Faafinta diinta islaamka
7.26K subscribers
497 photos
1.25K videos
2 files
1.14K links
قال النبي صلى الله عليه وسلم بلغو عني ولو ءاية

Wuxuu yidhi nabi muxamed ﷺ:- iga gaadhsiya ayaadna hanoqotee.
Download Telegram
السلام عليكم akhristaha sharfanoow
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╔═══════ - ════════╗

KOOXDA KULMIS
https://t.me/soyaalkanolosha
🔆✿❀ - ❀✿🔆

Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buug soomaali PDF ah
Ꙭ: ORAAHYO
:hoyg xikmadaha
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Somali motivational

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

MUCJISADA WAARAYSA
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ: Somali scholarship
Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: DIINTEENA MACAAN
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Buug somali maqal ah

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
MUCJISADA QURAANKA
Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ: Dareenka dunida
Ꙭ: Buugwalba ood u baahato
Xikmad iyo dhiirigelin

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka
ꙬHoyga_Akhriska

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Halxiraale
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buuug dhagaysi ah


☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Oraahyo
Ꙭ: Baro af English-ka
Ꙭ: Su'aalo diini ah

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Xikmado xul ah
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
Ꙭ: DAYAXA DUNIDA
Ꙭ: WAAYO ARAG

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Sahanka nolosha
Ꙭ: cilmi daadiye
Ꙭ BARO XADIISKAN
Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: QALINKA 24
Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Jacayl qore
Ꙭ: ila qosol
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena


☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
➡️ Jacayl qore
Ꙭ:faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╚═══════ - ════════╝


❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis




Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY

☞︎︎︎KAYD BOOKS
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
☞︎︎︎ NASIIB 124



■□■□■□■□ - ■□■□■□■


Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan galiso.



■□■□■□■□ - ■□■□■□■




🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
Wadada Alle kuu dooray ayaa ka kheyer badan kun mar , mida aad naftaada u doortey oo naftaada la rabtey,

albaabka kaa xiranna gadaashiisa inay shar weyn ku hareereysantahaa laga yabaa , gacanta kusii daysayna aysan aheyn mid markii horaba kugu haboon ..

Mar walba halhayes ha kuu ahaado rabbiyoow waxaad adiga rabtid ayaan Rabaa, waxyaabo badan oo dhibaato kuu keeni lahaa ayuu allah mar walba ku dhafinayaa..
وعن أَبي هريرة رضي الله عنه: أنَّ رَسُول الله صلى الله عليه وسلم، قَالَ:
مَنْ دَعَا إِلَى هُدَىً، كَانَ لَهُ مِنَ الأَجْرِ مِثْلُ أجُورِ مَنْ تَبِعَه، لاَ يَنْقُصُ ذلِكَ مِنْ أجُورِهمْ شَيئاً، وَمَنْ دَعَا إِلَى ضَلاَلَةٍ، كَانَ عَلَيهِ مِنَ الإثْمِ مِثْلُ آثَامِ مَنْ تَبِعَهُ، لاَ يَنْقُصُ ذلِكَ مِنْ آثَامِهِمْ شَيئاً

︎رواه مسلم.

Abii hurayra Allaah haka raali noqdee waxaa laga wariyay in rasuulkii Ilaahay(صلي الله عليه وسلم) yiri: Ruuxa dadka hanuunka ugu yeera, waxaa usugnaaday ama uu leeyahay mid lamida ajarka dadka soo raacay, iyada oo aan arrinkaas(Ajarka) ah waxba laga nusqaaminayn, ruuxa dadka baadinimada ugu yeerana, waxaa uu leeyahay dambi lamida dambiyada ay dadka soo raacay sameeyaan, iyada oo aan arrintaas xumaantooda ah waxba laga nusqaaminayn.
Camal aad u Sahlan Qofkuu illaahay u sahlo oo jannadiisana ku galo ay ka xigto kaliya geerida.,,

Camalkaasi waa inuu Qofku akhriyo aayatul kursi salaad kasta oo waajiba gadaasheed…..

