Elmi Daadiye๐Ÿ“–๐Ÿ“š ุจุง ุญุซ
5.11K subscribers
536 photos
47 videos
10 files
139 links
waxaad Halkaan kaheli Doontaa wax yaabo badan oo aad kaafaa'idi Doonto insha Allah.

wixii Fikrad Ah Halkaan igala soo xiriir
@Abdinaziromar
Download Telegram
ู‚ุงู„ ุฃุญุฏุงู„ุณู„ู :

" ุนุจุงุฏุงุช ุงู„ุฎูุงุก ู‡ูŠ ุฃุนุธู… ุฃุณุจุงุจ ุงู„ุซุจุงุช ".

ุงู„ุฏุฑุฑ ุงู„ู…ู†ุชู‚ุงุฉ ูขูคูฉ/ูกู 

โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€ เณ„เพ€เฟ หŠหŽ-
โ•ฐโ”ˆโžค โ[ ๐ŸŒบ๐Ÿƒ] โžwuxuu yiri mid kamida salafka:( cibaadooyiinka qarsoon ee cidina ku arkeyn waa sababaha ugu weyn ee diinta kugu sugeyso.)
Farxada aadanahu sadex arimood ayay ku jidhaa:
1:In uu nimcada ku mahadnaqo
2:In uu ku Samro marxalada adag
3:In uu ka tawbad keeno macaasida dambi dhaafne weydiisto Rabigii

Ilaahow Noo dambi dhaaf na gadhig kuwa mahadnaqa oo sabraโค
ุฃ
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
ุงุตุจุฑ ู‚ู„ูŠู„ุงู‹
ูุจุนุฏ ุงู„ุนูุณุฑ ุชูŠุณูŠุฑ ูˆูƒู„ ุฃู…ุฑ ู„ู‡
ูˆู‚ุช ูˆ ุชุฏุจูŠุฑ
Wuxuu yidhi rasuulkii ilahay scw qofkii dhaha marku subaxeysto iyo markuu galabaysto subxanalahi wabixamdihi 100jeer lama imanayo qofna wax ka wanagsan intaa uu layimi ilaa maahane qof isna layimi intiisaasoo kale amaba ka sii siyadiyey intiisa.โค๏ธ๐Ÿ˜Œ
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
*_Inta aanad seexan samee:*
1. Is xisaabin nafeed ( maxa ku qabsoomay iyo maxa aan ku qabsoomin )
2. Jadwalkii bari dajiso
3. Salaatu witri tuko
4. Ducaada hurdaada akhri iyo labada ayadood ee ugu danbeeya Suraatu Al Baqara_
๐Ÿ’žโžฐkulmis one Community ++      โ™จ๏ธโ™จ๏ธ
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”๐Ÿ”บโ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”

