Habeen kasta oo mugdi ah waxaa ka dambeeya maalin iftìin ah badan culays waxaa ka dambeeya waa fudayd
Alle ayaana kugu imtixanaya si aad ugu guleysato jannadiisa Allah hana dhigo kuwii mar walbo Allah xasuusta
#arooryo_suuban_saxipyaal
@XOGOGAALcom
Alle ayaana kugu imtixanaya si aad ugu guleysato jannadiisa Allah hana dhigo kuwii mar walbo Allah xasuusta
#arooryo_suuban_saxipyaal
@XOGOGAALcom
Forwarded from Xadiiska Maanta
Rasuulku (ο·Ί) wuxuu yidhi:Β«Digri ilaahay la xuso waxa ugu fadli badan (ΩΨ§ Ψ₯ΩΩ Ψ₯ΩΨ§ Ψ§ΩΩΩΩ) ducana waxa ugu fadli badan (Ψ§ΩΨΩ
Ψ―Ω ΩΩΩΩ).Β»
βXadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
Ka mid noqo @XadiiskaMaanta oo ku soo biir siina faafi, https://t.me/XadiiskaMaanta
βXadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
Ka mid noqo @XadiiskaMaanta oo ku soo biir siina faafi, https://t.me/XadiiskaMaanta
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
π₯°π₯°β€β€π―π―
Waxaan qirayaa nicmada aad korkeyga ku nicmaysatay Waxaan kale oo aan illaahayoow, kuu qirayaa danbigeygii ee ii danbi dhaaf maxaa yeelay cid danbi dhaaftaa majirto oo aan adiga Ahayne
Nabbiga,( SCW ) wuxuu inoo caddeeyay in ducadan qofkii ku ducaysta subaxdii ee dhintaa isla maalintaas jannada ayuu galaya qofkii ku ducaysta galabtana ee dhinta ila habeenkaasna jannada ayuu galay
Allaha Ha naga yeelo kuwo ku ducaysta Allah jannadiisana kuwa gelaya ha nagu daro dhamamnten Amiiiiiiiin
#subax_wangsan_saxpayaal
@XOGOGAALcom
Nabbiga,( SCW ) wuxuu inoo caddeeyay in ducadan qofkii ku ducaysta subaxdii ee dhintaa isla maalintaas jannada ayuu galaya qofkii ku ducaysta galabtana ee dhinta ila habeenkaasna jannada ayuu galay
Allaha Ha naga yeelo kuwo ku ducaysta Allah jannadiisana kuwa gelaya ha nagu daro dhamamnten Amiiiiiiiin
#subax_wangsan_saxpayaal
@XOGOGAALcom
Forwarded from Xadiiska Maanta
Rasuulku (ο·Ί) wuxuu yidhi:Β«Qofka uu ilaahay khayr (wanaag) la doono Diinta ayuu fahansiiyaa.Β» βBukhaari iyo Muslim
βXadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso. @XadiiskaMaanta
βXadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso. @XadiiskaMaanta
cilmi nafsiga|&Science Factsπ‘ |History |Wisdom|π±ποΈπ
Halkaan Waxaad Ka Helo cilmi nafsiga|&Science Factsπ‘ |History |Wisdom|.
Kusoo biir chanelkena kale .
https://t.me/baraarujiawoodahaaga
Wixii su'al ama talo bixin ahπ
Owner: @mrxoosh
Welcome.
https://t.me/cilminafsiga

Telegram
Philosophy ΩΩΨ³ΩΩ π€π§ .
Halkaan waxaad ka heli Falanqaynta buugaagta Falsafada iyo soo bandhigida falsafada sare, Iyo Fahanka Falsafada.
Kusoo biir chanelkena kale .
https://t.me/cilminafsiga
Wixii su'al ama talo bixin ahπ
Owner : @AASIYA_CASAYR
15/5/2021 π₯°Welcome.
Kusoo biir chanelkena kale .
https://t.me/cilminafsiga
Wixii su'al ama talo bixin ahπ
Owner : @AASIYA_CASAYR
15/5/2021 π₯°Welcome.
Jimco wangsan saxpayaal
Waad mahdsantihin intina jawabta bixisay dadna way qalden dadna way saxen tirada saxda ah waa 45288
#Jimco_wangsan
@XOGOGAALcom
Waad mahdsantihin intina jawabta bixisay dadna way qalden dadna way saxen tirada saxda ah waa 45288
#Jimco_wangsan
@XOGOGAALcom
Forwarded from Xadiiska Maanta
Rasuulku (ο·Ί) wuxuu yidhi: Β«Qofka igu salliya hal mar ilaahay baa ku salliya toban goor.Β»
Ku salli Nabigaaga Muxammed Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaato'e ο·Ί.
Ψ΅ΩΩΩΩΩΨ§Ϋ ΨΉΩΩΩΩ Ω±ΩΩΩΩΨ¨ΩΫΩΩ ο·Ί ...Ψ§ΩΩΩΩΩΩΩ ΩΩ Ψ΅ΩΩΩΩ ΩΩΨ³ΩΩΩΩΩ Ω ΨΉΩΩΩΩ ΩΩΨ¨ΩΩΩΩΩΩΨ§ Ω ΩΨΩΩ ΩΩΨ―Ω.
@XadiiskaMaanta
Ku salli Nabigaaga Muxammed Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaato'e ο·Ί.
Ψ΅ΩΩΩΩΩΨ§Ϋ ΨΉΩΩΩΩ Ω±ΩΩΩΩΨ¨ΩΫΩΩ ο·Ί ...Ψ§ΩΩΩΩΩΩΩ ΩΩ Ψ΅ΩΩΩΩ ΩΩΨ³ΩΩΩΩΩ Ω ΨΉΩΩΩΩ ΩΩΨ¨ΩΩΩΩΩΩΨ§ Ω ΩΨΩΩ ΩΩΨ―Ω.
@XadiiskaMaanta
HOYGA SHEKOYINKA
Kanalkan Hoyga Shekoyin waa kanal aad ka heli donto Shekoyin isugu jira /Jacaylβ€οΈ /Qosolπ /TaxaneβͺοΈ iyo Qoraalo xiiso badanπ
π«π. Fadlan JOIN DHEH
Ownerπ @IshwaqAqil_bot
https://www.youtube.com/c/ishwaqAqil?sub_confirmation=1
https://t.me/HoygaShekoyinka

