Faafinta diinta islaamka
7.26K subscribers
497 photos
1.25K videos
2 files
1.14K links
قال النبي صلى الله عليه وسلم بلغو عني ولو ءاية

Wuxuu yidhi nabi muxamed ﷺ:- iga gaadhsiya ayaadna hanoqotee.
Download Telegram
۞ نَبِّئْ عِبَادِي أَنِّي أَنَا الْغَفُورُ الرَّحِيمُ

"U sheeg oo uga warran addoomadeyda inaan Anigu ahay dembi dhaafe naxariis badan".

Tani waa adduunyo ha u lumin hal qalad ama dembi oo kaa dhacey fursadihii aad ku sixi laheyd ama ku tawbad keeni laheyd wakhtigooga inaan ka marugooto, ku bushaareyso Alle odhaahda uu ku leeyahay iyo aayaadkiisa kuwaas oo haddii aad dhab u aaminto illoobeyso xanuunka isla markaana aad ku farxi doono bushaaradiisa.

۞ قُلْ يَا عِبَادِيَ الَّذِينَ أَسْرَفُوا عَلَىٰ أَنْفُسِهِمْ لَا تَقْنَطُوا مِنْ رَحْمَةِ اللَّهِ ۚ إِنَّ اللَّهَ يَغْفِرُ الذُّنُوبَ جَمِيعًا ۚ إِنَّهُ هُوَ الْغَفُورُ الرَّحِيمُ

" Ku dheh-Nebi Muxamadow-addoomadeyda ku khaldamey naftooda/dembiga ku dhacey haka quusanina naxariista Alle' Alle wuu dhaafa oo wuu dhaafa dembiyada dhammaantood' Isagu waa dembi dhaafe naxariis badan".

Bushaarada Alle marka aad hesho ku dhaqaaq mahadnaqiisa iyo sidaad u gudan laheyd ammaanadiisa, maanta haddii aad qof banii aadam ah qalad ka gasho oo uu ka cafiyo xaqiiq waxa ah inaad ilaalin doonto qofkaas adigoo iska ilaalinaya qaladkii hore mid la mid ah inaad ku dhacdo. Bal ka warran Allaha ku abuurey oo ku leh waan ku cafinayaa haddaad isoo noqoto.

"سامحني يا الله حين أسجد لك وداخلي بألف حديث
سامحني يا الله حين أصلي ولا تكون صلاتي كما تريد".

والعلم عند الله
عن شداد بن أوس رضي الله عنه قال رسول الله ﷺ:

 🌹🌻اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت، خلقتني وأنا عبدك، وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت، أعوذ بك من شر ما صنعت، أبوء لك بنعمتك علي، وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت،🌼🌹
🌹🌻Ilaahow adiga waxaa tahay rabigayga ilaah ma jiro adiga ma ahane, waad i abuurtay anigane waxaan ahay adoonkaaga, aniga waxaan ku taaganahay balankaada iyo yaboohaaga inta aan karo, waxaan kaa magan galayaa sharka waxa aan sameeyay, waxaan kuu qirayaa nimcadaada dushayda ahaatay, waxaana qirayaa dambigayga (rabiyow) ii dhaaf maxaa yeelay dambiyada ma dhaafo adi ma ahane,🌼🌹

من قالها حين يمسي فمات من ليلته دخل الجنة، ومن قالها حين يصبح فمات من يومه دخل الجنة.
صحيح رواه البخاري

Qofka ducadaas👆 ku ducaysto goorta uu waa bariisto ee maalintaas dhintaa waxa uu galayaa janada, qofka ducadaas ku ducaysta goorta uu galabaysto ee habeenkaas dhintaa waxa uu galayaa janada.
Sidaa waxaa yiri nabiga scw
🍃🍂🍁

#Ducada_kurbada (dhibaatada)
----------------------------------------------------

[ لآإله إلا الله العظيم الحليم، لآإله الله ربّ العرش العظيم ، لآإله إلاالله ربّ السموات وربّ الأرض وربّ العرش الكريم ].