Hadaba isku day inaad salaad kasta markaad kabaxdid inaad akhrisid aaayadaas……
السلام عليكم akhristaha sharfanoow
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╔═══════ - ════════╗

KOOXDA KULMIS

🔆✿❀ - ❀✿🔆

Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buug soomaali PDF ah
Ꙭ: ORAAHYO
:hoyg xikmadaha
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Somali motivational
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

MUCJISADA WAARAYSA
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ: Somali scholarship
Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: DIINTEENA MACAAN
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Buug somali maqal ah

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
MUCJISADA QURAANKA
Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ: Dareenka dunida
Ꙭ: Buugwalba ood u baahato
Xikmad iyo dhiirigelin

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA
ꙬHoyga_Akhriska

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Halxiraale
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buuug dhagaysi ah


☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Oraahyo
Ꙭ: Baro af English-ka
Ꙭ: Su'aalo diini ah

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Xikmado xul ah
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
Ꙭ: DAYAXA DUNIDA
Ꙭ: WAAYO ARAG

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Sahanka nolosha
Ꙭ: cilmi daadiye
Ꙭ BARO XADIISKAN
Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: QALINKA 24
Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Jacayl qore
Ꙭ: ila qosol
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena


☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
➡️ Jacayl qore
Ꙭ:faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╚═══════ - ════════╝


❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis




Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY

☞︎︎︎KAYD BOOKS
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
☞︎︎︎ NASIIB 124



■□■□■□■□ - ■□■□■□■


Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan galiso.



■□■□■□■□ - ■□■□■□■




🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
is xisaabinta

Nebigeenni Muxammad laga wariyay in uu yiri
“Maalinta Qiyaame qofna Alle hortiisa ka ma dhaqaaqi
doono isaga aan oo ka warcelin weydiimood oo kala ah:
 Cimrigii Alle siiyay halka uu ku bixiyay
 Dhallinyaranimadiisi halka uu ku bixiyay
 Maalinkiisi sida uu ku kasbaday
 Maalinkiisi halka uu ku bixiyay
 aqoontii uu bartay waxa uu ku sameeyay.
(Tarmiidi ayaa soo wariyey)
Saxaabigii Cumar Bin Khadaab (Khaliifkii 2aad ee
Muslimiinta) Eebbe ha ka raalli noqdee ayaa laga hayaa “Naftaada xisaabi inta aan la xisaabin, camalkaaga na miisaan inta aan la miisaamin"

Xisaabinta nafsadda iyo iska falcelintu waa tiir wayn oo ka mid ah tiirarka horumarka qofka. Isxisaabintu iyo iska falcelintu waa in aad waydiimo dul saartid xaaladda aad Ku sugan tahay, halka aad ka timid iyo halka aad u socotid. Ma ku socotaa jidkii sugnaa ee aad ku gaaraysay guusha adduunka iyo tan dambe?

"Xisaabi naftaada inta aan lagu xisaabin"
وَوَجَدُوا مَا عَمِلُوا حَاضِرَ أَوَلَا يَظْلِمُ رَبُّكَ أَحَدَام الكهف: 49

"Waxa ay heleen camalladoodii oo diyaarsan, Rabbigaana qofna kuma gardarroonayo"

Noloshaadu waa buug aad Alle hortiisa ku akhri doonto maalinta qiyaamaha, ee ka digtoonow in aad noqoto qoraa xun. Maanta sii qoro shay aanad barri dhibsan akhrintiisa. Buuggaagu wali kacantaada ayuu ku jiraa, isla markaana waxa aad haysataa iskiisadda dambi dhaafka ee ku tirtir xumaanaha kaa dhacaya. Gacantaada waxa ku jira bogag cad, ee ku qoro wanaaagyo. Qoro bogag sadaqo ah, kuwo samafal ah, kuwo salaad ah iyo qaar kale oo ah soon sunne ah. Waa sax in aanu qofna camalladiisa suubban ku gelayn janno oo xataa Nebigu scw naxariista Rabbi ayuu ku gelayaa, balse waxa ay soo jiidaan naxariista Ilaahay (swt).
Ka Faaidayso Talooyinkan Qiimaha Badan

1- Ka fogow malaha xun, aad nasiino iyo raaxo heshide

2- Welwel oo dhan waxaa keena Allaah oo aad ka jeedsato, ee u noqo Allaah.

3- Tuko salaad qabriga kula gasha

4- Haddaad maqasho ruux ku xamanaya ku dheh “Alle ka cabso”

5- Joogteyso akhrinta suuradda Tabaarak, waa badbaadisee.

