suuradan Cadaabkii ku dhacay Gaalnimadooda darteed.

2--Suuradan waxey Tilmaantaa in Aduunyada inta la joogo Imtixaano Shar ama kheyr, Faqri ama Maal, Insaankana Maalka Jaceylka uu u qabo awgiis ayuu yiraahdaa Rabigey wuu i Karaameeyay, Hadii faqri taabtana waxuu yiraahdaa Rabigey wuu i ihaaneeyay, asagoo Maleeya in Karaamada iyo Ihaanad Dhabta ah Maalka ama Faqriga yahay, taasna waa wax qaldan.

3--Waxey kaloo Suurada ka Hadashaa Aakhiro iyo Dhibaatooyinka ka jira iyo Noocyada Dadka u Qeybsami Doonaan Maalinkaas, Qolo Liibaani Doonta iyo Qolo Nasiib Xumo la kulmi Doono, is;la markaana Suuradan waxey Tilmaantaa tusaalooyin lagu kala Tilmaamayo Nafta wanaagsan iyo Tan Xun.
๐Ÿ”ฐ๐Ÿ”ฐ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐˜‚๐—ป๐—ถ๐˜๐˜† ๐Ÿ”ฐ๐Ÿ”ฐ
๐— ๐—ฎ ๐—ท๐—ฒ๐—ฐ๐—ฒ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐˜๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—บ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ฎ ๐˜‚ ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐—ป ๐˜€๐—ถd๐—ถ๐—ถ ๐—ฎ๐˜† ๐˜‚๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐˜†๐—ฒ๐—ป ๐—ฐ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—ถd๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐—ป๐—ณ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ.

