Cadar isku mid ah, hadaad laba dumar ah ku buufiso, laba caraf oo kala duwan ayuu ku siinayaa. โชโค๏ธ
Jimco wanaagsan
Jimco wanaagsan
Cilmi-baadhayaal ka socda Jaamacadaha Monash, Swinburne, iyo RMIT ee dalka Australia ayaa guul ka gaadhay xawaare sare oo internet cusub ah oo gaadhaya 44.2 terabit halkii ilbidhiqsiba, iyaga oo adeegsanaya qalab la yidhaahdo "MICRO-COMBS." Qalabkan ayaa beddeli kara agabkii caadiga ahaa ee isgaadhsiinta, kaas oo adeegsanay laysaro badan. Tijaabadan ayaa lagu fuliyey 76.6 km oo fiilooyin ah oo horay ugu xidhnaa magaalada Melbourne.
Si haddaba loo fahmo xawaaraha internet-kan cusub, aynu fahanka soo dhawayno'e, tusaale ahaan, 44.2 terabit waxay suurtagelinaysaa in la soo dejiyo qiyaastii 1,000 filim oo HD ah, muddo hal ilbidhiqsi gudaheeda. Tan ayaa ka dhigan in uu 100 jeer ka xawaare badan tahay qalabka hadda jira. Tiknoolajiyaddan ayaa beddeli karta mustaqbalka internet-ka, taas oo suuragelinaysa gudbinta xog aad uga dhakhso badan ugana dheereynaysa tii hore, iyada oo aan loo baahnayn in la beddelo shabakadaha fiber optic-ka ee hadda jira. Horumarkan wuxuu ka dhigan yahay in mustaqbalka internetka uu noqon karo mid aad u dhakhso badan, iyada oo la raacayo baahida sii kordheysa ee loo qabo xawaare sare oo internet ah.
~Sultan Sitiin~

Ma aaminsani hadalada, waxaan aaminsanahay ficillada. Dadku wax kasta way kuu sheegi karaan, balse ficillada ayaa kuu sheegaya wax walba.
๐๐ฎ๐ฌ๐ก๐ซ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฅ๐๐๐ฅ ๐๐๐ฒ๐๐ญ๐ ๐๐๐๐
Dunida, dadku waxay aaminsan yihiin in dadka is jecel aysan mar walba is helin ama is hayn, taas oo ka tarjumaysa dhibaatooyinka ka dhasha xiriirada jacaylka. Bilaal wuxuu si qoto dheer u fakaray sidii uu u muujin lahaa inuu ka fiican yahay ninka Bushra xiriirkiisa la leh. Wuxuu isweydiinayaa sida uu uga adkaan karo kan kale, iyadoo uu jecel yahay in uu noqdo nin saaxiib u ah nolosha Bushra, isagoo ka fakaraya geesinimada iyo ka fogaanshaha ka faa'iidaysiga. Wuxuu qaatay go'aan ah inuu u sheego runta, balse wuxuu dareemayaa cabsi iyo shaki ku saabsan noloshiisa.
Bushra, dhanka kale, waxay isweydiinaysay sababta Bilaal uusan fariin ugu soo dirin, taas oo keentay in ay go'aansato inay jacaylkeeda u muujiso, laakiin aanay diyaar u ahayn guur. Waxay iska caddeysay in aysan haysan kalsooni iyo xasillooni ku filan, iyada oo dooneysa inay ka fogaato guur ka hor intaysan helin nolosha ay rajaynayso. Ugu dambeyntii, kulankoodii cashada wuxuu noqday mid xiiso leh, laakiin Bilaal wuxuu dareemay cabsi inuu ku muujiyo dareenkiisa dhabta ah, taasoo keentay in uu ka fogaado in uu si buuxda u iftiimiyo jacaylkiisa.
Sheekada oo baryahanba aynaan soo galin culees jirey darteeda maanta ayaan dib u bilawnay sheekada waa ay ka xammaasad badantahay qaybihii hore hadaba si aad u aqrisato waxaad ka aqrisan kartaa halkaan hoose ee Link-ga fadlan Like noo saar si meel fog u gaarto mahadsanid.
https://uukow.com/2024/10/29/bushra-iyo-bilaal-qaybta-6aad/

Uukow Media
Bushra iyo Bilaal Qaybta 6aad - Uukow Media
Waa qayb kale oo aad u xiiso badan oo ku saabsan taxanaheenii noo socdey ee baryahan gaabiska ku yimid ee Bushra iyo Bilaal Qaybtiisii 6aad..
