XOG OGAAL MEDIA🥰
1.54K subscribers
99 photos
9 videos
87 links
Waa Hoy loogu Talagalay In cilmiga lagu faafiyo


fadlan JOIN DHEH 👇
Download Telegram
Xikmado iyo Dhambaalo Xaqiiq ah
https://t.me/Lovestories5301
Forwarded from Xadiiska Maanta
Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Guri haddii ilaahay (ﷻ) khayr la doono dabacsani buu galiyaa.»

📌Xadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
@XadiiskaMaanta
Mar walba naftada usheeg
Wax wanagsan kana taxadar
Marka aad wax u shegeyso
Allahna Tala saaro mar kasta
Maxaa yeelay wax kasta oo aad
Dooneyso gacantiisa ayay ku
Jiran
Wiixii u Allah ku faray ku dadal
Wixii u kaa Reebay ka fagoow
Ugu dambeyn walalayal
Aan Allah ka cabsano
Nimcadisana aan ku shukrino
Si aan janadiisa u galno
Allaha na wafajiyo wixii kheyr ah
Amiin yarabi praise Allah

@XOGOGAALMEDIA

Fadlan JOIN DHEH 👇
Runta waa sida libaaxa oo kale
Uma baahna in aad difaacdo
Isha daa Ha tagee iyada ugu
Dambey is cadeynaysa🤣😁

@XOGOGAALMEDIA

Fadlan JOIN DHEH 👇
Forwarded from Qalbi jaceyl 💔
"Marka aad salaadda dadajinayso xasuusnoow in waxwalba oo aad qaban rabto ama waxwalba oo aad ka cabsanayso inay ku dhaafaan, waxay ku jiraan gacanta Allaha aad hor taagan tahay"

@Oraahyo
Forwarded from Kooxda Kobcis
🎇 Wakhti Wanaagsan 🎇

@KOOXDA_KOBCIS
┏━━━━━°❀••❀°━━━━━┓
@DhigaalBooks
@Turjumaad
@Ifiyaha_Nolosha
@Afsoomaaliga
@AmaanJaceyl
@Boqortooyochannel100
@Cilmikunool
@DhigaalBooks
@Dunida_Falsafada
@Dareen0428
@Ifiyaha_Nolosha
@GaroGuushaada
@Halgan3
@Hamidheer23
@Jaceylqore
@Kadisaqoon
@marketstractur
@Mustaqbalkacaafimaad
@Odhaah
@SirtaDahsoon
@Sahan24H
@Turjumaad
@TaariikhdaIslaamka
@Unitedsomalifriends
@XogogaalMedia
@Turjumaad
┗━━━━━°❀••❀°━━━━━┛
••••••••••••••••••••••••••••••••••••
🧑‍💻 "Soo dhowaada, kanaalkaan Hadii alle idmo waxaad ka helaysaan Buugaag PDF Af-soomaali ku qoran". 👨‍💻
___
Si aad linksgan ugusoo
biirto, La xidhiidh. @Samaalle
▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁

✿✿✿✿✿✿✿✿✿✿✿✿✿✿
ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
📌 @Ifiyaha_Nolosha
📌 @Turjumaad

t.me/DhigaalBooks
↬❢ Dhammaad ❢↫
Dulqaad yari iyo deg deg waa xududka
Dhibatadada ma qasbi kartid nolosha
Inay ku siiso jawabo ama sidad Rabto
Wax kasta oo dhaca waa inaad u ogalataa in wax kasta ayadaga is furfuri doonan
Waa inaad aqbasha in wax kasta waqti qataan
Wax kasta oo ad waysa waa inaad raali ku noqo taa sababto ah
Allah
Xikmad ayuu ka leyahay

@XOGOGAALMEDIA
@productionchannel
Adoo darajo Heli kara dunidaba Anfici
Kara oo lagugu dayan karo Ha Is Daciifin wiligaa

@XOGOGAALMEDIA
@productionchannel8
Forwarded from Xadiiska Maanta
Waynida iyo Fadliga Salliga Nabiga ﷺ.

Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi: «Qofka igu salliya hal mar ilaahay baa ku salliya toban goor.»
-Muslim

اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد، اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد.
Jimco wangsan asxabteyda
Sharafta leh meel kasta jogtan

An badino saliga NABIGENA
Maanta
Scw scw scw scw scw scw scw scw

@XOGOGAALMEDIA
Forwarded from Dhaqan_wanaag ꨄ (Saynab Aadem Cilmi 🕊🌸)
قال رسول الله صلى الله عليه 《الدنيا متاع وخير متاع الدنيا المرأة الصالحة...♥️🥺
Rasuulku NNKH wuxu yidhi 《Adduunyadu waa dhal-dhalaal iyo raaxaysi yar ,dhal-dhalaalkaas iyo raaxaysigaa yarna waxa ugu kheyr badan haweenay saalixad ah oo wanaagsan..♥️🕊

"Dooro mid wanaagsan♥️🖤💍"
Subax wangsan saxpayaal
Waan idinka mashquuley
Malmahan wax maso geli
Channelka rali ahaada saxpyal
Kaliya idhaha qurxoon ayaa eega
Sheyga iftiimaya carabka wanagsan
Ayaa ku hadlo Hadalada macan
Qalbiga Nadiifka ah ayaa dega
Labaha dadka
Maskaxada aqoonta lehna
Waxay Hogaamisaa Dunida

@XOGOGAALMEDIA

Fadlan JOIN DHEH 👇
Si walbo oo aad u qurxoon tahay
Maal iyo Nasabna aad u Heysato
Sinaba uma gaareysid qofka
Qalbiga ka wanagsan

XOGOGAALcom

Fadlan JOIN DHEH 👇
Hal erey oo qurux badan
Oo aad qof ku dhahdo
Ayaad maaalintiisa
Oo dhan ku qurxin
Kartaa

@XOGOGAALcom
Riyo laguma faanee Runtaa lugu Rafaada Rajo uun Ha filanine Ficil raaci sheekada Fadhi laguma godhoo Fudeyd maha guushuye

@XOGOGAALcom

Fadlan JOIN DHEH 👇
walal Ha noqon dhul la

MaRo ee sida daruurta

Noqo mid la Hiigsado

@XOGOGAALcom