6- Cayr waa qofka aan salaad ku khashuucin indhihiisuna Alle dartiis marna u ooyin.

7- Mu’miniinta kaa maqan dhib ha u geysan.

8- Jaceyl oo dhan Allaah iyo Rasuulkiisa sii.

9- Qofkii ku xanta iska saamax, ajarkiisii ayuu bilaash kugu siiyaye.

10- Salaadda, quraanka iyo xuska Alle waxay nuuriyaan qalbigaaga.

11- Qofkii xusuusta kuleylka naarta, wuxuu ka haraa waddooyinka xumaanta.

12- Sida mugdiga ama habeenku u tago ayaa xanuunka iyo dhibkuna u tagaan.

13- Isagatag “kutiri kuteenta” waxaa kuu yaal hawlo culuse.

14- Khushuuc ku tuko wax kastoo ku sugaya salaaddaa ka weyne

15- Kitaabka Alle midigta ha kuu yaallo, hal aayad oo aad akhriso ayaa adduunkoo dhan kaaga fiican.

16- Noloshu waa dhaldhalaal, waxaase ugu qurxoon qofkii iimaan leh
السلام عليكم akhristaha sharfanoow
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╔═══════ - ════════╗

KOOXDA KULMIS

🔆✿❀ - ❀✿🔆

Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buug soomaali PDF ah
Ꙭ: ORAAHYO
:hoyg xikmadaha
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Somali motivational
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

MUCJISADA WAARAYSA
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ: Somali scholarship
Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: DIINTEENA MACAAN
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Buug somali maqal ah

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
MUCJISADA QURAANKA
Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ: Dareenka dunida
Ꙭ: Buugwalba ood u baahato
Xikmad iyo dhiirigelin

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA
ꙬHoyga_Akhriska

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Halxiraale
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buuug dhagaysi ah


☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Oraahyo
Ꙭ: Baro af English-ka
Ꙭ: Su'aalo diini ah

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Xikmado xul ah
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
Ꙭ: DAYAXA DUNIDA
Ꙭ: WAAYO ARAG

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Sahanka nolosha
Ꙭ: cilmi daadiye
Ꙭ BARO XADIISKAN
Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: QALINKA 24
Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Jacayl qore
Ꙭ: ila qosol
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena


☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
➡️ Jacayl qore
Ꙭ:faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╚═══════ - ════════╝


❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis




Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY

☞︎︎︎KAYD BOOKS
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
☞︎︎︎ NASIIB 124



■□■□■□■□ - ■□■□■□■


Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan galiso.



■□■□■□■□ - ■□■□■□■




🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
DAAWAYNTA   DHAWACA  

Ilaahay   wuxu    yiri   ( danbi  dhaaf waydiista   rabbigiin    kadibna   usoo   laabta    xagiisa ).

Cown    Ibnu    cabdullahi   wuxuu    yiri    danbiga    dadka    towbad  keenay    waxaa   la     socota   shalayto    ay   indhahoodu    ka   Shalaynaayan.

Qofka    towbad    keenay    kuma   il qaboowsanaayo    aduunka   markasta   oo    uu   so    xasuusto    wixii   uu   sameeyay.

Sheekh haani xilmi
كن مع الله

و هو معكم ا ين ما كنتم🧡
                       "Ana kulajiro meelwalbo aad jokto"

فإني قريب أجيب دعوة الداع💚
        " waan kudhowahay oo ajiibaya Baryadada"

لا تخافي أنني معكما اسمع و أ ر ي🤎
   " hacabsanin waan ku arkayaa oo kumaqlaya"

و لا تهنو و تحز نو💜
                                 "Hamurugoonin hanabaqin"

اد عو ني استجب لكم💙
                                       "Iweydiso aaan kusiiyee"

Maxaad mustaqbalkaaga ugawelweleysaa maad kaliya dadaasho oo alle talasaaratid


يريد آلله بكم ا اليسر ولا يريد بكم العسر
Qur'aanka qabrigaaga ayuu kaaga horaynayaa tilifoonkana waa waxa ugu horeyo ee lagaa qaadaayo markaad geeriyooto , labadooda midkee ayaa waqtigeena ugu badan kubixinaa??!...💔


Xaqiiiqa inaa ka fekerno inooga baahan 💔😢
Jannada dhexdeeda Allah ayaad ku arkeyaa..