Waxaan kula wadaagayaa tirooyin laga aaminsan yahay khuraafaad iyo cabsi.
Tirada 13 - Waddamada Maraykanka iyo Yurub, waxaa jira khuraafaad sheegaya in tirada 13 ay tahay tiro nasiib xun Waxaa laga yaabaa inaad aragtay dhismayaal aan lahayn dabaq 13aad iyo wiishashka la raaco oo aysan ku jirinba.
Wadamada Bariga Asia, gaar ahaan Shiinaha iyo Japan, waxaa laga cabsadaa tirada 4 Sababtu waxay tahay erayga tirada "4" ee luuqada shiinaha oo ah mid u dhaw ereyga geerida, sababtaas darteed meelaha qaar waa laga tagaa tirada 4 oo xitaa lama isticmaalo.
Dalka Talyaaniga, waxaa jira khuraafaad ku saabsan tirada 17, Waxay aaminsan yihiin in tiradan ay tahay mid aan nasiib lahayn, waayo tirooyinka Roomaanka ee โXVIIโ ayaa aqrin kale oo loo sameeyo noqonaysa โVIXI,โ taas oo ka dhigan "waan noolaa," waxayna u fasirtaan inay tahay "Noloshaydu waa dhamaatay".
666 dabcan horay waa u aragtay, Tani waa tiro aad caan u ah oo laga cabsado, gaar ahaan diimaha Masiixiga. Waxaa loo yaqaannaa โtirada shaydaankaโ waana mid lala xiriiriyo sharka iyo masiibada.
Dalka Afgaanistaan tirada 39 waxay leedahay khuraafaad la xiriira waxyaabo anshax-xumo lagu tilmaamo, Sababtaas awgeed dadka qaarkood waxay ka fogaadaan isticmaalka tiradan, gaar ahaan lambarada taleefoonka iyo lambarka gaadhiga ama taarikada.
Yasser Abdeladiif

Bilaal waxa uu mar kale dib ugu noqday suโaasha uu is waydiinayo ee ah inuu Bushra dooran lahaa haddii uusan Barwaaqo hore u baran. Wuxuu qirsan yahay in hadda Bushra ay u muuqato qof saameyn gaar ah leh, indhaheeda oo sixir leh iyo shakhsiyad degan oo soo jiidasho leh. Wuxuu dareemayaa inuu ku xirnaanayo, inkasta oo aysan hubin waxa dhabta ah ee ka dhex jira.
Intii uu ku fakarayay, ayuu taleefan ka helay Bushra oo weydiisay haddii uu dhiig bixin karo bukaanka baahi degdeg ah qaba. Wuxuu dareemay inaysan xaaladdu sax ahayn laakiin wuxuu markiiba ka aqbalay codsigeeda, isaga oo aan suโaalo ka keenin. Markii uu isbitaalka tagay, intii ay dhiigga ka qaadayay, wuxuu ku dhiiraday inuu kulmo gaar ah ka codsado, isaga oo ku dhaleecaynaya rajo iyo kalsooni laโaan isku jirta. Bushra, inkasta oo ay og tahay xiriirka Burhaan, way aqbashay, iyadoo gudaha nafteeda isku canaaneysa waxmarayaabo ay garan laโdahay.
Waa qayb kale oo aad u xiiso badan oo ku saabsan taxanaheenii noo socdey oo maraya meeshii ugu xamaasada badnayd hadaba si aad u aqrisatid qaybtaan oo dhamaystiran Link-ga hoose ku yaalo guji, waxaana ka codsanayaa inaad Like saarto si meel fog u gaaro Mahadsanid.
https://uukow.com/2024/10/30/bushra-iyo-bilaal-qaybta-7aa/

Bushra iyo Bilaal Qaybta 7aad - Uukow Media
Waa qayb kale oo aad u xiiso badan oo ku saabsan taxanihii Bushra iyo Bilaal Qaybtiisii 7aad qaybtaan oo ka xiiso badan kuwii hore aqriso....
Hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO waxay bixisaa koorsooyin bilaash ah oo aan lahayn xilli xaddidan (Deadline), isla markaas loogu talagalay xirfadlayaasha caafimaadka iyo qof kasta oo si guud u xiiseynaya caafimaadka. Koorsooyinka waxaa lagu bixiyaa barnaamijka loo yaqaan OpenWHO, waa goob waxbarasho oo online ah oo WHO ay maamusho.
Koorsooyinka waxaa lagu qaataa mowduucyo kala duwan sida caafimaadka bulshada (Public Health), ka hortagga cudurada faafa (Infection prevention and Pandemic Control), caafimaadka maskaxda (Mental Health), iyo maaraynta xaaladaha deg-degga ah (First Aid). Waxaa ku kaydsan in ka badan 5000 koorso oo ku turjuman luuqado kala duwan sida English, Arabic, French, iyo kuwo kale.
Intaa marka laga yimaad, koorsooyinka badankoodu waxa lagu bixiyaa shahaadooyin marka aad dhammayso (Certificate of achievement).
Halkan ayaad ka booqan kartaa boggooga rasmiga ah OpenWHO.org
~Sultan Sitiin~
Koorsooyinka waxaa lagu qaataa mowduucyo kala duwan sida caafimaadka bulshada (Public Health), ka hortagga cudurada faafa (Infection prevention and Pandemic Control), caafimaadka maskaxda (Mental Health), iyo maaraynta xaaladaha deg-degga ah (First Aid). Waxaa ku kaydsan in ka badan 5000 koorso oo ku turjuman luuqado kala duwan sida English, Arabic, French, iyo kuwo kale.
Intaa marka laga yimaad, koorsooyinka badankoodu waxa lagu bixiyaa shahaadooyin marka aad dhammayso (Certificate of achievement).
Halkan ayaad ka booqan kartaa boggooga rasmiga ah OpenWHO.org
~Sultan Sitiin~
Waxaan kula wadaagayaa tirooyin laga aaminsan yahay khuraafaad iyo cabsi.
Inkasta oo tirada 7, inta badan loo arko mid nasiib leh dalal badan, haddana qaar ayaa iyadana ka cabsada, Qaar ka mid ah dhaqamada iyo diimaha waxay tiradan la xiriiriyaan arrimo qarsoon iyo awood dabiici ah oo halis ah.
Wadamo badan oo Bariga Aasiya ah, gaar ahaan Japan, tirada 9 waxaa lala xiriiriyaa nasiib-darro iyo xanuun. Sababta ayaa ah in erayga โ9โ uu dhawaaq ahaan la mid yahay eray u dhigma โxanuunโ oo ku jira luqadaha qaar. Sidaas darteed, dad badan ayaa ka fogaada isticmaalka tirada 9, gaar ahaan goobaha caafimaadka.
In kasta oo tirada 8 loo arko mid nasiib leh Shiinaha, halkaas oo ay la macno tahay barwaaqo, waddamo kale ayay ku leedahay calaamado xun, Dadka qaar ayaa ka cabsada in tirada 8 ay la xiriirto wax xun oo qarsoon, gaar ahaan dhaqammo ay ku jiraan raadad taariikhi ah oo xun.
Wadamada qaarkood, gaar ahaan Kuuriya, waxay rumeysan yihiin in lambarka 3 ee isku dhafka qaarkood uu calaamad u noqon karo wax halis ah ama shilal xun. Tusaale ahaan, isku darka tirooyinka 3 iyo 6 waxay dad badan u arkaan nasiib-darro.
Dalka Hindiya, tirada 11 waxay leedahay macno gaar ah oo la xiriira nasiib-darro. Qaar ka mid ah dadku waxay u arkaan inay tahay tiro sharka soo jiidata, iyaga oo ka fogaada maalmaha ku soo beegma 11-ka bisha ama wax la mid ah.

MAXAAD SUGAYSAA?
Ma in mucjiso dhacdo oo murugooyinkaagu qarsoomaan noloshuna noqoto mid xasilloon?
Ma in dagaaladu dhammaadaan oo soomaalidu adduunka la tartanto, ma in caqliga la isticmaalo oo dadku noqdaan kuwo ka fakaraya maxaa inoo dan ah in ka badan inta ay ka fakaraan maxaa aniga ii dan ah ?
Ma in gabadhii aad jeclayd ku tiraahdo ninkii aan guursaday waan ka shallaayay adigaa ahaa qofka igu habboon ma ahayn in aan kaa wareego?
Ma in Aabbahaa ku soo waco oo ku yiraahdo iga raalli noqo Aabbe waan kaa khaldanaa ma ahayn in aan arrimahaaga shakhsiga ah galo noloshaada go'aanadeeda adigaa xor u ah?
Ma in fursaduhu ku sugaan oo wax walba isku toosaan marka aad usoo diyaar garowdo?
Waxba ha sugin wax isbaddalaya ma jiraan kaliya waxaa isbaddalaya wixii aad adigu gacantaada ku keensato.

Goordhaw waxaa soo bixi doono Major oo ah barnaamij ay shirkada Telegramka iska leedahay oo ay ku bixin doonto stars ama xidigo xidigahaasna la isugu qiimeyn doono lacag hadaba ka faaideyso
https://t.me/major/start?startapp=698885938

Telegram
Major
Welcome to @Major bot. Boost your rating by stars and completing tasks. Convert rating to $MAJOR token soon.
Bacdan dheecanka madow ku jiro waxa laga soo dhuray Sambabada qof muddo dheer cabayay sigaarka, oo uu ku sababay Kansar waliba heerkii u dambeeyay maraya (last stage). doorashada ah inaad joojiso iyo inaad sii waddaba imikay kula gudboon tahay, inta aanay iman wakhti ay isugu kaa mid yihiin.
~Sultan Sitiin~
~Sultan Sitiin~
๐๐ฎ๐ฌ๐ก๐ซ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฅ๐๐๐ฅ ๐๐๐ฒ๐๐ญ๐ ๐๐๐๐
Qeybtaan sheekada waxa ay ka sheekaynaysaa xiriir adag oo u dhexeeya afar qof oo kala ah Bilaal, Bushra, Burhaan, iyo Barwaaqo. Kulanka Bilaal iyo Bushra waxa uu muujinayaa dareen jacayl iyo ismoogsiis ay isku qarinayaan, halka Burhaan uu la daalaa dhacayo xanuunka jacaylka iyo sida ay wax walba gacantiisa uga baxeen. Barwaaqo waxay la nool tahay niyad-jabka xiriirka ka daalay oo ay ku qasban tahay inay runta waajahdo. Burhaan iyo Barwaaqo ayaa si lama filaan ah isku arkaya goob cunto oo ay kulan kula leeyihiin asxaabtooda, halkaas oo xog cusub lagu ogaado, taas oo Burhaan u iftiiminaysa sababta mashquulka Bushra.
Waxay sheekadu ka tarjumaysaa dareen, xanuun, iyo geeddi-socodka isku dayga in jacayl loo ilaaliyo, iyadoo qof walba naftiisa la daalayo inuu xal u helo qalbi jab iyo khiyaano aan muuqan.
Hadaba sheekada qaybtaan oo aad uga xiiso badan qaybihii hore waxaad ka aqrisan kartaa halkaan hoose ee linkga waxaana ka codsanayaa inaad LIKE saarto si meel fog u gaarto mahadsanid.
https://uukow.com/2024/11/03/bushra-iyo-bilaal-qaybta-8aad/

Bushra iyo Bilaal Qaybta 8aad - Uukow Media
Waa qayb kale oo aad u xiiso badan oo ku saabsan taxanaheenii xiisaha badnaa ee Bushra iyo Bilaal Qaybteedii 8aad halkan ka aqriso mahadsanid.
๐ฆilintu waa hadal ku qarsoon qalbiga balsee aan afka soo mari karin๐ค
Ma ogtahay haddii aad 100 qudhaanjada madow ah iyo 100 qudhaanjada cas ah aad geliso weel, in aysan waxba dhexdooda ka dhacayn oo ay heshiish kuwada joogayaan? Laakiin haddii aad si xoog ah u ruxdo weelka, qudhaanjadani waxay bilaabayaan inay is-dilaan. Qudhaanjada-casi waxa ay qudhaanjada-madow u aqoonsanaysaa inay cadaw ku tahay, halka qudhaanjada madowguna ay ta cas u qaadanayso mid cadaw ku ah. Balse cadawga dhabta ahi waa qofka ruxaya weelka. Isla sidaas oo kale ayaa in badan ku dhacda bulshada aaddamaha. Ka hor intaan midiba midkeenna kale weerarin, aynu arrimaha dhexda inoo ah sal iyo baar u baadhno inay bal yihiin kuwa ka unkamay dhexdeena, iyo inay yihiin kuwa la inoo soo waariday.