Forwarded from π³ββοΈ JIILKA WACYIGAπ³βββ’ (NASRAπ§)
Walaalayaal sii faafiya
Salaad Cabdullaahi Mukhtaar, wuxu ku nool yahay Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.
Salaad, maanta ayaan ku dhax arkay Magaalada Baardheere, wuxuna ka so jeeda qoys dan yar ah, wuxu ii sheegay ama ila wadaagay inuu tagay Magaalada Muqdisho, si loo caawiyo.
Lkn Isbitaallada iyo Dhakhaatiirta qaar waxay u sheegeen in dalka aan waxba looga qaban karin balse dibedda in si Deg deg ah, loo qaado ayay u sheegeen wuxuuna dib ugu so laabtay Magaalada Baardheere.
Salaad waa wiil 12 sano jir ah, sida aad aragtaan afka ayaa buro ugu taallo muddo dhowr sanno ayuu la xannuunsan yahay wuxu nooga baahan yahay caawin deg deg ah, waa wiil yar oo garab nooga baahan waana rajeyna inaad caawin doontaan.
Kala xiriir: 0613119552

U ogolow naftaada inaad dhacdo Hadana kacdo waayo waaya aragnimadu waxay Timaadaa markaad is barataan dhibaatada
#subax_wangsan_saxpayaal
@XOGOGAALcom
#subax_wangsan_saxpayaal
@XOGOGAALcom
Forwarded from Xadiiska Maanta
Nabigu (ο·Ί) wuxuu yidhi:Β«Ma jiro maalmo camal wanaagsan oo la sameeyo looga jacayl badanyahay ilaahay xagiisa tobankan maalmood dhexdooda camalka la sameeyo.β Saxaabadu waxay Nabiga waydiiyeen: Xataa jihaadka ilaahay jidkiisa lagu jihaado! NABIGU wuxuu yidhi: βHaa xataa jihaadka waa ka fadli badantahay, hal nin mooyee ninkaasoo xoolihiisii iyo naftiisiiba goobta la tegay ka dibna aan waxba la soo noqonin.Β»
Hambalyo hambalyo maalinta calanka somaliyed 26 June πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄π₯°
@XOGOGAALcom
@XOGOGAALcom
Ha raadin qof qurux badan lakin raadi qof ka dhigaya noloshaada qurux
#Arooryo_suban_sxpyaal
@XOGOGAALcom
#Arooryo_suban_sxpyaal
@XOGOGAALcom
Forwarded from Xadiiska Maanta
Rasuulku (ο·Ί) wuxuu yidhi:Β«Ruux Muslim ah xalaal uma aha inuu argagax geliyo qof Muslim ah.Β»
Xadiiska waxa ku sugan inayna bannaanayn in qof Muslim ah la argagax geliyo ama la baqdin geliyo haba ahaato si kaftan ah ama ciyaar ah.
βXadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
Ka mid noqo @XadiiskaMaanta oo ku soo biir siina faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
https://t.me/XadiiskaMaanta

Forwarded from TEAM HALGAN (Sagal abdi)
πππΌπ Halganπ₯°
πΈπ¨ππ©π»π¨ π³π°π΅π²ππ¨π«π¨
γ° α΄ ΚΙͺΙͺΚΙͺ Ι’α΄ΚΙͺΙ΄α΄π¬
@umu_sulaymaan
@FAAIDOCHANEEL
@mbsdalsanchannel
@ILEYS24
@oNolosha
@XOGOGAALcom
@baraarujiye1
@naftadakukalsoonaw
π xΙͺα΄α΄α΄α΄ α΄ ΙͺΚα΄ sΚα΄α΄α΄α΄α΄ΚΙͺΙ΄π
@NAFTEENNA1
@Soyaalkanolosha
πΚα΄α΄Ι’ ΙͺΚα΄ Οα΄Κα΄α΄α΄ΚΙͺΙ΄π
@murtiiyomaskax
ΙͺΚα΄ Οα΄α΄€α΄Κπ
@Qosolxikmadaysan
α΄α΄α΄α΄Κβ€οΈ
@LAMAANe24h
@HOYGAJACAYLKA
@jaceylqore
@qalbiwacan
πͺ Su'aaloβοΈ
@Suaalo_diini_ah
πXikmado xul ahπ
@QALINKA24
@GaroGuushaada
πCaafimaadkaππ©Έ
@mustaqbalkacaafimaad
~πβπππππ ππ’ πππππ π‘π ππ¦π π€ππ₯ππ πππβ-πππβππ πβ ππππ π₯πππππ @Sagal_cuudπ₯°
https://t.me/FAAIDOCHANEEL

Subax wangsan
Qur,aanka oo la dhegeystaa qalbiga ayuu daawo u yahay β€π₯°π
Qur,aanka oo la dhegeystaa qalbiga ayuu daawo u yahay β€π₯°π