'" illaah xaq lagu caabudo o alle ka so haray majiro, illaha weeyn ee dulqaadka badan mooye, illaaha carshiga weyn leh mooye, illaah xaq lagu caabudo majiro alle kaligii mahee , illaaha cirarka iyo dhulka iyo carshiga wanaagsan rabigooda ah mooye '"'.

[ اللّهمّ رحمتك أرجوا فلا تكلني إلى نفسي طرفة عين وأصلح لي شأني كله لآإله إلا أنت ]

'" Allow naxariistaada ayaan rajeynaa ee ha igu deyn nafteyda ilbiriqsi, iina hagaaji arinkeyga dhamaantiis, illaah majiro xaq lagu caabudo adiga mooye '".

[ لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين ]

'" illaah xaq lagu caabudo majiro adiga mooye waxaadna ka hufnaatay xumaan, anigu waxan ka mid ahay kuwa daalimiinta ah (dambiila yaasha ah ee ii dambi dhaaf)'".

[ ألله ألله ربّي لا أشرك به شيئاً ].

'" illaahay aya ah rabigeey lamana wadaajinayo illahay waxna ""
السلام عليكم akhristaha sharfanoow
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╔═══════ - ════════╗
https://t.me/Mucjisoyinka_Quraanka
KOOXDA KULMIS

🔆✿❀ - ❀✿🔆

Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buug soomaali PDF ah
Ꙭ: ORAAHYO
:hoyg xikmadaha
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Somali motivational

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼


Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ: Somali scholarship
Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: DIINTEENA MACAAN
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Buug somali maqal ah

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ: Dareenka dunida
Ꙭ: Buugwalba ood u baahato
Xikmad iyo dhiirigelin

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka
ꙬHoyga_Akhriska

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Halxiraale
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buuug dhagaysi ah


☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Oraahyo
Ꙭ: Baro af English-ka
Ꙭ: Su'aalo diini ah

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Xikmado xul ah
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
Ꙭ: DAYAXA DUNIDA

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Sahanka nolosha
Ꙭ: cilmi daadiye
Ꙭ BARO XADIISKAN
Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: QALINKA 24
Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Jacayl qore
Ꙭ: ila qosol
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena


☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
➡️ Jacayl qore
Ꙭ:faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╚═══════ - ════════╝


❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis




Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY

☞︎︎︎KAYD BOOKS
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
☞︎︎︎ NASIIB 124



■□■□■□■□ - ■□■□■□■


Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan galiso.



■□■□■□■□ - ■□■□■□■




🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
{{وَٱصْبِرْ عَلَىٰ مَآ أَصَابَكَ ۖ إِنَّ ذَٰلِكَ مِنْ عَزْمِ ٱلْأُمُورِ}}لقمان:16

"U adkayso dhibka ku soo gaadhay maxaa yeelay, arrinkaasi waxa uu ka mid yahay arrimaha adag"

Waa adduun iyo xaalkii oo waxa aynu ku dul soconnaa qorshaha uu Alle innoo dejiyay . Ma diidi kartid xanuunka kugu dhacaya, awood aad kaga celisid ma lihid geerida ku habsatay qofka aad jeceshahy , sidoo kalena shaqada lagaa caydhiyay- haba aad masaxdid kabaha maamulahaaga waagii beryaba e- waa wax kuu qornaa. U fiirso sida uu suubbanuhu u dhisayo qalbiyada ay musiibadu ragaadisay:
"Ogow , wixii kugu dhacay marna kuma seegeen, waxa aan kugu dhicinna marna kuguma dheceen."

Xasan al-basri ayaa yidhi "hadii aan abaal la innagu siin waxa aynu jecel nahay, maba aynu helneen, Eebbena waa deeqsi oo addoonkiisa ayuu imtixaamaa isaga oo dhibsanaya; si uu u siiyo abaal"
سُبْحـانَ اللهِ وَبِحَمْـدِهِ . (مائة مرة)

*Qofkii dhaha boqol mar subaxdii iyo galabkii, ma imaanayo nin ka fadli badan maalinta qiyaamo, nin intiisa oo kale ama ka badiyay mooyee*

“ilaahaybaa xumaan ka hufan, mahadna leh”.
Samirka iyo salaadda .

