DAREEN OFFICIAL
1.32K subscribers
656 photos
45 videos
6 files
89 links
Bismillah
Ku soo dhawaw channel Keena DAREEN OFFICIAL
Inshaa Allah waxaan halkan ka helaysa
• Sheekoyin • Odhahayo • Xikmado
• Sualo • Buugag • Murtiyo
• Dhirigalin iyo kuwo kale oo xiso badan
https://wa.me/qr/HNQJ2TL52OADC1
Download Telegram
"Shahaadadu waa warqad caddaynaysa inaad aqoon yahayn tahay, balse marnaba ma caddaynayso inaad fahan tay!"





-Najeeb mahfoud
...Markay waayuhu daruufiyo
...darbiyo yaab iidhigaan
....isdhiibida kuma dagdago
...durbaba maan ooyo ee
....dikriga eebaan badshaa
...ducada wan weheshadaa

#Ikraam

@Dareen0428
Diinta islaamka adiga kuuma baahna laakiin adigu diinta la'aanteeda waad lumin

Arooryo suuban
Waa in aad fahansantahay in jacaylku aanu qofka ka hor istaagin ku raad joogista halyeeynimadiisa qofeed , haddii uu ku raad joogistaas ka joojiyana aanu ahayn jacaylkii dhabta ahaa ;jacaylkii ku hadlayey afka dunida .


Goorta uu qofku rabo in uu gaaro halyeeynimadiisa kuna raad joogo raadinta qasnadiisa waxaa u shirqoolan dunidoo dhan sidii ay u caawin lahayd .Waa in aad fahansantahay in jacaylku aanu qofka ka hor istaagin ku raad joogista halyeeynimadiisa qofeed , haddii uu ku raad joogistaas ka joojiyana aanu ahayn jacaylkii dhabta ahaa ;jacaylkii ku hadlayey afka dunida .


Goorta uu qofku rabo in uu gaaro halyeeynimadiisa kuna raad joogo raadinta qasnadiisa waxaa u shirqoolan dunidoo dhan sidii ay u caawin lahayd .
Gefku waa albaabada daahfurka

Matihid sabool hadii aad tahay bilaa lacag waxaa tahay sabool hadii aad tahay bilaa riyo .
In aad rumaysi hadafkaaga waxaa kaa xiga qorshe maalmeed aad ku dhaqanti maalin walba si aad u gaarti riyooyinkaaga .
Riyo walba waxaa lagu rumeeyaa talaabooyin lagu celceliyo oo maalin walba dhaca .
Anaguna waxaanu kuu diyaarinay qorshe maalmeed ka kooban labo bilood kaas oo aad kasoo daabacan karti meesha aad joogti ama aad ku dhex isticmaali karto mobeelkaaga ,waxaan kaloo kusoo samaynaynaa haddii aad rabti qorshe maalmeed qurux badan adiga oo sheeganaya naqshada rag iyo dumarba.

Nagala soo xariir :@Ikraam_Abdisalam

AMA 0907357306
Waanku salaamay saaxiib.


Waxa uu odhanayaa zorba-ha riwaayadda ku jiraa ,dadka qaar waa xor madax bannaan ,in badanina waxa ay isu maleeyaan in ay xor yihiin maadaama ay arkeen qoolkii oo qoortooda kayara debcay!

I rumayso haddii aan ku iraahdo, qofku wuxuu helayaa xorriyad u dhiganta hadba inta uu ilaahay addoon u noqdo.
Markasta oo uu qofku hal jaranjaro kor u fuulo addoonimada uu rabbigii isu dhuldhigayo ,ruuxdiisa ayaa kor u fanata jaranjarada xornimada.
Liddiguna waa sidoo kale oo markasta oo uu qofku ka fogaado addoonimada Rabbigiis , wax kale ayuu addoon u noqdaa !.
Khasab maahan in aad wax u sujuuddo si aad addoon ugu noqoto, ee waxaa kugu filan in aad noqoto maxbuus waxaas u xidhxidhan uun.
Xilku mar ayuu qofka macbuud u noqonayaa, Hantiduna mar ayey qofka ilaah u noqonaysaa yaanu uba sajuudin'e .