Waxaad ku arkeysaa Allihii kurbada kaa zuuliyey..
Waxaad ku arkeysaa Allihii kaa nabad geliyay cabsidaada..
Waxaad ku arkeeysaa Allihii kusoo dumey dadka markey ku dhibaateeyeen kadib..

Waxaad ku arkeysaa Allihii ku caafiyey, ku quudiyey, ku waraabiyey, adigs oo xeelad iyo awood midna u laheyn.....

Rabbiyow waxaynu ku su'aalaneynaa aragtida wajigaaga inaan ku macaansano, la kulankaagana uxiisno , dhib la'aan ....🤍
XUSKA-ALLE

Wuxu Nebigu ﷺ :- " Ma,idiinka waramaa camaladiina ka ugu khayrka badan , Alle agtiisana loogu jecelyahay , darajaadkiisuna aad usareeyaan , oo idiinka khayr badan dahab iyo fidada , sidoo kale idiinka khayr badan in aad lakulantaan cadawgiina dabadedna ay qooraha idinka garaacaan idinkuna aad kagaraacdaan "

Waxay saxaabadii dhaheen waamaxay camalkasi rasuulki Allaw ?

Wuxu yidhi Nebigu ﷺ :- " Waa xuska Alle "

Alle subxaanahu watacalla isaga oo inooga waramaya xuska Alle cida badisa ajarka iyo abaalka ay helayaan wuxu yidhi :-

" وَالذَّاكِرِينَ اللَّهَ كَثِيرًا وَالذَّاكِرَاتِ أَعَدَّ اللَّهُ لَهُم مَّغْفِرَةً وَأَجْرًا عَظِيمًا"
" Raga iyo dumarka xusa Alle inbadan Alle wuxu udiyaariyay danbi-dhaaf iyo ajar iyo abaal aad uwayn "

Sidoo kale Alle wuxu inoo cadee in xuska Alle qalbiyadu kuxasilaan wuxuna yidhi :-

" أَلَا بِذِكْرِ ٱللَّهِ تَطْمَئِنُّ ٱلْقُلُوبُ"
" Alle xuskiisa waxa kudaga oo kusaxila qalbiyada "

Alle xuskiisa waxa inoogu jira nolol , aynu badino xuska Alle
S:  Sheekhoow   qalbigii   wuu  i daalay, dulqaadkiina   wuu   sii   dhammaanayaa   ee   maxaan sameeyaa?

J: dunidu   waa   guri   darxumo,  cidna kuma  waarayso ..
Kaliya   qalbigaaga   ku   xidh  aakhiro  ,ku  noqo   dunidaan  sidii musaafir   goynaya   dariiq,  hana  ku   mashquulin    inaad   raalli   ka   hesho Allah    mooyee.

Ha   iloobin   in  wadada dhamaadkeeda  ay   ku   yaalaan   beero   ay  ku  dhex  suganyihiin  khasnado   aysan   maskaxdaadu   ku jirin,   kana  tag   aduunka  iyo   waxa ku   jira, una  shaqee   hoyga   daa'imka, waayo  ayadu  waa  mid  waligeed  jirayso🌹
Hadii aad inuun rabto inaad ku xidhnaato janalada ufiican telegramka somaalida waa kuwan ee ka xulo:
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╔═══════ - ════════╗

KOOXDA KULMIS 1⃣

🔆✿❀ - ❀✿🔆

Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
:hoyg xikmadaha
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Somali motivational
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka
Ꙭ:  Meegaar

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: MUCJISADA WAARAYSA
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN


☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: DIINTEENA MACAAN
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Buug somali maqal ah

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ:MUCJISADA QURAANKA
Ꙭ: Dhambaal
Xikmad iyo dhiirigelin

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA
Ꙭ Hoyga_Akhriska
TOOSAAD COM

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Akaasi
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Xul iyo xikmo


☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Dood cilmiyeed
Ꙭ: Sheekooyin jacayl
Ꙭ:  Meegaar
Ꙭ: Faa'ido 24

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ:Baro afkaaga hodankaa
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
Ꙭ: DAYAXA DUNIDA
Ꙭ: WAAYO ARAG
Ꙭ: Liibaanta aakhiro chanel