Allah S.W.T. wuxuu yiri kaalmeysta Samirka iyo Salaadda

Caalimkii Ibnu Cudeymiin Raxmahulaahu wuxuu yiri haddi aad lakulantid murugo kaalmeyso Samir iyo Salaadda.

Allah naga yeelo kuwii Samra oo Salaadda ooga, inta xanuun sana Alle ha inoo caafiyo. *🤲🏻Aamiin Ya Rabbi🤲🏻*
السلام عليكم akhristaha sharfanoow
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╔═══════ - ════════╗

KOOXDA KULMIS

🔆✿❀ - ❀✿🔆

Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buug soomaali PDF ah
Ꙭ: ORAAHYO
:hoyg xikmadaha
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Somali motivational

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

MUCJISADA WAARAYSA
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ: Somali scholarship
Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: DIINTEENA MACAAN
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Buug somali maqal ah

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
MUCJISADA QURAANKA
Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ: Dareenka dunida
Ꙭ: Buugwalba ood u baahato
Xikmad iyo dhiirigelin

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka
ꙬHoyga_Akhriska

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Halxiraale
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buuug dhagaysi ah


☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Oraahyo
Ꙭ: Baro af English-ka
Ꙭ: Su'aalo diini ah

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Xikmado xul ah
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
Ꙭ: DAYAXA DUNIDA

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Sahanka nolosha
Ꙭ: cilmi daadiye
Ꙭ BARO XADIISKAN
Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: QALINKA 24
Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Jacayl qore
Ꙭ: ila qosol
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena


☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
➡️ Jacayl qore
Ꙭ:faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╚═══════ - ════════╝


❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis




Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY

☞︎︎︎KAYD BOOKS
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
☞︎︎︎ NASIIB 124



■□■□■□■□ - ■□■□■□■


Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan galiso.



■□■□■□■□ - ■□■□■□■




🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
عن معاذ بن جبل فقال

Mucaad   ayaa   waxaa   laga  weriyay  inuu  yidhi: " 👇👇

📚cilmiga   barta   ilhay  dartii  in  loo barto  cilmiga  waa  Alle  ka  cabsi  🌹 cilmiga  in  la  raadiyo  waa  cibaado ⚘
cilmiga   in  la  murajeceeyo  waa  tasbiix,,,,📚🌹

in  la  raadiyo  cilmigii  waa  jihaad,  in  la  baro  ciddii  aan  aqoone  waa  sadaqo; 

dadka  mudan  ee  u  baahane  in  la  siiyane  ,,,wa  shay  alle  loogu  dhawaado...!!

cilmiga  wuxuu  darajooyinkaa  ku  mutay  ,, waa  calaamadaha  xaaran  iyo  xalaal  lagu  kala  barto  , waa  calaamadda  u  tagan  ehlul  jannaha ay  tigsadaan, ...

waa   wehelka   cidlooshaha, !!
qurbe  markaa  jogtid  kan  kula  saaxiibo  weye🌻🌺  ,

cidlo   markii   la   joogo   kan   kuu  sheekeeyo   weye,   waa   midka   ku   tusiya   waxa   wanaagsan   iyo   waxa   xun,  waa   hub   midka   kaga   noqda  cadowga,!!...

asxaabta   agteeda   midka   qurux   kuu   noqda   weye,   Allah   cilmiga  wuxuu   kor   ugu   qaadaa   ummado,, , kuwa   khayerka   ayuu   wuxuu   oga  dhigayaa   hoggamiyayaal,,,
raadadkoodaa  la  qalin daarto, ficilkooda   lagu   daydo ,   Ra,yigooda  la   qaato,   kuwaas   allah   uu   cilmiga   kor  ugu  qaaday   mala,igta  ayaa   jecel  , garbahooda   ayay  ku  masaxaysaa ,  waxaa   denbi  dhaaf  u weydiya , shay  kastoo  qoyan  iyo  shay   kastoo  qalalan,  xataa   kaluunka  ku   jira   badda   iyo   bahalada  ku   jira    ayaa   denbi  dhaaf  u weydiiiya  , shinbiraha  dugaaga  ayaa  denbi  dhaaf  u  weydiinaya,,,!!!

