Waxaan la yaabay bakhaylka faqrigii uu kasoo baxay buu gacmihiisa ku doonanayaa, aduunka wuxuu ku noolanayaa noloshii fuqurada aakhirana dadka hantiilayaasha baa lala xisaabinayaa.π
Geeridu maaha dhamaadka sheekadaada, lkn waa bilowga nolol cusub oo ku xasuusin doonta qiimihii ay lahayd daqiiqad walba oo aad noloshaadii hore kusoo qaadatay.β€οΈ
Nabarada gacantu waxay ku dhacaan jidhka wayna bogsadaan
Lkn nabarada hadalku waxay ku dhacaan qalbiga mana bogsadaan waligoodπ
juma karimπΈπΌ
Lkn nabarada hadalku waxay ku dhacaan qalbiga mana bogsadaan waligoodπ
juma karimπΈπΌ
Markii ay dani timaado
Ayey kubartaa midkii
ahaa saaxiib samiyo
Walaal wanaagaga jecel
Iyo midkii faji kuuwadiyo
Ahaa abees midigtaada jiraπ
Ayey kubartaa midkii
ahaa saaxiib samiyo
Walaal wanaagaga jecel
Iyo midkii faji kuuwadiyo
Ahaa abees midigtaada jiraπ
Naftaada xasili saaxiib sida aad u rabto inay wax kuugu qabsoomaan, si ka wanaagsan ayuu alle kula rabaaye.β€οΈ
Hadii aad iga tagto ma rabo booskaaga qof kale inuu buuxiyo marka aad iga maqantahay iyo marka aad garabkayga joogtaba keligaa ayaan ku jeclahay.β€οΈ
asxaabta ku xiran channelkena wxn rba cwa inaan ogado ereyda aan soo dhigno kuwa aad xisesaan
1: qlbi jabkaπ
2: dhirigalintaβΊοΈ
3: jaceylkaπ
qofwlba kuu xiseyo hsoo qoro
MHDSANIDIINπ«
1: qlbi jabkaπ
2: dhirigalintaβΊοΈ
3: jaceylkaπ
qofwlba kuu xiseyo hsoo qoro
MHDSANIDIINπ«
inkastoo duni tahay
misna dayac leedahay
dad waxa uwacan
Kan kuu diir naxa
kuu diida cidlada :)π
misna dayac leedahay
dad waxa uwacan
Kan kuu diir naxa
kuu diida cidlada :)π
salaada ilaaali wllπ₯Ίππ»
aduunku waa maalmee.π₯Ί
aduunku waa maalmee.π₯Ί