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Sahanka nolosha
Ꙭ: cilmi daadiye
Ꙭ BARO XADIISKAN
Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA
Ꙭ: Murti kaab
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Xikmad side
Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: QALINKA 24
Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA
Ꙭ:Wehelka bulshada
Ꙭ: Murti kaab

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Jacayl qore
Ꙭ: ila qosol
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena
Ꙭ: Liibaanta aakhiro channel
Ꙭ:Dood cilmiyaysan

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: Waayo arag
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
Ꙭ: Noloshu waa guul
Ꙭ: Jacayl qore
Ꙭ :faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
Ꙭ:Dood cilmiyeeeka
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╚═══════ - ════════╝


❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis




Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY

☞︎
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
☞︎︎︎ NASIIB 124



■□■□■□■□ - ■□■□■□■


Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan galiso.


Halkan iska diwan gali
👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

■□■□■□■□ - ■□■□■□■




🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
3 sifo po mu’muniinta dhabta ah 😢👇🏻👇🏻

إِنَّمَا الْمُؤْمِنُونَ الَّذِينَ إِذَا ذُكِرَ اللَّهُ
وَجِلَتْ قُلُوبُهُمْ وَإِذَا تُلِيَتْ عَلَيْهِمْ آيَاتُهُ زَادَتْهُمْ إِيمَانًا وَعَلَىٰ رَبِّهِمْ يَتَوَكَّلُونَ😢😢


1♥️Mu’muniinta waa kuwa Alle marka laxuso ay gilgisho qalbigooda 🥲

2♥️Marka lagu dul aqriyo aaydka Alle qur’anka waxaa usiyaadi iimaan 😢

3♥️waa kuwa Rabigooda  tala saartan 🥰

Yaa rabbi nagu sifeey sifadkaas 😭😭😭🤲🏻
🌸Todaba Aayadood iyo Fasirkood 🌸

يَوْمَ يَتَذَكَّرُ الْإِنْسَانُ مَا سَعَىٰ

Maalinta uu qofka xusuusan wuxuu shaqaystay

وَبُرِّزَتِ الْجَحِيمُ لِمَنْ يَرَىٰ

Jaxiimana loosoo muujiyo qof kata oo arka

فَأَمَّا مَنْ طَغَىٰ

Qofkii kibra

وَآثَرَ الْحَيَاةَ الدُّنْيَا

Nolasha adduuna doorta

فَإِنَّ الْجَحِيمَ هِيَ الْمَأْوَىٰ

Jaxiima ayaa hooygiisa ah

وَأَمَّا مَنْ خَافَ مَقَامَ رَبِّهِ وَنَهَى النَّفْسَ عَنِ الْهَوَىٰ

Qofkii ka baqa Allaah la kulankiisa, nafatana waxay jeceshahay u diida

فَإِنَّ الْجَنَّةَ هِيَ الْمَأْوَىٰ

Janno ayaa hoygiisa ah

النازعات ٣٥-٤١ 📖
𝗥𝗮𝗹𝗹𝗶'𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝘀𝗵𝗮𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗲𝗵


•𝖰𝗈𝖿 𝗄𝖺𝗌𝗍 𝗈𝗈 𝗂𝗇𝖺𝗀𝖺 𝗆𝗂𝖽𝖺𝖺 𝗐𝖺𝗑𝖺 𝗎𝗎 𝗋𝖺𝖻𝖺𝖺 𝗋𝖺𝗅𝗅𝗂 𝖺𝗁𝖺𝖺𝗇𝗌𝗁𝖺𝗁𝖺 𝖺𝗅𝗅𝖾𝗁' 𝗌𝖺𝖻𝖺𝖻𝗍𝗈 𝖺𝗁 𝗁𝖺𝖽𝖽𝗂𝗂 𝗋𝖺𝖻𝖻𝗂 𝗄𝖺𝖺 𝗋𝖺𝗅𝗅𝗂 𝗇𝗈𝗊𝖽𝗈 𝗐𝖺𝗑𝖺𝖺𝖽 𝗄𝖺𝗆𝗂𝖽 𝗇𝗈𝗊𝗈𝗇 𝗄𝗎𝗐𝖺 𝖺𝖽𝖽𝗎𝗎𝗇𝗄𝖺 𝗂𝗒𝗈 𝖺𝖺𝗄𝗁𝗂𝗋𝗈𝖻𝖺 𝗄𝗎 𝗀𝗎𝗎𝗅𝖺𝗒𝗌𝗍𝖺𝗒 𝗈𝗈 𝗅𝗂𝗂𝖻𝖺𝖺𝗇𝖺𝗒 𝖧𝖺𝖽𝖽𝗂𝗂𝗌𝖾 𝗋𝖺𝖻𝖻𝗂 𝗄𝖺𝖺 𝗋𝖺𝗅𝗅𝗂 𝗇𝗈𝗊𝗈𝗇 𝗐𝖺𝖺𝗒𝗈𝗁 𝗐𝖺𝗑𝖺𝖺𝖽 𝗄𝖺𝗆𝗂𝖽 𝖺𝗁𝖺𝖺𝗇 𝖽𝗈𝗈𝗇𝗍𝖺 𝗄𝗎𝗐𝖺 𝖺𝖺𝗇 𝗆𝖾𝖾𝗅 𝗄𝗎 𝗅𝗂𝗂𝖻𝖺𝖺𝗇𝗂𝗇 𝖺𝖺𝗄𝗁𝗂𝗋𝖺𝗇𝖺 𝗇𝖺𝖺𝗋 𝗄𝗎 𝖽𝖺𝗆𝖻𝖾𝖾𝗒𝖺 '   𝗐𝖺𝗑𝖺𝖺𝗇 𝗄𝗎𝗎 𝗌𝗈𝗈 𝗀𝗎𝖽𝖻𝗂𝗇 𝖽𝗈𝗈𝗇𝖺𝖺 𝗄𝖺𝗅𝗆𝖺𝖽𝗈 𝗒𝖺𝗋 𝗈𝗈 𝗋𝗎𝗎𝗑𝖺  𝗌𝗎𝖻𝖺𝗑𝖽𝗂𝗂 𝗂𝗒𝗈 𝗀𝖺𝗅𝖺𝖻𝗍𝗂𝗂 𝖽𝖺𝖺'𝗂𝗆𝖺 𝗃𝗈𝗈𝗀𝗍𝖾𝖾𝗒𝖺 𝖺𝗅𝗅𝖾𝗁 𝗌𝗎𝖻𝗑𝖺𝖺𝗇𝖺 𝗐𝖺𝗍𝖺𝖼𝖺𝖺𝗅𝖺 𝗄𝖺 𝗋𝖺𝗅𝗅𝗂 𝖺𝗁𝖺𝖺𝗇𝖺𝗒𝗈 𝗌𝗂𝖽𝖺 𝗎 𝗂𝗇𝗈𝗈 𝗌𝗁𝖾𝖾𝗀𝖺𝗒 𝗇𝖺𝖻𝗂𝗒𝗎𝗅𝗅𝖺𝖺𝗁𝗂 𝗆𝗎𝗑𝖺𝗆𝖾𝖽 𝗌𝖺𝗅𝗅𝖺𝗅𝖺𝗁𝗎 𝖼𝖺𝗅𝗒𝗁𝗂 𝗐𝖺𝗌𝖺𝗅𝗅𝖺𝗆 " 𝗥𝘂𝘂𝘅𝗮 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮 𝘄𝗮𝗮𝗴𝘂 𝗯𝗮𝗿𝘆𝗼 𝘆𝗶𝗿𝗮𝗮𝗵𝗱𝗮 iyo 𝗆𝖺𝗋𝗄𝖺 𝗀𝖺𝖻𝖺𝗅𝗄𝗎 𝖽𝗁𝗈𝖼𝗈 𝗌𝖺𝖽𝖽𝖾𝗑 𝗃𝖾𝖾𝗋  𝙬𝙖𝙭𝙖 𝙪𝙪 𝙝𝙚𝙡𝙖𝙮𝙖 𝙧𝙖𝙡𝙡𝙞 𝙖𝙝𝙖𝙖𝙣𝙨𝙝𝙖𝙝𝙖 𝙖𝙡𝙡𝙖𝙝