maxaa   yeelay   cilmigu    waa   nolosha   qalbiga   uu  jahligii  ka  noolanyo📚📚📚

,💡🕯🪔waa   feynuustii aragyada , qofka  wuxuu  cilmiga  ku  gaara , darajooyinkii   akhyaarta,  darajo   sare  ayuu   ku   gaara   aduun   iyo   aakhiro📚📓📕

📙📘  in   cilmiga  lagu  fekero  soon  ayay   u dhigantaa,  in  la  isla  murajeceeyo  waxay  u  dhigantaa  salaad  u  istaagideed .. 

cilmiga  ayaa  qaraabada  lagu  xiririyaa,  cilmiga  ayaa   ku  baraya  qaraabada   sidaad  u  xiririn  leheed ⚘🌾🌼

📚cilmiga  ayaa  xalaasha  loga  gartaa  xaraanta,

cilmigu   waa  hoggaamiyaha  camalka , camalkana  waa  mid  raacsan,,,,📚

📚cilmiga  waxaa  lagu  ilhaamiyaa,  kuwa  liibaanay,  ee  ehlu  jannaha  ah; cilmiga  waxaa  la  seejiyaa,  kuwa  nasiib  darsaday,  "🥺🥺

Xigasho sheikh  dr  xasan  macalin  daauud
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
وَلَا تُخْزِنِى يَوْمَ يُبْعَثُونَ,
Hana i Dullayn Maalinta la Soo Bixin (Dadka),يَوْمَ لَا يَنفَعُ مَالٌ وَلَا بَنُونَ,
Maalintayna wax Anfacayn Xoolo iyo Ilmo midna,إِلَّا مَنْ أَتَى ٱللَّهَ بِقَلْبٍ سَلِيمٍ,
Ruux ula Yimaadda Eebe Qalbi Fayow Mooyee (Iimaan),إِلَّا مَنْ أَتَى ٱللَّهَ بِقَلْبٍ سَلِيمٍ,
Ruux ula Yimaadda Eebe Qalbi Fayow Mooyee (Iimaan)
وقال رسول الله ﷺ قال: مَن قال حين يُصبح: اللهم ما أصبح بي من نعمةٍ فمنك وحدك، لا شريكَ لك، فلك الحمد، ولك الشُّكر؛ فقد أدَّى شُكره يومه، ومَن قال مثل ذلك حين يُمسي فقد أدَّى شُكر ليلته[1].
هذا الحديث أخرجه أبو داود، والنَّسائي


((Rasuulka  salalahu  calyhi  wa  salam  wuxuu  dhahay  qofka  yidhaahda:  (( Allow  wixii  igu  waabaristay  oo nicmad  ah   ,ama  axad  dadkaa  abuurtay    kamida   ku  waabaristay, Allow  xagaaga  ayuu  ka  ahaaday  adiga  kaligaa, cid  kula  wadàagto  ma  jiro, mahad  adigaa  leh ,shukrina  adigaa  leh , Rasuulka  wuxuu  dhahay  waa  gutay malinkisaas  shukrigiisa  , qofka  dhaha  intaas  oo  kale  markuu  galabaystana  ,wuu  gutay  habeenkiisa  shukrigiisa))..
السلام عليكم akhristaha sharfanoow
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╔═══════ - ════════╗

KOOXDA KULMIS

🔆✿❀ - ❀✿🔆

Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buug soomaali PDF ah
Ꙭ: ORAAHYO
:hoyg xikmadaha
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Somali motivational

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

MUCJISADA WAARAYSA
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ: Somali scholarship
Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: DIINTEENA MACAAN
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Buug somali maqal ah