โ˜ ๏ธโ˜ ๏ธโ˜ ๏ธโ˜ ๏ธโ˜ ๏ธโ˜ ๏ธโ˜ ๏ธโ˜ ๏ธโ˜ ๏ธโ˜ ๏ธโ˜ ๏ธโ˜ ๏ธโ˜ ๏ธ
โ˜ ๏ธ๐Ÿ‘‡๐Ÿฟ๐Ÿ‘‡๐Ÿฟ๐Ÿ‘‡๐Ÿฟ๐Ÿ‘‡๐Ÿฟ๐Ÿ‘‡๐Ÿฟ๐Ÿ‘‡๐Ÿฟ๐Ÿ‘‡๐Ÿฟ๐Ÿ‘‡๐Ÿฟ๐Ÿ‘‡๐Ÿฟ๐Ÿ‘‡๐Ÿฟ๐Ÿ‘‡๐Ÿฟ โ˜ ๏ธ
โ˜ ๏ธ๐Ÿ‘‰๐Ÿฟ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘ˆ๐Ÿฟ โ˜ ๏ธ
โ˜ ๏ธ๐Ÿ‘‰๐Ÿฟ๐Ÿ‘‰๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿฝ๐Ÿ‘‡๐Ÿฝ๐Ÿ‘‡๐Ÿฝ๐Ÿ‘‡๐Ÿฝ๐Ÿ‘‡๐Ÿฝ๐Ÿ‘‡๐Ÿฝ๐Ÿ‘‡๐Ÿฝ๐Ÿ‘ˆ๐Ÿพ๐Ÿ‘ˆ๐Ÿฟ โ˜ ๏ธ
โ˜ ๏ธ๐Ÿ‘‰๐Ÿฟ๐Ÿ‘‰๐Ÿพ๐Ÿ‘‰๐Ÿฝ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘ˆ๐Ÿฝ๐Ÿ‘ˆ๐Ÿพ๐Ÿ‘ˆ๐Ÿฟ โ˜ ๏ธ
โ˜ ๏ธ๐Ÿ‘‰๐Ÿฟ๐Ÿ‘‰๐Ÿพ๐Ÿ‘‰๐Ÿฝ๐Ÿ‘‰๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿป๐Ÿ‘‡๐Ÿป๐Ÿ‘‡๐Ÿป๐Ÿ‘ˆ๐Ÿผ๐Ÿ‘ˆ๐Ÿฝ๐Ÿ‘ˆ๐Ÿพ๐Ÿ‘ˆ๐Ÿฟ โ˜ ๏ธ
โ˜ ๏ธ๐Ÿ‘‰๐Ÿฟ๐Ÿ‘‰๐Ÿพ๐Ÿ‘‰๐Ÿฝ๐Ÿ‘‰๐Ÿผ๐Ÿ‘‰๐Ÿป๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘ˆ๐Ÿป๐Ÿ‘ˆ๐Ÿผ๐Ÿ‘ˆ๐Ÿฝ๐Ÿ‘ˆ๐Ÿพ๐Ÿ‘ˆ๐Ÿฟ โ˜ ๏ธ
โ˜ ๏ธ๐Ÿ‘‰๐Ÿฟ ๐Ÿ‘‰๐Ÿพ๐Ÿ‘‰ Halkan Taabo ๐Ÿ‘ˆ๐Ÿ‘ˆ๐Ÿพ๐Ÿ‘ˆ๐Ÿฟ โ˜ ๏ธ
โ˜ ๏ธ๐Ÿ‘‰๐Ÿฟ๐Ÿ‘‰๐Ÿพ๐Ÿ‘‰๐Ÿฝ๐Ÿ‘‰๐Ÿผ๐Ÿ‘‰๐Ÿป ๐Ÿ‘†๐Ÿ‘ˆ๐Ÿป๐Ÿ‘ˆ๐Ÿผ๐Ÿ‘ˆ๐Ÿฝ๐Ÿ‘ˆ๐Ÿพ๐Ÿ‘ˆ๐Ÿฟ โ˜ ๏ธ
โ˜ ๏ธ๐Ÿ‘‰๐Ÿฟ๐Ÿ‘‰๐Ÿพ๐Ÿ‘‰๐Ÿฝ๐Ÿ‘‰๐Ÿผ๐Ÿ‘†๐Ÿป๐Ÿ‘†๐Ÿป๐Ÿ‘†๐Ÿป๐Ÿ‘ˆ๐Ÿผ๐Ÿ‘ˆ๐Ÿฝ๐Ÿ‘ˆ๐Ÿพ๐Ÿ‘ˆ๐Ÿฟ โ˜ ๏ธ
โ˜ ๏ธ๐Ÿ‘‰๐Ÿฟ๐Ÿ‘‰๐Ÿพ๐Ÿ‘‰๐Ÿฝ๐Ÿ‘†๐Ÿผ๐Ÿ‘†๐Ÿผ๐Ÿ‘†๐Ÿผ๐Ÿ‘†๐Ÿผ๐Ÿ‘†๐Ÿผ๐Ÿ‘ˆ๐Ÿฝ๐Ÿ‘ˆ๐Ÿพ๐Ÿ‘ˆ๐Ÿฟ โ˜ ๏ธ
โ˜ ๏ธ๐Ÿ‘‰๐Ÿฟ๐Ÿ‘‰๐Ÿพ๐Ÿ‘†๐Ÿฝ๐Ÿ‘†๐Ÿฝ๐Ÿ‘†๐Ÿฝ๐Ÿ‘†๐Ÿฝ๐Ÿ‘†๐Ÿฝ๐Ÿ‘†๐Ÿฝ๐Ÿ‘†๐Ÿฝ๐Ÿ‘ˆ๐Ÿพ๐Ÿ‘ˆ๐Ÿฟ โ˜ ๏ธ
โ˜ ๏ธ๐Ÿ‘‰๐Ÿฟ๐Ÿ‘†๐Ÿพ๐Ÿ‘†๐Ÿพ๐Ÿ‘†๐Ÿพ๐Ÿ‘†๐Ÿพ๐Ÿ‘†๐Ÿพ๐Ÿ‘†๐Ÿพ๐Ÿ‘†๐Ÿพ๐Ÿ‘†๐Ÿพ๐Ÿ‘†๐Ÿพ๐Ÿ‘ˆ๐Ÿฟ โ˜ ๏ธ
โ˜ ๏ธ๐Ÿ‘‰๐Ÿฟ๐Ÿ‘†๐Ÿฟ๐Ÿ‘†๐Ÿฟ๐Ÿ‘†๐Ÿฟ๐Ÿ‘†๐Ÿฟ๐Ÿ‘†๐Ÿฟ๐Ÿ‘†๐Ÿฟ๐Ÿ‘†๐Ÿฟ๐Ÿ‘†๐Ÿฟ๐Ÿ‘†๐Ÿฟ๐Ÿ‘ˆ๐Ÿฟโ˜ ๏ธ
โ˜ ๏ธโ˜ ๏ธโ˜ ๏ธโ˜ ๏ธโ˜ ๏ธโ˜ ๏ธโ˜ ๏ธโ˜ ๏ธโ˜ ๏ธโ˜ ๏ธโ˜ ๏ธโ˜ ๏ธโ˜ ๏ธ

๐ŸŸซ๐ŸŸจ๐ŸŸกJOIN ALL๐ŸŸฉ๐ŸŸฅJOIN ME๐Ÿ”ต๐ŸŸฆ
Mashruucii la dagaalanka nuurka .pdf
63.8 MB
 โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚
โ›“๏ธ @Aqoon_bot
โ›“๏ธ@KobciAqoontaada3
โ›“๏ธ@KobciAqoontaada2bot
โ›“๏ธ ๐Ÿฉธ๐Ÿฉธ๐Ÿฉธ๐Ÿฉธ๐Ÿฉธ๐Ÿฉธ๐ŸŒบ๐Ÿฉธ๐Ÿฉธ๐Ÿฉธ๐Ÿฉธ
โ›“๏ธ @KobciAqoontaada3
โ›“๏ธ @KobciAqoontaada3
โ›“๏ธโ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚
socdaalkeygii masonic (1).pdf
1 MB
Socdaalkaygii maasooniyada.pdf
 โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚                             
โ›“๏ธ@KobciAqoontaada3        
โ›“๏ธ@Aqoon_bot                              
โ›“๏ธ.
@KobciAqoontaada2bot               
โ›“๏ธ@KobciAqoontaada3
โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚โ‚

โ™ฆ๏ธ--KobciAqoontaada๐Ÿฅธ
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM