XOG OGAAL MEDIA๐Ÿฅฐ
1.49K subscribers
99 photos
9 videos
87 links
Waa Hoy loogu Talagalay In cilmiga lagu faafiyo


fadlan JOIN DHEH ๐Ÿ‘‡
Download Telegram
Calool Fayoobi ayaa ceesh lagu cunaa
Aqli fayoobi cilmi ayaa lagu dhaxlaa
Wax walboo caloosha ku Nagadana waa cudur dhismaha jirka dila
Sido kale wax walboo Aqliga mugdi geliyana waa cadaw garashada maskaxkada dila
Hagaag saxbyal

Fadlan JOIN DHEH ๐Ÿ‘‡
Forwarded from ILEYSKA NOLOSHA
Nolol farxad leh
Kuma noolaan kartid
Inta aad daneyneyso
Waxa ay dadku kaa sheegayan

Fadlan JOIN DHEH ๐Ÿ‘‡
Forwarded from Nolol๐Ÿ˜Šโœจ๏ธ (Amaal Esmail (Turjumaan)
โžช๐—ค๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜…๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ถ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ


1:Haddii aad taksi wada raacdan adiga iyo qof asxaabtaada kamida oo uu bixiyo qofkaasi lacagta gaadhiga isku day markaaga inaad bixiso

2:Ku dheh mahadsanid qof kasta oo wax wanaagsan ha yaraado amaba ha badnaado kuu qabtay

3:Qofka inta aadan talo siin horta waydii inuu u baahan yahay

4:Qofna ha waydiin wax ku saabsan waalidkii' haddii aadan marnaba maqal isaga oo ka sheekeynaya

5:Qofna ha wicin wax ka badan laba jeer oo xidhiidha haddii aanu qofkaasi wicitaankaaga ka jawaabin ama uusan kaa qaban ka gudub oo haku celin' waayoh waxaa macquula inuu ku mashquulsan yahay arrimo muhiim u ah

6:Marka qof telefankiisa ku dhiibo isaga oo kaa tusa sawir haw riixin midig ama bidix waa inaadan ogaan waxa ku xiga

7:Haddii uu qof si toosa kula hadlayo' inaad taleefanka kaga mashquushaa waa edeb daro waxaadna u muujin tixgalin la'aan weyn

8:Marka aad joogto meel fagaara ku ammaan qofka waxa uu mudan yahay ama u qalmo balse dhaliilihiisa gooni ugu sheeg


_Mageel ๐ŸŒน
Kuguma filna in aad ledahay
Maskax wanagsan
Balse muhiimadu waa inaad
Si wanagsan aad u Adeegsato


Fadlan JOIN DHEH ๐Ÿ‘‡
HOYGA SHEKOYINKA
Kanaalkaan Qisooyin Jaceyl waa kanaal aad ka heli doonto Sheekooyin isugu jira /Jacaylโค๏ธ /Qosol๐Ÿ˜ /Taxaneโ†ช๏ธ /sheekooyin iyo /Qoraalo xiiso badan๐Ÿ˜˜

#๐Ÿ’ซ๐Ÿ‘‰. Fadlan JOIN DHEH ๐Ÿ‘‡,

Contact us ๐Ÿ‘‡
@Dhorsan_Husni


BOOQO ๐Ÿ‘‡
https://www.youtube.com/c/ishwaqAqil
https://t.me/HoygaShekoyinka
Subax wangsan saxipayaal
See tihiin โค๐ŸŽ‡
Qalbiga waxaa ku jira murugo
Looga saari karo
Raali ahaanshaha
ilaahey โค๐Ÿ’ฏ

Fadlan JOIN DHEH ๐Ÿ‘‡
Dhaqan_wanaag๐Ÿ•Š๏ธ๐Ÿค
"Saliga nebiga,weedho,waano,waraaqo,xikmado,ducooyin,hadallo falsafadaysan iyo gabayo kuwaasi oo aan adiga ku soo qorayo badalina doona noloshaada Idam Alle."

Soo dhawaw walaal.๐Ÿค
https://t.me/Dhaqan_wanaag
Sirta qanacsanantu waa
Ku qanacsananta
In noloshu tahay Hadiyad
Ee aysan aheyn xaq

Fadlan JOIN DHEH ๐Ÿ‘‡
Forwarded from Xadiiska Maanta
Rasuulku (๏ทบ) wuxuu yidhi:ยซQofna isuma dul dhigo ilaahay dartii haddii uu sidaasi sameeyo ilaahay baa kor u qaada.ยป
-Muslim

โ†’Xadiis-kan sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad .
Xishoodka Waa Xijaabka Muslimiinta oo Dhan,
Xumantu Ka Dhowra Samahu U Weecsha,
Xaqayna U LeeYihiin Inay Xishoodano,
Waa Sunnadii Xabiibkena Muxmmed Sallaahu C.W.