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
MUCJISADA QURAANKA
Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ: Dareenka dunida
Ꙭ: Buugwalba ood u baahato
Xikmad iyo dhiirigelin

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka
ꙬHoyga_Akhriska

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Halxiraale
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buuug dhagaysi ah


☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Oraahyo
Ꙭ: Baro af English-ka
Ꙭ: Su'aalo diini ah

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Xikmado xul ah
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
Ꙭ: DAYAXA DUNIDA
Ꙭ: WAAYO ARAG

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Sahanka nolosha
Ꙭ: cilmi daadiye
Ꙭ BARO XADIISKAN
Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: QALINKA 24
Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Jacayl qore
Ꙭ: ila qosol
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena


☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
➡️ Jacayl qore
Ꙭ:faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╚═══════ - ════════╝


❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis




Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY

☞︎︎︎KAYD BOOKS
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
☞︎︎︎ NASIIB 124



■□■□■□■□ - ■□■□■□■


Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan galiso.



■□■□■□■□ - ■□■□■□■




🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
Nolosheena  waxay  la  dagi  la,dahay  , xasiloonida  iyo  farxadaba  ay  oga  madhantahay...  Qalbiyadeena  ayaa  xaaladiisa  iska  iloownay   ,,,  ogow  Qalbiga   hadii  loo diido  wixii  uu  ku  dagayay   noloshu  ma    dagayso.!! ,,, 

rasuulka   (salalhu  calyhi  wasalm)👇 hadalkiisa  aan  ku  xasuusiyo :

" jidhka  waxaa  dhex  ahaaday   cad  hilib  ah  haduu  hagaago  cadkaas  jidhka  intiisa  kale  ayaa  hagaagayo  , haduu  fasahaadana  jidhka  intiisa  kale  ayaa  fasahaadaya waana  Qalbiga...💔

Allah  subxna  wa  tacalaa  wuxuu  dhahay:   "Qalbiyadu   waxay  ku  xasilaan   xuska  Allah"
Haddaad meel mugdi ah ku keli noqoto naftuna xadgudub iyo macsi kuugu yeedho; ka xishood inuu Allah kuu jeedo, waxaadna nafta ku dhahdaa ''nafyahay joog Allihii mugdiga abuuray waa ii jeedaaye''
▫️

"Qur'aanku" Waa saaxiibka kaliya an marnaba ku qiyaamen.. ..

Wuxuu kugu wehlinayaa qabriga.. ..

Waxaad ka heleysaa maxsharka.. ..

Sido kale waxaad ka heleysaa janadda dhaxdeeda.. .. !

Qur'aanka: wuu ku anfacayaa , wuu ku shafeecayaa . Kor ayuu kuu qaadayaa.

Meeqa tamanisa Qur'aanka in ay aragooda ku arkaan halka ay aqrinayan o arag La'

Meeqaa jecel in ay maqlaan Qur'aanka o an dhiga aysan ku maqal Leheen

Midkan uu alle siiyay maqalka iyo araga qabso Quranka

Haka go'in Qur'aanka Aqrintiisa sababaha iyo duruufaha ku hessta awgii

Qur'anka ad aqrisid, Wuxuu kugu caawinayaa barako

Naftaada uga dhig Qur'aanka wardi o joogtee aqriskiisa maalin waliba,
sikasta o aad umashquushid ama aad ubaahan tahay, waxaad heleysaa wax waliba inay kuu fududaadan, Laab furnaan iyo in faraj o alle kaaga furo meel aadan fileyn

#Sacaadadaadu_waxay_ku_jirtaa_aqrinta_Quraanka_haka_haajirin
السلام عليكم akhristaha sharfanoow
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╔═══════ - ════════╗

KOOXDA KULMIS

🔆✿❀ - ❀✿🔆

Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buug soomaali PDF ah
Ꙭ: ORAAHYO
:hoyg xikmadaha
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Somali motivational

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

MUCJISADA WAARAYSA
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ: Somali scholarship
Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: DIINTEENA MACAAN
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Buug somali maqal ah

