War Cusub
#madaafiic ayaa xalay lagu garaacay guriga uu degmada #Balcad ka degan yahay, madaxweynaha hirshabelle, ninka lagu magacaabo #Cali_Guudlaawe.
Cali Guudlaawe ayaa ka bad baaday si dirqi ah, waxaan ku hoobtay guriga tiro madaafiic ah,
Waxii kuso kordho
@wararka2

👍8❤1
Warka Saaka
1. Duqeyn #madaafiic ah ayaa xalay lala beegsaday xerada ciidanka #Burundi ay ku leeyihiin degmada #Balacad ee gobolka #Sh_Dhexe.
2. Guri uu degmada #Buula_Burte ka degan yahay #sarkaal katirsan sirdoonka Dowladda ayaa habeenkii xalay qarax lagu xiray, waxaana xilliga #qaraxa dhacayay guriga ku sugnaa #sarkaalka lala rabay. Sarlkaan ayaa lagu magacaabaa #Nuur_Jiikaay, guriga ayaa burbur xooggan soo gaaray.
3. Askarta #Kenya ee ku sugan degaanka #Hoosingoow ee gobolka #Jubada_Hoose ayaa habeenkii xalay #dagaal culus lagu qaaday, dagaalka oo waqti qaatay ayaa wali wax faahfaahin ka soo bixin
4. Ciidamo Itoobiyaan ah ee saldhigga ku leh #garoonka magaalada #Baydhabo ayaa xalay #madaafiic lagu garaacay, sido kale waxaa #weerar isla xalay lagu qaaday askarta Dowladda ee ku sugan saldhigga #Makuundo ee Baydhabo, sido kale #Xera_Koobaad oo ku taalla degmada #Dinsoor ayaa sido kale xalay #dagaal lagu ekeeyay.
5. Weerar xoogan ayaa lagu qaaday ciidanka #Uganda ee saldhigga ku leh degaanka #Golweyn ee udhow magaalada #Buulo_Mareer

👍18❤1
Forwarded from Warka
Kusoo biir Kanaalka Cusub ee wararka Caalamka
Gaar ahaan bariga dhexe si gaar ah aan u soo galin doono
http://t.me/soomaaliya3

👍9❤2
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Weerarkii lagu qaaday saldhiga #Buula_xaaji iyo AS oo gacanta ku dhibay saldhiga ciidanki joogayna ka dhigay mid fiigay iyo mid eey toogteen.
Weerarka oo dhameystiran ka daawo, Qeybta sawirada iyo muuqaalada

❤17👍6🔥5
Dowladda somaliya oo soo saartay, warqad lagu cadeeyay in itoobiyo eeysan ka qeyb gali doonin howlgalka Xigo ee 2025ta bilaabmayo ee loogu magac daray * "AUSSOM".
Dowladda somaliya ayaa iska soo daba saartay warqado sidaan oo kale ah, balse waxaa lala yaaban yahay, in dowladda eeysan jawaab u haaynin, safiirka itoobiya inuu madaxtooyada dhinac ka dagan yahay.
Isha waxuu ku haaya, dhaq dhaqaaq walbo oo madaxtooyada ka socdo, waxuuna dhex dagan yahay madaxtooyada, hubkiisa ayuu la galaa, waardiyahiisa ayuu la galaa
Safiir waa sirdoon iyo u qaabilsane is kor saaran, waxuu toos ugu xiran yahay dowladda so dirsatay, waana halka sirdoonka wadankaaga u ah meesha eey isku wareeystaan.
Mar la weydiiyay fiqi, waxaa u ka dhihi karo in madaxtooyada ku dhex taalo safaarada itoobiya, waa gaja' leeyay.
Kulahaa anaga waa naga horeeysay, balse dowladdahi hore itoobiya waaba is ogolaayeen, boota ku aadan itoobiya kama maqli jirin, balse dowladda booteyneeyso oo hunguriga bilaabo looga haayo ayaa soo baxday

❤14👍13
Faahfaahin
Waxaa la helayaa Tafaasiil #dheeraad ah ayaa laga helayaa #madaafiic lagu garaacay #xerada ciidanka Xabashida #Itoobiya ee garoonka magaalada #Beydhabo.
Waxaa madaafiicdaasi ku baqtiyey 3 askari oo #Itoobiyaan ah, halka lagu #dhaawacay mid kale.

❤8👎1
Wararka Saaka
Weerar #qarax ah ayay AS ku qaadeen Gaari #Cabdi_Bile ah oo ku sugnaa isgoyska Xoosh ee degmada Dharkenley, gaarigaas waxaa wateen askarta #Dowladda gaar ahaan kuwa #Sirdoonka.
Qaraxa ayaa gabi ayaanba #burburiyay gaariga, waxaana #dhimasho iyo #dhaawac u qeybsamay askartii saarneed.