" رضيت بالله ربا وبالإسلام دينا  وبمحمدﷺ  رسولا ونبينا "
🌹𝘔𝘢𝘤𝘯𝘰 𝘢𝘩𝘢𝘢 𝘬𝘢𝘭𝘮𝘢𝘥𝘢𝘩𝘢𝘯

"𝗥𝗮𝗯𝗯𝗶 𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗿𝗮𝗹𝗹𝗶 𝘂𝗴𝗮 𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗶𝗻𝘂𝘂 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗯𝗯𝗶𝗴𝗮𝘆𝗴𝗮'   𝗶𝘀𝗹𝗮𝗮𝗺𝗸𝘂𝗻𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝗱𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮𝘆𝗱𝗮 ' 𝗺𝘂𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱𝗻𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝗿𝗮𝘀𝘂𝘂𝗹𝗸𝗮𝘆𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗻𝗮𝗯𝗶𝗴𝗮𝘆𝗴𝗮"

"𝘙𝘪𝘸𝘢𝘢𝘺𝘰 𝘬𝘢𝘭𝘦𝘩 𝘸𝘢𝘹𝘢𝘺 𝘭𝘦𝘦𝘥𝘢𝘩𝘢𝘺 𝘪𝘯 𝘳𝘶𝘶𝘹𝘢 𝘭𝘢 𝘺𝘪𝘮𝘢𝘢𝘥𝘢 𝘫𝘢𝘯𝘯𝘰 𝘬𝘶 𝘸𝘢𝘢𝘫𝘪𝘣𝘵𝘰 "

➪  𝙁𝙜: 𝙠𝙖𝙡𝙢𝙖𝙙𝙖𝙝𝙖𝙣 𝙠𝙤𝙤𝙗𝙖𝙣  𝙬𝙖𝙭𝙖 𝙖𝙮 𝙠𝙖𝙢𝙞𝙙 𝙮𝙞𝙝𝙞𝙞𝙣 𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙧𝙖𝙝𝙖 𝙡𝙖𝙗𝙖𝙙𝙖 𝙜𝙖𝙡𝙞𝙣 𝙬𝙖𝙭𝙖𝙖𝙙𝙣𝙖 𝙤𝙙𝙝𝙖𝙣 3𝙟𝙚𝙚𝙧🌹🌹
16 FAA'IDO OO LAGA HELO CABSIDA EEBE.☝️

1- Dadka ilaahey ka Cabsada waxaa loogu Bishaareeyey Khayr oo dhan.
( ﺍﻟَّﺬِﻳﻦَ ﺁﻣَﻨُﻮﺍْ ﻭَﻛَﺎﻧُﻮﺍْ ﻳَﺘَّﻘُﻮﻥَ ﻟَﻬُﻢُ ﺍﻟْﺒُﺸْﺮَﻯ )

2- Dadka ilaahay ka Baqa wuu Kaalmaynayaa wuuna l Caawinayaa
( ﺇِﻥَّ ﺍﻟﻠّﻪَ ﻣَﻊَ ﺍﻟَّﺬِﻳﻦَ ﺍﺗَّﻘَﻮﺍْ ﻭَّﺍﻟَّﺬِﻳﻦَ ﻫُﻢ ﻣُّﺤْﺴِﻨُﻮﻥَ )

3- Dadka ilaahay ka Baqa wuxuu ku Arsaaqayaa inay Cilmiga Fahmaan oo ku toosaan, ilaahayna wuu Toosinayaa.
( ﻳِﺎ ﺃَﻳُّﻬَﺎ ﺍﻟَّﺬِﻳﻦَ ﺁﻣَﻨُﻮﺍْ ﺇَﻥ ﺗَﺘَّﻘُﻮﺍْ ﺍﻟﻠّﻪَ ﻳَﺠْﻌَﻞ ﻟَّﻜُﻢْ ﻓُﺮْﻗَﺎﻧﺎً )

4- Dadka ilaahey ka Baqa wuxuu ka Tirtiraa Xumaantii ay sameeyeen.
( ﻭَﻣَﻦ ﻳَﺘَّﻖِ ﺍﻟﻠَّﻪَ ﻳُﻜَﻔِّﺮْ ﻋَﻨْﻪُ ﺳَﻴِّﺌَﺎﺗِﻪِ ﻭَﻳُﻌْﻈِﻢْ ﻟَﻪُ ﺃَﺟْﺮًﺍ )