16k+ ๐Ÿ“šQURANKA IYO SAYNISKA ๐Ÿ“™
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„
15k+ ๐Ÿ“˜FAALLO JACAYL ๐Ÿ“’
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„
14k+ โš™๏ธErayo jacayl ๐Ÿ’ญ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
13k+ โœจcilmi nafsi๐Ÿ—ฃ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
12k+ ๐Ÿ“˜ibrahin geedi๐Ÿ“—
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
11k+ ๐ŸŒธ Hoyga sheekooyinka๐ŸŒท
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
11k+ ๐Ÿชดxikmad badan ๐Ÿ€
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
10k+ โš™๏ธSu'aalo diini ah ๐Ÿ’ญ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
10k+ ๐ŸŒŸ Baro xadiiskan ๐Ÿ”†
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
9k+ ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿญ Furaha nolosha ๐Ÿ‘ฅ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
9k+ ๐Ÿง  Hoyga xikmadaha & sugaant๐Ÿ‘…
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
9k+ ๐Ÿ‘คwadooyinka guusha ๐Ÿซ‚
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
8k+ ๐Ÿชข Aqoonta kaa maqan๐Ÿ‘”
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
8k+ โ›บ๏ธ Hoyga farxadda โค๏ธ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
8k+ ๐Ÿชข philosophy(falsafadda)๐Ÿ‘”
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
7k+ โžฐFaafinta khayrka ๐Ÿชœ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
7k+ ๐ŸŒฑmadxafka taariiqda๐Ÿชด
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
7k+ ๐Ÿงš Xikmadaha nolosha ๐Ÿคณ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
6.5k+ ๐Ÿ’น Xigmadleโ‡๏ธ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
6.5k+ ๐Ÿˆณwax kabaro siiradi nabiga ๐Ÿšน
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
6.5k+ โ™จ๏ธ Al furqan online academy๐Ÿ’ข
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
6.5k+ ๐Ÿ”ด wehel caashaq๐ŸŸข
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
6.5k+โ™’๏ธ Dhabar adayg โ™‰๏ธ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
6k+๐Ÿง• Aqoon kordhiye ๐Ÿ—ฃ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
6k+ ๐Ÿงฉ Dunida dahsoon๐Ÿช
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
6k+ ๐Ÿ‘ฉ maktabadda buugta ๐Ÿง•
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
6k+ ๐Ÿ’ฌ sooyaalka nolosha ๐Ÿ—ฏ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
6k+ ๐Ÿชค Dacwah channel โš–๏ธ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
5.5k+๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ mohamed khaled๐Ÿ’š
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
5.5k+ ๐Ÿ“’ Aqoon raadis ๐Ÿ‘€
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
5.5k+ ๐Ÿ‡Dhambaal ๐ŸŒฌ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
5.5k+โœ๏ธ xigmadda maanta ๐Ÿ–Œ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
5k+ ๐ŸŒŽ Rajada nolosha โšก๏ธ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
5k+  ๐Ÿซง Hoyga akhriska ๐Ÿ’ซ

โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
5k+  ๐Ÿซง maskax kaab ๐Ÿ’ซ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„
5k+  ๐Ÿซง Dhiirigaliye soomaali ๐Ÿ’ซ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
5k+  ๐Ÿซง Elmi daadihiye ๐Ÿ’ซ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚

๐Ÿ’žโžฐ Kulmis publisher center๐Ÿ’žโžฐ

๐Ÿ’ซFursad qaali ah kuliyadda wayn ee Alfurqan online academy waxay kuu haysaa fasalo cusub oo barashada computerka ah .
Fg: computerka waa bilaash kalliaya diwan galinta ayaa 6 dollar ah.
Halkan iska diwan gali๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
๐ŸŒนSunayaasha jimcaha๐ŸŒน
โž–โž–โž–โž–โž–โž–โž–โž–
1.Maydhi ๐Ÿšฟ
2. Cadaraysi๐Ÿ“ฆ ( raga )
3.Xidhashada dharka ugu qurxda badan๐Ÿฅผ
4. Rumay ( caday )๐Ÿชฅ
5.Masaajidka loo kalaho๐Ÿšถโ€โ™‚๏ธ ๐Ÿ•Œ
6. Akhrinta suuratul kahfi๐Ÿ“–
7. Badinta saliga nabiga ๏ทบ
8. Badinta ducada si aad u hesho saacda ducada la aqbalo ๐Ÿ•ข๐Ÿ“ฟ

๐Ÿ‘‰๐Ÿผ F.G:- Waxaa ku jirta maalinta jimcaha saacad uu Allaah sw ducada aqbalo, Waxaana loogu rajo wayn yahay inay tahay markuu imaamku soo istaago ee uu khudbada akhrin arbo iyo saacada u danbaysa maalinta jimacaha ( salada casar kadib)

๐Ÿ”ฐ Waxaa hubaala hadaad malinka dhan saliga Nabiga ๏ทบ afka ku hayso inaad heli sacadaas, waayo saliga Nabi Muxammed ๏ทบ danbigaaga lagu dhaafi, faqriga ayaa lagaaga dulqaadi, murugta iyo walbahaarkaa lagaaga tirtiri, waxaad jeceshahayna waad ku heli.