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
MUCJISADA QURAANKA
Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ: Dareenka dunida
Ꙭ: Buugwalba ood u baahato
Xikmad iyo dhiirigelin

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka
ꙬHoyga_Akhriska

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Halxiraale
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buuug dhagaysi ah


☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Oraahyo
Ꙭ: Baro af English-ka
Ꙭ: Su'aalo diini ah

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Xikmado xul ah
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
Ꙭ: DAYAXA DUNIDA
Ꙭ: WAAYO ARAG

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Sahanka nolosha
Ꙭ: cilmi daadiye
Ꙭ BARO XADIISKAN
Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: QALINKA 24
Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Jacayl qore
Ꙭ: ila qosol
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena


☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
➡️ Jacayl qore
Ꙭ:faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╚═══════ - ════════╝


❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis




Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY

☞︎︎︎KAYD BOOKS
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
☞︎︎︎ NASIIB 124



■□■□■□■□ - ■□■□■□■


Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan galiso.



■□■□■□■□ - ■□■□■□■




🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
*Wax soo saarisdaada maalin laha ah waxaa ugu waa weyn kuwan*☺️
*Slaadaha faralka oo waqtigooda ilaaliso*
*Wirdigaaga quraanka oo aad akhrisato*
*Adkaarta subixii iyo tan galabtii oo aad ilaaliso DIGRIGA Allah oo aad badisid*,
*Saaltu duxada ,salaatul leylka iyo sunanka kale oo aad ilaaliso*
*Intan hadaa maalin walba ilaaliso iyo cibaadooyinka kale waxaad ku dulsugantahy kheyr weyn*🥰.
*Ku shugri Allah
Sideen umacaansadaa iimaanka?

Nabiga scw wuxuu leeyahay:3 shay qofkii ay ku jiraan wuxuu helay macaanka iimaanka.
1:In Ilaahay iyo Rasuulkiisa ahaadaan kuwo uu ka jeclayahay wixii kasoo haray oo dhan.
2:Inuu jeclaado qof uuna ujecelyahy Ilaahay dartiis.
3:Inuu naco inuu dib ugu laabto gaalnimo (Ilaahay baan ka magan galnaye) siduu uneceb yahay in lagu tuuro naar.

Xasan Al-Basri wuxuu leeyahay 3 ka raadiya macaanka iimaanka: Salaada, Digriga, iyo Qur'aanka.

Sidoo kale waxyaabaha lagu helo macaanka iimaanka waxaa ka mid ah:
1: Allah waydiiso inuu ku siiyo macaanka iimaanka.
2: Iska ilaali danbiga sababta oo ah danbigu waxa uu nusqaamiyaa iimaanka.
3: Habeenkii inta aadan seexan is xisaabi.
4:Ku fakar abuuritaanka Allah Cirka iyo cajaa'ibta Dhulka.
قال ابن القيم رحمه الله :-
أشد عقوبة في الدنيا أن يمسك الله لسانك عن ذكره. !
Ibnul Qayim (Allaha u naxariisto'e) wuxuu yiri: "Cuquubada ugu daran ee adduunka waa, in Alle carrabkaaga ka qabto xuskiisa".
قال تعالى:-
(استحوذ عليهم الشيطان فأنساهم ذكر الله)
Alle SWT wuxuu yiri: "Waxaa ka qaalib noqday Shaydaan oo hilaamsiiyey xusidda Eebbe".
Ibnu Qayim IHN wuxuu yiri : Rabiic Ibnu Anas ayaa yiri:
Calaamadaha lagu garto inuu Alle ku jecel yahay waxa kamida , inaad xuskiisa badiso , maxaa yeelay ? shay walbo oo aad jeclaato xuskiisa ayaad badisaa .
قال_ابن_القيم - رحمه الله -
‏قال الربيع بن أنس
علامة حب الله : كثرة ذكره .
فإنك لا تحب شيئا إلا أكثرت من ذكره .
📚 مدارج السالكين [١٦٣/٢