XOG OGAAL MEDIA🥰
1.54K subscribers
99 photos
9 videos
87 links
Waa Hoy loogu Talagalay In cilmiga lagu faafiyo


fadlan JOIN DHEH 👇
Download Telegram
Maxaan dogob beer is iri

Daruuro u soo sasabay

Daryeelka ku maal is idhi

Biyuhu uga sii dareen

Waxaan deg deg jeer ku liqay

Maxaay shishe ii damqeenn

Kasheeyda Dalooshadeen

Muxuu hadba shey delegan

Dareensigu soo tuf yidhi

Lovedhac ku sii

#ABWAAN---HADRAAWI

@XOGOGAALcom