Caadooyinka iyo dhaqannadana sidoo kale way dhacdaa in ay mar dadku ilaah ka dhigtaan.
Saaxiib ;dadka waxaa ugu xorriyad badnaa nebiyadii , maadaama ay ahaayeen kuwa ugu addoonimada badnaa dhanka rabbigood.
Innaguna markasta oo aanu ka ag dhawaano heerkaas iimaanka nebiyada, waa aynu xoroobaynaa.
Marka aan u fiirsado sooyaalka bilaal binu rabaax, waxa aan dareemaa in uu dhaaday dhadhanka xorriyadda ,ka hor intii aanu Abuubakar gadan oo aanu xoraynin.
Isla markii uu bilaal iimaanka la yimidba ,ruuxdiisa wuu ka furfurmay dabarkii addoonimada waxaana uu noqday xor madax bannaan!.
Markii uu Umaya ibnu khalaf inta uu dharka ka feydey dul jiifiyey ciidda kulul ee Maka, ee uu karbaashka iyo jeedalka la dhacayey si uu uga soo laabto diinta Nabi Muxammad scw isaguna uu sida cariigsiga iyo qaneecada leh u lahaa "AXad! Axad!"markaas Umaya jirkiisa oo keliya buu lahaa bilaalna ruuxdiisa isaga ayaa lahaa .
Xorriyadduba waa in uu qofku ruuxdiisa hantiyo .
Abuubakar waxa keliya ee uu sameeyey waa in uu siiyey Bilaal rasiidh uu jirkiisa kaga xorreeyey addoonimada .
Ruuxdase bilaal iimaankiisa ayuu ku xoreeyey in badan ka hor xornimada jirkiisa .


Nabaadiino saaxiib.
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
tajar nimo aan tani ahayad fariqka dhama 😉😊
Forwarded from DAREEN OFFICIAL (Amaal660."..)
Noloshuba ruux soo galay kuma dhamystiranto; cid la’aanteedna kuma halawdo, waan ku faraxsanahay kuwa ku haray, kuwa hilmaamayna waanu illownaa."📮📥🍃
"illahayow waxad marag ka tahay inan sameyay wixii aan awooday....!,
Hadii aysan baddan ahayna...
Waxan aadi laha dhulka ka dambeya....
Oo aan la dagalami laha gaalada.!si aan qofna dunidan korkeeda ugu caabudin mid aan adiga ahayn☺️😊🤍"

🤍Sidas waxa yidhi geesigii Cuqba bin naafic❤️
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
° ° fogaashaha ugu darani waa Inaad ka fogaato Alle isagoo leh:
"ونحنُ أقربُ إليه من حبل الوريد "🌻
📩📮
┄┄┄༻༺┄┄┄
Noloshu aad bay u gaaban tahay inaad ku khasaariso in aad dadka kale u caddayso niyadaada wanaagsan,waayo aakhirka waxay kugu xukumayaan uun siday niyadoodu tahay 🥀🔕 ...........

🎀 💭
📩📮
┄┄┄༻༺┄┄┄
_ Nololna ka qaado waxii ku farax geliya wixii Alle raali ka ahaado, inta kalena faraha ka qaad ha ku yimaadaan siduu Ilaahay kuugu qoray, waayo waxuu kheyrku kuugu jiraa wixii Alle kuu doortay 🥀🔕 ....... .....

🎀 💭
📩📮
┄┄┄༻༺┄┄┄
Wajigaad doonto waad ku dhaqami kartaa , laakiin ficilkaagu wuxuu mar walba sheegi doonaa qofka aad tahay...
#Zxp Geedkaba waxaa lagu gartaa midhihiisa🥀🔕 ...........

🎀 💭
📩📮
┄┄┄༻༺┄┄┄
U dhoola cadee noloshaada, u dhoola cadee wax kasta oo kugu xeeran, kana fikir wax walba oo ku farxad galinaya, hana ka fikirin wax walba oo ku werwergeliya waayo rajadu waa dawo, welwelkuna waa dhib, yididiiloduna waa rajo 🥀🔕....

🎀 💭