~Sultan Sitiin~
~Sultan Sitiin~
๐๐ฎ๐ฌ๐ก๐ซ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฅ๐๐๐ฅ ๐๐๐ฒ๐๐ญ๐ ๐๐๐๐
Bushra iyo Bilaal ayaa ku jira xaalad cusub oo jacayl ah, halka Burhaan uu la tacaalayo dareenka jacaylka lumay iyo khasaaraha uu dareemayo. Barwaaqo ayaa ah qof ay Burhaan isku dayayo inuu la hadlo, si uu uga dhaadhiciyo in jacaylka u dhexeeya iyaga aan macno lahayn, halka Bushra ay goโaankeeda ku adkeysatay, oo ay u sheegtay Burhaan in ay jeceshahay Bilaal oo ay isaga xiriirka u jartay. Ugu dambeyntii, Barwaaqo waxay goโaansatay inay Bilaal ka tagto, iyada oo aan cadho muujin balse ay digniin ku siisay inuu Burhaan noqon doono ninka guusha helaya. Sheekadu waxay tilmaamaysaa sida jacaylka iyo khayaanku u saameeyaan nolosha iyo xiriirka dadka, iyo sida dadku mararka qaar ugu soo laabtaan dariiqyada ay isaga tageen.
Waa qayb kale oo aad u xiiso badan oo ku saabsan taxanaheenii halkaan hoose ka aqriso adiga oo mahadsan waxaan kaa codsanayaa inaad Like saarto si meel fog u gaarto mahadsanid.
https://uukow.com/2024/11/04/bushra-iyo-bilaal-qaybta-9aad/

Bushra iyo Bilaal Qaybta 9aad - Uukow Media
Waa qayb kale oo aad u xiiso badan oo ku saabsan taxanaheenii noo socdey ee Bushra iyo Bilaal Qaybtiisii 9aad halkan ka aqriso Mahadsanid.....
Joojinta cabista sigaarku waa mid ka mid ah go'aannada ugu wanaagsan ee uu qofku u qaadan karo caafimaadkiisa. Marka uu qofku joojiyo qiijinta sigaarka, waxaa jira kabasho iyo faa'iidooyin badan oo isla markiiba u bilaabmaya qofka. Waa kuwan isbeddellada kabasho ee uu jidhka qofku maro marka uu ka soo kabanayo nicotine-ta iyo sumaha kale ee khatarta ah ee ku jirta sigaarka:
-20 Daqiiqo ka dib: Garaaca wadnahaagu wuxuu ku soo noqonayaa heer caadi ah.
-12-24 Saac ka dib: Kaarboon moonaaksaydka (Carbon monoxide), oo ah sun khatar ah ee ku jirta sigaarka, waxay ka baxaysaa dhiiggaaga, taasoo u oggolaanaysa heerarka ogsijiinta inay xasisho. Khatartii wadne xanuunka aad ugu jirtayna hoos ayay dhacaysaa.
-2 Toddobaad ilaa 3 Bilood: Shaqada sambabbada ayaa soo hagaagaya, taasoo kuu fududaynaysa neefsashada. Wareegga dhiigguna wuxuu noqona mid xasilloon.
-1 ilaa 12 Bilood: Qufaca iyo neefsashadii kugu adkayd ayaa si tartiib ah u yaraanaya, maaddaama sambabbadaadu bilaabeen inay bogsadaan.
-5 ilaa 10 Sano: Khatartii aad ugu jirtay kansarrada ku dhaca afka, dhuunta, iyo doobta ayaa hoos u dhacaya kala badh marka loo eego markii horre ee aad sigaarka cabi jirtay.
-5 ilaa 15 Sano: Khatarta istaroogga (stroke) ayaa hoos u dhacaya ila heer qof aan waligii sigaarka cabin oo kale, taasoo kor u qaadaysa nidaamka habdhiska dhiig wareegga ee jidhkaaga.