👍13
Warka Saaka
AS ayaa qarax ku #buriyay guri uu magaalada #Baladweyne ka dagan yahay sarkaal lagu magacaabo #Ibraahim_Deefow oo katirsan Dowlada.
Sido kale waxaa xalay la weeraray, #xerada ay askarta maamulka la baxay #Koonfur_galbeed ku leeyihiin, degmada #Waajid oo katirsan gobalka #Bakool.

👍8👎3
War Cusub
#Qarax lala beegsaday ciidamka dowladda oo ka dhacay #Muqdisho gaar ahaan degmada #Kaaraan, xaafada #Cali_Geedi ayaa waxaa ku #dhintay Ugu yaraan 5 askari oo katirsan halka 7 kalena lagu #dhaawacay, waxaa kamid ah dadka ku wax yeelobay #sarkaal dowladda ka tirsan.

❤10👍4
Faahfaahin
Qaraxii saaka aan sheegbay oo lagu #weeraray guri uu magaalada Baladweyne ku leeyahay #sarkaal lagu magacaabo #Ibraahim_Deefow,
#Qaraxaas waxaa ku #dhaawacmay 3 askari oo uu ku jiro #Qowdhan oo ah afhayeenka maamulka la baxay #Hiiraan_State.

❤11👍3
Waa qaar kamid ah, dadkii ku dhintay Qaraxii Degmada #Kaaraan ee Muqdisho Lagula #Beegsaday Goob Isku Imaatin ah oo Ay Ku sugnaayeen saraakiil iyo askar dowladda ka tirsan.
❤17👍6😁3👎1🔥1
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Dowladda Shiicada iiraan ayaa burburisay Masjidka Alfaaruuq ee kuyaal bartamaha magaalada Tahran, Masjidkan wuxuu ahaa midka ugu weyn ee ay leeyihiin muslimiinta sunniga ee Iiraan ku nool.
Shiicada ayaa cadaawad gaamurtay uqaba muslimiinta

👍16🤬11😭6💔4❤1🔥1
AS ayaa dagaal kula #wareegay #xerada askarta dowladda goboleedka #Jubbaland ay ku leeyihiin degaanka #Birta_Dheer ee ku yaalla #duleedka magaalada #Kismaayo, waxaana jira khasaare nafeed
Waxii kuso kordho
@wararka2
Waxii kuso kordho
@wararka2
👍14❤8🔥5
Faahfaahin:
Warar soo baxayo ayaa xaqiijiyey in 2 askari oo ciidanka dowladda lagu dilay 3 askari kalena lagu dhaawacay, weerarkii culus oo ay AS maanta ku #qaadeen xerada ay ciidanka Jubbaland ku leeyihiin degaanka #Birta_dheer ee dhaca duleedka magaalada #Kismaayo ee Jubada_hoose
Waxii kuso kordho
La soco

❤18👍6🔥3
Forwarded from Warka
Kusoo biir Kanaalka Cusub ee wararka Caalamka
Gaar ahaan bariga dhexe si gaar ah aan u soo galin doono
http://t.me/soomaaliya3
Gaar ahaan bariga dhexe si gaar ah aan u soo galin doono
http://t.me/soomaaliya3
👍22❤7😁6👎5
Warka Manta
Howlgal #qorsheysan oo AS ay ka fuliyeen degmada #Kaxda ee magaalada #Muqdisho waxey ku dileen askari ka tirsanaa ciidanka #Bangarafta ee sida gaarka ah u tababaratay dowlada #Mareykanka kaasi oo lagu magacaabi jiray #Suleymaan_Xasan.
AS ayaa #weerar jidgal ah u dhigeen #kolanyo a tirsan ciidanka #Kenya oo ku socdaalayay duleedka deegaanka #Dhamase ee degmada #Lafeey ee gobalka #Mandheere, wararka ayaa sheegayo in Khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed eey kasoo gaartay ciidanka kenya
Waxii kusoo kordha

👍22❤18👏10
Waraka
AS ayas xalay #dagaal culus ku qaadeen #saldhiga ciidanka dowladda ee #Suuqa_xoolaha ee degmada #Qansaxdheere.
AS ayaa xalay #dagaal culus ku qaadeen #xerada ciidanka #dowladda ee deegaanka #Baarka ee duleedka magaalada #Kismaayo.
AS ayaa xalay #dagaal culus ku qaadeen #saldhiga ciidamada dowladda ee degmada #Xudur.
AS ayaa dagaal culus ku qaadeen #xerada Kufaarta Afrikaanta ee degmada #Qoryooley
AS ayaa waxey #weerareen xerada Kufaarta ee deegaanka #Danow
AS ayas xalay #dagaal culus ku qaadeen #saldhiga ciidamada dowladda ee #Buundada degmada #Awdheegle
AS ayaa xalay #weerareen saldhigyada ciidamada dowladda ee xaafadaha #Mukeyga iyo #Haanta_dheer ee degmada #Afgooye.

👍129❤86🥰20👎15😁15🤮12