Nabiga Salallaahu Caleyhi Wasalam Wuxu Yiri::
Xishoodka (Sariigta) Lama Imaado Waxan Kheir Ahen,
((Waxa Wariyey Bukhari

Xishoodka Waa Shayga Qaali Ku Ah Islamka Dhaxdiisa,
Qofka Muslimka Ah Ee Xishoodka Badana Wuxu Ka Qiimo Badan Yahay,
Dadka Kale Ee Caadiga Ah Waayo Wuxu Dheer Yahay Kheir,
Saa Wa Tan Nabiga Scw Yiri::Xishoodka Lama Yimaado Waxan Kheir Ahen,

@dhirigaliyahnolosha
Asc dhamn inta ku jirto halkaan wan salamayaa
Salaan kadib
Waxaan raba ina wax yar baraarujiyo hableheena qiimaha iyo qaayaha mudan
Gabdho alh idin sharfo dhamantiin
Runtii baryahaan waxaa zaid usoo badatay gabdhahayagii in ay kasii tagayaan xijaabkii iyagoo hadba lo carsiyeynaayo xijaabka hadba si looga dhigaayo
Hda o lajoogo " 2022 "
Waxa ay gabdheheena ubateen badankooda xijaab usameysan sidii sanbuuska o kale ama mid hore iyo gadaal udheer 2bada dhinacna kafeydan
Bal ma is weydiisay gabareey xijaabkaas xagee laga keenay?
Yaa ku labista dharka nucaas ah?
Baritaan mrkaan sameeye kadib waxaan so ogaaday xijaabada nucaas in ay ku labistaaan gabdhaha kashaqeeya kaniisadaha masiixiga ah
Subxanllh๐Ÿ˜ฃwa wax laga xumaado xaqiiqdii in wax ay kulabistaan gaalo nalooga dhigo xijaab iyo labis
Fadlan gabdheheyga an jeclayoow
Qaata xijaabka sharciga ah
Oo yuusan sheydaan idin qurxinin wax aydaan ogeen halka uu kayimid
Wad mahadsanthy hadad qormadeyda dhameysaty
Usii gudbi gabdhaha kale aanan ogeen I.a
Asc
Hafsa bintu mohamed๐Ÿฅฐ๐ŸŒน
https://t.me/Hafsabintumohamed
cilmi nafsiga|&Science Facts๐Ÿ’ก |History |Wisdom|๐Ÿ˜ฑ๐ŸŒ“๐Ÿ’ซโญ๏ธ๐ŸŒ
Halkaan Waxaad Ka Helo cilmi nafsiga|&Science Facts๐Ÿ’ก |History |Wisdom|.


Kusoo biir chanelkena kale .

https://t.me/baraarujiawoodahaaga

Wixii su'al ama talo bixin ah๐Ÿ‘‡

Owner: @mrxoosh


Welcome.
https://t.me/cilminafsiga
Geeraaro Jaceyl CHENNEL
Hadaad nagu soo biirtay fadlan gaarsi dadka kale. Quruxda nolashu waa qalbiga. Ha quusan waligaa . Mahadsanid
https://t.me/Geeraaro1MM
Subax wangsan sxpayaal
Mid mid ayaan adiin salamey
Dhamaantiin ๐Ÿ’ฏ

@GOXOGAALMEDIA
Ma Heleysid wax kasta oo aad rabto oo aad jeceshahay Noqo qof mahad celiya si kastaba Ha ahaatee

Waxa yiri qora #isteefankoofi

Fadlan JOIN DHEH ๐Ÿ‘‡
Erayo Lumay...!๐Ÿ’š๐Ÿ’
Erayo Lumay...!๐Ÿ’š๐Ÿ’
Anaguna halkaan ayaan ku kulannaa..sida dayaxa๐ŸŒ‘โœจ
Saqda dhexe ee habeenkii๐Ÿ•Š๏ธ๐Ÿ–คSi aan u dhisno adduunkiinna iyo kaayaga
-- -- -- -- -- -- -- -- -- -- -- -- --
OGSOONOW๐Ÿ•Š๏ธโœจ

Umaan dhalan in aan isku dhiibno nolosha...
https://t.me/HzgIE9RyeOdlMTI0
BOQORTOOYO CHANNEL๐Ÿฆ
Walal ku so dhawaw boqortooyo channel ๐Ÿฆ

Kala Soco Xigmado Dhiirigilin Dhankasta ah iyo Waxwalbo oo Cusub

Inaad nagu so biirto waa no Sharaf boqortooyo ๐Ÿค @lion_woman7
https://t.me/BOQORTOOYOCHANNEL100