๐ŸŒบ ุฃู„ู„ู‡ู… ุตู„ูŠ ุนู„ู‰ ู…ุญู…ุฏ ูˆุนู„ู‰ ุกุงู„ ู…ุญู…ุฏ ูƒู…ุง ุตู„ูŠุช ุนู„ู‰ ุฅุจุฑุงู‡ูŠู… ูˆุนู„ู‰ ุขู„ ุฅุจุฑุงู‡ูŠู… ุฅู†ูƒ ุญู…ูŠุฏ ู…ุฌูŠุฏ ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ู‰ ู…ุญู…ุฏ ูˆุนู„ู‰ ุกุงู„ ู…ุญู…ุฏ ูƒู…ุง ุจุงุฑูƒุช ุนู„ู‰ ุฅุจุฑุงู‡ูŠู… ูˆุนู„ู‰ ุขู„ ุฅุจุฑุงู‡ูŠู… ุฅู†ูƒ ุญู…ูŠุฏ ู…ุฌูŠุฏ๐ŸŒบ
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Hadiiba la'layahay baa ilaahay leeyahay markuu dunida joogey,ama nabad qabay,ama caafimadka qabay,hadanu ka mid ahyn kuwa rabi utukada๐Ÿคฒ๐Ÿผee tasbiixsada๐Ÿ“ฟhalkaasaan ku ciqaabi lahaaba alle leyahay ilaa inta lagasoo saarayo.๐Ÿ˜ญ๐Ÿฅนqisadi nabi yunus calayhi salam markii nibirigu liqay ee caloosha dhigtey..
Faaidoyinka aan ka baran karno qisadan nabi yunus:
1)In Alle Swt Hadii Uu Ku Qabto Aanay Cidina Kaa Badbaadin Karin Isagoo Aad Dembi Dhaaf Iyo kaalmo weydiisato Mooyee Oo Waakii alle Yidhi....ุฅู† ุจุทุด ุฑุจูƒ ู„ุดุฏูŠุฏ(Alle Qabashadisu Waa Mid Adag)
2)Faaidada tasbiixda iyo inaad alle intaad badqabto ee anay musiibo ku helin aad laasimto si shido markay timado aad ugu badbaado...
3)Naxariista Rabigeen oo ay ka weyntahay cadhadiisa kana waasicsan tahay.
4)In Rabbi dhaafo dunuubta adoomadiisa markay ku gefaaan.
5)Dhibir sananta iyo kalgacalka rabbi iyo weliba ajiibidiisa degdegaa markaad isaga u cararto
7)In dhibaatada lagaga baxo dikriga iyo tasbiixda rabbi....inahaa iyo ina kale oo badan ayaan ka faaideynaa qisan cajiibka ee dhex martey nebi yunus iyo alle weyne swt.๐Ÿค
ุฃุตุจุญู†ุง ูˆุฃุตุจุญ ุงู„ู…ู„ูƒ ู„ู„ู‡. Inaad adkaarta subixii iyo galabtii si joogta ah u akhriso faa'iidooyin badan baad ka heleysaa. 1- Ajar aad u badan baad ka heleysaa 2- Naftaada ayaa ku xasilaysa 3- Shar oo dhan ayay kaa difaacaysa 4- iimaankaaga ayaa ku kordhaaya Sidaas oo ay tahay waa free oo wax lacag ah lagaama rabo. Dabaal ha noqonin oo jaaniskaas yuusan ku dhaafin. Subax wngsn markale yaan la ilaabin Adkaaru Sabaax.๐ŸŽ๐Ÿซฃ
Allahayoow nagaarsii yowmu carafa, nagana yeel maalintaas dhexdeeda duco nagala aqbalo.