-15 Sano: Khatarta cudurrada wadnaha ku dhaca sida (Coronary heart disease) ayaad ula mid noqonaysaa sidii qof aan abid sigaarka cabin oo kale, taasoo calaamad u ah soo kabasho buuxda oo wadnahaaga ah.
Jadwalkani wuxuu ku salaysan yahay xog laga soo ururiyey daraasado caafimaad oo ku saabsan bogsashada iyo soo kabashada jirka ee dadka joojiyey cabista sigaarka. In kasta oo ay jiri karaan kala duwanaansho yar oo qof waliba si gaar ah u leeyahay, xogtan waxay si guud u metelaysaa isbeddelka wanaagsan ee ay helaan inta badan dadka sigaarka iska daaya.

Dhulalkii Ilbaxnimada Ee Mesopotamia, Dooxada Indus iyo Boqortooyadii Rooma.
๐. ๐๐๐ฌ๐จ๐ฉ๐จ๐ญ๐๐ฆ๐ข๐ --- ๐๐ซ๐๐ช
Mesopotamia, oo loo yaqaanay "Cradle Civilization," waxay ku taalay dhulkii u dhexeeyay webiyada Tigris iyo Euphrates, oo hadda ah dalka Ciraaq. Waxay hoy u ahayd qaar ka mid ah xaddaaradihii ugu horreeyay ee biniโaadamka, sida Sumerians, Akkadians, Babylonians iyo Assyrians. Gobolkani wuxuu ahaa mid lagu yaqaanay horumarinta qoraalka, magaaleynta, iyo bulshooyin isku dhaf ah. Waqti ka dib, dhulkani wuxuu ka mid noqday boqortooyin kale sida Boqortooyadii Persia. Magaca "Ciraaq" wuxuu soo bilaabmay in la isticmaalo qarnigii 6aad intii lagu jiray Boqortooyadii Sassanid, waxaana loo aqoonsaday magac rasmiga ah ka dib markii ay burburtay Boqortooyadii Cusmaaniyiinta ee qarnigii 20aad.
๐. ๐๐ง๐๐ฎ๐ฌ ๐๐๐ฅ๐ฅ๐๐ฒ --- ๐๐๐ค๐ข๐ฌ๐ญ๐๐ง.
Ilbaxnimadii Dooxada Indus waxay ahayd mid ka mid ah dhaqamadii iyo magaalooyinkii ugu horreeyay ee adduunka, waxayna jirtay qiyaastii intii u dhaxaysay 2600-1900 BCE, halkaas oo hadda ah Pakistan iyo waqooyi-galbeed Hindiya. Magaalooyinkoodii waaweynaa sida Mohenjo-Daro iyo Harappa waxay caan ku ahaayeen qoraalka, dhismaha, iyo ururro bulsho oo ka jiray. Markii ay hoos u dhacday ilbaxnimadii Dooxada Indus, gobolka waxaa soo maray boqortooyin iyo duulaanno kala duwan, oo ay ku jiraan Boqortooyadii Maurya iyo Gupta. Sannadkii 1947, ka dib markii uu dhammaaday xukunkii Ingiriiska ee Hindiya, goobtani wxay u noqotay dawladda madaxa bannaan ee Pakistan.
๐. ๐๐ฆ๐๐ข๐ซ๐๐๐จ๐จ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐ข๐ข ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐ง๐ข๐ฒ๐ --- ๐๐ญ๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐.
Boqortooyadii Rooma oo xilligii ay ugu xoogga badnayd ahayd sannadkii 117 AD, taas oo ku fiday qaybo badan oo ka mid ah Yurub, Waqooyiga Afrika, iyo Bariga Dhexe. Waxay ahayd mid ka midda boqortooyadii ugu awoodda badnayd ee taariikhda soo mara. Magaalada Rooma waxay ahayd wadnaha boqortooyadan, taas oo ka tagtay dhaxal waara oo ah dhinaca qaannuunka, dowladnimada, dhismaha, iyo luuqaddahaba. Ka dib markii ay burburtay Boqortooyadii Rooma ee galbeed sannadkii 476 AD, ilbaxnimadan ayaa u kala go'day boqortooyooyin iyo dawladdo yar-yar oo kala duwan. Qarankan casriga ah ee Talyaaniga ayaa tirsada dhaqan fog iyo ilbaxnimo qadiimi ah, oo si qoto dheer ula xidhiidha Roomaanka.
~Turjumid.