5- Dadka ilaahey ka Baqa wuxuu u Sahlaa Arimahooda.
( ﻭَﻣَﻦ ﻳَﺘَّﻖِ ﺍﻟﻠَّﻪَ ﻳَﺠْﻌَﻞ ﻟَّﻪُ ﻣِﻦْ ﺃَﻣْﺮِﻩِ ﻳُﺴْﺮًﺍ )

6- Qofkii ilaahey ka Baqa way Liibaaneysaa Aduun & Aakhiraba.
( ﻭَﺍﺗَّﻘُﻮﺍْ ﺍﻟﻠّﻪَ ﻟَﻌَﻠَّﻜُﻢْ ﺗُﻔْﻠِﺤُﻮﻥَ )

7- Qofkii ilaahay ka Baqa wuxuu ka Feydayaa Dhibaatada iyo Kurbada.
( ﻭَﻣَﻦ ﻳَﺘَّﻖِ ﺍﻟﻠَّﻪَ ﻳَﺠْﻌَﻞ ﻟَّﻪُ ﻣَﺨْﺮَﺟًﺎ )

8- Qofkii ilaahay ka Baqa wuxuu ka Arsaaqaa meel uusan wax ka Filayn.
( ﻭَﻳَﺮْﺯُﻗْﻪُ ﻣِﻦْ ﺣَﻴْﺚُ ﻻ ﻳَﺤْﺘَﺴِﺐُ )

9- Qofkii ilaahey ka Baqa wuxuu ka Badbaadiyaa Cadaabta iyo Ciqaabta.
( ﺛُﻢَّ ﻧُﻨَﺠِّﻲ ﺍﻟَّﺬِﻳﻦَ ﺍﺗَّﻘَﻮﺍ )

10- Qofkii ilaahey ka Baqa wuxuu Helaa Sharaf iyo Fadli.
( ﺇِﻥَّ ﺃَﻛْﺮَﻣَﻜُﻢْ ﻋِﻨﺪَ ﺍﻟﻠَّﻪِ ﺃَﺗْﻘَﺎﻛُﻢْ )

11- Qofkii ilaahey ka Baqa wuxuu ku Kaalmaynayaa Sareyn Dadka kale ay ka Sareeyaan Maalinta Qiyaamaha.
( ﻭَﺍﻟَّﺬِﻳﻦَ ﺍﺗَّﻘَﻮﺍْ ﻓَﻮْﻗَﻬُﻢْ ﻳَﻮْﻡَ ﺍﻟْﻘِﻴَﺎﻣَﺔِ )

12- ilaahey wuxuu jecel yahay kuwa idiinku Cabsida badan.
( ﺇِﻥَّ ﺍﻟﻠّﻪَ ﻳُﺤِﺐُّ ﺍﻟْﻤُﺘَّﻘِﻴﻦَ )

13- Qofkii ilaahey ka Baqa wuxuu u Saafi uga dhigaa Quluubta.
( ﻓَﺈِﻧَّﻬَﺎ ﻣِﻦ ﺗَﻘْﻮَﻯ ﺍﻟْﻘُﻠُﻮﺏِ )

14- Qof aan ilaahey ka Baqin waxba kama Aqbalo.
( ﺇِﻧَّﻤَﺎ ﻳَﺘَﻘَﺒَّﻞُ ﺍﻟﻠّﻪُ ﻣِﻦَ ﺍﻟْﻤُﺘَّﻘِﻴﻦَ )

15- Qofkii ilaahay ka Baqa Maalinta Qiyaame Dhibkeeda Aamin ayuu ka yahay.
( ﺇِﻥَّ ﺍﻟْﻤُﺘَّﻘِﻴﻦَ ﻓِﻲ ﻣَﻘَﺎﻡٍ ﺃَﻣِﻴﻦٍ )

16- Kuwa ilaahey ka Baqa waxey helayaan Liibaanta iyo Nicmada Rabbi.

( ﺇِﻥَّ ﺍﻟْﻤُﺘَّﻘِﻴﻦَ ﻓِﻲ ﺟَﻨَّﺎﺕٍ ﻭَﻋُﻴُﻮﻥٍ )

(Allow Cabsidaada Qalbigeena Ku Beer ) .

#Faafi Wax La Faafiyo Khayrkaa Ooguu Fiicanee ,
Xasuusintu Waa Wax Qalbiyada Dadka Uwanaagsan ..🙏🙏👈

https://t.me/Faafinta_diinta_islaamka