WALAALπŸ₯ΊπŸ’”
5.51K subscribers
167 photos
8 videos
2 links
Waxaanu soo gudbinaa : xikmado,sheekooyin iyo fariimo wacyi gelin ah; nagu soo biir walaal kana mid noqo walaalaha qalbiga wanaagsan ee madashani kulmisay mahadsanid.πŸ˜‡
Download Telegram
qofbaa ku dareensiinaya inaad muhiim u tahay hadana aanad dhab ugu ahyn
qofban ku darensiinayn inaad muhiim u tahay hadana aad dhab ugu tahayπŸ₯ΊπŸ’”

waa aduunyo iyo qofkeedπŸ™ƒ
Waxaan dareemayaa inaan sugayo wax aan dhici doonin
πŸ˜”πŸ’”
Chanelkan waxaad kala socon kartaan maxaadirooyin qiimo leh subscribe saarta.😍


https://youtu.be/NECnk6OCGX8?si=BsfEkMEZm033u6V_
Ma garanayo meesha ama qofka wanaagaygu kujiro si'aan go'aan uqaato, laakiin waxaan shaki igaga jirin meesha uu ilaahay ila rabo inuu wanaag iigu jiro.❀️
Waxaan la yaabay bakhaylka faqrigii uu kasoo baxay buu gacmihiisa ku doonanayaa, aduunka wuxuu ku noolanayaa noloshii fuqurada aakhirana dadka hantiilayaasha baa lala xisaabinayaa.πŸ™‚
Geeridu maaha dhamaadka sheekadaada, lkn waa bilowga nolol cusub oo ku xasuusin doonta qiimihii ay lahayd daqiiqad walba oo aad noloshaadii hore kusoo qaadatay.❀️
Goortii Aad Weydo Shey Aad Jecleyd Xasuusnow In Geedkuba  Waayo Caleemihisa Xiliga Jilaalka Si Uu Ukasbado Kuwa Kale Oo Ka Qurxoon Kuwi Hore Waqti Roobeedka , Noloshuna Ma Aha Ila Marxaladoyin Is Dabajooga Moye , Marxalad Kastana Waxey Wadataa Macaan Iyo Qaraar Ee Noqo Mid Samir Badan 🀍✊..
Murugta waxa loo qaybiyay bini aadamkee
Ku samir dhibaatada qaybta kugu soo hagaagtay πŸ˜’πŸ’Š

fiid wngsanπŸ’—
Nabarada gacantu waxay ku dhacaan jidhka wayna bogsadaan

Lkn nabarada hadalku waxay ku dhacaan qalbiga mana bogsadaan waligoodπŸ˜”

juma karim🌸🌼
Markii ay dani timaado
Ayey kubartaa midkii
ahaa saaxiib samiyo
Walaal wanaagaga jecel
Iyo midkii faji kuuwadiyo
Ahaa abees midigtaada jira
😊
Noloshu marka ay fursad isiiso

Aniga: πŸ’”
Marwlpa diyaar u,ahow inaad waayi karta dadka aad kutiirsanthy sbbto ah masii jiri doonan waligoodaπŸ˜βœοΈπŸ’―
Ilaahay naxariistiisa haka quusan walaal.😒πŸ₯Ή
Naftaada xasili saaxiib sida aad u rabto inay wax kuugu qabsoomaan, si ka wanaagsan ayuu alle kula rabaaye.❀️
Hadii aad iga tagto ma rabo booskaaga qof kale inuu buuxiyo marka aad iga maqantahay iyo marka aad garabkayga joogtaba keligaa ayaan ku jeclahay.❀️
asxaabta ku xiran channelkena wxn rba cwa inaan ogado ereyda aan soo dhigno kuwa aad xisesaan

1: qlbi jabkaπŸ’”
2: dhirigalinta☺️
3: jaceylkaπŸ’—

qofwlba kuu xiseyo hsoo qoro
MHDSANIDIINπŸ«‚
Nolosha aduunyo waa kadeed iyo dhib joogto ah, mar weliba oo aad sii waynaato culayska aay ku saraaysaa wuu sii badanayaa.πŸ₯Ί
inkastoo duni tahay
misna dayac leedahay
dad waxa uwacan
Kan kuu diir naxa
kuu diida cidlada :)πŸ˜”
Waxaan umalaynayey geeridu inay tahay dhamaadka nolosha, laakiin xaqiiqdu waxay tahay nolosha dhabta ahi waxay bilaamaysaa dhimashada kedib.πŸ˜’πŸ’”
Noloshii aynu wadaagi jirnay waxay isku bedeshay xusuuso,aniguna xasuustaas ayaan la noolahay.πŸ₯ΊπŸ’”